waxan rajeynayaa inayaa ina casharo bdn oo fasalka kowaad ilaa sagaalaad ina casharo bdn oo xisaab ah aad kaso diyaariso si ay uga faaiideeystaan caruurta qurbaha iyo ku gudaha adigo ku sharixi doona AFSOMALI si ay xisaab ahaan iyo afsomaliga uga faaiideeystaan waxan rajeynayaa ina fahantay muhiimada fariinteyda Xisaabta wa furaha................ ta
Bismillaah aad ayaa u mahadsantahay sharaxaadaada. Waxaa rabaa in aan wax ka ogaado numbarka ugu danbeeya oo halka ka jartey haddii uu 0 yahay halka intee laga jarayaa?
Macalin Jira alla hakaa dhigo amiiiiin
Walaal xisaabta uqaybida noo soo badi❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maansha allaah ❤❤❤❤
Abtigan xage laga heela waxan rajeena inuu arkoh fariinteyda
waxan rajeynayaa inayaa ina casharo bdn oo fasalka kowaad ilaa sagaalaad ina casharo bdn oo xisaab ah aad kaso diyaariso si ay uga faaiideeystaan caruurta qurbaha iyo ku gudaha adigo ku sharixi doona AFSOMALI si ay xisaab ahaan iyo afsomaliga uga faaiideeystaan waxan rajeynayaa ina fahantay muhiimada fariinteyda
Xisaabta wa furaha................ ta
Asc macalin siciid xagaa jimce Mubarak teacher
Asc mucalim saciidow walaal
Talo ayaan kuu wadaa Aan isleehay iney nawada Anfici doonta
marba hadii Aad ku wacantahay maadada xisaabta waa in Aad dhaxal uga tagtaa caruurta soomaliyed ee qurba iyo gudaba joogo
Wax faaiida uleh Adigana miizanka rabi kuu saaro maalinka laqatanyahay
Marba hadii Aad waqti bixineyso wax dhaxal gal ah inoo reeb
Sida in aad bilaawda xisaab
Fasalka koobaad
Ilaa iyo fasalka 12 naad waxaad hali doontaa
Magac Aduun iyo mid Aakhiro maxaa yeelay waxaa jiro in badan oo baahi uqabto xisaabta in Afkooda hooya loogu sharxo
Aad iyo aad
ACS macalin siciid isku qaybin ku soodar
Mnshllh ustaad
Maanshaa allah
Macalin waad mahadsan
Tahay
Mahadsanid Uztad❤
Thanks Teacher
Bismillaah aad ayaa u mahadsantahay sharaxaadaada.
Waxaa rabaa in aan wax ka ogaado numbarka ugu danbeeya oo halka ka jartey haddii uu 0 yahay halka intee laga jarayaa?
Thanks bro 🙏
AAMIN 🤲 yaa rabi❤
Asc macalin waa amiin❤
Teacher thank you
Lkn hadii la isku dhufto inta maaha sxb
How you get this answer sir
Alxm waa fahmay mahadsanid
Asc Thnak you
Wsw. Shukran
Jawaab intaan arag. Ayan federal waxaa ii soo baxday in 3 number ee ugu horeeya hal laga jarayo.
Sadexda qaybta kale × lagu darayo halkii❤kk
Mahadsanid
Masha Allah
❤❤.soo.gabi.wan.garan.wayay😅
Maclin Waxa nosogelisa koowad wadmahadsa ntahay
Macalin mahadsanid
Maasha allaah ustaad
Sihaam Maxamad
Macalimuuu wanaka cilmi badantahay 👏👏
How did you got 357...this point you never explained
M.a
8:45
Sxb courses nosoo gudbi sida algebra ookale
Oo si gaar ah noo bar sxb
Xisaab bilaaba soo dhig macalin 👏 pleas
Mar walba xisaabta qeybta sare isku mid noqdaan waajib miyaa
Wll xisaab bilow ah noo soo dhig♥
Insha allah
@@sxagaa thank u wlko
Ustd shaqo wacn
I don’t know how you explain this math
❤❤❤
Ustaad lkn lanbarka 9 sidee looga shaqeyaa
Asc maa shaa allaah
Aamiin😮😮😮😮😮
Asc
Macalin xisaab igu adag sida ugu fudud oo ufahmi karo ii soo gali pls 😊
Anaa kusheegaa
Fahmay siciid xagaayow
Aamiin wle
Thanks
Macaln hadii ay kla duwan yihiinqaybta sare
Bro I don’t understand what you talking about what kind of math this!
cajiib
Arday cusub kugu so biiray halka ka wad macalimu
124
A.c.
Masha allah ustaad allah kuxifdiyo
𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐚𝐥𝐥𝐡𝐚𝐚 𝐤𝐮𝐱𝐚𝐟𝐢𝐝𝐨 𝐚𝐥𝐥𝐡𝐚 𝐤𝐮𝐱𝐚𝐟𝐢𝐝𝐨 𝐦𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐤𝐞𝐲𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐣𝐨𝐠𝐚𝐚 𝐝𝐨𝐥𝐥𝐨 𝐚𝐝𝐨
M.a
❤❤❤❤