Maraykanku waa meel walan qofkad islaysan wuxu ku fikiraya inu ku dilo maraykan diilku waa wax fuduud marka dadka ku nol maraykan is ilaliya ilahay hay na ilaliyo insha Allah 🥰🥰🥰🥰
War sidad modeeyso mahaa, weyndii daalkas mareynkanka, tiirada badan ee dadka kun nool iyo haysashada ay haysatan qalbyo casrii ah oo ay kula socdan falalka danbi ee dacaya, iyo sido kale dowladnimada fiican ee ka jirtaa Ayad uu modeysa dal cabsii cabsii ah 😂mareynkanka somalia ka amniii xun walhii
Maraykanku waa meel walan qofkad islaysan wuxu ku fikiraya inu ku dilo maraykan diilku waa wax fuduud marka dadka ku nol maraykan is ilaliya ilahay hay na ilaliyo insha Allah 🥰🥰🥰🥰
Amiin amiin yaarabbi 😢😢
Aaamiin 🤲❤
Amiin❤❤❤❤
War sidad modeeyso mahaa, weyndii daalkas mareynkanka, tiirada badan ee dadka kun nool iyo haysashada ay haysatan qalbyo casrii ah oo ay kula socdan falalka danbi ee dacaya, iyo sido kale dowladnimada fiican ee ka jirtaa Ayad uu modeysa dal cabsii cabsii ah 😂mareynkanka somalia ka amniii xun walhii
Maba jirto sheeko ama dhacdo aad soo gudbiso oo aanan ilaa dhamadka kula Socon sxb allways janalkeena ogaal cusub
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
Scw❤
Scw scw scw scw scw scw ❤❤
😊🎉flak
18:11
Salalaahu Calayhi Wasalam
صلوا على الحبيب المصطفى
صل الله عليه وسلم
Mahadsanid ogaal cusub wllky Noosoo badi qisooyinka waa ku jeclahay wllky ilaahay cimri dheer haku siiyo ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waxan ahy qofka ugu hore asxaabe like ii saare
Alx ugu danbeyn first macbuuska waalan 😂
Best TH-camr. Ogaal cusub 😇😊
Golden voice🥰
MuuQaladada Dilalka Adban u xiiseya Keep up ⚓
Dambilihii ugu horeyay ee codsado Dil toogasho legend 😃
dadka somalida ee degan America ilaahay hani xafido.
ChannelkeeNa golden voice ✨️ ❤❤
300k coming soon 🎉🎉❤
Ogaaal Cusb Waa Ku SAllaamay🙋♂️😃
Aad baan kaaga mahadcelinayaa sidaad u qarisay siduu isku dilay ee aad qalbiyada dadka u dhawrtay waxyaabaha sii foosha xun ama argagaxa leh ha sheegin wllo thanks ❤❤❤❤❤❤
Maraykanku waa meel halaag ah
Alla ilahoyow umadan maskaxiyan iyo qalbiyanba uxanusan naga qabo😭 this is painfully 😖😓
Aamiin 🤲😭❤️
Guulayso sxb shakhsi muhiima ayaad nootahay run ahaantii
Anoo Qisada Hore Udaawaday Baan Hadana Ku Ceshtay Hore usoco wll
Mahadsanid ❤waxan noqday qofka o horeeya 🫶
Acuudu bilaah Nin Waalan
Ilaahay banka magan galaynaa in aan sidaa oo kale noqono dhamaanteen 😢😮
Video gaan hore ayaa usoo galaisay nio dhiishka maa kudhaqaaqay
😂
Zxp qisandan waxa laga sameyaye film wlhi
Muqalada aad soo galiso dhammaantood waan daawaday ee soo badi
Golden voice ✨️
MuuQaladada Dilalka Adban u xiiseya Keep up ⚓🦖
Ma dilaa baa tahay waa in lagu baadhaa
@@abdalla9814ya baarayo kk walgu bara kulaha
Sheekadan mar horan waada ka shekaysay zxp -samaara !!!
Noo soo badi sxb❤
Waa ku wataa wlaahi sxp is garo you tube sidee loo furaa
No so badi zxp 🔥 😮
Sxp soo badi oky 😊😊
Hore usoco wllkay sharafaw❤
300k soon 🎉🎉🎉
Mar hore ayaa soo dhigtay muuqaalkan
No 1❤
Golden voice keep up bro❤
300k wad gadhi dhawaan isha alah
vedioga hore waye bee😂
First ❤😂
Wow what a golden voice I love you so much bro keep going❤
I First
Where is our golden voice 😅
Bruh😂
Amin😅
abowe dadka ku caynayo warkoda waxba hakaso qadin midka TH-cam ka jabsana ku dhahayey ana repot dhahey wlhi ina wax laga shego ma jecli🥺
Zhp codkii kale noo saar pls
Kep goin wll🎉❤
Golden voice❤😊
Huno inoo sobaxdi ❤❤❤
Wan jeclhy qisooyinkaaga
Waanan usoo dagdagaa marka aad soodhigto muuqaal❤😊
Zxb ka soo hadal 3 guys one hammer 😢
Tnx ustaad
Mahadsanid
Wll noo soo badi
Ogaal cusub codkaaga ayyaa beautiful ah zxbo noosoo badi qissooyinka dilalka aad ayyaan uxiiseynaahe
Muqalada tuugnimada so badi ❤🙏
Woow 😢
Ogaalka cuzub ,zhp sidaan kuu daawanayey wxn iz arkay anoo danbi baadhe caadiya noqdayba😂
Waan ku taageeraa zxp please reply me
Sadaam xuseen kusoo hadal
wu na qanciyay runti wanan suga qisooyinkaga lkn way koban yihiin yacni wakhtiga qisada nagu yar sido kale xidhiidh umado galisid waad la raagta 😊
sxb mahadsamid
ogaal_cusub❤🎉
Wankusalamay ogalka cusub❤
Mahadsanid walaalo Soo gudbintaada wanaagsan ❤
Heyy😂
Maxamuud
GOLDEN VOICE😍🫶🏻
Ogaal cusup❤🎉
Naag la dhibaateeyey naga daaya nio wx kle noo soo gudbiya
Bruh jooskiisa weyane hdadan rbin ikga,bax,chanel d
Ma tasa 18 ahayd ilahow hada yelo 😂
❤
Dee sidu isku dilay noo sheeg
Thanks wlo
Horta mxaa ugu soo cel celisaa qisooyinka 😢
Gaalada badankooda Maskaxda ayey ka jiranyihiin
Nacam❤ waad hesaa wllhi😢😊
💔💔
ilaahow cadaw waalan ha na tusin !
🎉🎉
Like ii saara
Haah
Nio sxp miyaad ku socalcelisaa videoyada Aad so dhigto!!
Wax habaar qaba ma yara
Fadlan nagadaa musiga codkaaga ayaa nagu filan yaa kaloo ila dhibsaday
Free Palestine ❤
Codkii fir fircoona mxd mee
😂cod firfircon kni mleh
Cabsi cabsi😢
Mhdsnid ugaas
War nio anigu wan kugu xidhanahay dhawr vidoe ayad soo cel celisay libaax
Ma ila Aragtay😂
😮Cᴀᴊɪɪʙ
Sheeg nio sidii isku diley mxey tahay ma sheegi karo
Mar kle ayaad soo celisay qisadan
Sidee ayuu isku dilay noo sheeg nio dadka iskumid maahe 🤬😡
Ciila ıga qabty uf
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤