Q:3aad Taariikhdii madaxweynihii hore ee masar Maxamed Mursi Allaha unaxariisto

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @AbdoAyeh
    @AbdoAyeh 7 หลายเดือนก่อน +1

    يرحمه الله و يغفر ذنوبه أمين امين يارب العالمين

  • @abdishakuurjimcaale3155
    @abdishakuurjimcaale3155 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto Maxamed mursi

  • @ifraxnuurcabdule-ye4yw
    @ifraxnuurcabdule-ye4yw ปีที่แล้ว

    Aamin allah unaxriisto

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto mursit

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 ปีที่แล้ว

    Maxamed Mursi ILLAAHAY ha u naxariisto.

  • @fuadahmed6060
    @fuadahmed6060 ปีที่แล้ว

    Nadaara is the most unbiased reporter on International issues. Ilaahey haku xafido walaal hana kuu siyaadiyo aqoontada iyo sida aad wax naagu soo tabiso

  • @AdanWalli
    @AdanWalli 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow unaxariiso

  • @munamaxamed589
    @munamaxamed589 ปีที่แล้ว

    Aamiin

  • @aminaabdi1119
    @aminaabdi1119 ปีที่แล้ว

    Aamiin ya Allah

  • @ZeynabaliMohamed-mn6hv
    @ZeynabaliMohamed-mn6hv 11 หลายเดือนก่อน +4

    Dadkas maa manta falastiin wax u qabanayo oo walalkod muslinka ahaa sidaas yeleen subxanallaah

    • @mohamedabdirahman5530
      @mohamedabdirahman5530 10 หลายเดือนก่อน +1

      May may nin walaalkii oo muslim ah cunay oo waliba isagu xilka u dhiibay ee aaminay ayaa af gambiyey
      Siisi nin dhow maaha
      Xusni mubaarik basaas buu ahaa maraykan iyo israail u shaqeeya waxaa afkiisa ka cadeeyay w.bush kii maraykanka

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 ปีที่แล้ว

    Aloow. Unaxariiso

  • @yonis1172
    @yonis1172 ปีที่แล้ว

    Allah ya cizak Nadara barnamijyooyon wacan baad soojedinaysaa showgagani

  • @luqmaan772
    @luqmaan772 ปีที่แล้ว +1

    Hogaamiye daacad ahaaa Md murze

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 ปีที่แล้ว

    Allaha firdowso ka waraabiyo wlhi blhi ninaan ka naxay geeeridiiisa ayuu aha Maxamed mursi xaqiisa aakhiru helayaa kuwa sida yeelayo SIISI ugu horeeyana aduunka allaha ku cadaabo.🤲

    • @Istar-yk6jb
      @Istar-yk6jb 3 หลายเดือนก่อน

      Aaaaaamin ale haku cadabo waxa ay u malegen mid kadaran i.a

  • @farhiaismailmohamud-mb8bq
    @farhiaismailmohamud-mb8bq ปีที่แล้ว

    Aun madaxweyne shacab kisa dortay aha hadane sharciga ka sareya ayu yiri sharciga qof kasto ka sareyo xukun mileteri hadu dhacay Inu isaga dego aheyd

  • @Istar-yk6jb
    @Istar-yk6jb 3 หลายเดือนก่อน

    😂😢😢😢😂😂 wlh dunidan waxa ka socdo dulmi ana low meldayin kasoo ay gesanayan kuwo diinka ka benshegayo iyo kuwo ale ka furtay ow shayadiin cabudayan 😅😅😅😅 runti wan la cishowna sida gumadka leh ee low gumadayo haldorada musliminta ah 😂😂😂😂 masar waxaqiq in ay ku jirto cadawga kowad ee gumad umada musliminta ah kaso bilaw horan tii ilaa ey kuso af jaren iftiinkii musliminta 😢😢😢😢😂😂 manta malin ana ehen buu midka isku shegayo madaxweynaha masar walibo asigow u kalmenayo cadawga hagar daminayo musliminta walibo asigo sheganayo muslin nimo 😂😂😂😂😂 asigo aysan waxba utari karin kuwii shalay uu ka xigsanaye musliminta jacel u qabo kufartii ayu ale kula xisabtami dona dulmiga ay u gesten maxamad mursi ow ahaa hogamiye u helanaa u gargarida umada musliminta ah 😂😂 waxan ale kabariyaa in dunido lagu tuso ciqabtii ay muten sisii iyo ku la qorsheye hagardamadas imarad iyo sacudi 😂😂😂😂😂 in xisabta ale ay danbeso ma mogana balse ale aya ugu talagalay in loseta dhereyo dinbiyada ee galayan ila hada waxba iskama badalin dhaqankodo midas ayana natuseeso in wali ay diyar u yihiin cadawga musliminta in ay sii ahadan kufarta ay u kalmeyan ale ha u raxmado waxuu aha abe diintisa iyo kudhaqanka ale diintisa ku dhintay waxan ale uga rajena 😂😂😂😂 in uu ku abal mariye rali ahan shadiisa iyo janadisa ana dunida helen cid ana xaqa rumen kaso ah kitabkisa iyo dintiisa iyo ku dhaqanka sharecadisa u 😂😂😂 xabibkena muxamad scw ku dhaqmaye cidana racin iska ma gali karto sida sunada iyo kitabka ale ee no qexday 😂😂😂 ogoada musliminey galo racnimada in cadabka ale lagu mudanayo sido nabigena muxamad s c w inow shegay nin walbo qomko shabaho ayu micigisa noqonaa malinka xisabta adag ee jirto ana cid cidkale waxba u tareen ila kuwa ale qurankisa ku shegay kuwa mutaqintaha in ale bad badinayo wana hadal biyo kama dhibcan ah orahda eebe subxanah watacalaa 😂😂😂😂 waxan manta arkeno wax kadaran ayu dunidan ale ku salidona sida nogu cad quranka iyo sunada xabibkena s c w waxase ka danbeyo 2 wado mid gul utahay cidii diinkeda ku sabarto rumeso amarka ebe iyo mid kuwa kufarta ah iyo la jirkoda ey cadabta ku howbanayan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 asaga mel cidlo ayee ku dhagren sida ayaga la ehed balse rabigii aburtay uu rumesnaa bee ilawen in uu marna qulibtisa ka maqnen in uu la goni noqday xiligii uu xernaa imasa uu lagoni noqday cibadadisa midas ay mari jiren anbiyada ale iyo kuwa salixinta ah ayagow ku sabarsan diintisa ayee nafta ku wayen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 shacabka masar ayaga inbadan ka dhib madan dhibatada ay gacmahoda ku kasbaden her ilaa manta ee san xaqa ka hadli karin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 alow ku salixinta naga midyel amiiiin yarabi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂