SIRTA GYMKA! QASAB WAAYE INAAD OG TAHAY ARINTAAN INTA AADAN BILAABIN GYMKA!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 47

  • @MaryoleyMuscle
    @MaryoleyMuscle  11 หลายเดือนก่อน +1

    Halkan iga soo xariir :
    instagram.com/maryoley_muscle/
    www.tiktok.com/@maryoley_muscle
    facebook.com/profile.php?id=100063533474062
    linktr.ee/maryoleymuscle
    Online coaching: nazzii6@live.com

  • @mustafbullo1095
    @mustafbullo1095 10 หลายเดือนก่อน

    6 days ayan taga 4-5 days resistance traning 1-2 HIIT with abs

  • @jabrani3599
    @jabrani3599 11 หลายเดือนก่อน +1

    Macalimow mahadsanid 2sano gym ku jiro wax badan kaa faaiday mudo sanad ka badan kugu xiranahay guuleyso💪🙌

  • @CaahoAbdirisaaq
    @CaahoAbdirisaaq 11 หลายเดือนก่อน

    Ustaad dumar noojinaayo kasohadal shukran

  • @yusufzebriye7101
    @yusufzebriye7101 11 หลายเดือนก่อน

    Maryooley best maclin

  • @amiinyahya5644
    @amiinyahya5644 11 หลายเดือนก่อน

    Maansha allah, thanks Sxb waad ku amanan tahay % shaqada muhimka aad hayso

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  11 หลายเดือนก่อน

      Adiga ayaa mudan walal 👊

  • @mashaallah1242
    @mashaallah1242 11 หลายเดือนก่อน

    Best coach

  • @AbdifatahJama-r9s
    @AbdifatahJama-r9s 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid macalin.

  • @ahmedkaafi7608
    @ahmedkaafi7608 11 หลายเดือนก่อน

    Cuntaaaa seda la samyah baa Muhiim u ah Sxb

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  11 หลายเดือนก่อน

      haa bro lkn 100 videos ayaa ka suubiyay arintaas

  • @a.a9584
    @a.a9584 11 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid saaxiib.

  • @axmedaqyaar
    @axmedaqyaar 11 หลายเดือนก่อน

    Mclmuu aad ayad ugu mhdsan thy dadaalka iyo dhiiragelintaada

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  11 หลายเดือนก่อน

      Adiga mudan walal 🙏🏾💪🏿

  • @ismailmaow5946
    @ismailmaow5946 11 หลายเดือนก่อน

    Good job and good coach ku soco macalin halkaas ka sii wad dadaalka iyo dhiiri galinta aad u heyso dadkaaga 👍

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  11 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid walalkey ismacil❤️

    • @jabradaaud378
      @jabradaaud378 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@MaryoleyMuscleustaad jimicsiyada sidan okle nogu so gili every muscle 💪 noso gili please

  • @osmanmohamuud3051
    @osmanmohamuud3051 11 หลายเดือนก่อน

    Macalin waxa raba in aan iska dhafo sukor ta o dhan maxa dhib ah ama faido ah o ka heli kara arinkaas❤

  • @inaabdurahmanibrahim6435
    @inaabdurahmanibrahim6435 11 หลายเดือนก่อน

    Asc Ustaad waad kumahadsanthy videos kanga wax badan ayaan ka faaiday, aniga bilahan dhow ayaan bilaabay inan dhaqan geliyo casharadii aan kaa bartay oo ahaa
    1. Resistance training in aan sameyo, week giina 5 maalin ayaan aadaaa gymka jimicsi kastana waxan ku dadaalaa inan gaaro failure state.
    2. Hurdo fcn inaan seexdo 7-8 sacdood
    3. Dhinaca raashinka xitaa wax baan ka badaley, ka Dib markaan videos kaaga daawaday.
    Ustaad aa baad u mahadsanthy runti waxaad tahay qof aqoon u leh waxaa uu suubinaayo iskuna kalsoon hadi ay tahay dhinaca raashiinka & dhinaca training ka intuba.

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  11 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walalkey. Hadaalkaan oo kale markaan aan maqlo niyada ayay ii sii dhistaa. Mahadsanid walalkey kun jeer. Aad ayaa ugu faraxsanahay inaad nolashaada wax weyn ka badashay. Balanteena waa muruq

  • @daacadmedia6514
    @daacadmedia6514 11 หลายเดือนก่อน

    Ustaad adoo mahadsan waxaa kasoo hadashaa farqiga udhexeeya creatine monohydrate iyo creatine micronized.

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  11 หลายเดือนก่อน

      Creatine monohydrate 2 muuqaal ayaa ka suubiyay bro

  • @HooyodahaboCabdiraxman
    @HooyodahaboCabdiraxman 11 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin aniga gmka wan dhinta Wana dhisanahay lakini dabada aya iwen icawi mcalin wlahi asxn ayan kagahaya😢😢😢😢

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  11 หลายเดือนก่อน

      Walal waxaa laga yabaa inay genetics tahay. Hadii aad fat% hoos u sii dhigto way yaraanaysaa

  • @manhajulhudaati2269
    @manhajulhudaati2269 11 หลายเดือนก่อน

    Waan kula soo xiriiray laakiin jawaab kaama hayo macalin

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  11 หลายเดือนก่อน +1

      Intee igala soo xariirtay?

  • @jakaakozedit9020
    @jakaakozedit9020 11 หลายเดือนก่อน

    Full body training kaso hadal Sidena loo sameya imisa exercise sameynee ❤

  • @hajihaji4139
    @hajihaji4139 11 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aniga 5 maalmood ayaan aadaaa isbuuciina muruq walba 2bo ayaan train gareeyaa. Lkn push/pull/leg ma isticmaalo waaya waxaa igu adag inaa hal mar chest iyo shoulders sameeyo oo midkaan kubilaabo maahane kan kale wax culus maqaadi karo oo energy geyga hoos ayuu udhacaaa

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  11 หลายเดือนก่อน

      Masha Alah walalkey.. Hadii PPL dhib kugu tahay waxaa badashaa training programkaaga. Tijaabi antagonistic training 💪🏿

  • @libanosmanmohamed2363
    @libanosmanmohamed2363 11 หลายเดือนก่อน

    Coach aad u mahadsantahy sida marwalbo aad noogu faaideysid aniga isbuuci lix shan maalin gymka aada hadana training adag ma sameyo lkn hada kadib waa isku dayaa inan training ka wax ka badalo insha allah fadlan waxan ka codsan vidoe yaasha inad noo soo badi mahadsanid macalin guuleyso

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  11 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid brother. Insha Alah muuqalada gymka waan soo badinaa. Balanteena waa muruq 💪🏿💪🏿

  • @zackhajji0000
    @zackhajji0000 11 หลายเดือนก่อน

    abdinaasir waanku salaamey runtii waxad tahay mastar arts and king training of fitness mastar waxan rabey inaan ku weydiiyo vitamin E inaaad muruq dhisato wax weyn makaa caawinkaraaa

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  11 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaa loo baahan yahay jirkaaga inuu helo nafaqooyinka dhan, vitamins iyo miniraaliska u bahan inuu helo

  • @daahirabdikhaliif367
    @daahirabdikhaliif367 11 หลายเดือนก่อน

    asc ustaat abdi nasir wayadan youtube wd gagaabineysaaa

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  11 หลายเดือนก่อน

      Haa walal baryahan shaqada ayaa igu badneed

  • @gabayrefahiye3456
    @gabayrefahiye3456 11 หลายเดือนก่อน

    Macalin waxaan rabaa in aad macalin iinoqoto marka whatsapp iisoqor

  • @saacidmoallim2157
    @saacidmoallim2157 11 หลายเดือนก่อน

    Coach ani 5 maalin isbuuc aa training gareeyaa, miisaan challenge igu samaynaaya neh inta badan waa qaadaa lkn failaure mar walbo magaaro

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  11 หลายเดือนก่อน +1

      Masha Alah walalkey.. Qasab ma ahan maalin waliba iyo training waliba inaad gaarto failure sate 💪🏿

  • @abdulrahmaan7720
    @abdulrahmaan7720 11 หลายเดือนก่อน

    Nio 16 day dhiganoya week 5 malin ada jimco iyo axad ka nastaa marka birta sida lo qado fahmo wa kula so xirira insha allh wana ku mahad san tahay dadalka dhalin yarada somaliyed galineyso

  • @japraempire8235
    @japraempire8235 11 หลายเดือนก่อน

    Dhabarka Aad bu ixanunan marki Aan sameynayo maxa u sababa macalin

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  11 หลายเดือนก่อน

      Waxay ku xiran tahay mesha ku xanuunaayo iyo waxa keenay xanuunka

  • @abdulahiabdi7814
    @abdulahiabdi7814 4 หลายเดือนก่อน

    6 malin

  • @dekoshoonafta3533
    @dekoshoonafta3533 11 หลายเดือนก่อน

    Macalin faliar step ea maxay

  • @Abdirashidmuhumed502
    @Abdirashidmuhumed502 11 หลายเดือนก่อน

    Dhabarka dhawac iga garay macalin squad weight culus aa qaday maxa xal aha

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  11 หลายเดือนก่อน

      Doctor u tag walalka , si loo ogaado dhabarka waxa garay

  • @mashaallah1242
    @mashaallah1242 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤