Qiso Cajiib ah, Manaal iyo Maajid iyo dulmigi dumaashi iyo Sodoh Saudi Arabia 🇸🇦 😭 Part 2 😱💔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 49

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 ปีที่แล้ว +2

    Hubsiimo halbaa la siistaa islaantaa ayuu ilahay u soo diray inantaa ceebteeda inay asturto ❤

  • @aaminomaxamed5374
    @aaminomaxamed5374 ปีที่แล้ว +6

    Wa qori iyo qiiciisa wa lasla tuura😂😂😂❤❤❤

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 ปีที่แล้ว +6

    Qori iyo qiiqiisa WAA leysla tuuraa. Sheekadan waxan u moodaaba iney walaashey iyo wiilkeed ku socoto.

  • @khadramohamud9184
    @khadramohamud9184 ปีที่แล้ว +8

    Alxm waa naxsanaa lakiin aad baan ugu farxay qisada dhamaadkeeda,in ay Manaal goaan yeelatay.waxaa xaqiiqaa intaas iyo ka badan in ay u geysan lahaayeen.aduunka waxaan u necebahay qofkii i naba😢

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah ilahay ayaa awood leh dumigu ma qarsoomo

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว +6

    Manaal go, aan sax ah ayay qaadatay, family khaayamin ah iyo nin aan ku rumaysan waa in layska jaro

  • @nasraqaali75
    @nasraqaali75 ปีที่แล้ว +4

    Very sad story with a sad ending.

    • @ag3044
      @ag3044 ปีที่แล้ว

      Manal is strong lady and honest MashaAllah.

  • @ayaansiciidayaanle
    @ayaansiciidayaanle ปีที่แล้ว +3

    2dii Xaqdaro Ku heshiisaa Xaqa ayay Ku ciloobaan😢😢

  • @haania2495
    @haania2495 ปีที่แล้ว +2

    Dulmiga waa wax aad u xun subhanallah

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 ปีที่แล้ว +4

    Subxana allah. Illahow naga badbaadi dulmiga.

  • @Hodaneey
    @Hodaneey ปีที่แล้ว +2

    Alxamdulillah inanta sharafteda rabi ba badbadiyay lakin furninka wan ka naxay 😢 dulmigu ma fiicna weliga iska jir

  • @cadeycabdule9129
    @cadeycabdule9129 ปีที่แล้ว +1

    Somalia kadhcady todaba sano kohor umada xaqa alaha tuso inshlaah, gaweryer 23jir wil dhaqan calis lagu daray mashalah wilka iyo gawerti way isfahman Nolasha ,gawer isaga ladhaltay bisinka xaga diwdaha jirtay rer kii shar kunoqotay ,innantii walafuray ,xaqa alaha natuso hada nahay dad isläm ah,

  • @cadeycabdule9129
    @cadeycabdule9129 ปีที่แล้ว +1

    Jesekalah qeyr abayo fatuma muna side qisoyinka nogu sogudbinaysdid mashlah Mashlah,

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 ปีที่แล้ว +1

    اللهم❤صل❤وسلم❤علي❤نبينا❤محمد❤ صلي❤ الله❤ عليه❤وسلم❤

  • @kafiaabdinurahmed6843
    @kafiaabdinurahmed6843 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abayo no so bobsi qisoyinka la anta hool dhan ma qaban karo qisoyinka no so gudbiso wa kaga mahadcelina

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 ปีที่แล้ว +5

    Wan dahsaday anyway thank ❤❤❤

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 ปีที่แล้ว +3

    إن كن الكبد عظيم !؟إن كيد الشيطان كان الضعيف 🦂

  • @nasraqaali75
    @nasraqaali75 ปีที่แล้ว +1

    Labadii sir ku heshiisa si baani ay u tagaalaan.

  • @fadumoahmed6170
    @fadumoahmed6170 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah

  • @hashimhashim4563
    @hashimhashim4563 ปีที่แล้ว +3

    Qeebtan ayan xalay sugayay

  • @cadeycabdule9129
    @cadeycabdule9129 ปีที่แล้ว +1

    Asc walshay ❤❤ way kusaxsaned abayo furitanka, maxayalyey xata huhu guri kale dajiyo, naftedada ubaqday,iyo carurta umandona, wax kasta kadurtowda

  • @axmedxuseen1615
    @axmedxuseen1615 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 ปีที่แล้ว

    Ilaahey waa xaqsoore

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo

  • @Hanna-mz8nw
    @Hanna-mz8nw ปีที่แล้ว +1

    I think she right he’s family they was terrible🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 ปีที่แล้ว +1

    Kab iyo xaarkeeda waa leysla tuurAa

  • @fartunfetin3728
    @fartunfetin3728 ปีที่แล้ว +1

    Aboyo qori iyo qiiqisa

  • @fatimahodey
    @fatimahodey ปีที่แล้ว

    Qori iyo qiiciis wa la islatuuraa

  • @googleaccount5985
    @googleaccount5985 ปีที่แล้ว

    Gabadha wey saxantahay sababta oo ah nin hadal dad usheegeen aaminay lalama noolaan karo ha iska furto berrina dad kalaa wax usoo sheegaayo wuuna qaadanaa

  • @sahraismail3712
    @sahraismail3712 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid habo fadumo qisoyinka quruxda badan od no so gudbisid

  • @umkulthum5677
    @umkulthum5677 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤

  • @fatumahassanmohamed1499
    @fatumahassanmohamed1499 ปีที่แล้ว

    Kuma qaldamin furiinka maxa yeelay Ninki ey lanoleyd intas oo jecleystay inu cebeyo gabadha sharaf teda xata kanixin ohinteda Kaas nin la’an aya dhanto subxannalah

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 ปีที่แล้ว +1

    Asc dhamaantiin

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv ปีที่แล้ว +1

    Manaal fariid waye ninkas hbo hdysn masjidka ku qabaten sharaf daradas gbdha dhex tagi lahaa carabna sharaf laga racay inay dili lahayen macqul marka kab io xarked wa la isla turaa si fcn bay yeshay wx wax lagu darsada kuwa ma aha

  • @abdulkhaniabdi3386
    @abdulkhaniabdi3386 ปีที่แล้ว +1

    Asc fatima muna

  • @kowsarhaji1425
    @kowsarhaji1425 ปีที่แล้ว

    Sax dulmiga waa xuun yahay

  • @siteysirija1353
    @siteysirija1353 ปีที่แล้ว +1

    Wilka hooyadisa kama marmaro ha isracan manaal Ayaa ku saxan

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 ปีที่แล้ว

    Samar soo gashaanti maheyn

  • @fatimamohamed7076
    @fatimamohamed7076 ปีที่แล้ว +1

    Xaqu haddii Afka la qabto Feeruhuu ka dilaacaa ayaa ka yiri.

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 ปีที่แล้ว

    Daacadi ma gungoodo 😊

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs ปีที่แล้ว

    Insu Jin ayey ahayen hablahas iyo hoyodood acuudu bilah

  • @salmaabdi3611
    @salmaabdi3611 ปีที่แล้ว

    Kab iyo xarkeed wa layzku tuura

  • @fartuunawaash3371
    @fartuunawaash3371 ปีที่แล้ว

    Dulmigu waa xun yahay gabadhaas waxa halkaa gaarsiiyay waa qalbi jab ay ka qaaday wixii loo gaystay nabku wax ka xun ma leh

  • @axmedxuseen1615
    @axmedxuseen1615 ปีที่แล้ว

    Dulmigu wuu badan yahay carbta

  • @umumalak1947
    @umumalak1947 ปีที่แล้ว

    Anigu goanka manual ba ila saxsan waayo masjid waa uu rumaystay beenta xaas kiisa laga sheegay wa uuna kaxeeyay asagoo raba inuu furo ee muu difaacin bari hadii ay unoqptana reer ki wa halkii uun