Taariikhda soomaalidii Wanaagsanayd iyo tan danbe Sh Xassaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 67

  • @magmag584
    @magmag584 2 ปีที่แล้ว +2

    Barakallah fiiq Cheick, walahi that's true so respect yourself "what U believe" and others would respect you.

  • @Abdulkadir792
    @Abdulkadir792 2 ปีที่แล้ว +7

    Maasha allaah, Sheekh khayr badan EEBBE ha ku siiyo, Somalidii hore ee wan wanaagsanaa xalaal quudato ayey ahaayeen
    Lkn nasiib daro maanta xalaal quutanimadii baa yaraatay, markaa buu EEBBE cisigii Islaanimadii naga siibay
    Aniga sidaa bay ila tahay

    • @wadanigadalka4283
      @wadanigadalka4283 ปีที่แล้ว

      wllo EEBE kamid maaha magacyada ILLAHAY SWC ee adeegso mid kamid ah magacyada ILLAHAY SWC

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله الحمدلله الذي رزق هذه الأمة شيخ حسان، بارك الله فيك ونفع الله بك الأمة،
    اللهم وفقه لما تحب وترضى

  • @xasankaafi2470
    @xasankaafi2470 2 ปีที่แล้ว +7

    Insha allah Daarul xadiith boqolaal xasaan oo kale ayaa ka soo bixi doonto xaqa siduu shiikha ugu adimo ugu adimaan Rabiyow maalintaas nolol igu gaarsii aan arkee xaalka culumada maanta xaqa ka kala dhuuntay masiirkooda iyo kutubta lagu qori doono ma sida alcizi ibnu cabdisalaam oo kale mise laa walaa ayee noqo naayaan

    • @yeshuasage3724
      @yeshuasage3724 2 ปีที่แล้ว

      Nacas baad tahay ee haddii boqolaal xasaan oo kale ay kusoo baxaan so argagixisada oo dhan iyo kuwa ladagaalama kuu ma soo jiidanayo
      Fakar intaanaf nacasnimo qorin

    • @xasankaafi2470
      @xasankaafi2470 2 ปีที่แล้ว

      @@yeshuasage3724 argagixiso hadaa u taqaano muslim gaal neceb oo la dagaalamo yes waa u baahanahay mida kale malaayiin gaalo ah hadee yimaadaan Somalia allah wuu joogaa ee oo yaqiinta aa kaa maqan allaha ku hadeeyo

    • @yeshuasage3724
      @yeshuasage3724 2 ปีที่แล้ว

      @@xasankaafi2470 gaalada lamadagaalami kartid waayo yagaa wax kasta kuu sameeya miskiinyohow
      Mise weli waxad kunooshahay waqtigii salaxadiin al ayubi iyo richard the lionheart?

    • @abdullahiqaasim7120
      @abdullahiqaasim7120 หลายเดือนก่อน

      @yeshuasage3724 war diinti haysata yeshuaow

  • @uztadmacalinqasimquranonli4773
    @uztadmacalinqasimquranonli4773 2 ปีที่แล้ว +1

    حبيبي انت منا ونحن منك نحبك لله وفي الله شيخنا حسان حسين

  • @aminahasan811
    @aminahasan811 2 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله ، اللهم كثر أمثال شيخنا العلامة المحدث الفقيه ابو سلمان ....

  • @بكاه.الزمان
    @بكاه.الزمان 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh Xasaan, nin adag oo Soomaaliyeed.

  • @abdulqanimohamed1651
    @abdulqanimohamed1651 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa illahi , shekhu waxano garaad xagu ka keenay! Mashallah , illaahow noo da oo inoo xafid

  • @ayuubahmed4359
    @ayuubahmed4359 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sh xassan aadban sh kusalaamayaa غفرالله اك waxaan sugaynay muxaa darrada qaybtii labaad kudhaqanka kitaabka sh hanaga illoobin waxaan kunolahey maraykan oomacno waynbay iisameene allah Haku xiftiyo sh asc

  • @asmaaabdirahman3051
    @asmaaabdirahman3051 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah sheekh xasaan Allaha barakeeyo

  • @maxamadxaafuuniabuumuscab2405
    @maxamadxaafuuniabuumuscab2405 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah allow sheekha noo daa cimrigiisa dheereey

  • @abdinasirali3460
    @abdinasirali3460 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah Sh Xassan xussein Abu-Salmaan sheilha alaha inoo xafido waa sheikha kaliya aa runta lagabanin bal lagucolaadeeyay maxaad xaqa uga run sheegtaa alaha xafido sidaas aya larbaa in xaqa loo cadeeyo cidna loogu joojinin sababta oo ah dadku in la raali galiyo waxa kamuhiimsan in alle la raali galiyo kitaabka quraanka iyo sunada nabi mohamed lagudhaqmo cidaan kudhaqmin ma ahan muslim micnahedu waxa kaloo weyaan xita somali ma ahan

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh ma sha Allah, waa xaqiiqo warkni,
    Baaraka Allahu fiykum

  • @AhmedSalah-zz6dk
    @AhmedSalah-zz6dk 2 ปีที่แล้ว

    شيخي ربي يحفظك واثبتك علي الحق

  • @abuuumeyr703
    @abuuumeyr703 2 ปีที่แล้ว

    جزاكم خيرا على هذه الرساله

  • @shiraazi6509
    @shiraazi6509 2 ปีที่แล้ว

    ولي من أولياء الله
    الله يبارك شيخ الفاضل حسان

    • @libanali1626
      @libanali1626 2 ปีที่แล้ว

      Ha danbaabin xasaana dalow ha ka ridin awliyada ilaahay aya yaqaane

  • @MaxamedNuur-bu5qc
    @MaxamedNuur-bu5qc 4 หลายเดือนก่อน

    M.a😊

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics 2 ปีที่แล้ว +1

    ,,Dadnimo Iyo Gobanimo Baaba'day Baan, Baadi Goobahayaa,, Sh Xassaan

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 ปีที่แล้ว

    Waa run anaa arkay

  • @saciidcabdi2369
    @saciidcabdi2369 2 ปีที่แล้ว

    Allow sheeqa danbigiisa dhaaf oo cadawga nooga xafid amiin yaa rabi

  • @najipahmed51
    @najipahmed51 2 ปีที่แล้ว

    Jizakallah🕋🇸🇴

  • @dacadyaredaacadyare9385
    @dacadyaredaacadyare9385 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiq wllhi

  • @mahamedmahamud2626
    @mahamedmahamud2626 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaad tahay oday somaaliyeed oo buuxa sheekhunaa masha alaah

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 ปีที่แล้ว

    Haa

  • @yasirosman7960
    @yasirosman7960 2 ปีที่แล้ว +1

    😀😀😀 Waa funny wllhi sheekha

  • @hassenhassan7564
    @hassenhassan7564 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh xassan xaqa sheekh ader haka gaban mar walba korbaad ahaani

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 ปีที่แล้ว

    Dadnimo iyo Gobanimo baaba'day baan baadi goobayaa🥺❤

  • @Qiimochannel
    @Qiimochannel 2 ปีที่แล้ว

    Qabyaalad baa baabisay iyo ree hebel. Adna wad ogtahay sheekh

  • @magmag584
    @magmag584 2 ปีที่แล้ว

    That's true Cheick.

  • @ismailmahirsamajecel4957
    @ismailmahirsamajecel4957 2 ปีที่แล้ว +4

    Sheikhow dadkeeni hori xalaal quudato ayey ahaayeen balse dadkaan riba ayaa naafeysay

  • @yussufburalle6999
    @yussufburalle6999 2 ปีที่แล้ว +1

    هههههههههههه جزاه الله خيرا اصاب

  • @Halane-qz9mn
    @Halane-qz9mn 2 ปีที่แล้ว

    WALAHI WAAA RUN

  • @abdirahmankutuble5831
    @abdirahmankutuble5831 10 หลายเดือนก่อน

    geesisaanaa

  • @wacaysjibril3595
    @wacaysjibril3595 2 ปีที่แล้ว +1

    Somaalida dullinimo waxa ugu wacan waa dad jabay oo laga adkaaday.
    Waxa kale ugu wacan waa faqriga iyo qoxotinimada.

    • @Sheeko-Sheek0
      @Sheeko-Sheek0 ปีที่แล้ว

      waa qaxootinimada uuun, ee somalida faqri maaha , Welina isma dhiibin oo ma jabin, se qabyaalad io dowlad la’aaan 🤞

  • @AhmedSalah-zz6dk
    @AhmedSalah-zz6dk 2 ปีที่แล้ว +1

    ونصرك الله علي أعدائك

  • @sahalduale7531
    @sahalduale7531 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadnimo iyo goobanimo baaba'aaday baan Baadi goobaya.
    Sh Xassan

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalidii hore was untouchable braves 😆

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhow soomaali dhimatay, dad nool majoogo hada, raga jooga waa wada xilo irmaanays...

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 ปีที่แล้ว

    Sax

  • @everygoodisinwhatthesalafb7613
    @everygoodisinwhatthesalafb7613 2 ปีที่แล้ว

    Day 6 (Somali)-Taarikh Nololeedka Sheikh Max’ed Cabdullahi Assomali| Ustadh Abdulrahman Hassan #AMAU
    th-cam.com/video/SUU-bJ8NtX4/w-d-xo.html

  • @bokaahmed5887
    @bokaahmed5887 2 ปีที่แล้ว

    Xasaan waa qosol socdo

  • @adonallah
    @adonallah 2 ปีที่แล้ว +1

    Shekhow gumeysiga kabatay somalida hayi raac ayaa noqonay ,, waxana nagu cad xadiis kii rasulka csw ee aha hadaad kuganacsatan ciinada ,oo lo,da senyta qabsataan oo kurali noqotan beera aburashada ,jihaadka katagtan ilaahey dulli ayuu idinku sallidaya korkina ,mana adinka siibayo dulliga xataa ad uga labataan diintiina

  • @AbdiRahmaanRashidi
    @AbdiRahmaanRashidi 9 หลายเดือนก่อน

    حسان تكفر الشعب ولم تبرأ كيف تكفر وانت منهم؟

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 ปีที่แล้ว

    Hhhhh

  • @user-ih8tk7xi5z
    @user-ih8tk7xi5z 2 ปีที่แล้ว

    Ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tumaa

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 2 ปีที่แล้ว

    Sheekhaw horta bal Naga dabagee maxaa gacmaha lagaaga xireyna arinka maxkamada xataa waa ii hada war ileen nin adag baa tahay sheekh xassaan

  • @abdulqanimohamed1651
    @abdulqanimohamed1651 2 ปีที่แล้ว

    Talow rux sheikh xasaan badalo lama haya ama hada wudigma , shekhu sidu wu dawaaqaayay ayuu daalay …

  • @ridwaanhassan8790
    @ridwaanhassan8790 2 ปีที่แล้ว

    qabkee Farmaajo oo kale yuusan noqon

  • @hassenhassan7564
    @hassenhassan7564 2 ปีที่แล้ว

    Sheekhu runtuu ka hadlay walahi Somalida waa diciif markay dadka kale dhax joogaan

  • @ZaadiqAli-zk3gv
    @ZaadiqAli-zk3gv 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂Waqooyi Baa Wax Bdn Nagala Tagay Sheikh Iyaga Haan Soo Celino Nimankaa Reer Sheikh Isaxaaq Uumba Wax Qab Soomali Leedahay Ka Muuqataa

  • @axmedmohamedjiim5424
    @axmedmohamedjiim5424 ปีที่แล้ว

    Sheq Xasan ragi copta ah wey dhaamaden

  • @hiilculumomediachanel7078
    @hiilculumomediachanel7078 2 ปีที่แล้ว +2

    Warkisa waxa weyo aniga aya diinleh intakale diinxuma aya heyso. Yacni wu iscaanbixinaya. Nin is amanay wa ri is nuugtay. Yacni dayarta iyo ardeyda cilmiga barata ayu iska gadaya si asaga lo raaco oo culumada kale loga leexdo .

    • @user-pk1st4uu8w
      @user-pk1st4uu8w 2 ปีที่แล้ว +2

      Cuqdada iska nadiifi ader iyo xasadka

    • @abdiazizmohamed5781
      @abdiazizmohamed5781 2 ปีที่แล้ว +2

      Kuwa diin xumida heso miya kamid tahay oo sheekha ka hadlaayo

  • @libanali1626
    @libanali1626 2 ปีที่แล้ว

    Xaqiiqadu waxa weeyi adigaa badalay tii ay ku dhaqnaayeena ku tilmaamay jaahil tu aanay qaadaynayna u keenay

  • @mahathussien715
    @mahathussien715 2 ปีที่แล้ว

    Sooomali

  • @cifcicifci1608
    @cifcicifci1608 2 ปีที่แล้ว

    Bismillahirrahmanirrahim
    Muhammed al Mahdi a.s. is arrived.
    ALLAH send Muhammed Mehdi aleyhisselam as a Nebi Prophet.
    In Quran Surah Ahzab 40: Muhammed Mustafa s.a.v. is the Rasul. Muhammed Mehdi aleyhisselam is the Nebi.
    In Quran Surah An Nalm 82: Muhammed Mehdi aleyhisselam is the Dabbe
    ALLAH suffices as a witness
    F a c e b o o k : Muhammed Mehdi aleyhisselam zuhur etmisdir

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 ปีที่แล้ว

    Hhhhh