Dr ilmo yar 8 bilot jira ilkaha uso socdan dharee badan malaha lkn qandho shuban iyo madak mar mar ah aya ku arka xanaq neh waba xad dhaf dabecada cirka ka aday baa
asc dr waan ku rabay xageen kaalaso xariiraa wa iska xauunsanhy caloosha kadhibanahy bakteeriyada caloosha iso jawaab waxa jeceshahy allaha kusahlo adi iyo anagaba inii aslaama wan uduceeyey
Wlhi inta calamadood aa shegtay waan ku arkay lkn bishi 3aad hada u bilaabatay dadka sadax bil ilko Kuma Soo baxaan ee idheheen waa yabana video Gaan marka dhamesatay waa nafisay wlhi alx oohin iyo xanaaq iyo hurdo yari iyo naaska uu sificn u caben ku arkay dhaqtar aa geen rabay😅
@@haniabdulkadir9794 Abyo wlhi ma sheegi karo Ani wiilkeyga kuwa hoose marke u Soo baxayeen shuban iyo dhareer iyo inuu manta dhan dhan wuxu qaniino uu radinayo aa ku arkay Lkn kuwo kore markee u Soo baxayeen wax calamad eh Kuma arag cadi ee igu Soo bexen alx lkn za'id uu u catobay🥺
Aniga 4 bilod baa ilig usoo baxay 5 bilod ilig kale hada wa 10bilod 8ilkood by leedahay kuma xanuusan tayda yadh wax xanun ah kuma arkin maalin baa arkay ilig waa yabay 😂 lkn shubin un baa ku arkay iyo in ay cunto waxwlba Hoos udhac baa ku imaaday xaga tamarta caato by noqotay shubanka owgis marka intaas un baa aniga ku arkay
Waxaan idinka codsanyaa in aad subscribe ii saartaan,👇 th-cam.com/channels/IqjM2uY82EeEg0tL-sWP_w.html
𝐇𝐀𝐋𝐀𝐊𝐀𝐀𝐍 𝐈𝐆𝐋𝐀 𝐒𝐎𝐎 𝐗𝐈𝐑𝐈𝐈𝐑 👇
𝐑𝐢𝐢𝐱 𝐱𝐚𝐠𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 👇
instagram.com/drfarisalatas/
Asc Dr walaal waxa kacodsna ina igusacidesida gawar ijoog 3sano jirto lugaha darabo kaledahy marakeey oradeso weykufeysa maxa gusameyaa walasar saraa legudhahy wanakabaqaa bills maxakusameya isheeg bills
Masha allaha waad madsanthy dr allaha ku xifadiyo waan kaa faidnaa masha allah
Mahadsanid dr❤
Mahadasid Dr ajar Allah kusiiyo waaa dalooyin fical
Mahadsanid 🙏 dr wan kaa faaiday wlhi ❤❤❤❤❤❤
Shukran dr
thanks 🎉 dr
Thank you so much dr 👨⚕️ ❤❤❤❤❤
Khayr allh haku siiyo anoo ku wareeray cunug baan dhagaystay ❤
Mashaa allah 🙏 ♥️ mahdsnid canug 4bil Udhama rabto wllhi calamdahas wn ku arky shubnka meyihiin cagrka ilkaha
Abayo Hada ma uso baxeen ilmo 4bil usii dhaman rabtaa calamadaha ku arkee😢
Wll ilmahaygaa sidaasa welina waxba uma so bixin
@@nadiiramuse4565abyo gabar yar oo hada 7 todobad u dhamanyso galbta qandho iyo cuno did ku arkay 7 months ma ugu soo baxan ilkaha ilmaha
Thanks dr faris wilkugu sansaday
liibaan faras
masha allaah ❤
Shugran ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Congratulations 300k keep going
Dr faris asc walal qaali waxan ahay gabadh ayan dhawayd gursatay waxan guri leeyahay 5 bilood dhaqtar ban tegay wuxu igudhahay ESR wuxu maraya 55 folubian tube kaagana mid baa barar kujiraa markan weydiyeyna wuxu idhahay waa infection kadip dawooyin buu iso qoray walal
markaa bararkaasi muxu noqon karaa walal isoo jawab walal insha allaah
gabrta ilkah so baxay ayan vedio la kulmay mhnid❤😊
Dr calamadaha aad so dhehty wanku arky blza mantaq Aya u dheer marku wax cababa plz iga cawiya😭😭🥺
Ilmaha ilkaha isku xoqa ama ilka jiririqsada maxaakeena noosoosheeg Dr plz 🙏 😢
gooryaanakw
Dr gooska ilmaha shuban miyuu leyhy cunug gosa usobaxayana 2bil shuban lee wada dawaa kuwada maxa kena
Dr ilmo yar 8 bilot jira ilkaha uso socdan dharee badan malaha lkn qandho shuban iyo madak mar mar ah aya ku arka xanaq neh waba xad dhaf dabecada cirka ka aday baa
Cunug 3 bil ubilawata sas iga shubmo hurdo xumi iyo xanaq ooyin waku arkay talow asi miyaa
Ani sas iga thy qandho ma lahay aby
Dr waxa somalida utaqano ilmaha ilka xNuunsan baajira maxA kajira
Dr gormaye miciyaha uso baxan caruurta plz iso jawaba😢😢😢
asc dr waan ku rabay xageen kaalaso xariiraa wa iska xauunsanhy caloosha kadhibanahy bakteeriyada caloosha iso jawaab waxa jeceshahy allaha kusahlo adi iyo anagaba inii aslaama wan uduceeyey
maa malab isticmaashid
Dr plz iicaawi midaas baa ihaysata dhareeer badan kadib faruurac kadib qoortii &wajigii babay wax gubtay camal buu noqdy dr baan ugeeyey 2 boomaato buu isoo qoray walina waa sidii cunuga xogaa buu isku xoqayaa icaawi maxan sameyaa
Abyo bomto cuti care umari isbdal aad wngsan aaarkeysaa
Asc Dr waxan Ku waydina ciyalka ilkaha Sare ma usoo hor baxaan Cunug yar ayay usoo hor baxayaan hada
Shukaran d fr
Mahadsanid
🥰🥰🥰
M.a
Muqdisho makahelaa cagaas Walsall ya loow
1sano llma jira hada ilkaha uso baxen qandho iyo shuban xad dhaafa ayaa u dheer calaamadaha ad sheegtay mxa kula tacalaa dr
Asc Dr ilmo yar o 3 bilod Jira ijogo marka ilkow wax la dhaho o miciyaha hoose laga gubo ma jiraa
Ilmaha mala cusbayn kara 5 bil
Dr 9 ki haf umarayo mana usobixin saxaradana ku adag malmahan ooyin haya
Wlhi inta calamadood aa shegtay waan ku arkay lkn bishi 3aad hada u bilaabatay dadka sadax bil ilko Kuma Soo baxaan ee idheheen waa yabana video Gaan marka dhamesatay waa nafisay wlhi alx oohin iyo xanaaq iyo hurdo yari iyo naaska uu sificn u caben ku arkay dhaqtar aa geen rabay😅
Qaaliyeey anaa hada SAS ah ilko miya usoo baxay suu kuu noqdey babyga
Abayo wiilkayga wa 9 bilood ilaa cawa waxu la sexan la yahay ohin iyo dhareer badan kuwii hose wa ao bexeen kuwi kora harsan ma laga yaba in ay yihin
@@Nawaalabdulqaadir Sorry abyo qoralka hada arkay may abyo markas ilko uma Soo bixin bishi 7 aad marku galy ee u Soo bexeen
@@haniabdulkadir9794 Abyo wlhi ma sheegi karo Ani wiilkeyga kuwa hoose marke u Soo baxayeen shuban iyo dhareer iyo inuu manta dhan dhan wuxu qaniino uu radinayo aa ku arkay
Lkn kuwo kore markee u Soo baxayeen wax calamad eh Kuma arag cadi ee igu Soo bexen alx lkn za'id uu u catobay🥺
Qandho saaida ilkuhu maleyihiin
Waxakuwaydina gabaryara ijoto 10 bilodjirta cuntada way igadidema usabab
Ma sabab hurdada markay seexan maxa keena dhiidiidka
can waba waye muqdisha lagama helo
Mansha Allah tabarkalaha wanba u bahanaa barnamijkan
Dr shuban badan ku arkey malint 4 jeer shuban
Abyo se ku noqday
3da bilood maw usoo bixi karaan
Ma uso baxen wll aniga 3 waye ilkaha ugu shakiye
@@luulmohachannel5607 kuwa qar la dhashto
Ditore anaga nagu da wici shaqo ah👍👍
Wll waxaan kuweydiinayaa dhererka qofka maxaa saameeya iga soo jawaab pls
Ilmo yar oo 9 bilood ah ayaan haystaa ilko wali ma usoo bixin lkn iminka 3 habeen xumad ayaa iga haysa markaas xumad ma yeeshaan horta wllo mhsdnid
Aniba 9 bil jirtaa walina uma soo bixin ilkaha lknsa hada xooga wey shame wana joojin waaye waxaan isdhye amee ilakaha tahay
Aniga 4 bilod baa ilig usoo baxay 5 bilod ilig kale hada wa 10bilod 8ilkood by leedahay kuma xanuusan tayda yadh wax xanun ah kuma arkin maalin baa arkay ilig waa yabay 😂 lkn shubin un baa ku arkay iyo in ay cunto waxwlba Hoos udhac baa ku imaaday xaga tamarta caato by noqotay shubanka owgis marka intaas un baa aniga ku arkay
@@gabarbarichannel9804❤alxm dheh hdee kaxanunsanin wlhi carurta qaar wey kurafadan ani teyda 4bil ay gashay ma aqano iney uso baxoyaan io inkle lkn wN arkena
Dr sual ilmo anan habeenki de anin ugu badnan 2hrs sexanaya oo jira 4bil iyo 20cisho maxa sabab isoo jwb hadey xal jirana isheeg
can waba waye muqdisha lagama helo