"Xamar qof gaar ah malahan inagoo dhan ayaa leh Xamar,Shacabka yaanla kicin"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Xildhibaan Aamina Eelaay "Xamar qof gaar ah malahan inagoo dhan ayaa leh Xamar,Shacabka yaanla kicin"

ความคิดเห็น • 7

  • @SaalaxcaliNuur-g7q
    @SaalaxcaliNuur-g7q 23 วันที่ผ่านมา +2

    Jeekaa loobuushay tan

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 23 วันที่ผ่านมา

    Xamar dadka degan waa dhiban yihiin adigana saasad ku jeesteynee Allaha halooga baqo umada mushaarka aad qaadaneysan umada daacad ugu shaqeeya pls

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 23 วันที่ผ่านมา

    Shacabka yaan la kicin ku lahaa ma waxaad sugayseen ilaa qiyaamaha inaad maatada Muqdisho dhiigooda jaqdaan eedo shacabka kac oo way diideen on canshuurtooda aad xadaan oo aad dabaqyo ka dhisataan cid walba doowlad goboleedkay matasho canshuur ha ka keenaan 5500 ood beenta ku qaadataan waa la joojin oo Faisa Jeyte bis ayay mushaarkooda bixinayaan ganacsatada Muqdisho

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 23 วันที่ผ่านมา +1

    Eelaayda habankiyaa lasiiyaa shaah qamro kujirto

    • @Dahabohasanahmed
      @Dahabohasanahmed 23 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂 qamri baa la siiyey aa ? Yaab 😂😂😂😂😂

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 23 วันที่ผ่านมา

      Mooryaan naar gale aadiis.