Ilaahow ino xafid culumadena walah waxan xasusta ayan o cules wen igasarna in an wacdi dhagesto maba kulexan jirin Lkn neceb na igama ahen e dhadhan imalehen Lkn manta alhamdullilah ilahay unba og farxada kujiro iyo side iku macantahay diinta wacdiga quranka waxkasta wngsan ❤️❤️😊 side kuhelay mataqan markasta sujuda kuaqriya اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي علي دينك Ducadan waxbadn ayan ka arkay thanks to my greater ☝🏻🙏🏻🙏🏻
Sheikh mohamd idris illaah hku xfido sida marwliba no xasusid digriga alle swt wallyal murad aya leyahy isoduceya in u illaah isahlo inti muslim o jirin illaah cafiyo inti kurbeysan allaha kurabada kakor qado 🤲🤲🤲aamiin yaa allah
Sh Jazakulaah kher Alle hakaa ajer siyo inshaa allaah Waxan idin ka cudsan lahen inad nosiwadan Ramadanta markey dhamata xita alle ha idin ka ajer siiye Anigana Alle hanaga dhigo kuwi ku waansa qaaty aamiin yaa rabi
@@adoontiialle3056 walal macan wan fahmay inay afsomali kunoqoneyso hadii ad donto lkn asliyan ma waxay noqonaysa inshaa allah mise kalmad kale illhay khayr halusiiye
CODSI Waxan Culumada Somaliyed sida Sheekh Daahir aw Cabdi , Sheekh Xasaan , Sheekh Shible , Sheekh Mustafe , Sheekh Dirir , Sheekh Umul in ay dhamaan dadka ka waaniyaan kuwan hada Nairobi ugu dooda Shiicada ee Khulufaa u Rashidiintii CUMAR , CISMAN , ABUBAKAR iyo Xata xaaskhii Nebigena csw SUUBAN ee Caasha been ka sheega .. dhawaan dood Nairobi ka dhacday oo aan dhagaystay aad baan uga Xumaday sheekh ku sheeg ku dhiiranaya in uu dadka Somaliyed shiico ka dhigo .. HALAGA DADAALO ARINKAAS
Ilaahow ino xafid culumadena walah waxan xasusta ayan o cules wen igasarna in an wacdi dhagesto maba kulexan jirin Lkn neceb na igama ahen e dhadhan imalehen Lkn manta alhamdullilah ilahay unba og farxada kujiro iyo side iku macantahay diinta wacdiga quranka waxkasta wngsan ❤️❤️😊 side kuhelay mataqan markasta sujuda kuaqriya اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي علي دينك
Ducadan waxbadn ayan ka arkay thanks to my greater ☝🏻🙏🏻🙏🏻
Wlhi blhi waa runtaa anigaba intaan ducadaas akhrinayay waxbadan baan iskaga gartey allaahuma yaa muqalibu quluub zabith qalbii calaa diinik
Abdihakim Xaglatoosiye Ilaah hanuun dabadii nama haleeyo 🙏🏻🙏🏻.
Masha Allah abayo alaha kuu siyaaadiyo nololashad faraxd alaha kugu dhmaeyo aakhirana jinatul furdoso alaha kugeeyo 💋♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
asc mashalaha. wall ducada anguna wan ka faidysan
ik Ben somali Allahuma amiin adigana si lamid ah walal ❤️❤️
Allahu yaxfadak shekh Mxmed shekh cumar dirir 💖 💖 aduun iyo akhiraba alle hka farxiyo
Musdafe axma
Sheikh mohamd idris illaah hku xfido sida marwliba no xasusid digriga alle swt wallyal murad aya leyahy isoduceya in u illaah isahlo inti muslim o jirin illaah cafiyo inti kurbeysan allaha kurabada kakor qado 🤲🤲🤲aamiin yaa allah
Fadlan asxaabey ii duceeya in illahay diinta macan kii iyo xiisahaan u hayn jiray aan helo . Ducadaydana allah uu ii aqbalo
Farhio Gelle aamin wlshy murudkada allh ku sahlo aniga sido kle murad ayan leyahy iso ducey
Abdifitah Ahmed wall allah ha kuu sahlo adna isagoo macsi lahayn
Farhio Gelle aamin wlshy
Salallahu caleyhi wasallam❤
Salallahu caleyhi wasallam❤
Salallahu caleyhi wasallam❤
Sheikh illahey SWT khayr haku siye isoduce murad ban leyahe muradkeygon macsi laheyn in illahey Raxmanka ah i sahlo Aamiin 🤲
Sh Jazakulaah kher Alle hakaa ajer siyo inshaa allaah Waxan idin ka cudsan lahen inad nosiwadan Ramadanta markey dhamata xita alle ha idin ka ajer siiye Anigana Alle hanaga dhigo kuwi ku waansa qaaty aamiin yaa rabi
ilaahayii meel Aan joog nabahayiina xafido Salaahu caleyiihi wasalam ilaahayii hanooxafido shii kheena iyo Ehel kiisa Aakhiro iyo Aduunba
Amiin wll
Qofkasta Abuurahiisa ALLE ha u sahlo
Maashaa allaahu subxaanahu Watacaalaa , allow nagu wada anfac sheikha iyo anagaba nodambi dhaaf
Jazaakumallaahu khair sheikh mohmed Omar
sh.RABI hakuu naxariisto aduun iyo AAKHIRO labadaba
Jazzah Allah Khair Sheik Allah SWT haanako aqbalo duacad iyo soonka Ameen Yaa Rabbi Alameen
Anku salino Nabigena mohammed S.C.W S.CW S.C.W
Maashalah
Scw
,Dunida culimadaynu dheernahay"!
Aamiin aamiin yaa allaah jizaakallaah kheer shiikh allaha ku xifdiyo aamiin❤
Walalayaal iso duceeya muraad baan leeyahee
Shukrn Sheekh allh
Allh haku xifdiyo❤❤😢
Masha allah
*Alle* camriga hakuu dheereeyo
*Sheekhuna*
Jazzaka allahu qeyra sheikh
Sheekhunaa faadil ilaahay hakaa abaal mariyo wlhi magudi karno abaalkaad ummada muslimiinta ugashey gaar ahaan soomaalida✔✔✔💯
Rabi Danbigeena Iyo Kan Waalidkeenba Ha inoo Danbi Dhafo
Amiiiin amiiiin
Masha allh jasaaka ALLH khayr
Jasakallaah khayr sheikh Mohammed Dirir
Mnsha allah sheikh alle haka abaal mariyo khyrkad naso garsiisay👏👏👏
aamiin aamiin yaa rabi
JazaakaAllah khair cheik Dirir
Jasakalahkhyr shiekhunaa fadil
Masha.alaah sheq alaah hakubarakeeyo
Sheekh aduunyada qabow iyo khayr ku joog akhirana halki roon ilahay haka abaal mariyo
allah cilmiga iyo caqligaba hakuu barakeeyo aakhirana janatul fardawsa hakaa abaal mariyo
Mashaa Allah Allah hafido
Amini yaa allah allah allah allah allah
Masha Allah sheekh Aleh haku xafidoh
Maansha Allah sheekhi jasakalaah khayrn
Illhow guur xalala isahal walibo kan donayo😭❤️🤲🤲🤲
M.a mahadzanid zhiikh jasakallhu kheyr💞💞😍💟🙏
Asc jasakalah kheir sheikh
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲aamiin
Sheek illahay haku xifdiyo manfahmin kalmada iishii tuu, ma insha allah ayad kawadaa sheekh plz iso sheeg
Walal kalmada macna heedu waa hadaad doonto
@@adoontiialle3056 walal macan wan fahmay inay afsomali kunoqoneyso hadii ad donto lkn asliyan ma waxay noqonaysa inshaa allah mise kalmad kale illhay khayr halusiiye
Yaa rabi wax walba i dhib Yare 🤲🤲🤲
aamiin
Maanshallah shiikh allaha ku xifdo jzklq
Masha Allah illah ajar xasanaad lasoo koobi karin hakaasiiyo sheikh dhamaanteen Allah naku hanuuniyo wacdiga alle naxariista badan amiin
M,allah sheiikh Mohammad sheikh umar dirir
Asc sheekh ilahay haku xafido
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا محمد وعلي آله وصحبه أجمعين
jazakalahu kheeyr sheikh
masha allah jasaka laahu khayr
Jasakalaah sheekh maxamed cumar diri
Aaamin aamin jazakulaha khyr
CODSI Waxan Culumada Somaliyed sida Sheekh Daahir aw Cabdi , Sheekh Xasaan , Sheekh Shible , Sheekh Mustafe , Sheekh Dirir , Sheekh Umul in ay dhamaan dadka ka waaniyaan kuwan hada Nairobi ugu dooda Shiicada ee Khulufaa u Rashidiintii CUMAR , CISMAN , ABUBAKAR iyo Xata xaaskhii Nebigena csw SUUBAN ee Caasha been ka sheega .. dhawaan dood Nairobi ka dhacday oo aan dhagaystay aad baan uga Xumaday sheekh ku sheeg ku dhiiranaya in uu dadka Somaliyed shiico ka dhigo .. HALAGA DADAALO ARINKAAS
ALLAH kubarakeeyo
jazaakallaahu khayr sheekhanaa
Aamini ya rabi
Allha ka ajir siiiyo shiiekh dirir
Mashaalh alle hku barkeyo sheekh
Mashallah wa walbo u shegay sheikha wa saxiix
masha Allah alaw naga aqbal ducoyinkeena jasakalaah shiikhanaa
Mochallah our diamond ❤🥰🌹
Jazakalah sheikh
Ilahay haa inoo xafido culmadena
Allahu ma amiin
جزاك الله خير شيخ
Mansha allah jaska allah khyr
Amen amen yaarabih sheekh ale haka abal mariyo inshaaph anagana hanagu anfaco
Ale hainoogu wado anfoco dhamaanten🤲🤲🤲
Ale haku naxaristo shekh rabi haku shafro
جزاك الله خيرا
Masha allaah💖
OozjjakIikanjw.
(-9×,2*¥3€×%₩$%÷(0×(*-,$;:₩;8£00₩3)2)×))×¥×÷&÷93₩@£2£×££÷*÷*£÷£=££÷£=£*@,•♡♤\☆*?{8○》8
P0l
Wll isooducee in ilahay murad kayga iisahlo 😢
Alle hakuu sahlo wllo
خزاك الله خيرا
Masha allaah jizakallahu qer
Aaaamiiiiin aaaaamiiiiiin aaaamiiiiiin yaa allaah yaa raabii
ilahy haydin barakeeyo dhamaantin
Jazaa ka laahu khayran
Masha allh sheekh
Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin🙏🙏
Asc sheikh Allah kaga aqbalo ducadA damantane adige ajar Allah haka siyo
Asc Aamiin Aamiin jasakallaah khayiir
Jazaka allah
Ilaahaw ducada iyo acmaashayada saalax ahba Naga aqbal
Allow inoo xafid culumadeenah aaaamin ❤🤲🤲
Masha Allah illahow no daa culimda amiiiiin amiiiiin
Masha allha jasakallha khayar
Jasaakalaah qayr shiiq
Amiin ya allah walalyalo iso duceya murad ayn leyahy 😰😰
Sheikh you said true
masha Alah amin shikow
Insaallah allah power protect
Alloow xifdi culumada sida fcn ugudata dacwada allhu akbar laaillaaha illallaah
Allow rajadayda I rumee aamiin yaa rabi
صلى الله علىه وسلم❤❤❤❤❤❤
Amiin ya Rahman
Alle ha ku xafido
jasakalaahu khayr sheikuna karamalaah fi dunya wal akhira jaskalah afla marah
❤Scw❤ salalahu❤ caleyhi❤ wasalam ❤
Jazaakallahu jaza,an waafiya
Masha Allaah
Aamiin yaarabi
اللهم امين يا رب
Allow intii muslima unaxariso
Masha alaah ale hakubarakeeyo
Masha alaah ale hakubarakeeyo
Jasakala khayr sheekh
Mansha allah sheekh
Masha aallh shekh aallh haku xifdyo
Sheekhee.nuujuud.iseedn
Uugu duucesat iga jalhiil saarn
Aamin aamin ilaahayow naga aqbal dhaman cibadad aamin
Mansha allh