Daawo warka Caawa Cabsi Dagaal O Kataagan SSC Iyo Somaliland Jawaabo Kulul Oy isdabamarsadeen iyo Mu

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 24

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul.Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve 2 หลายเดือนก่อน +1

      Scwscwscwscwsxwscwscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw ❤❤❤❤🎉❤🎉

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve 2 หลายเดือนก่อน +1

      M❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scwscwscwscwsxwscwscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw 🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl 😢

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve 2 หลายเดือนก่อน +1

      S💚🤍❤️🌹💙❤🌹💚 scwscwscwscwsxwscwscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw 🥰 scwscwscw scwscw 🎉🙏 scwscwscw 🥰🥰👍 scwscwscwscwsxwscwscwscw ❤🎉❤

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve 2 หลายเดือนก่อน +1

      HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo ❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc 2 หลายเดือนก่อน +2

    Inta ka xumaatay inuu dhiig labaad oo bilaash ku daata ka xumaatay like ta iisaara

  • @naasircawaale5555
    @naasircawaale5555 2 หลายเดือนก่อน

    Guulaysta Aabo ssc khaatomo

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 หลายเดือนก่อน +2

    Shacabka ku dhaqan hays difacan hadikale wax uu yala somalia majirto ku dhinta dhulkina oo cagta mariya argagixisada idinku so duleysa

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 2 หลายเดือนก่อน +1

    Iska hadlow ina igarre ! Kkkk
    Muusow diyaar ayaanu kuu nahaye, soo soco.
    Ogowna inaad mar kale
    Kabaha gacmaha ku qaadanaysid,
    Baallahaagana la yaaci doono,
    *wanaaggu ku deeqimaayee,
    Warankaa ku deeqaya.

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 หลายเดือนก่อน

    Muuse waa doqon laaclaac ah

  • @djaferissie1150
    @djaferissie1150 2 หลายเดือนก่อน +1

    I pay 13% tax even on cup of coffee. Why not pay 5%?

  • @seed3966
    @seed3966 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer 🕷️🚶🏻‍➡️🏃‍➡️🚶🏻‍➡️🏃‍➡️🚶🏻‍➡️. muuse biixi waa af nool hadal eeyna waa ciyaa zaalkiisu weeye been buuna usheegay wax magaratada dhegeysaneysa 🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน

    Shacabku ha bixo Canshurta dowladu way saxantahay

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 2 หลายเดือนก่อน

    Rutaa waaye lacagteena way wareegta halka dadka qaar ay
    Meel ku heystaan.Canshuurta
    Waa muhiim in la bixiyo. Systemka ayaa la hormariyey
    Kaliya.

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

    Muse bixi iyo reer kisa waxay raban dhulka besha dhulbahanto qixiyan dagana dhulkoda haka yelina

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน

    War xaqiqo ah aya shegaya in Abiy u siyay hub asmd u badan iyo cidan oromo ah waysae jabi kuwa so dulay e daliminta ah

  • @deeqasiciid7464
    @deeqasiciid7464 2 หลายเดือนก่อน

    Muusaw illaahayka cabso dagaal gardaro ku guuleysanmayside Walle wad ku jabeysa idanka illaahay adigiyo cidii ku taageersan

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 2 หลายเดือนก่อน

    SSC HA KU WASTO BEENAALYAHAW XANUUNSANAYAA NACAYBKAAGA IYO CADHADAADA KU DHIMO

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 หลายเดือนก่อน

    GMC V8 bay wataane ma Kadra Xayd baa soo siisay lacag ayku iibsadaan mahaystaane. Midda kala ayaa wax u sheega oo ku yidhaahda iska jooga guryihiina qaad wallayaashan iyo Bacadlayaashan muusha laysugu keenay😂

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 หลายเดือนก่อน

    Waa run, average somali family is better living standard than neighbouring countries. only somalia government income is less gdp. Therefore 5% is very small compared to other cohntries.

  • @AhmedSaciid-k8e
    @AhmedSaciid-k8e 2 หลายเดือนก่อน

    Kaadib muuse biixe war is kadhiciya kiina ladilo waa shahiid awod buu sheganayaa iyo hub muuse biixe

  • @aminagaiye4608
    @aminagaiye4608 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliya canshuurta dadka Laguma sooceliyo oo qof jeebkiisa ayey gashaa Marka soomaaliya canshuur kuma aha wajib waayo qof jeebkiisa ayey geleysaa ee howl loo gums qabanaayo.

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

    Majirto wadan aay uu dagala mayan ee aan xoreysano ,wala yaqana sida dal xoriyad logu radiyo

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน

    Muse bixi iyo koxdisa way ku jabi hadi u dagal so gado wayo wa dalim xaqdaro ku socda