RAJADII SAYID CALI OO GOD MUGDO AH KU DHACDAY DHAQATIIRKII OO SIR CULUS BANAANKA KEENAY XILIGA XUNKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ค. 2024
  • Tools I use to run my digital brand:
    Premier pro ( Video editing ) -
    Photoshop ( Thumbnails ) -
    capcut and kinemaster (Video editing) -
    Footage & Images ( Pexels -Pixapay - Mixkit-Freeik) -
    Disclaimer:-
    All rights reserved, no part of this video may be reproduced or coppied without permission from the owner of this video (Abdullaahi Daacad).
    1) This video has no negative impact on other TH-cam Channel.
    2) This video does not contain: content for children, blood and gore, sexual content, female nudity, profanity, violence, and war.
    3) This video is also for teaching purposes.
    All footage is licensed & royalty free and the video was fully edited by us.
    Copyright ©️ Abdullaahi Daacad
    Igalasoo xiriir:
    INSTAGRAM👉 / abdullaahi_daacad

ความคิดเห็น • 26

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad  16 วันที่ผ่านมา +2

    Adiga oo gurigaaga jooga shaqeyso oo hel lacag kugu filan kaliya wac manager sacdiya toos halkan ugala xiriir wa.link/gh9rl9

  • @fosiasaleh5473
    @fosiasaleh5473 16 วันที่ผ่านมา +6

    Sida uu ugubay xaskiisa Allah haku gubo aduunyada

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 16 วันที่ผ่านมา +2

    “Asalaamu Calaykum”
    Ninkan in uu Noolaado intaa ma, ahayn laakiin Cadaalad Aaway? Said Cali waa in uu dhadhamiyaa Xanuunka Mawdka si ay u dhadhamisay Xaaskiisa Luul. Alle ha, unaxariistee.

  • @fardousaali8771
    @fardousaali8771 16 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay maad ka baqatid adivu mujrin yahow hadaan gudafad gubo oo qof ku gubto oo dhinto anaa lay haystaa waayo hadaanan dabka shidin muu gubteen dhakhtarkii baa ku cadeeyay dabkaagii inay ku gubatay

  • @saidasultan6826
    @saidasultan6826 16 วันที่ผ่านมา

    Ilahay Swt Soomaali How Gargaaro Cadaalad Daradu Waa Waxay Soomaali U Dagi Ladahay Subahanallah

  • @user-vc2bu5dt7h
    @user-vc2bu5dt7h 16 วันที่ผ่านมา

    لا حولا ولا قوة الا بالله العلي العظيم
    لا تحسبن ان الله غافلا عما يعمل الظالمون يا ويلك يا ويلك

  • @odayajakis2788
    @odayajakis2788 16 วันที่ผ่านมา

    Hada maxu ka wada Dabga waa shiiday kadibna weey isku Durte ilmaha yar Marko Digsi kacanta Saro dabka lka dajiyaay mar kale hada u dago kuma labto wuu ka caraara marka luul Allaah u naxariisto Xaqa iyo cadalada Allah og

  • @user-rx5jt2kw1c
    @user-rx5jt2kw1c 15 วันที่ผ่านมา

    Hadey rabtasa iney isgubto mashidala adiga so gadey isku gube mey ayada so gadato oo aay isgubto waxasa laga aqbala😊

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 16 วันที่ผ่านมา

    Indha adagaa ma bacdaa tuug dilaa ah oo ilaahey xarigiisa gooyey baad tahey waxaan ilaahey ka baryeeynaa in ilaahey uu siiyo xaqa

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari 16 วันที่ผ่านมา

    Boga laga Warren Fulham waa baydadahayaah inaan moowdka laga baajineen ba aha yaa usheega

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 16 วันที่ผ่านมา

    Ha igubin ilaahey ma taqaanid miyaa laa ilaaha ilalaah intaas ayaa Marqaati ah inuu isagu Gubay Kasna u gubay....

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 16 วันที่ผ่านมา

    Bal ila meersysadaa daya. Maxaad cadaalada ka’fogtihiin? Ilaahay baa idinka weyn.

  • @abukarosman5614
    @abukarosman5614 15 วันที่ผ่านมา

    Siid Caliyoow Adiga ayaa dilka geystay maxaa yeelay shidaalka adiga ma soo gadatay? maxaa usoo gaday shidaalka?

  • @abukarosman5614
    @abukarosman5614 15 วันที่ผ่านมา

    Ayada maa dabka isu riday sheeg hee!!!!!!

  • @user-rx5jt2kw1c
    @user-rx5jt2kw1c 15 วันที่ผ่านมา

    benlow marku dhahayo dabashideey isku gubtay hadeyrabto iney isgubto meydhihi laheyd ilmaheyga awaley agon aheyne hadana mahabarey noqonayan

  • @abukarosman5614
    @abukarosman5614 15 วันที่ผ่านมา

    horta Adiga guriga dabka ma ku qabatay haa !!!

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z 16 วันที่ผ่านมา

    maantuuuba ugu daran yahay 🤔🤔🤔🤔 waaba yaab .hadii wof shifoo qof kale ku dhex dhoco yaa ka maduula kuyeh ???😢😢😢 Dab la shidey markay gabadhu isaga dhex dhacayso miyeey san indho ay wax ku aragto lahayn??????😡😡

  • @fardosa1236
    @fardosa1236 16 วันที่ผ่านมา

    Marqaatiba ma adigaa ubaahan ninyahow adaaba marqaatiga nool ee wixii uu sameeyey sheegay waaba adiga ama diid ama ogolow ninkii sababay gubashada gabadha waa adiga cidkale kugu lamajirin mar tuntii aday kula taal ee adiga Allah kabaq ninyahow

  • @user-rx5jt2kw1c
    @user-rx5jt2kw1c 15 วันที่ผ่านมา

    Dadkan wey iska indha tirayaan asgaba baaqbixinoyee mcnha maliiarkeynin kulaha masiisii kamira idubtay misa qofa iaragtay wuxu haben uga dhigtaybo inan larkino rabay alasa ku arkayay maxkamada adunka ben waku shegi karta lakin tan aqiro an qarsonen xaqa alaha cadeyo

  • @alfagrtrading-tg9oc
    @alfagrtrading-tg9oc 16 วันที่ผ่านมา

    Waar tan maxkamad ma ahan waa iska ciyaar ciyaar

  • @MarshalToronto
    @MarshalToronto 16 วันที่ผ่านมา

    somalidu oo dhan wariye miyay noqden taaalow labadan jaahil ma dadba wax ka rumaysta wa maya

  • @user-td6uw8dz1y
    @user-td6uw8dz1y 16 วันที่ผ่านมา

    Xukun ayaan sugeyney waxaad gashay arimo aan loo jogin wax barluguma dhihi Adigo qiil raadinayo asagaa diley.waana qirtey wixii kale waa lawada arkaa dulmiga xukaamta ayaa masiiboyinka udhamaan la dahay maskiin alaa ku yaqaan 05 diin gumaad.ayaad u adeegsaten

  • @halimoahmed45
    @halimoahmed45 16 วันที่ผ่านมา

    Maxkamada Somali. Wax baa ka qaldan waxaa la rabaa in gooni gooni loo wareeysto Kadib oobiga. Dadka laga qoro. Oo hadana Loo qiimeeyo wareeysigiisa labaad

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 16 วันที่ผ่านมา

    Sayidcaliyaw hilaha haydiin kala xaq qaado adiga iyo aabaha luul inantiisa kusiiyay abaal baad uga dhigta inaad gubto caruurtana alah baa bixiyay tells umaad dhigan guri lahurdo baad gubtay dadku ma gubattaa miyaanad ogay in guriga gaas iyo koronto kujiraan ilahay haydiin kala xaq qaado adna xaqa ku qanac nafdaafu kama fiicna tii aad guntay sida aad urabto inaad unoolaato ayay urabtay inay unoolaato caruurteeda agoomada ah shareecada islaamka ku qanca

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 16 วันที่ผ่านมา +1

    Waxani maxkamad ma ah wax waliba wey iska cadahey ninkani wuu dilay gabadha markaa Xaakimiintaa ilaahey ha uga baqaan marxuumada yoow Minal ayaam ilaahey wuu idin weydiin

    • @bashirabdihirsi766
      @bashirabdihirsi766 16 วันที่ผ่านมา

      ILLAAHEY HAW HIILIYO MARXUUMADAAS CARUURTEEDA IYO WAALIDKEEDBA