Ceebta uu Soomaalida U Keenay PRANK Iyo Khaladka aynu ka Fahanay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 24

  • @bintuturaab5568
    @bintuturaab5568 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂subxanallah walee wa lagu lumay meeshaan ilhoow rabiyoow dadkaan xifti

  • @fartuuncali2324
    @fartuuncali2324 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc runtii waa arin dhaqan xumaa wlhi hadaan dumar nahay waxaan ka tagnay xishoodkii ee alle ha naganuuniyo adinkana waad ahadsantihiin waliba reer jigjigood aad ayaan idiin tageraa waayo waxaa tihiin dad somalinimada eey la weeyn tahay mar walbana waxaan alle idiinka baryaa guul iyo gobanimo

    • @maalinhassan4436
      @maalinhassan4436 4 ปีที่แล้ว

      Fartuun Maasha allaah waad mahad santahay walaasheey we all one name one families ceebteena iyo wanaageenaba waa isku mid cidii garasho leh ayaa fahmeeyso waayo halmagac oo soomaali ah ayaan wadaagna runtii I'm so proud waana wax lagu farxo inta wanaagsan ee dareenka iyo qalbiga toosan ayaa badan i love marka somaliga intaan meel ku arko aan udhaqano inaanba waligeeyn isnaqiinay oon isgaraneeynay camal anagooba isku cusub waa kalsoonida iyo wada dhalashada allaah wanaaga hana tuso damiirkeenana cizi iyo sharafta kii dhoowra hanaga dhigo for sure wilashaan dareen iyo damiir somali nimo oo dhab ayeey kaga hadleen dhacdadaan weeyna ku mahad sanyihiin dareenkooda waxaan ku qoslay markuu yiri wax sisikale ah waxaan soo xasuustay waxa xun ee aan afka lasoo marin karin waa iska saas Maasha allaah.

  • @hamdaahmed3079
    @hamdaahmed3079 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa runtii wlhi waa dhaqan xun oo diintena iyo dhaqnkeena wngsn ee Somalinimada ka fog Rabi hasoo hadeeyo dadkena somaliyed

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 4 ปีที่แล้ว +1

    Maanshallh wiilashan akhlaaq iyo iimaan baakamuuqda Allah haydin xafido

  • @nasmoha6760
    @nasmoha6760 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa badow reer guuraa'ah soolaalidu lama qabsankaraa technology weyna ceebeeyeen

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa ruunta waa dhaqan xuumo 👈

  • @captainmastana1691
    @captainmastana1691 4 ปีที่แล้ว +2

    Mmmmm true story

  • @rashidsambus7203
    @rashidsambus7203 4 ปีที่แล้ว +1

    Nurow cawa walahi wan qoslay

  • @bintuturaab5568
    @bintuturaab5568 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaa hada si baan u naxsanhay walhay diin iyo dhaqan ba waa lagu ciyaaray ceeb baaka dhacday TH-cam

  • @halimacookingchannel9853
    @halimacookingchannel9853 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk

  • @AbdifatahYareOfficial
    @AbdifatahYareOfficial 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waa dhibaato

  • @rashidsambus7203
    @rashidsambus7203 4 ปีที่แล้ว +2

    ishara kugu dacdi kulaha kkkkkk ilkacase diblow

  • @ahmedabdi2065
    @ahmedabdi2065 4 ปีที่แล้ว

    Kooxdiinu sstv bal sxbayaal ereynixinta ku dadaala ama aa idinku naftirkiinu aa iska deysaan ereyada English ka ah ee aad soomaali ahaan u isticmaashaan

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 4 ปีที่แล้ว +1

    Prank somalida waxay ku dabaqeen dhaqan kooda hostile ka ah dhibka meeshas ayuu ka timi

  • @ayansalah7729
    @ayansalah7729 4 ปีที่แล้ว +1

    Soomaalaay anshaxa iyo dhaqanka ilaaliya prank sameen ma aheen ee aqlaaq xuma ween waa wax laga yaqyaq siyoodo

  • @abwaanshucaybyarexasan5383
    @abwaanshucaybyarexasan5383 4 ปีที่แล้ว +2

    Prank soomaalida wuxu isku badalay prank somali sexy dumar maskaxda kaawada xanuunsan aya prank intey maqleen foolxumo sobandhiigaaya

  • @abdirisaqabdi4040
    @abdirisaqabdi4040 4 ปีที่แล้ว +1

    Iskacase please Smile

  • @hindasheekh2715
    @hindasheekh2715 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa hadhay oo kali live in loo sameeyo sariirta

  • @ahmedmo5495
    @ahmedmo5495 4 ปีที่แล้ว +1

    Niyaw saacadahaa ma cabdi shukri ayaa keenay

  • @maalinhassan4436
    @maalinhassan4436 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkk wax sisikale ah iska qari sayidi.

  • @kooreeye5104
    @kooreeye5104 4 ปีที่แล้ว

    Af soomaaliga ayaad sabool ka tahay macaha earayga asn kuu sheego ee isoo waydii