Masha allh Masha allh Ilahay CilmiGa Ha Idin Saa IdiYo casharanta BadanKoda Halked Ku Bixisaan Wan Opahanahay kowo Kapadan Kowan Masha allh ILahay Ha Ini BareKeYo
Wado ka fudud ayaan hayaa tusaale 4/6+3/2:4/6 sideda uso qaado qaybta kle 3 ku dhufo dhinac walba si hoseyaha isku mid uga dhigto 9/6 kadib isku dar 4+9=13/6☑️
Xidii ubaahan maadooyinka kabaxa shabakada aflaxcomputer.com iyo TH-cam Channelka waxaad machadka kalaxiriirikartaan WhatsApp ka iyo Emailkan hoose
WhatsApp: +254722662441
Email: dirir@aflaxcomputer.com
maxaa uu kabila maya lanbarka
A
Wllo waxaan rawaa book fractions ka qaab keen u soo degsanaa
Book fractions sideen u degsan karaa
ma kenya jogta xage kuyala scholkaga
Masha allh Masha allh
Ilahay CilmiGa Ha Idin Saa IdiYo casharanta BadanKoda
Halked Ku Bixisaan Wan Opahanahay kowo Kapadan Kowan
Masha allh ILahay Ha Ini BareKeYo
Mahadsanid Aflax Academy, fadlan laylis soo raaci xisaabaha.
Good
Masha Allah mahadsanid Macalin waxbadan Ayaan ka faideestay 😍😍😍😍❤️❤️❤️ Hormar wacan Macalin
Masha Allah teacher jazakallah khyran.
Waad mahadsan tahay macalin si bilaasha ayaad xisaabta nagu baraysaa 🇸🇴👨🏫👍🦁
Shukran macalin dirir waxa macalin ad u diyaarsan
Maa shaa allaah aad iyo aaad ayaad umahadsantihiin walaalayaal.
Casharro aan la dhacay.
Thanks you ❤❤😊 macalin
Manisha Allah runtime and Baan oladhacay thanks teacher kusoco
Shukran ustaad wan kaa faa,idey runti
Xisaabtaan waxaa kubartey #Afjarmal wey igu adkaatey kadib hada waxaa arkey Video gaan wax 5 daqiiqo kayar ayaa kufahmey waxaa intaasoodhan wakhti igasoqatey 😢 Mahadsanid Macalin Jazaaakallaah {Afkaaga Hooyo waa dahab}🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏
Mzha Allh aad bad umhdsanthy teacher
Waan fahany walaal❤
Thnk you so much🥰🥰🥰
Thanks you❤❤😊 maclin
Waad mahad👩👩👦 santiin
Man sha allah macalin
Masha Allah macalin aad ayad umahad santahay galask sabanka so badi
mahadsanid 2024
maasha allaah nin fiican baatahay❤❤
Thanks teacher ❤ ☺️
1) 3/4 2) 7/8 3) 6/35
Mahad sanid macalin
Alxm waad mahdsanthy xisaab igu adayd waanfahmay
Thankas wll🖤🤴
Thanks waxan image dhex socda OO aqarinaya mar mar cashir fadlan ka daayo video clear ha ahaad
Jazakumu alaah
Mahadsanid ustaad
Macalin mahad sanid❤😢
waaw😊😊😊😊😊
Tanke you my teacher
M.a ustaad
Wado ka fudud ayaan hayaa tusaale 4/6+3/2:4/6 sideda uso qaado qaybta kle 3 ku dhufo dhinac walba si hoseyaha isku mid uga dhigto 9/6 kadib isku dar 4+9=13/6☑️
Good
Thant you fairmuch
Mahadsanid❤❤
aflax academy 🧠
thanks macalin
🎉thanks you❤
1/5 + 1=
1+5/5=
6/5 kadib isku qeybi jawaabta waa 1+1/5
Examples 2 and 3 soo isku mid ma ahan teacher
Waad ku mahadsan tahay sida aad noogu faa.ideysay jisakallah
Shukran wll
Thanks teacher
thanks you ❤
Maash Allah ❤❤❤❤❤❤❤
Allah haku sharfo walal odey horantiisii soo bartaan aha xisaabahan lkn mudan ka maqna saaxada intii bay masaxanty waad noo Faaidaysay ALLAH KHAYR HAKUGU ABAAL.MARIYO AAMIN.
Xaruntiinu waa Nairobi miyaa Macalin?
MashaAllah MashaAllah.
Af somaali ku sheg dee waxa
Macalin magaca
Mahadsanid wllo
1, =3/4
2,=7/8
3,=31/35
maasha allaah
Aadiyoaadbaanufahmay😊😊macallin😊😮
Thanks 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Thanks tea chr
Mahadsanid
Mcln mizaanka rabaa miizaan maleedahay
M.allaah
Markii 2 lugu dhufto 5 jawaabta 15 sidee kunoqotay ustaad
Shkrn
Thnk
Thanks
Waamahsantahay
Mashaallah lkn kamerada waan kudawaqay
Masha Allah ustaad
Good lessons
Waan kucusbahay
Mashall 😊
Asc macalin waxaan ahy arday cusub waxan rabaa meel an kala so xariro
Walaal kalaxiriir macalinka WhatsApp: +254722662441 ama Email: dirir@aflaxcomputer.com
𝕂𝕖𝕖𝕡 𝕘𝕠𝕚𝕟𝕚𝕟𝕘 𝕥𝕖𝕒𝕔𝕙𝕖𝕣❤
الله اكبر
Casheerka divisionka lasogalinaya
Dach Dale
Macalin /21/35
Asc,
Equation ka 3aad xoogaa Aniga ahaan Waa Ila qalad
Maxaa saxan bal ii faaidee walal
❤ 2:53
Waayo 3/3 waxa ay eheyd in simplify lagu sameeyo ugu horeynba waana sida saxda ah
3/3= 1 Marka waxa ay noqoneysaa
1/5 + 1/1
Waxaas raabaa 22 wax hataa laku dhigto boqol keenaayo plz iisheega😢😢😢
Majiro lkn 4soodhaweynayso coz 5waa 110😊
😊
mahad sanid ustad
Shucaca kada kamarada
kamiradada mar mar lama arko maxa dhacay si fican maa ugu aadisid saburada macalin is annoying
😮😮😮😮
M.a
War kamarada cadi igu qabta dhe
Camerda iigu aadiya dhah hoos looma jeedo
SHUCAC
Asc istadi mahadsinid
Waxaan....
Jl
Jajabkudhufasho
Hi
1/3+=5/18 ka soo shaqey
M s
Buuk
Asc ustaad substraction fraction noo soodhiga hadey macquul tahay
Thanks teacher
Good lessons
Maash Allah ❤❤❤❤❤