Haboon ka shiftay sir badan kana hadashay buuqa social mediayaha..?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 318

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN ปีที่แล้ว +88

    Walalaheyga qiimo badan, Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @ASMReatingfood12
      @ASMReatingfood12 ปีที่แล้ว +1

      صلى الله عليه وسلم❤

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AnisaAbdi-xq9jj
      @AnisaAbdi-xq9jj ปีที่แล้ว

      صلى الله عليه وسلم ❤️

    • @sahramohamed7031
      @sahramohamed7031 ปีที่แล้ว

      SALALAAHU caleyhi wasalaam

  • @MaryamCapdi-sn6li
    @MaryamCapdi-sn6li ปีที่แล้ว +152

    40 qofood ducadooda waa la aqbalaa muraad aan leyahay isoo duceya all Muslims 😭 please 😢

    • @nimcofarmaajo7875
      @nimcofarmaajo7875 ปีที่แล้ว +2

      Rabi hakuu fududeeyo wll❤

    • @FarhiaAbdi-m4r
      @FarhiaAbdi-m4r ปีที่แล้ว

      Allaha ku sahlo wll amurtada

    • @XabsaIbrahim-sq2dl
      @XabsaIbrahim-sq2dl ปีที่แล้ว

      Muraad kaaga. Iyo kayga anigoo xanuusan 4bilood allaha inoo sahlo 😢😢

    • @sadfa-j4r
      @sadfa-j4r ปีที่แล้ว

      Allah ha ku fududeeyo

    • @sharafxaaji1047
      @sharafxaaji1047 ปีที่แล้ว

      Alh ku aqbalo waxan macsi iyo fidno aheen aamiin

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan ปีที่แล้ว +54

    Ku saliya nabiga scw❤

  • @Maxkamada-n8h
    @Maxkamada-n8h ปีที่แล้ว +21

    Allah is one☝️❤️❤️❤️

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille ปีที่แล้ว +162

    Inta sariirta saaran waa salaamay 😂😂

  • @ilhamsharaf
    @ilhamsharaf ปีที่แล้ว +53

    An ku salino nabigeyna ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 ปีที่แล้ว +33

    Viva ogaadeen ina adeer kumaba ogeyn quruxeey❤❤❤❤❤

  • @asmaaaden2973
    @asmaaaden2973 ปีที่แล้ว +8

    She is so mature M.Allah

  • @asturdeeq6247
    @asturdeeq6247 ปีที่แล้ว +2

    she is so humble and cute queen always queen love you sister ❤

  • @AbdrihmanHashim
    @AbdrihmanHashim ปีที่แล้ว +11

    Mashaallah gabar ogaden sharaf🎉🎉🎉

  • @nashabdi8818
    @nashabdi8818 ปีที่แล้ว +3

    She is brilliant 😊

  • @Hearxx4b3lla
    @Hearxx4b3lla ปีที่แล้ว +6

    Aleelahay quruxdii ogaden way leedahay ❤

  • @Kiki_afcad-c9d
    @Kiki_afcad-c9d ปีที่แล้ว +17

    Haboon maba moodayn inay ogaaden tahay
    inaadeer soo dhawoow ❤

  • @dekalovemoha9544
    @dekalovemoha9544 ปีที่แล้ว +46

    Kan Wuu Nagu Kala Gacsaday Haboon Afarihii Shah wah Ayaa Rabnay in Wax Ka Weeydiiso😂😂😂Inta So Qaldantay Ani Cml 😢

    • @khadarjamac680
      @khadarjamac680 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi sidedan soqaldamay hhhhh😅😅😅

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey ปีที่แล้ว +5

    Ogadeniya my haabo qurley allh haku dhowro❤❤❤❤

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 ปีที่แล้ว +14

    asc meeshan waxaan ka fahmey rayaan iyo haboon ama ashwaaq in la hishiisiiyey good job guys 👍🤏🤏

  • @Maahirchannel2916
    @Maahirchannel2916 ปีที่แล้ว +12

    Habooon legemad one of the queen

  • @QalanjadaReerdalal-py7mu
    @QalanjadaReerdalal-py7mu ปีที่แล้ว +8

    Mansha Allah wllashy Og

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 ปีที่แล้ว +9

    40 qofood ducada wa aqbal murad leyhy iso duceey

  • @Dirir-t1l
    @Dirir-t1l ปีที่แล้ว +1

    Haboon gabar qurxoon hadana caqli wanaagsan weeye, Rabi dhibaata haka xijaabo.

  • @NadaMohameth-c7c
    @NadaMohameth-c7c ปีที่แล้ว +8

    haDii waqtiga diB Lo celin laha labadeyda wiil oo iladhashey io wllshy so ceshan la,aaah😭💔

  • @hayatttali
    @hayatttali ปีที่แล้ว +7

    gabar geesiyad dheh waan wata habonn🎉😂

  • @shaamcade2883
    @shaamcade2883 ปีที่แล้ว +31

    OGADEN ❤ power

  • @Abdirahman_Osman_Guduud
    @Abdirahman_Osman_Guduud ปีที่แล้ว +5

    Qaab kee su'aalaha uga jawaabeso , as psychology total ciyaar ciyar iyo been weeye👍

    • @Msa_girly
      @Msa_girly ปีที่แล้ว

      Ima cajabin waa iyar waye

  • @abdiwahapsiyad
    @abdiwahapsiyad ปีที่แล้ว +29

    Ogaden power❤

  • @husseincirboole7604
    @husseincirboole7604 ปีที่แล้ว +1

    Waa cayiloysa riyadaada kahor ishwaaq

  • @QadanMohamed-o4j
    @QadanMohamed-o4j ปีที่แล้ว +4

    Salalahu caleyhi waslmo❤❤❤❤

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @quruxdaiyoaduunka496
    @quruxdaiyoaduunka496 ปีที่แล้ว +7

    inaad soo galiso may ahayn NAAG KU JIKAARAYSO OO WARAYSIGA SI FIICAN UGA JAWAABAYN

  • @samarmohamudroble5462
    @samarmohamudroble5462 ปีที่แล้ว +5

    Waligey qof la waresaa saan uhadlaa ma arkin xaa qaldanaa ladhahay waxan so xasuustay ciyaal ciyaleedi

  • @DekhaKhalif
    @DekhaKhalif 10 หลายเดือนก่อน

    M,a atirisho haboon

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 ปีที่แล้ว +6

    talefonka dunida ugu qiimaha badan ama loogu isticmaalka badanyahay dunida waa samsung google karaadi hadii aad doonto se waxaan fahmi waayay sababta ey soomaalidu iphone oo aan tabartooda ahaeyn lagana casrisanyahay eey isaga daysadaan oo qof kasta uwataa ogoow xataa isticmaalka iyo xornimada waxaa wanaagsan samsung mise telefoon qaali ah ayaan wataa arka waaye micnaha hhhhhh dabcan iphone maxuma lkn waa lagu ogyahay hadaan xoogaa isiin sir baxo

  • @siyaadoinahareed7443
    @siyaadoinahareed7443 ปีที่แล้ว +5

    Habon wan kuwataaa siz qali❤❤❤❤

  • @AbdiHakimKiim
    @AbdiHakimKiim 10 หลายเดือนก่อน

    What a confidence

  • @sahalyarrow1760
    @sahalyarrow1760 ปีที่แล้ว +5

    Manshallah og❤

  • @fatimaabdi2205
    @fatimaabdi2205 ปีที่แล้ว +3

    Ma aqaano dadka commentiga waxay ugu arkeen qaabkay su allaha uga jabeeso qalad ama inuu kibir ku jiro
    Lakin suaalaha haboon si caadiya oo macquul ah uga jawabtay ee gabadha ka dhamaadda😊

  • @AyubYae
    @AyubYae ปีที่แล้ว +21

    Haboon io rayan isku Mel ba wareysiga loga qaday wa dad heshiyay ee ila thy

  • @naimamahamud5714
    @naimamahamud5714 ปีที่แล้ว +1

    Caruurnimadaydii yaan soo ceshanlahaa waayo anoo yar yaan sidii qofwayn u dhaqmi jiray. Wax lagu qoslo maaha waa murugo hablheena Somalia oodhan yaan soo marin caruurnimo

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ataraishadi ugu horeysay ma ahan malaha waxadan aqoon filimadi SOMALIYA la dhigijiray😅

  • @MohamedAhmed-p6y1c
    @MohamedAhmed-p6y1c 10 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @princesslula6018
    @princesslula6018 ปีที่แล้ว +4

    Qoftan sotagan maxa waya wixi lagashegay miyey kuqarini haysa hanaqan qof uqdad kujurto ayad wax weydine

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 ปีที่แล้ว +21

    Tan wee iso lug goysay😂Hal wax oo muhiima kama jawaabin dhac dhac ayee usiisay😂Hadaan ogaan laha videoga dhan anigana dhac dhac ayaan usiin lahaa

    • @abdifatahabdi6279
      @abdifatahabdi6279 ปีที่แล้ว

      Adi hadaa aaminsan tahay in muuqaalkaas gabadhan iska dhaafe inay Soomaali ahaayen xataa habeen ma jirtid

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 ปีที่แล้ว

      @@abdifatahabdi6279 walaasha miyu aha videoga😂ileen anigu muuqal kama hadline maxa ku waalay

  • @FarooMhmd
    @FarooMhmd ปีที่แล้ว +1

    Big love sz mcn🥰

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre ปีที่แล้ว +3

    Waa Marki U Horaysaye Aan Arko Channelkagan Balse Haddi Vedio I Qanciya Aan Ku Arko Wan Saraya Subscriebta Hadi Kala Dee Kuma Dhallin Walaal😂😂

  • @FihiimaAxmedAbdirahman
    @FihiimaAxmedAbdirahman ปีที่แล้ว +8

    Mash allh wllo qimo kule agtyda batihin isha allh nolol warta ❤❤❤

  • @mrmj-c4s
    @mrmj-c4s ปีที่แล้ว +3

    Gabadhan quruxbadanaa

  • @maxamuudabdisalaan4534
    @maxamuudabdisalaan4534 ปีที่แล้ว +4

    Inta ug danbaysa garabka ku qabstay zoom ta maxaa u galisay mise anuush arkays istir 😅

  • @ahaibrahim6497
    @ahaibrahim6497 ปีที่แล้ว +18

    Haboon waa funny ❤❤😂😂

  • @cayniqurux9661
    @cayniqurux9661 ปีที่แล้ว +6

    Waaaaw ogadeen ❤❤❤❤

  • @fatimamaxamed663
    @fatimamaxamed663 ปีที่แล้ว +3

    Tan sualaha wa iskaga qasarisay ush

  • @LiibaanHirsi
    @LiibaanHirsi ปีที่แล้ว +3

    Qoftaan islawayni baa kabuuxda

  • @caynaanmedia6352
    @caynaanmedia6352 ปีที่แล้ว +2

    Haboon Dareen leh weeyan runtime khaladkii ay smaysay xagayga waa iga samaax😊

  • @CafiifoAliaxmed
    @CafiifoAliaxmed ปีที่แล้ว +3

    13+16=29 years old

  • @Kowsarliina
    @Kowsarliina ปีที่แล้ว

    Yaahuu tan barnamijka wayba ku dheshe qas

  • @MaxamedBadow
    @MaxamedBadow ปีที่แล้ว

    Maashaalaah

  • @AishaAbdi-ll4jh
    @AishaAbdi-ll4jh ปีที่แล้ว +1

    M.a huno mcn❤️❤️❤️❤️❤️

  • @faraxabdiahmed6819
    @faraxabdiahmed6819 ปีที่แล้ว +1

    Inta ila aragtey iney wiilka u jaakireyso su.aalahana si sax ah u gama jaabin

  • @Abokor8609
    @Abokor8609 ปีที่แล้ว +3

    100 kiipa poqol Wan hupaa dirisle is jecelyihin Gabadhan❤😂

  • @maxbuub56
    @maxbuub56 ปีที่แล้ว +1

    Qoftaan og miyaaa hawiyan modahayaye bisinka waa ii dhuumatay qoftaan waba is lenahaye

  • @FirdowsaKariye
    @FirdowsaKariye ปีที่แล้ว

    Waa gabar qurux badanaa

  • @Cabdiweli76
    @Cabdiweli76 ปีที่แล้ว

    Asc❤❤❤❤❤ 2:00 2:01 2:02

  • @xafsoahmed4311
    @xafsoahmed4311 ปีที่แล้ว +2

    Adiga horta mawduuc walbo aad rabto inaa kahadasho maxaa qawiil lee uga sheekeesaa uf

  • @jawahirshugrimahamud4343
    @jawahirshugrimahamud4343 ปีที่แล้ว +12

    Haboon ogaden waaaye

  • @SaharlahajiRachid
    @SaharlahajiRachid ปีที่แล้ว

    Haboon love u sister

  • @MaxamedJawle-p6u
    @MaxamedJawle-p6u ปีที่แล้ว

    4:56

  • @zamzamkheyre2059
    @zamzamkheyre2059 ปีที่แล้ว +37

    Hargaysa alle kuma keeno waba ka ducaysanaaa😂😂😂😂

    • @Amoeditor
      @Amoeditor ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂 naa bal aamus doqonyahee

    • @marwo620
      @marwo620 ปีที่แล้ว +3

      ​@@Amoeditorwalahi waa ruun walaga ducaysta shalay waxay ahayd qof iska cadiya lkin manta way xumaatay sida waxa Media ka socda awaded subxanallah

    • @ayanmuhumed3488
      @ayanmuhumed3488 ปีที่แล้ว +3

      Moudishu wye mesha Lagu xumado

    • @IbaadoAli
      @IbaadoAli ปีที่แล้ว +3

      Ninkaan udhalabaa ka ducaysta ana waxan ku ducaystaa inaanu meel kale alle igayn mnsha alah ha na soo cawirna ilhyoooow isha cadawga naga xijaaan somliland ❤❤❤❤❤❤❤ isha nacabka isha cadaowga alle inaga ilaali ninwaloooba taada jeclowwwwwww

    • @IbaadoAli
      @IbaadoAli ปีที่แล้ว

      ​@@marwo620taada ka ducayso hadaa yaa kugu ducaysa inaan timaado anagaa iska badan reeer hrgeysa love

  • @rudwaannuurmuuse9528
    @rudwaannuurmuuse9528 ปีที่แล้ว +1

    Geedah maycabtaa mise waa doqon saan ma fahmin

  • @Aftahino
    @Aftahino ปีที่แล้ว +3

    Gabadhu zxp sibay Kuu Quudhsanaysa

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 ปีที่แล้ว +1

      Anagay noo socotaa asaga ma aha 😃

  • @Saidmedia25
    @Saidmedia25 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha qasab miyaa camera lagu keenay. Dagaal

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 ปีที่แล้ว

    Mss l xaafadaha hoose maxaa ka jira warka nasii mase hadaa hadasho ma baqee riyaan caadi maha walahi gabadha zoog ay ku haysataa is qarxi ha ku dhaafto dhibtuye

  • @NuurIdirz
    @NuurIdirz ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @AbdikuusChannel
    @AbdikuusChannel ปีที่แล้ว +2

    Keep going legend

  • @Iman-321
    @Iman-321 ปีที่แล้ว +2

    Dhocishan xaka sida si iska weynin leh ula hadloysa wilka aqaas

  • @MaryamrunRuney
    @MaryamrunRuney ปีที่แล้ว

    M.a diga ogadenima isojite

  • @FAHADJIKOTA751
    @FAHADJIKOTA751 ปีที่แล้ว +9

    Aad iyo aad buu aga baxay barnamijka wlhi waa wiil maskin ah 😂😂😊😊

  • @wow596
    @wow596 ปีที่แล้ว +3

    13 ilaa 16 iyo wajigan waa beentii ugu weynayd e an abid maqlo,,,, mida kale ninkani khasada iyo bahdilaada u adakaa hoogney intaanad marnamijka bilaabin miyaanad kalaso tashan inay ka jawaabto suaal kasta o ad waydiiso ?

    • @sadikamohamed
      @sadikamohamed ปีที่แล้ว +1

      Inti dad been kaa shegay da'adoda tii ugu darneyd weyan🤣🤣🤣35 jir kama yara🤦🏻‍♀️

    • @shuuchannel3135
      @shuuchannel3135 ปีที่แล้ว

      @@sadikamohamed ma ada hoyadeed ka dhaliyay

    • @sadikamohamed
      @sadikamohamed ปีที่แล้ว

      @@shuuchannel3135 hadad kaa sadaqday 13 ila 16 ayan jira waa adi iyo aqligaga walaloy lakine dadka aqliga u saxibka wey arkayan hata 26 in ay kuso dhawaan 😏😏

  • @UbaheyMohamud
    @UbaheyMohamud ปีที่แล้ว +2

    Habon gabadeniii❤❤❤ ogadenia

  • @CabdiqadirAadan-fx7nr
    @CabdiqadirAadan-fx7nr 4 หลายเดือนก่อน

    Jamaal waaye

  • @wllbastaamomar1640
    @wllbastaamomar1640 ปีที่แล้ว +15

    Fast 😂😂

  • @OpiyoBigplayer-rj3in
    @OpiyoBigplayer-rj3in ปีที่แล้ว +2

    Mashaalah daal OG🇬🇲🇬🇲

  • @NimcosiyadAbdi
    @NimcosiyadAbdi ปีที่แล้ว

    Walahi waa cideen ogaaden jah

  • @143-k1d
    @143-k1d ปีที่แล้ว

    Haboon Waa Old School Huud Iyo Ancaam Hadaa Aqrisiin Ee Dhahday , Dadka Qaar Maba Yaqaanaan Huud Iyo Ancaam 2bo Bisim Ama Suurad Inee Tahay .

  • @Cabdicasiis-ud1ll
    @Cabdicasiis-ud1ll ปีที่แล้ว

    Haboon

  • @CabdiIbraahin-s7w
    @CabdiIbraahin-s7w ปีที่แล้ว

    M.n gabar ogaden

  • @Mawlidyare6
    @Mawlidyare6 ปีที่แล้ว +7

    Hargisa kuma bahna wll xumana igama aha ee hanoo iman hadii kle wn kugu yacaynaah😂

  • @FaadumoAbshi
    @FaadumoAbshi 3 หลายเดือนก่อน

    20

  • @aishaabdi2397
    @aishaabdi2397 ปีที่แล้ว +4

    Qoftan maxa uso qasabty uff Waxn hano kenin neo xushmad daranaH

  • @AbdiAziizAbdala
    @AbdiAziizAbdala ปีที่แล้ว +3

    ZHpow qof kaa adaga wax waydinosaaya😅😂

  • @MaxamedJawle-p6u
    @MaxamedJawle-p6u ปีที่แล้ว +1

    qAmar sudaani

  • @FirdowsaKariye
    @FirdowsaKariye ปีที่แล้ว

    Haboon❤❤❤❤❤❤❤

  • @sudiomar4506
    @sudiomar4506 ปีที่แล้ว +4

    Hadaba caruurtahe haba 16 shegety

  • @hibaqdiini8373
    @hibaqdiini8373 ปีที่แล้ว +14

    Hargaysa Alle Kuma Keeno Fadarayahay

    • @nafizesaed9253
      @nafizesaed9253 ปีที่แล้ว +2

      Haa wlhi 😭😂😂

    • @Hodanmoh15
      @Hodanmoh15 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂 isqfurulha

    • @baxsan
      @baxsan ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂

    • @nimcojaamc8287
      @nimcojaamc8287 ปีที่แล้ว +1

      Subxanalah😂😂😂

    • @AyanAhmed-l4z
      @AyanAhmed-l4z ปีที่แล้ว

      Yaa rabo Hareeso dheeqo. Uf uuuuf

  • @waafi088com.-rn8vd
    @waafi088com.-rn8vd ปีที่แล้ว +6

    Anuush aaway wllow

  • @nadramaxamed2466
    @nadramaxamed2466 ปีที่แล้ว +57

    𝐇𝐚𝐲𝐞𝐞 𝐜𝐚𝐝𝐢 𝐦𝐚𝐲 𝐮𝐠𝐚𝐣𝐚𝐰𝐚𝐛𝐭𝐨𝐨 😢😮🎉

    • @SumayoSiman-uv3ui
      @SumayoSiman-uv3ui ปีที่แล้ว +6

      Isla weyna ku jirto shuwada indhaha xun

    • @ilhaan_sweet
      @ilhaan_sweet ปีที่แล้ว +1

      ​@@SumayoSiman-uv3ui😂😂😂😂 sax waye👍👍👍✌️

    • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
      @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge ปีที่แล้ว

      Ilee wx ladhihijiray dumarka mex dharat ugu badanyihin ilee adiga icadeyya sumayoyo Ilahey ayab hore ushegay😂😂😂

  • @AminaJiilaal
    @AminaJiilaal ปีที่แล้ว

    Jawaabteed waa mucjiso

  • @CabdiFitaax-hq6su
    @CabdiFitaax-hq6su 10 หลายเดือนก่อน

    Haboon 17 sano jiir

  • @siyaadoinahareed7443
    @siyaadoinahareed7443 ปีที่แล้ว +2

    Alibaba❤❤❤ walakey qali❤

  • @abdielmiali6555
    @abdielmiali6555 ปีที่แล้ว

    M a sida su Alaha loga jwb iga gadan

  • @abdirashidhaji3405
    @abdirashidhaji3405 ปีที่แล้ว

    Social media jawaabtii loogu talagalay ayay siisay dhac dhac

  • @LaylaMaxamed-g3x
    @LaylaMaxamed-g3x ปีที่แล้ว +1

    😮

  • @mojama1234
    @mojama1234 ปีที่แล้ว

    Haboon rag beey lasoo barbaartay sidii rage uhadleysaa😂👍👍