Iska daa wax kale cid an caruurta u xananeeyo aya jecladay wiilki yara ilaa hada waxa amisanahy Ina aniga dhalay wiilka inshallah alle hadu isahlo guur xalaala waxa ubaxsan Dona magaca yaasir Wana wiilka ajecla heer an hoyadii Ani Inu hoyo dhaho an kamasero ayaa garay but waxa waxa ogaday Ina aniga dhalinba waa kaxumaday Ina ilmaha yar la iga so ceriyo😭
Alla anaa is dhaha mr wlpa talow mar un ma arki doonta ilmo aad adigu dhashey o soconaya o hadlaya o wax Qabanaya allow itus adaa weynee Aamiin ii dhaha pls 😢
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️❤️
Allahuma sali wasalim wabarig calee 💚🤍❤️
Scw❤❤❤
ALLAH IS ONE☝️❤️❤️
Kjkhjjd❤3rr😊rrttterr😊 ikjjj😊
Hoyo walbo lafuro amo ay dhimato caruurteda waxan urajayna inuu ilahy lakilunsiiyo eedo uwanagsan sidii mama muudi camal yaarabi🤲🥲
Cajib cajiib illahey carurta an dhali dono mustaqbalka jacel kalamida haigaliyo 😊😊 aamin
Aamin Yarabi dhamanten inta hooyo ah
Imisa qof ayaa u xiistay ifiye show❤❤❤
😂
𝐚𝐧𝐢❤❤
Ilaahay ha ugu danbi dhaafo wanaagaas ❤
Waa qiso mcn
Lika saara inta dawanaysa iyo likata isma lekka 🎉🎉🎉🎉
6 kun bas dhiman ila cawa garayna Insha allah 😂😂😂😂😂❤❤❤❤ ina wada
Habeenadaan waan kuu xiisnay ❤
Ani wxn si aad ujeclahay wiil ay maamo dariskeena dhashay oo 2sano jir ah si saaid ban ujeclahay isna wuu ijecelyahay ilaahey ha jeclaaado😊❤
Allah subxaana Allah wax nocasa allow calaf hanogu darin 😢😢
Cabtoy weye alow hangu darin calf cabtoy marba hada gursato inu kudilo bad kafilysa naxdin kunolnysaa
❤❤❤
Leggend😊❤❤
Masha allah ilahybaa usakhiray ❤❤
Masha alha saxib qof soojeedin leh baad tahay
Iska daa wax kale cid an caruurta u xananeeyo aya jecladay wiilki yara ilaa hada waxa amisanahy Ina aniga dhalay wiilka inshallah alle hadu isahlo guur xalaala waxa ubaxsan Dona magaca yaasir Wana wiilka ajecla heer an hoyadii Ani Inu hoyo dhaho an kamasero ayaa garay but waxa waxa ogaday Ina aniga dhalinba waa kaxumaday Ina ilmaha yar la iga so ceriyo😭
We miss u bro, Alhamdulilah finally we achieved our goal and you deserve more than that❤😊
100k soon in sha Allah ❤️❤️
Sabar wll macan wad gareeysa inta ku dhiman 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 hambalyo wan ku si hor mariyay aniga🎉🎉🎉🎉🎉
Golden voice ❤
Best TH-camr👏🏾
🎉🎉🎉
Qisoyinkaga kligy dhgesan jry hda mcl xajigyga ila dhagesto guleso wll ❤
Maashallaah. Wall 🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤
Hambalyo ileeys waan ku gaarsiinay
100:k
Hada ayuu idul fadhiya wlahay luscino aya la dhaha qalbagi ayuu iga xaday wlahy farxad ayuu iyahay
muudi wa hooyo karti leh m.a ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Qiso ka cajiibsan wali ma arag illahay ha ujeclaado sidey muudi ujecleyd carurtas yaryar
Dadka qaarna iyagoo dhaly ay tuurayan😢
Soo badi qisoyinka iyo DHAca bankiya..😊😊
Legend Thanks
Inte waye playlist neh 😮 wa raba qisada tuug nimada
Pagekiisa gal meesha Home videos shorts playlists adi ciwaan kiisa galee waa atkeyee
Hmplyo for 100k inshllh wxba kma dhino🎉💜
Ifiye show. Nio. Qusooyinka. Soo badi. Balwad Ayay noo noqotay.
Congratulations For 100k Subscribes ____200k coming Soon I.a ku saliyah Xapiipkeena Muhammad صلي الله عليه وسلم ❤🎉👏
Ustaad ileys ❤
Asc...Aryaaa IFIYOW xageed aaday
Mnta qoraxda inesan dhicin 100k coming soon ishallh
Wcs ww First 👍 first comment🎉🤓
Hjjhj❤hkhj😊uigj😮hi😊ui😅ui
Wlahy waa qiso mucjiso ah 😮
أحلى صوت😊👏🥰
Y'a allah war niyow maxan u xisney qisoyinkan ❤ mahadsanid walalkey ⭐️👑
Keep going pro 100k soon
1m kaasugaynaa
Walaahay majiro haduu jirana wuu yaryahay🥹
Masha Allah
First today
Alla anaa is dhaha mr wlpa talow mar un ma arki doonta ilmo aad adigu dhashey o soconaya o hadlaya o wax Qabanaya allow itus adaa weynee Aamiin ii dhaha pls 😢
Amin Alle ha ku siiyo
Amen qliii caruur iyo abhod o salixa ale hngu arsaqooo ana caruurta said ujeclhy wllhey bn hoyday lasokoriyey oan ad ujeclaa
Ifiyowwww 2024 lamaroyaaa isbadalki aaad samau nayseyyyy awayna 😂😂
Asc
Golden voice❤
Soo shawarma zxpiyal magaceygu waa cabdirizaaq zxp cartoonada noosoo celi❤❤❤
Adaamudan sxb🎉🎉
Haa wan jecladay cilaaka wllshey ❤😮
🎉
Coming son 100k Insha allah ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
100k hambalyo 🎉❤
Finally nabad makuso laabatay🎉🎉🎉🎉 wlcm back wllo
Masha allaah❤
MashAllah ifiye show hoorey osocoo waad uqalantaa 100k 🎉🎉🎉🎉 iyoo in kabadan inchaAllah ❤❤
wa ku xisey walahi walalkey 3week kuma dhakeysen hada dhameyna inti idhaftey❤
ayaantaan waa leys waayey
ShokRan
Qiso cajiib ah❤
Wooow so good
🎉shukran soo badi sheekoyinka carabta
Keep going brother ❤❤❤❤
Mashallah
100k 🎉❤ I.a😊
Wad mahadsantahay pro❤❤
😂😂😂😂😂😂
Tan maHa tii
Ifiye kkkkkk
Mahadsanid wall sida aad noogu tixgalisay hadalkeena marlabad mahadsanid❤❤❤❤
Wiil yar oo gabar walaasheey dhashay sidii la iiga kaxeeyey ilaahaa ogaa iyo sidaan qalbigeeyga ogs saari waayey 20 sano kahor Ilaa hada waxaa kasiixumaadaa siduu mustaqbalkiisi u xumaaday wiilkaas yar anoo yar oo 14 sano jiro ayaa jaceelkaas u qaaday ayaanle 😢
Mustqblkisa se noqday wlshey😢
Wcs sxb sare 🤝 ILeys
KUSALI XABIIBKEENA MUXAMAD N.N.K.H SCW ❤❤❤😊
Ifiye ❤
Ww wll m.a adbaan kuguxiisney runtii Mahad sanid ileys Keni noloshaa❤😍🥰🥰
5k bas kadhiman 100k ga 🎊 🎉 1:49
Wow 😮
sxb sare
Félicitations walal ifiye🎉❤❤
Muudi waa hooya wngsn M.a
600 boqol Insha allah waad xidhii 100ka
Asc wll qaali niyada qeyr u sheeg 100& malyanba waad garaysa mardhow isha allah qisoyinkaga waxay i qabtan sida cuntada iyo cabitanka ugu baahdo cml wlhi adhabti ma maqli jirtay koley like kama halmamo lkn guul dhow ku rajeynaya🤲🏼❤❤
😮SC IFIYE NUUR GUULEYSO INSHAA ALLAH
Hanbalyo bahda ileys anoo qisada daawanaya buu channelku ku dhacay 100k🎉
Scw scw wad lasooo raagtay eenoolasooo dhakhso😢
Keep going pro 100k soon ❤
iifiyow snd wcn🎉❤ 4 cisho oo refresh ah ayd soo qaadty ugu dambyn wd soo laabty😅❤
Jikada mrka galo Ileys la aantis Waxb ma qabn. Karo wa igu socota qisoyinka
😢😢😢😢
❤❤❤❤love
❤❤❤❤❤❤
Wcsm
Happy new year
Nasir qisadiisa ka so sheeke
Wcsalaam waraxmatullah wllo ifiye ❤
Ifiyow sxp ninkas Mavioda ah qisadiisa malin muuqaal nooga,soo samey🙏
Nagu sheekey naasir
We love you❤😊
Sxb ilahadal talo ayaan karabaa
M.a sidookali sxb