CHALLENGE KII UGU ADKAA. 2 SAACDOOD OO JIMICSIGA LUGAHA IY0 100KM OO BAASKIIL WADITAAN AH.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 73

  • @zackhajji0000
    @zackhajji0000 ปีที่แล้ว +1

    Master Art ugu wacan bad tahay bro waxad tahay qof role model no ah balanteenu waa muruq iyo cunto cafimaadleh

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid brother 🙏🏾🙏🏾❤️❤️

  • @AbdiNur-w7l
    @AbdiNur-w7l ปีที่แล้ว +1

    Macalin usbuucii imisa maalmood ama saa cadood training gareesaa. Inteese ugu fiican oo qof weak sameen karaa trainingka❤

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว

      Walal waxay ku xiran tahay goalkaaga.. Resistance training 4- 6h ja cardio 2h

  • @maxamedtakow4827
    @maxamedtakow4827 ปีที่แล้ว

    Maryooleey muscle waxa tahay athletic caadi ah sxb wxaan training wey dhaafeen magac kale ubixi💪💪👍👍👏💯👌✔

  • @HanadAbdirashid-pe7in
    @HanadAbdirashid-pe7in ปีที่แล้ว

    Mash allah walal aad iyo aad ayaan ugu halay muuqaaladaada sababtoo ah waxey dhiiro galin utahahay dhalin yarada somaliyeed meel walba ey joogaan iney dhanka isboortiga ku tartamaan naftooda limit keeda ogaadaan intey qabiil iyo qurun kale meel la fadhin lahaayeen ugu danbeyn waan kaga mahad celinaa fiidiyoowyadaada dhiiragalinta ah ee aad noosoo gudbiso waxaadna mudantahay in lagu taageero horey usoco walal balanteenu waa muruq iyo shaqo🫡

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 7 หลายเดือนก่อน

    waad na dhiiri galisay khayar alle ku siiyo

  • @maxamedaxmeddiiriye5202
    @maxamedaxmeddiiriye5202 ปีที่แล้ว

    M’a waan aaminsanahay coach guulayso waligaa ❤🎉

  • @hooyomuumino2589
    @hooyomuumino2589 ปีที่แล้ว

    Nin adag shaqo adag congratulations 👏👏👏👏👏👏

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid 🙏🏾🙏🏾❤️

  • @maslahabashir4193
    @maslahabashir4193 ปีที่แล้ว

    My role model, dhanka Fitness-ka dadaaLka

  • @iphaaan
    @iphaaan ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wuuw🎉🥳waxaad mudan kudasho👏👏

  • @maarshaallyrics
    @maarshaallyrics ปีที่แล้ว +1

    Macalin Cajiib baad tahay Wallahi

  • @hajihaji4139
    @hajihaji4139 ปีที่แล้ว

    Masha allah you did it good ustaaad
    Video gaan 1 million iyo ka badan buu uqalmaa

  • @DSOOGLE13
    @DSOOGLE13 ปีที่แล้ว

    Legend Maryooleey Muscle.🙏👌🇸🇴💪

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid 🙏🏾🙏🏾❤️❤️

  • @MuqtarCadee932
    @MuqtarCadee932 ปีที่แล้ว

    Hard worker ayaa tahaye❤❤❤❤❤❤❤❤ Malinga viedio sogalisit wlhi bilahi waan faraway ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal ❤️❤️🙏🏾🙏🏾

  • @ayub6836
    @ayub6836 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Coach waa kudayasha mudaantahay 🎉🎉🎉
    Keep going champ 🥇

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid brother 🙏🏾🙏🏾❤️❤️

    • @ayub6836
      @ayub6836 ปีที่แล้ว

      @@MaryoleyMuscle You deserve more that brother ❤️

  • @daadir2020
    @daadir2020 ปีที่แล้ว

    Coach mahadsanid

  • @nuurmaxamed9030
    @nuurmaxamed9030 ปีที่แล้ว

    masha alaah waat kasoobaxdey jalen jiga teedi kale boritiinka tixiriga laga sameenaayo runmiyaa❤

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid brother.. Protein tixri laga suubiyo ma arag brother. Lkn waan soo baaraa

  • @mohedsalad3895
    @mohedsalad3895 ปีที่แล้ว

    Sxb Wlhi good job that’s wild ❤️

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว

      Thanks brother 🙏🏾🙏🏾❤️

  • @sharmacubeddiiriye9654
    @sharmacubeddiiriye9654 ปีที่แล้ว

    Waxaan kaaga mahad celinayaa inaad laba wax yaabood oo aan jeclahay aad ka hadashay ama aad igu dhiiri galisay inaan sii wado =cycling iyo gym.
    Mahadsanid mudane.
    Guulayso.

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid brother 🙏🏾🙏🏾💪🏿❤️❤️

  • @rashka_49
    @rashka_49 ปีที่แล้ว

    Hard worker 🎉 my coach❤

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal 🙏🏾🙏🏾❤️❤️

  • @qadar6396
    @qadar6396 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah mucalim

  • @maxamuudciisediiriye8845
    @maxamuudciisediiriye8845 ปีที่แล้ว

    Coach keep going 💪

  • @jeeriboy3162
    @jeeriboy3162 ปีที่แล้ว

    Macalin waad I dhiiri galisay 100killo mitir another level 2 killo mitir aa lugeen jiray hada 4raaa ka dhigaa😂

  • @SaynabSiyad
    @SaynabSiyad ปีที่แล้ว

    Maashallah walaalkeey 👏🏾👏🏾

  • @saladcali2669
    @saladcali2669 ปีที่แล้ว

    Waa Arina fcn❤❤❤

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal ❤️❤️🙏🏾

  • @AbdiNur-w7l
    @AbdiNur-w7l ปีที่แล้ว

    Pest you tuber i watch for ever❤😢

  • @alikassim7106
    @alikassim7106 ปีที่แล้ว

    Dabaasha ayaan sugeynaa

  • @Skizskiz
    @Skizskiz ปีที่แล้ว

    Omg, this challenge is insane 😱😱😱🔥🔥🔥

  • @abdimajidadan3981
    @abdimajidadan3981 ปีที่แล้ว

    That's impressive 👏

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid brother 🙏🏾🙏🏾❤️

  • @boojobogi6098
    @boojobogi6098 ปีที่แล้ว

    macalin waxaa kasoo hadasha protienka mal mahaan tik tok dhax socdo tiri laga sameya run miya

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว

      Brother qoraalkaaga ma fahmin

    • @boojobogi6098
      @boojobogi6098 ปีที่แล้ว

      @@MaryoleyMuscle waxa kasoo hadashaa proteinka waxa laga sameeyo mal mahaaan waxa ladhahaye tisxi lagasameya

  • @apdallaupdy549
    @apdallaupdy549 ปีที่แล้ว

    Pro you are g

  • @boojobogi6098
    @boojobogi6098 ปีที่แล้ว

    first

  • @ahmedkaafi7608
    @ahmedkaafi7608 ปีที่แล้ว

    Sxb Malin wlbo lagum arkaa halkaaaa la hystaaaaa kaaaape

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว

      Bro maalin waliba MUQAAL mä suubiyo..

  • @Coachingbyfoad
    @Coachingbyfoad ปีที่แล้ว

    I sheeg heesta at 7:00?🔥

  • @somali7851
    @somali7851 ปีที่แล้ว

    Woooow😊

  • @aminali92
    @aminali92 ปีที่แล้ว

    🎉🎉

  • @hamisare5520
    @hamisare5520 ปีที่แล้ว

    Macalinow casharada jordhiska noosoobadi noo

  • @mashaallah1242
    @mashaallah1242 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @Munich_vlog
    @Munich_vlog ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid 🙏🏾🙏🏾❤️❤️

  • @iphaaan
    @iphaaan ปีที่แล้ว

    Masha allh wuuw🎉🥳waxaad mudan kudasho👏👏

  • @maxamedxaashi6197
    @maxamedxaashi6197 ปีที่แล้ว

    Maasha allah hanbalyo

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid brother 🙏🏾🙏🏾❤️❤️