XIL CUDHAY SACAD MUUSE AYUU U JEEDAY MARKUU LAHAA HARGAYSA ANIGAA LEH QOLADAASAA LOO HANJABAAYE..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 66

  • @abdirahimabdikhalak3592
    @abdirahimabdikhalak3592 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    XISBIGA KULMIYE ayan Doronayan Somaliland guul guul guul

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Hooyo Ilaahay caafimaad taama ha siiyo, waan sii wadaynaa ducada Caliyoow.

  • @IbrahimAhmed-yk5ls
    @IbrahimAhmed-yk5ls ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Cudhay waxan leeyahay 1994kii markii dagaalka sokeeye hargeisa ka dhacay waa la ogaa Cidii Daroor iyo Kaam Abakor u Qaxday Ninkii hargeisa lahaa yaa u hadhay berigaase ma imakaad hargeisa yeelatay

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab 50 นาทีที่ผ่านมา +1

    KULMIYE KULMIYE GuuuuuL Somaliand GuuuuuL. 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 call ismacil arab. Alha ha kuxiftiyo saxiib.

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️
    ilaahay swt hooyo ha caafiyo

  • @FayisaDahraan
    @FayisaDahraan 4 นาทีที่ผ่านมา

    Amiin Amiin Amiin Amiin khayr inshaa allaa

  • @osmanawad8068
    @osmanawad8068 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyooyinkeen Allah ha caafio inta bugta inta dhimatayna ilahay ha ugu deeqo jaantu fardowsa. Aamiin.

  • @waaberi4446
    @waaberi4446 47 นาทีที่ผ่านมา

    Allah ha idin xafido oo ha idin siyaadiyo caafimaadka adiga hooyaba. Waxad tahay Abwaan agtayada aad ugu qaaliya.....

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aamiin Aamiin yaarabi Addero mahad sanid thank you guul guul iyo gobanimo Adiga iyo Somaliland

  • @camosalax5599
    @camosalax5599 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Anin Amin Amin yaa rabbi

  • @jibriilsaaxil4522
    @jibriilsaaxil4522 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aamina hooyana alle hacaafiyo waanuna uducaynaynay waxaanu kuu aragnaa indheer garadka soomaaliland guulayso adiga iyo inta qaranka jecel

  • @users26ajmed
    @users26ajmed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Abwaan iyo weriye sare welcome back 🙏

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    AMIIN ILLAHEY CAFIMADKA HA U KORDHIYO AMIIN

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay caafimaad waara hasiiyo hooyo inshallah.

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Weriye ali came backkk

  • @HiboElmi-jp5hk
    @HiboElmi-jp5hk 38 นาทีที่ผ่านมา

    Ilaahay caafimaadka hawguwado hooyo isagaa raxmaanee

  • @abdirahimabdikhalak3592
    @abdirahimabdikhalak3592 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HOOYO ILAHAY CAFAMIDA TAMA HAA SIIYO AAMIIN

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 3 นาทีที่ผ่านมา

    Alle haku xafido fidaareynka saaxiib 26juun xawaadle thanks

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah ha caafiyo hooyo insha Allahu tacaalaa

  • @habibahussein-eb7ss
    @habibahussein-eb7ss 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Welcome back Ali duul duul

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyo rabi ha caafiyo Aamiin

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc guul iyo gobanimo Abwaan Ali weriye dare welcome abtiyo

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc cali duldul Mujahid qaran.somaliland guuul iyo gobanimo insha aallaahu

  • @AnazHandulle
    @AnazHandulle ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kulmiye waa barasiil ali jkkkkkkk

  • @lulaha7941
    @lulaha7941 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wellcome back 🎉🎉🎉🎉

  • @GudiGashaan
    @GudiGashaan 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaaji cali ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @queenealsheakh
    @queenealsheakh ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa sidaa arinku insha allah

  • @CabdiraxmanSuleiman
    @CabdiraxmanSuleiman ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa siyaasiyiin bilaa mabda macnahoodu waa siisoco soosoco sidii daaha oo kale

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 28 นาทีที่ผ่านมา

    Siyaasi maaha qofka marba meel ucarara kkk wasiir kaahin wuxuu yidhi kuwa marba meel u carara dib ugu soo noqon mayaan xusbiga kulmiye

  • @CabdiraxmanSuleiman
    @CabdiraxmanSuleiman ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rag u yaacaya manihin kulmiye Guul guul

  • @mahamedosman2501
    @mahamedosman2501 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Calaw sacad muusexaal sii sacad muuse huutuu maha lagumana sheegi karo sacad muusana nin faana iyo hanjaba toona uma jawaabo

  • @abdirahimabdikhalak3592
    @abdirahimabdikhalak3592 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ALI DUUL DUUL ADIGA IYO WERIYABA HORE USOCO.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    CODHAYGAASI WAABA XOOLO

  • @AbdihakimAli-e7o
    @AbdihakimAli-e7o ชั่วโมงที่ผ่านมา

    18 bisha soo socota tolow miyuu ooyayaa

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland waxay soo martay xiliya badan oo fuluhu baqday, Xasan shahar shaandhada ayaa reebtay,

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 48 นาทีที่ผ่านมา

    CIIDAGALE HARGEISA CAFIS MADAXWEYNE AYUU KU JOOGA

  • @MmiMmi-ih7hh
    @MmiMmi-ih7hh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂 cali wxy kaah lasoo kaaheyso wuu garanwayey 😂😂😂

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaah wa Kaaha waxay ahayd islaan dhimamatay o qabyotiire ayaydii ahay

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maasha Allah aamiin insha Allah❤

  • @muxyadiincabdi8570
    @muxyadiincabdi8570 26 นาทีที่ผ่านมา

    Muudidat fataalku

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g 22 นาทีที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cudhay waa badaw Aan sacad muuse dhalin ama habar awal oon garanayn waxay habar awal tahay qaaq uunbaa laga siiyay oo habar awal ayuu iimaankii ka raacay xataa indhihiisu daanta habar awasha ayay eegayaan

  • @DR.EidHAwrliqe
    @DR.EidHAwrliqe ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkk. Kaalmaha 5 ayuu ku shibtaa

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadku waa is dabamarayaa waxaa la yidhi nin geeliisii ka tegey oo geelkale utegey muxuu soo kodhiyey iminka ka kulimye utegey iyo ka wadani utegey muxuu soo kodhiyey

  • @RashidIsmail-qo2xh
    @RashidIsmail-qo2xh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qof wax badan og

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 49 นาทีที่ผ่านมา

    CIIDAGALE MUXUU HARGEISA KA YAHAY WAA ISKA AF QUDHMUUN HARGEISA HADII AAD LEEDAHAY MAXAA LAGAAGA SAAREY OO MARII DAMBENA BARYO LAGUGU SOO CELIYEY BARYO AYAAD HARGEISA KU JOOGTAA IYO CAFIS

  • @camosalax5599
    @camosalax5599 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cali osmail caawa maxaa cusub ? Bacda salaan Al mujaahid Ali Ismail Carab la aantaa abaar waaye

  • @abdirahimabdikhalak3592
    @abdirahimabdikhalak3592 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ali ururka Taah weey

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hawbixina marka kulmiye soobaxo lacagtu waydha maanaysaa markaana xamar haqabtaan maxay samayn doonaan

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 53 นาทีที่ผ่านมา

    Kkkklk

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba. 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maha caliyoow ninkan nin ayisku beelyihiin isga iyo muuse oo ay muuse colooben oo mal qabena aya lacag siiyay oo yidhi katag ina biixi qaarkalena oo ay asku beelayhiin wiigan ayay gelayan wadani

  • @aaminacabdirahman7853
    @aaminacabdirahman7853 2 นาทีที่ผ่านมา

    Waar maryaha wadani waa maryaha hindooska dabka caabuda

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 47 นาทีที่ผ่านมา

    Caliyow cudhay waxaad ku tidhaa hadii Hargeisa adiga wax lagaa weydiiyo markii aad dagaalka bilwday 94kii maxaa laguu eryaday ilaa Daroor? Hadana aad si habqan ah usoo noqotay.

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul JSL somaliland insha Allah

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaa sugayey kuwa cuqdada qaba baa sugayey cali caac qayaalad baa idin waashay maaha kinaal waa meesha qudhun oo dhami ka soo boxo weeye iyo qudhun oo dhan

  • @AbdihakimAli-e7o
    @AbdihakimAli-e7o ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta tolow cid kan ka nacaseysani somaliland majoogaa

  • @AbdihakimAli-e7o
    @AbdihakimAli-e7o ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Foolxumada hadal xumuu ku darsadey waa noociisa nooca somaliland la hadhay.qabrigu kuuma nuuro maxaa qiimo yari jiifta

  • @mahadimaxamed-r6u
    @mahadimaxamed-r6u 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa beenale uguwaynaa waa abiilahab

    • @robleahmed2558
      @robleahmed2558 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      WAR horta Sacad Muuse may ka baqdaan Garxajis? Soo kuwan idiin hanjabaya ee aydaan u jawaabayn? War fulaynimada iska daaya Sacad Muusoow.

  • @Sam-t4p4r
    @Sam-t4p4r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍♥️