ZAKI YARE 2019 DHEEMAN DAY OFFICIAL 4K VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Copy Right Protected By Liibaan Jama 2019
    ERAYADII: ABWAAN SALAL
    LAXANKII: ABDULLAHI BOQOL
    CODKII: ZAKI YARE
    MUSIC BY: CADCEED
    VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
    EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow her FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @shahzaibbaadshah3428
    @shahzaibbaadshah3428 2 ปีที่แล้ว +54

    Love from pakistan🇵🇰❤🇸🇴 somalia has a lot of great songs

  • @sabiriinaxoxo5410
    @sabiriinaxoxo5410 5 ปีที่แล้ว +19

    Qofkasta oo aqrisanaya qoralka waxaan kuu rajaynayaa faraxad! Cafimaad! Iyo maal badan oo dhib wadan 😍😍😍

  • @macalinkashidan3005
    @macalinkashidan3005 5 ปีที่แล้ว +44

    Halkaan day oo ku sali xabiibkeena muxamed scw

  • @Qanciye11
    @Qanciye11 5 ปีที่แล้ว +317

    Wlhi Nika kaliya Ee Aan Goobka dahabka siin lahaaa xagga Camerida iyo Ixtiraamka legend Shaqa wacan aya Noo heysaa ilahey nakaama qaado Borther well-done Zaki yare 👏👏

    • @herrochannel2670
      @herrochannel2670 5 ปีที่แล้ว

      Thxxx wll wiil boqortoyo taheee subscribe igu tabo

    • @dhoodi3924
      @dhoodi3924 5 ปีที่แล้ว

      👍

    • @alimustaf1536
      @alimustaf1536 5 ปีที่แล้ว

      Axmed rasta nolow intey nolal jirto akhirana hal ki ruun bro

    • @filsanhani7829
      @filsanhani7829 5 ปีที่แล้ว

      Aniga hamed raasta jeclahay😢😢

    • @marwochannel3
      @marwochannel3 5 ปีที่แล้ว +1

      @@herrochannel2670 kkkkkkkkkk anigana subscribe isaar

  • @ahmedabdulahi5349
    @ahmedabdulahi5349 5 ปีที่แล้ว +733

    Ala somalidu qurux badanaa
    inagoo qaxooti ah ayaan adunka ugu farxad badanahay ilhay ha inoo siyadiya farxada dawladna hada ayaan yelanaynaa inta igu raacsan👍👍👍👍👍👍👍 like igu

  • @elshadaygirma7659
    @elshadaygirma7659 3 ปีที่แล้ว +25

    My number one favorite Somalian singer @Zaki: from Ethiopia 🇪🇹

  • @fayinho421cabdullahi6
    @fayinho421cabdullahi6 5 ปีที่แล้ว +137

    😭😭😭😭

    • @kinglovemoha9298
      @kinglovemoha9298 4 ปีที่แล้ว +2

      hais niyad jibinin waat garee horay usoco

  • @AA-fu6xg
    @AA-fu6xg 5 ปีที่แล้ว +104

    Oh I cant get tired of seeing how Somali people are beautiful
    love from Spain💟

    • @mahirally2038
      @mahirally2038 5 ปีที่แล้ว +1

      Thanks ♥️

    • @yobiboy4441
      @yobiboy4441 5 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/cx9DAPTsiM0/w-d-xo.html

    • @osmanamohamud6172
      @osmanamohamud6172 5 ปีที่แล้ว

      gabdhaheenu Gob waaye 🤗😎 kkk somali maryooley howshada iskawado and thanks

  • @Ayub_252
    @Ayub_252 5 ปีที่แล้ว +895

    Wllky ama wllshy mcn hda tahy illah dartis like igu saar🙏❤
    Liibaan jama good job brother 👏🙏

  • @daacadmedia2548
    @daacadmedia2548 4 ปีที่แล้ว +23

    2020 yaa daawanooyo like iisaar
    Liibaan jama Shaqo wacan heysaa keep going

  • @AmiinDaroogoOfficiall
    @AmiinDaroogoOfficiall 5 ปีที่แล้ว +421

    Zaki Yre keep going wllky 🔥💯❤️

    • @sahraabdullahi576
      @sahraabdullahi576 5 ปีที่แล้ว +6

      💋💋💋♥️♥️♥️

    • @hiboyousuf2115
      @hiboyousuf2115 5 ปีที่แล้ว +3

      Yazlm👌👌

    • @amiirelhajji5639
      @amiirelhajji5639 5 ปีที่แล้ว +5

      Hees uu soo xaday maad u leedahay keep.going dmn it

    • @seynabahmed4492
      @seynabahmed4492 5 ปีที่แล้ว +6

      Amiir Smile ade Waxaa soo xaday la imaawbal Horta ninkaan wuuu tilaabsaday cid Celin karto mallhan

    • @sahraabdullahi576
      @sahraabdullahi576 5 ปีที่แล้ว +4

      Guled Simba 😍😍😘😘😘

  • @dhaqanefilms1619
    @dhaqanefilms1619 5 ปีที่แล้ว +549

    Koleey wad akhrin doontaaye like ii saar ina adeer ama ina adeereey❤🙏

  • @hassanosman5017
    @hassanosman5017 5 ปีที่แล้ว +209

    Wligeey 1k oo like mahelin waan ogahy 1 million oo qof wba iga dmbeeysaaye like iska Sara

    • @Mck-bu5yb
      @Mck-bu5yb 5 ปีที่แล้ว

      WRT Let’s John Let’s Hooyo and app oo I really was one day free day I can do

    • @baskeamink5863
      @baskeamink5863 4 ปีที่แล้ว

      I ♥️ anything song

  • @ugbaadaragsan3072
    @ugbaadaragsan3072 5 ปีที่แล้ว +206

    Waaw😱
    Wllkai zaki yare hormar wacan
    Legend libaan jama❤

    • @faatmaesmael4006
      @faatmaesmael4006 5 ปีที่แล้ว

      ugbaad Aragsan kujcly cadeey😍😍😍

    • @saidgaming2303
      @saidgaming2303 5 ปีที่แล้ว

      Halima kasim waku saare subscribe kk

    • @Shalayiyomaantay
      @Shalayiyomaantay 5 ปีที่แล้ว +3

      Adiga xaajigaga in u kaa maseero kama baqeysid 😂😂

    • @mahamuttislam414
      @mahamuttislam414 5 ปีที่แล้ว +1

      @@Shalayiyomaantay xu kamaseeera tan ti runta ahyd maaha wa qof Ku qaraabanayee

    • @hoodocabdimaxamed4255
      @hoodocabdimaxamed4255 5 ปีที่แล้ว

      Ugbàad magàcà hajiro

  • @Naasircabdi-if7qh
    @Naasircabdi-if7qh ปีที่แล้ว +8

    Intii daawatay 2023 Lak isaara😂

  • @naima1.5.75
    @naima1.5.75 5 ปีที่แล้ว +26

    Gacantu kuma godo 👏
    Libaan jamac❤
    wll qimo leh 💞
    Top video ✔
    Zaki yar🎧

  • @najmaali3487
    @najmaali3487 5 ปีที่แล้ว +5

    Zaki yarow wll amaan badnida hees walba gabadh ayaad amaani ❤ inta ila aragtay like dhac ku sii

  • @SUPERMOHAN420
    @SUPERMOHAN420 5 ปีที่แล้ว +25

    Liibaan jama waan ku aminsahy bro
    Hestaan music 🎶 mcn iyo cod mcn absolutely cajiib waye

  • @abdirahmanabshir7490
    @abdirahmanabshir7490 5 ปีที่แล้ว +235

    Gabadhaha Somaliyeed Wax La Amaano Waa Yihiin💟❤🌸
    Cid Ugu Raacsan Like Saar✌💗👍

  • @yf2991
    @yf2991 5 ปีที่แล้ว +35

    Reer Soomaaliya, yaan la.idin xumeenin dhulkiina. Waxaan oo dhan wa rent. Gawaaridaan waa la ijaartaa. Dhulkiina nimcada taala Allah idin tuso.
    Tahriib hakufakirina waligiina.

    • @maxamed7258
      @maxamed7258 5 ปีที่แล้ว +1

      Y F =qof caqli badan

    • @hamdiyo8535
      @hamdiyo8535 4 ปีที่แล้ว +1

      Y F afku kuma go o u sheeg alaylehe

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 4 ปีที่แล้ว

      Dadka shaqysta hanti bay u leeyihin

  • @emraky8971
    @emraky8971 5 ปีที่แล้ว +69

    Inta iga danbaysa oo Zaki yare heesahisa dhan waa Hit inta ila og inay heestan 1m garaayso Like isaar Libaan studio legend❤️😩😻

  • @daahircumar632
    @daahircumar632 5 ปีที่แล้ว +31

    Heestan iney dhaqso million ku gareyso qoflii iku racsan likta👍haku qabto😍😍zaki yare

  • @titritnsouss7742
    @titritnsouss7742 3 ปีที่แล้ว +16

    A beautiful song greeting the Somalis from Morocco amazigh ⵣ👏😍❤❤

  • @Xmax__Gamer
    @Xmax__Gamer 5 ปีที่แล้ว +859

    Wll hadad C.qani Dollar
    Jeceshahay adoon arag
    Kuma dhibeyse Anah
    #Like ii saar oo qarxi👍

    • @puntlandforce6504
      @puntlandforce6504 5 ปีที่แล้ว +13

      War danbi hagalin meesha waa meel hees lagu dhageysanayo hakeenin xabiibkeena. Koley lacag bad ka fikireysaa ee aakhiro aya badan

    • @lalkamaalin312
      @lalkamaalin312 5 ปีที่แล้ว +9

      Walal alle ka baq sidaan wax ha u raadin plz walal

    • @puntlandforce6504
      @puntlandforce6504 5 ปีที่แล้ว +5

      @halimo kasim sxb sabscribe wn kusaarayaa lakin xabiibkeena hakeenin meeshaan waa meel music lagu dhageysanayo .

    • @puntlandforce6504
      @puntlandforce6504 5 ปีที่แล้ว +4

      @halimo kasim Ok sorry abayo

    • @Xmax__Gamer
      @Xmax__Gamer 5 ปีที่แล้ว +4

      @@lalkamaalin312
      Okia talo fcn weeye

  • @hamdiabdulahi1392
    @hamdiabdulahi1392 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa darman laraadshee wiilka day kam dalaayee wiilsheen somalia amaantood waa dhugul kal kac san wiilsheen kalay daya somalia wiilsha weey ina sitaan kalay daya qalbiya deen bee dabeeyaan kalay daya waan idiinku faanaa hadaa nahay gabdhah somalia ❤❤❤💋💋💋 saki hes shidan keep going yaqe 🙊🙊🙊

  • @b-mb-m4247
    @b-mb-m4247 5 ปีที่แล้ว +257

    Calankan 🇸🇴🇸🇴 quruxda badan 1k ma heli karaa 🙏🏾❤

    • @anuushgubjc8681
      @anuushgubjc8681 5 ปีที่แล้ว +3

      Ka badan buu istaahil my cawaale🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤💋💋💋💋💋💋💋😍

    • @maxameddhako6158
      @maxameddhako6158 5 ปีที่แล้ว

      Akh

    • @qiimabdnjunjan1084
      @qiimabdnjunjan1084 5 ปีที่แล้ว +3

      Ka bdn bu Naga istahila dhiigena ushubena calankena🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fadumofarahmohamed7909
    @fadumofarahmohamed7909 5 ปีที่แล้ว +18

    Fanaan dhameystiran qurux iyo cod baa isku heshey bro keep going😘😘

  • @ugbaadqurux5940
    @ugbaadqurux5940 5 ปีที่แล้ว +5

    Hadaad xaday iyo hadii kalaba lama helayo Nin kaaga qurux iyo cod macaan zaki ♥️🔥🔥🔥🔥

  • @saedahmed2610
    @saedahmed2610 5 ปีที่แล้ว +21

    Wooooow The music and Editing so Amazing and the best way to get the most popular Song....🔥💥❤

  • @mustafa12430
    @mustafa12430 5 ปีที่แล้ว +32

    Away dadkii barkimaha dhigan jiray TH-cam ka manta. Inta daango free ahrabtaa liketa riix 😃

  • @jamalfarah4822
    @jamalfarah4822 5 ปีที่แล้ว +83

    Heeestaan inney hiit noqon doonto 2 xaliimo kama wada hadlayso
    Like isaar Dee ADI maxaa kaa galey waxay ii qabaneyso🙏🙏🙏

  • @dadsgirl721
    @dadsgirl721 5 ปีที่แล้ว

    Rag la'ma matale muuqa day
    Indha deqa weeye quruxdiisa day
    Wa darmaanka radinaaye yarka dayaa
    Kama daalaye midibkiisa day
    Qalbiga ka helay huuno ila daya wiilka💖💕💕💕 zaki yare my funaan.💖💖

  • @iamaworrier3649
    @iamaworrier3649 5 ปีที่แล้ว +16

    Mudnaanta kowaad waxaa iska Leh
    Liban JAMA horumar wacan.
    Cod 100
    Music 100
    Style 100
    Muuqalka 100
    If you agree please like

  • @edebsanabdimahad2597
    @edebsanabdimahad2597 5 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkaan yar iskama soo qaaqleeyo heesihiisu kuli waa WADA xikmad iyo erayo mcn sanadkiiba mar baa la soo heesaaa zaki yare wllo horay usoco kolay anigu taageero buuxa ayan kuu ahy🙏💘

  • @rayankunkaroon4209
    @rayankunkaroon4209 5 ปีที่แล้ว +25

    Nin abgaala waliba wacaysle cade💋🤞
    Walee boqortoya👑 inad thy shaki kama jira nolow ader😍

    • @hanadahmed8389
      @hanadahmed8389 5 ปีที่แล้ว +4

      Ruun Abdikarem murusadana waa abtiyaashiis

    • @elmishire8562
      @elmishire8562 5 ปีที่แล้ว +1

      Abgaal baa mise waa abtiyashiis

    • @rayankunkaroon4209
      @rayankunkaroon4209 5 ปีที่แล้ว +2

      @@elmishire8562 waa abgaal wll abtiyashiin waa murusade

    • @elmishire8562
      @elmishire8562 5 ปีที่แล้ว +1

      Macalin dhiblawe miyaa sidi sicid tarikh😂😂

    • @basra.93mohamed86
      @basra.93mohamed86 5 ปีที่แล้ว +1

      Warkaas ma iga hubtaa darood u maley jiray aniga 😂😂😂 tolka mow ii ahaa

  • @XaYadFilMsMusicPro
    @XaYadFilMsMusicPro 5 ปีที่แล้ว +1

    Markaad baaburka sida miiga u duulisay baan mabsuud noqday liibaan jaamac vedeo uu sameeyay waan ku raxaystay in badan♥️♥️♥️

    • @sihamqurux8352
      @sihamqurux8352 5 ปีที่แล้ว

      Ninki lawaye Abdiqahar ilkacase

  • @luqmanmaslahmohamed1888
    @luqmanmaslahmohamed1888 5 ปีที่แล้ว +25

    Hada Somalinimada kufaanto 🇸🇴💪🏼
    👇🏽

    • @jirfe
      @jirfe 5 ปีที่แล้ว

      Soomaali inaan sheegto markaan north America joogto ama qurbaha waa ceeb 28 years baan waxaan jirin wax loogu yeedho wadan soomaaliyeed

  • @abdiazizhussein578
    @abdiazizhussein578 5 ปีที่แล้ว +4

    Woow! Ereyada, laxanka, codka, musica, muuqaalka Amazing, Alfanaan zaki yare keep going bro 1M+ aa loo baahan yahay inaad gaarsiisan heesta.

  • @Mici_libaax
    @Mici_libaax 5 ปีที่แล้ว +77

    Gaariga meeshiisi iigu soo baakin eebow shidaalkana haiga dhameenin inta ila fahantay 👊😂
    Ciyaal xamar hoowshiina qabsada
    ❤️🙏

  • @queenayah7769
    @queenayah7769 5 ปีที่แล้ว +25

    4:12 gawaarida iska day😂, adorable song 💕😍

    • @arwaaxcade5512
      @arwaaxcade5512 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh ayaan waa kusalamay waqti hore igu kaadanbese

    • @queenzamu3090
      @queenzamu3090 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @liinjaofficiall6271
    @liinjaofficiall6271 5 ปีที่แล้ว +12

    Heesta🎸 100%
    Codka🎤 100%
    Vedioga ❤100%
    Duubista📽 100%
    *Waxaa mahad celinta iska leh Liiban jama*
    Dhaamn inta halkan imado comnt like saar 🙏🏽

  • @apdikhadar612
    @apdikhadar612 5 ปีที่แล้ว +1

    Dumar lama mataalee muuqa day indha deeqa weeyee quruxda day waa dabiibka laabtee kaalay day waa darmaan laraadshe yarta day hoodo Maxamud ❤️❤️❤️4135

  • @aarkakampala205
    @aarkakampala205 5 ปีที่แล้ว +33

    Heesta inta ka heshay like isaara waa walashiin somaliyed 😅😅 dhac igu sii like

  • @yunana2161
    @yunana2161 5 ปีที่แล้ว +17

    Maftuux cadceed Musiciab Laga daba dhacay

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 5 ปีที่แล้ว +7

    Wow nice song caadi maahan ❤️❤️

  • @mukhtarali8641
    @mukhtarali8641 ปีที่แล้ว +2

    Still l listen to my songs in 2023

  • @cishqilyrics
    @cishqilyrics 5 ปีที่แล้ว +3

    Zaki yare
    Gulled zimba
    Zafwan halac
    Kiin jamac
    Iyo qaar kalo badan
    Maftuux cadceed ba fanka ku haya

    • @elyahyelaaskawi2341
      @elyahyelaaskawi2341 5 ปีที่แล้ว +1

      Ma ila aragtey Nio
      MAFtuux Cadceed Waa Legend wlhi

    • @yunana2161
      @yunana2161 5 ปีที่แล้ว

      Zaki yare heestiisan iyo ti kala ala quruxsan buu kusoo baxay Maftuux baa tumay

  • @wartaentertainment3991
    @wartaentertainment3991 5 ปีที่แล้ว +1

    Codka waaaaw
    Videoga. Waaaaw
    Music. Waaaaw
    Erayada. Waaaaw
    Best studio liban
    Liban jamac you r my role model broh
    Pin ii saar

  • @inaasshirwac3810
    @inaasshirwac3810 5 ปีที่แล้ว +11

    Yaa salaam Thnk u my fanaan zaki

  • @farhiyabarre1164
    @farhiyabarre1164 4 ปีที่แล้ว

    Iyaa,hees iqancise, yaawaye gabadha saan dhan loo amanayo
    Anaa yaa ii amanayo😍🤗🤗

  • @galaydhmedia1855
    @galaydhmedia1855 5 ปีที่แล้ว +5

    Music 💯💯Muftax Cadceed Way iga gadan tahy a

  • @guhaad6514
    @guhaad6514 4 ปีที่แล้ว +2

    This is underrated song. It should have more than 5 million views

  • @tajudinbayaan2700
    @tajudinbayaan2700 5 ปีที่แล้ว +3

    Ereyo100%
    Laxanka100%
    Codka100%
    Acting100%
    Background100%
    Keep going zaki and protected any copy from media inta igu racsaan like ii saaar

  • @royaltyfree1097
    @royaltyfree1097 5 ปีที่แล้ว +1

    Ninka keliya ee dumarka aadka u amaana keep going zaki yare

  • @ugaaskageesk4893
    @ugaaskageesk4893 5 ปีที่แล้ว +5

    Ha ilaabin musian qarniga CADCEED

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 5 ปีที่แล้ว

    Good Zaki Duubista Liibaan Jaamac Waan Ku Qancay

  • @cabdimajiidabokorxussen5783
    @cabdimajiidabokorxussen5783 5 ปีที่แล้ว +8

    heesta waa la yaabe kaalay day lipan jama wuu tage kalay day 313k subs congratulation

  • @mohanoumer9749
    @mohanoumer9749 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaah baan ilehei gabankan wllhi wa talented.
    Fanan ka heeso macan indhaweyd ma aan arag ❤.
    In uu fanaan weyn noqonaayo taasi shaki kuma jiro💪💪

  • @nimcn77
    @nimcn77 5 ปีที่แล้ว +3

    *Wow what a song Zaki yare Video quruh pdn* *Laxan Wx kLaa Good job Liibaan jamac* 😍👍👏

  • @queennihaal7433
    @queennihaal7433 5 ปีที่แล้ว +1

    Inta naceb hesa oo jecel quranka& anshida plz like me allaw qalbigena ka madowey balayadan shedan aamiin

  • @nuradinrahoy5886
    @nuradinrahoy5886 5 ปีที่แล้ว +5

    Wow this is well recorded, great angles👏🏿👏🏿👏🏿

  • @Shalayiyomaantay
    @Shalayiyomaantay 5 ปีที่แล้ว +1

    Zaki yare heesihiisa inba caadi mahan sxbkeey Abwaanadda waa ku hiliyaan eboow hore u soco. @Libaanjamac waa ku aminsanahay big boss
    Qoraalkeyga Intii like Saarta Janadda alle hageeyo 🙏

  • @Barre27
    @Barre27 5 ปีที่แล้ว +6

    Waxan u dhafro heesta qoraalkeda wa soo baxdey walee masha allah abwaan buuxa bn aheee🤔

  • @nadiaandamal6993
    @nadiaandamal6993 5 ปีที่แล้ว

    Qof zaki ka haboon ey heestan ku so biixii laheed ma jiro heesta iyo miqalka ba caafi mahan horay u soco zaki wllo

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 5 ปีที่แล้ว +7

    Yarta day quruxsan bilacsan day hablaha somali 👑👑👑🌺🌺🌺🖐like✌️

  • @سماسيد-ر6ر
    @سماسيد-ر6ر 5 ปีที่แล้ว +1

    Wwwww nice ina ader hore u soco vivi Abgaal Boy 💪💪👌👌👌

  • @anuushgubjc8681
    @anuushgubjc8681 5 ปีที่แล้ว +14

    Abgaal boy style ka waad udhalate Abti codkaa qurux allah ku xafido🥰🥰🥰🙇‍♂️🙇‍♂️👑👑

    • @zahrafarah1010
      @zahrafarah1010 4 ปีที่แล้ว

      hhhh zaki yare abgaala🤣🤣

    • @naasirmacruuf1224
      @naasirmacruuf1224 4 ปีที่แล้ว +1

      Wa shekhal zaki yare

    • @zahrafarah1010
      @zahrafarah1010 4 ปีที่แล้ว

      mxa la iska hadlay

    • @learnabouttheworld3520
      @learnabouttheworld3520 4 ปีที่แล้ว

      Waa mareexan huuno daarood ismaciil rag dhaadheer

    • @queenzuu6333
      @queenzuu6333 4 ปีที่แล้ว

      @@learnabouttheworld3520 uluuuluuuuu darood ismaillll🥰🥰🥰🥰 rer abtigey

  • @sawdasabnaa1188
    @sawdasabnaa1188 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaw
    Ereyada 100
    Laxanka 100
    Musica 100
    Muqaalka 100
    Codka 100
    Stylka 100
    Libaaan🙋👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 5 ปีที่แล้ว +4

    Eesh caal hees❤
    Zaki yare fanan Dagan

  • @maadcommunity590
    @maadcommunity590 5 ปีที่แล้ว +1

    Maanta aniga ayaa u horeeya zaki yare fanaan buuxa muuqaal qurux badan liibaan jama

  • @moburco9119
    @moburco9119 5 ปีที่แล้ว +5

    🥀 Dadka Lama Sinnee Nuurka Day 😍
    🥀 Waa Dahab Xariiree Macaanka Day Lol

  • @safwaanhalac5590
    @safwaanhalac5590 5 ปีที่แล้ว +2

    Codka💯
    Areyada💯
    Laxanka💯
    Edited 💯
    Music💯
    Heestan waa iga gadantahy✋😍❤🔥🏆🏅😎

  • @fei4life437
    @fei4life437 5 ปีที่แล้ว +5

    Fantastic song OK give me likes my somali people 😍

  • @sadakbergham150
    @sadakbergham150 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaa dugulu madoowaa kalay day ❤❤ jecal qofku haayo aaa garaan garo

  • @unknown-je3ql
    @unknown-je3ql 5 ปีที่แล้ว +29

    Hdaa comenti aqris usoo gashay like iisaar🤘❤😅

  • @hayattmohamed122
    @hayattmohamed122 5 ปีที่แล้ว +2

    *Zaki Yarre WayahaN Danbe🙈🎶 Waa Layaby🎤🔥 Legend Hadaad Tageero utahy 🔥🔥Lik3*

  • @abshirjeesto2142
    @abshirjeesto2142 5 ปีที่แล้ว +4

    Legend Zaki Hees io Cod Music ka daran👍👍👍👍

  • @abdirazakmuhumed8834
    @abdirazakmuhumed8834 5 ปีที่แล้ว

    Heestaan fanaanka wuu soo xaday abwaan zalal ayuu kasoo xaday asigane uguma talagalin in uu fanaanka u dhiibo lkn weyba fiicantahy haduu magacisa ku xusay waa nin gob ah oo wax xaday lkn ninki lahaa aan xaqirin 👏👏👏👏

  • @abdinasirmohamud6023
    @abdinasirmohamud6023 5 ปีที่แล้ว +3

    Wow amazing song
    Like ii saara intii taagersan zaki yare and studio liban

  • @MohamedAbdiMohamed__
    @MohamedAbdiMohamed__ 5 ปีที่แล้ว +2

    Oh i cant tired Seeing somali people are Verry beautiful oNe Love Somali wayN
    From Pangaladesh🇧🇩

  • @abdirazakibrahim623
    @abdirazakibrahim623 5 ปีที่แล้ว +3

    Muuqalki qarniga iyo heestiii sanadka saki yare heestani sidaasay ku qaraxday😂❤💯✔

  • @johnkriss4854
    @johnkriss4854 5 ปีที่แล้ว +1

    The best Somali singer in 2k19

  • @sacdiafarah1256
    @sacdiafarah1256 5 ปีที่แล้ว +6

    Saan gabdho u nahay wn ku cimaamadny ❤❤❤❤👏👌👌👌👌👌

    • @ayanhealthyfood7586
      @ayanhealthyfood7586 5 ปีที่แล้ว +1

      sacdia farah walal channel kayga Subscribe isaar ina soo booqo ado mahadsan

  • @abdisamadking432
    @abdisamadking432 5 ปีที่แล้ว

    Liibaan jaamac libaax heesba heesta ka sii danbeeso kasiii holacsan tahy keep on.

  • @shukriabukarabdi4720
    @shukriabukarabdi4720 5 ปีที่แล้ว +3

    Alla wilashena somaliyed qurux badanaa 😘😘

  • @darwishmedia5560
    @darwishmedia5560 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlh Sadax mar baa kusoo ceshtay,Absolutely Worth Billions views😍❤

  • @basheybsb7919
    @basheybsb7919 5 ปีที่แล้ว +9

    SuperB. Let's make this a hit

  • @varyare27
    @varyare27 5 ปีที่แล้ว +1

    Iam from sudan but i like somali musik is best.

  • @siyadosman8077
    @siyadosman8077 5 ปีที่แล้ว +6

    The cameraperson did a very amazing job
    The beat so attractive
    The song is beautiful though I don't understand it well

  • @abuubakaromarcgaadir853
    @abuubakaromarcgaadir853 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees heesaha kle dhaafty wil qurux iyo cod isku darsady❤❤❤

  • @mehrawiofficial5706
    @mehrawiofficial5706 5 ปีที่แล้ว +3

    LiiBan Jama Bro
    Go forward👍💯

  • @mohamedabdikafiahmed4711
    @mohamedabdikafiahmed4711 5 ปีที่แล้ว

    Zakiyow heesta waad soo shaafteydaye ee ninkii iskalahaa uhoyo kaabe

  • @Waarre
    @Waarre 5 ปีที่แล้ว +17

    Heesta wey kala kacsanatahay inaba caadi maaha😍
    Lkn waxaan jeclaa inuu inan yar oo la jaastaa soo wato 😂
    Like igu cimaamada Somaliyeey😎

    • @Ym-uo5xn
      @Ym-uo5xn 5 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi cadi maysan ahatayn haduu gabadh soo kaxaysan laha

    • @jirfe
      @jirfe 5 ปีที่แล้ว

      You are fucking ideot walaashaa ugu yeedh ha qab qab sadee raali MA ka tahay inuu waa ashamed video ga soo gesho

    • @haniitaqurxoonbdn8927
      @haniitaqurxoonbdn8927 5 ปีที่แล้ว

      Gavol Navol. zax waye wllhi

    • @happysalah8625
      @happysalah8625 5 ปีที่แล้ว

      Ww

  • @hanaabdicasis123
    @hanaabdicasis123 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw asal salan sare

  • @SOMALIVIRAL012
    @SOMALIVIRAL012 5 ปีที่แล้ว +10

    First views nabiga hadad jeceshay scw🇸🇴❤❤❤🙏 likes iisaara

  • @mohamedmohamed-vv6ds
    @mohamedmohamed-vv6ds 5 ปีที่แล้ว

    Zaki yare heeesba heesta kasii danbaysa way ka shidantahy mash alh qof codkiisa fanka ku jooga👏🏼👏👏🏼👏👏🏼👏👏🏽👏🏼👏👏🏽👏🏼👏😍😍😍😍😠😠🚶‍♂️😠🤗👏🏼👏👏🏼👏🏽👏👏🏼😍👏👏🏽👏🏼👏👏🏽👏🏼😍👏👏🏼👏🏽👏👏🏼👏🏽👏👏👏🏼👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽keep going

  • @abdishakurabdulahi3836
    @abdishakurabdulahi3836 5 ปีที่แล้ว +8

    Nabiga hadad jeceshay illah dartiisa like u saar iyo subscribe hadad saarin gacanta illah haka gooyo

  • @nimcorashiid8570
    @nimcorashiid8570 5 ปีที่แล้ว +1

    Woow
    Music 100%
    Codka 100%
    Style100%
    Laxanka 100%

  • @hanadnaasiromarhanadnaasir7121
    @hanadnaasiromarhanadnaasir7121 5 ปีที่แล้ว +4

    Fanan zaki yare 👌👌👌👌Top song 100%💓💕💖💞💞🙏🙏🙏🙏🙏🙏💗