Kaqaad calaamada kinemaster | Application ka ugu wanagsan video editing | working 100%

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Assalama allaikum.
    Dhamaanteen waxaan isticmaal smartphone ama mobiles, hadaba ma ogtahay inaad mobilkaaga ku samaysan karto wax dadka badankoodu ay u isticmaalaan inay sameeyaan qalabo qaali ama waaweyn. Wax kalana maahee editing-ka.
    Hadaba maanta waxaan idiin soo bandhigayaa application aad u qiimo badan oo lagu magacaabo kinemaster. Applicationkan markaad Google Play ka soo dagsato inuu wato calaamad qaybka kore ku sawiran oo xitaa muqaaladaada raacaysa mar Export gareyso oo loo yaqaan watermark. Sidii aad uheli layd yadoo bilaa watermark ah kadaawo muqaalkan oo dhameso.
    App: [Facebook to google drive download]
    🤏
    www.facebook.c...
    JOIN US:
    ■Facebook page
    / mohmett.j
    ■ Instigram
    / mohmett01
    ■ Facebook Khaasa
    m.facebook.com...
    ■ Tiktok
    tiktok.com/@mohmett01
    Tags
    Sida calaamada looga qaado kinemaster
    Kinemaster bilaa calaamad ah
    Sida loo delete gareeyo calaamada kinemaster
    Ka qaad watermark kinemaster
    Baro kinemaster af somali
    Sidee watermark looga qaadaa kinemaster
    Sida loo degsado kinemaster bilaa watermark ah
    Hel kinemaster bilaa watermark ah
    Sida loogu qurxiyo videoyada kinemaster
    Sida loo edit gareeyo video
    Kinemaster bilaa watermark
    Download kinemaster without watermark
    Sida loo download gareeyo kinemaster bilaa watermark ah
    Download kinemaster
    Get kinemaster without watermark

ความคิดเห็น • 64

  • @Sir_fathi
    @Sir_fathi 3 ปีที่แล้ว +15

    Hor-u-mar waara

  • @moentertainment1300
    @moentertainment1300 3 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanid zxp wlhi muqaal inbadan sugeyney 1st

    • @mrmohamedddd
      @mrmohamedddd  3 ปีที่แล้ว

      Adna Mahadsanid sidoo kale❤

  • @somedits7486
    @somedits7486 3 ปีที่แล้ว +9

    Muqaal loo baahnaa ani waan aqaan lkn hore uma arag youtuber somali oo ka hadlay waxan ku leeyqhay keep going wll.

    • @mrmohamedddd
      @mrmohamedddd  3 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid, zxp lagayaabe iney jiraan🤣

  • @aminoday__9245
    @aminoday__9245 3 ปีที่แล้ว +6

    Weey mzha Allah pro kep goin

    • @mrmohamedddd
      @mrmohamedddd  3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid zxp., sidoo kale keep going

  • @ciiltireibnudheeliye9099
    @ciiltireibnudheeliye9099 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaH hore u soco maSuuL

  • @heeganchannel7898
    @heeganchannel7898 3 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid zxb

  • @abdullahidhanaandhanaan4305
    @abdullahidhanaandhanaan4305 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad hore usoco sxp wllhi wax badan baan kafaaiday sxp👍👍

  • @apdullaahimuhamed7295
    @apdullaahimuhamed7295 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going zhp

  • @AadanIshaan
    @AadanIshaan ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @asalraacmedia
    @asalraacmedia 2 ปีที่แล้ว +1

    Ujeedada muuqalka wa kinamster an lahayn calamada kamana aadan hadlin fadlan mawduacaga iyo waxad ka hadlayso ha is lahadan

  • @Xograacmedia1
    @Xograacmedia1 ปีที่แล้ว +1

    Xaggee kala danaa

  • @cabdilaahisaalax7823
    @cabdilaahisaalax7823 วันที่ผ่านมา

    Sxb sidee muuqaalka sawir loo saartaa

  • @abdotube7950
    @abdotube7950 2 ปีที่แล้ว

    Wa.aleekum sallaam warahamatullaahi wobarakatuhuu Mashaa Allah tabaarakalaahi

  • @abshirabdihassan6081
    @abshirabdihassan6081 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaH sxp MaHad sanid

  • @mohamedabdullah9983
    @mohamedabdullah9983 3 ปีที่แล้ว +4

    Macalin aaway link kinmaster laga dagsanaayo

  • @MehmetYousuf-fx3gi
    @MehmetYousuf-fx3gi 10 หลายเดือนก่อน

    War zxp nio halkee kala soo dajisan kara kan la jabsaday

  • @biindhebidaar7526
    @biindhebidaar7526 3 ปีที่แล้ว +2

    thankz

  • @4166Ama
    @4166Ama ปีที่แล้ว

    Mahadsanid bro

  • @Zaakirmovies
    @Zaakirmovies ปีที่แล้ว

    Thenkz wallka

  • @HiigsiTv
    @HiigsiTv ปีที่แล้ว

    Good

  • @azazipro9635
    @azazipro9635 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

    • @mrmohamedddd
      @mrmohamedddd  3 ปีที่แล้ว

      Version kii ugu danbeeyey ayaan dhawaan soo wadaaa lkn youtube ma ahan Facebook page ka

    • @yacquubcaanka4829
      @yacquubcaanka4829 ปีที่แล้ว

      ​@@mrmohamedddd😊😊😊

  • @muxiyadiinofficial7349
    @muxiyadiinofficial7349 3 ปีที่แล้ว +8

    🎖Keep going💖👑 pro👋

  • @maalincusub
    @maalincusub 3 ปีที่แล้ว +5

    WAXAAD TAHAY LANBAR ONE KUSALAMAYAA

    • @mrmohamedddd
      @mrmohamedddd  3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid, waan kaaqaday ad

  • @sameystechnology576
    @sameystechnology576 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend 💯

  • @cabdallaxaaji2731
    @cabdallaxaaji2731 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend😘🤩🥰🥰🥰

  • @waxqabadchannel6668
    @waxqabadchannel6668 3 ปีที่แล้ว +2

    Lakin ma yaalo link

  • @skimoha11345
    @skimoha11345 ปีที่แล้ว

    Sxb muqalkan thumpnail kiisa maxaad kusamaysay sxb igu caawi

    • @mrmohamedddd
      @mrmohamedddd  ปีที่แล้ว

      Sxbow hada ma xasuusto lkn pixellab baan u maleynayey

  • @kaamilgalaydhkg4435
    @kaamilgalaydhkg4435 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb kaama hayo

  • @abdullahidhanaandhanaan4305
    @abdullahidhanaandhanaan4305 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp waad uqalanta wxaaan saarna kuwa an qiimo lahayn

  • @kaamilgalaydhkg4435
    @kaamilgalaydhkg4435 2 ปีที่แล้ว

    Waan gartay

  • @abshirak710
    @abshirak710 2 ปีที่แล้ว

    Kinemaster

  • @taariikhdaiyocilmiga8130
    @taariikhdaiyocilmiga8130 2 ปีที่แล้ว

    God

  • @keydchannel9119
    @keydchannel9119 2 ปีที่แล้ว

    Sxp linkga inoo soo dhig

  • @yusufabulahi4625
    @yusufabulahi4625 ปีที่แล้ว

    Link kaama hanyo

  • @kaamilgalaydhkg4435
    @kaamilgalaydhkg4435 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb sidee loodajiyaa

    • @mrmohamedddd
      @mrmohamedddd  2 ปีที่แล้ว +2

      Linkigaan:-
      drive.google.com/file/d/1MmtXyxetbnWig5jpjAYRFE4RObLWcSsH/view?usp=drivesdk
      Kadibna waxaad eegtaa calaamad download ama falaar hoos u jeeda xaga sare ee midigta.
      Waana kinemaster cusub tii hore ama ta muuqaalkaan mahan.

    • @kaadhaadhicina
      @kaadhaadhicina ปีที่แล้ว

      Keep going

  • @Calami_Sports
    @Calami_Sports ปีที่แล้ว

    ❤lpx

  • @ruqiyashariif1324
    @ruqiyashariif1324 21 วันที่ผ่านมา

    𝑴𝒂𝒉𝒂𝒅𝒔𝒂𝒏𝒊 𝒘𝒍𝒍 𝒆𝒆 𝒔𝒊𝒅𝒆𝒆 𝒐𝒐𝒈𝒂 𝒒𝒂𝒂𝒅𝒂𝒂 𝒄𝒂𝒍𝒂𝒂𝒎𝒂𝒅𝒂🎉𝒌𝒆𝒏𝒊𝒎𝒆𝒔𝒕𝒆𝒓