Deg Deg Somalia Oo Xuduudka Itoobiya Xirtay & Abiy Ahmed Oo Dagaal Ku Dhawaaqay, Guusha Xil. M/Abiib

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 38

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 2 หลายเดือนก่อน +4

    Machallah inchallah guulastay midnimo somalies

  • @biriyecali3930
    @biriyecali3930 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waad ku mahadsantihiin wararka aad inoo soo gud bisaan bahda grand tv lkin waxaan soo jeednayaa in aad warkiina soo yareysaan daqiiqdaha waraarka hadlaku markuu bato nuxurkavayaa ka taga sidaa

  • @LiibanAhmadmahamadibahim
    @LiibanAhmadmahamadibahim 2 หลายเดือนก่อน

    Raygayga usheega meesha calamka inay huubaynayso Ethiopia argagixisada wll ky Somali gaadh si warka dawladda

  • @Hawa-m5o
    @Hawa-m5o 2 หลายเดือนก่อน +1

    Teendhada ninki lagu doortey ayaa aduunka maqlayaan adigana intaad haysato Allaha kuu barakeeyo Cadowgaada maahi ,

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g 2 หลายเดือนก่อน

    Diyaaradah

  • @imaanaadan2298
    @imaanaadan2298 2 หลายเดือนก่อน

    Macixiri kartaa

  • @maxamedadamcabdi8496
    @maxamedadamcabdi8496 2 หลายเดือนก่อน

    Dawlad soomaaliyeed oo xudduud xiri kartaa miyaa jirtaa af qooyan waa iska hadli karaa oo fal lahayn

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dastoorka Garawe daarood ku soo samays
    Tay ayaa Hasan sh. Cirka
    Ku laa shay. Mid cusb keenay. Kaas Daarood mar dambe xamar Madax. Ka noqon.

  • @cabdilaahiqalinle2437
    @cabdilaahiqalinle2437 2 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaanad maahe waa xildhibaan warning adeer hadalka iska sax

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 2 หลายเดือนก่อน

    Lama xidhi karo xadka somaloya iyo itopiya, waayoabii axmed would iska tagayaa wanna daalin

  • @dargo114
    @dargo114 2 หลายเดือนก่อน

    Etheopia injirey xataa ma aha inloo ogilaado bad sida Jabuuti ilaa ay dhulka Somaalida DDS laga soo celiyo xoog ama xeel.

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 หลายเดือนก่อน

    Dagaal fooda leys daro mooyee xalkale malaha Xabasho............weyna Garanee Soomaali Dagaal looma bilaabo...

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 หลายเดือนก่อน

    Itoobiya waa sheeydaane warka jilicsan doowladeenu haka joojiso

  • @ahmedmahdi629
    @ahmedmahdi629 2 หลายเดือนก่อน +2

    Warka haka bilowdo dhulalka ay horay uga qabsadeen Somaaliya in ay dib usoo celiyaan si kuwa hadda ay u hanqal taageyso uga cararto Amxaaradaan

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 2 หลายเดือนก่อน

    Hub ka iyo ciidamada qaraxyada dilal ka baada alshabab waqooyi waaqab sadeen ithopiya

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 หลายเดือนก่อน

    Qabiil ayey ku Doorteen Waa lawada Garanayaa Oromka...........

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 2 หลายเดือนก่อน

    Itoobiya nam kala going karto waayo waa guumaysi somalidu ma ogling, masaryk israa,iil baa xanuujisay, faarfaarna haddii masaryk timaado somali ayaa feerfeer leh dalka somaliya waa xor , madaxweyne xasan sheekh ayaa dalka ilaahy ka sokaw ka macula keen masaryk sscguul xasan sheekh maxamed

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 2 หลายเดือนก่อน

    Itoobia xoog amba xeelad ayay ku qaadanaysaa xeebaha somaliland. Waxaan ka rajeynayaa madaxweynahayga Muse in uusan yeelin dalabka Abiy . Hore ayuu u yidhi waa in aan ku helaa badd Xoog amba Xrrlad.

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 2 หลายเดือนก่อน

    Oo yaa kaga futo xun.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 หลายเดือนก่อน +5

    Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪 car soomaliya 🇸🇴 Ha iska celiso dowlada Ethiopia 🇪🇹

    • @sahramohamed7113
      @sahramohamed7113 2 หลายเดือนก่อน

      Hooyadaa usheeg dagaalka kuma istaagaayo hadey itobiya waa oromada xun waxaa ka adag ogaadenya kaliya

  • @XussenXoosh
    @XussenXoosh 2 หลายเดือนก่อน +1

    6:07

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 หลายเดือนก่อน

    Nin aysan Shantaadu kaa reebin Sharci kaama Reebo.............

  • @XussenXoosh
    @XussenXoosh 2 หลายเดือนก่อน

    Waa madhac do iyo been abuur abii uu ku riyoo naayo wax bana kama arag soo maali yuuna kusoo hab saamin dhul iyo badba

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 2 หลายเดือนก่อน

    Degdeg : OQOONSIGA GOBOLKA AXMARADA IYO TIGREGA HAKU DHAWAAGDO SOMALIYA wayo qaniinjo aya kafujisa qaniinjo kale.

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa somalilland ah ma qabiilka idoorka laangaabka ah

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 2 หลายเดือนก่อน

    Been badanaa, Alle idin jabi.

  • @aweyskhayre2568
    @aweyskhayre2568 2 หลายเดือนก่อน +1

    WAAR WAXAN WARIYE IMAQALMO WAA BEENAALE

  • @LJama6119
    @LJama6119 2 หลายเดือนก่อน +1

    adeeroow hana wareerin Abiy iyo Xasan Sheikh waa saaxiibo, shuraako ku ah in dhulka iyo badda Somalia la qaato.

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 2 หลายเดือนก่อน

    Waa iin loodiyaar garoobaah dagaal rag iyo dumar hub laganasaaro sirdoon ka ithopiya oo abniyaad ka alshabab aad ugaraneysaan lagana jaro dakada jabuti wada waa iin miino lala dhaco

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 2 หลายเดือนก่อน

    Xuduudka dheer iska daaye dowlad ku sheega xasan sh ma xidhi kartaa xuduudaha banaadir

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk Heshiis been abuur ah kkkkkk
    Jacaylka Ethopiya iyo Beesha Isaaq oo noqotay dad u niikiya Ethopiya.
    Waa wasabaa Ethopiya.

    • @AdamOsman-gz3df
      @AdamOsman-gz3df 2 หลายเดือนก่อน

      Adigaa wax ku niikiya futada u kala haya, musqul yahaw!!!!!

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 หลายเดือนก่อน

    Isaaqland not Soomaliland.............

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 หลายเดือนก่อน

    Badda Soomaali oo Dhan ayaa Difaaceysa............Hawiye iyo Daarood ayaa Garabkiina ah...........Xabasho Baddaheena waa ka Xaaraam ...........Badda Soomaali baa lleh...........Not Habash and Muse Oram..........

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 2 หลายเดือนก่อน

    Biixi waa tuug beenaale ah

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 2 หลายเดือนก่อน

    Wariyahaan xaq umale inuu weriye ahaado waa doqon

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 หลายเดือนก่อน

    Daraawiish iyo Awdal kuma Jiraan Waa Soomaali Dhaba Soomaali diid kuma jiraan ........Mgaca Soomalilana waa u Dhamaatay waa Isaaqland Ma Maqli karno Gobalada Waqooyi Haddii aynu nahay...........