Update lagu sameeyey DT4X iyo xogo muhiim ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Linkigeena company ga DT4X.
    Riix linkigan si,ad isu diiwangeliso:-
    dt4xtrader.com?ref=2376
    Isticmaal discount ka 5%: trader5
    Wixii caqabad kugu timaada ama caawimaad ubahatid igalaso xidhiidh
    Instigram: / abdiqanih7
    Telegram: @Abdiqanihaaji

ความคิดเห็น • 27

  • @somalieasytradingsetfx8223
    @somalieasytradingsetfx8223  2 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan idin kula talinayaa hadii aad account iibsanaysaa inaad 25K iibsataan sababtoo ah account ka 10k ga ah iyo account ka 25k ah waxay is dheeryihiin 100$ qudha.

  • @trader5357
    @trader5357 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaal waad mahadsanatahay 100% ustaad qaaliya

  • @habibmalinmohamud5726
    @habibmalinmohamud5726 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you my Teacher Cabdiqan.

  • @mohameddhuunkaare1355
    @mohameddhuunkaare1355 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Zxb Xog mihiim ah Ayaad Nala wadaagtay

  • @zakimartial4158
    @zakimartial4158 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansh allah ustaad waan kutagera lkn wali shirkdan doonayay kamad soo hadlin Tff

  • @wadanigadhabtaa165
    @wadanigadhabtaa165 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa mahadsan tahay masul

  • @suldanyare6855
    @suldanyare6855 2 ปีที่แล้ว

    Istaad maxaa ika badalay hada la isma diiwaan galinkaro miyaa

  • @abaasalbert9300
    @abaasalbert9300 2 ปีที่แล้ว +1

    Thnks bro

  • @mucaadyare2372
    @mucaadyare2372 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks dear bro

  • @mohamedyuur9618
    @mohamedyuur9618 2 ปีที่แล้ว

    Wll binance lacagta ma uga shuban kartaa ibs Banka mana kula bixi kartaa

  • @abdinoorsamriye5743
    @abdinoorsamriye5743 2 ปีที่แล้ว

    Kan lacagtiisa badan ustaad mid kale inoo raadi kuwan waxood waa lacag tag

  • @abdulwakilmohamedali1798
    @abdulwakilmohamedali1798 2 ปีที่แล้ว

    Macalin paypal marka aan saysto ma wuxu igarabaa documents mise sidaa yarbaa lagusameyn?
    Mida kale acoutka 10k passport inan la imaado ma waajibbaa mise paypal ugamaarmaa pls ustaad??

  • @wondergames7146
    @wondergames7146 2 ปีที่แล้ว

    Nimankii dt4x lacagihii soo diri waaye ee ka taxadara

  • @cabdiwahaabcabduqaadir153
    @cabdiwahaabcabduqaadir153 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan rabay inan liknigaaga iska diiwan galiyo pro Aad baad umahadsanthy waxaan rajaynaya inan caawinaad kaa Heli donno hadii Aan kuu baahdo :: kaliya qofka waa inuu haystaa mastar card sidaas sooma ahan pro

  • @hogolmgq8236
    @hogolmgq8236 2 ปีที่แล้ว

    sxb adoo mahadsan company ma leeyhy Islamic acc si aan swap isaga ilaalino mahadsanid?

  • @mohamedabdulosman8380
    @mohamedabdulosman8380 2 ปีที่แล้ว

    Ustad arintii swap ka maxay ka dhaheen

  • @mohaosmanahmed3131
    @mohaosmanahmed3131 2 ปีที่แล้ว

    ustaad wd mahadsan thy lkin mid bn rabaa inaan kaa saxo adna bal si fcn uso hubi ...... mudane DT4X ma ogola 0.01 wx la dheho blse lot sizeka aad isticmaasho 75% ayad u geli krtaa ka dibna wa inaad xirataa cabar ka bacdi mahadsanid ustaad

  • @ahmadabdi2693
    @ahmadabdi2693 2 ปีที่แล้ว

    First comment

  • @afjaraxmed6990
    @afjaraxmed6990 2 ปีที่แล้ว

    FTMO UPDATE kasoo hadal
    Waana jabN yahy

  • @abdirahmannuhbashiir7127
    @abdirahmannuhbashiir7127 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad free swap miyey ogolaadeen

  • @ahmadabdi2693
    @ahmadabdi2693 2 ปีที่แล้ว

    Qali weye wlh lama gadan karo 10k oo 350 ah daily lose 500 xanun weye. Ma 500 iskaga shubto fxprrmium loqatay

    • @somalieasytradingsetfx8223
      @somalieasytradingsetfx8223  2 ปีที่แล้ว +3

      Waa run lkn 500$ oo fxprimus kugu jira lacagta aad ku samayn kartid ayaa yar tusaale 100% hadad korisid bisha waxay noqonaysaa 500$😃.
      Lkn hadii aad account 10k ah iibsatid oo 350$ ah faaiido aad ku dartid 5% ah bisha waa 500$, 300$ adiga iskaleh waad kasoo ceshatay accountkiina waad sii haysataa percentage badana wad kusii samayn kartaa

  • @ahmedciyow7151
    @ahmedciyow7151 2 ปีที่แล้ว

    Vediowga wey moot motiyaan somali cajis kkkkk