Mansha Allah aniga waligayba sheekh Almis iyo culimada kale ee Somaliland way ii kala duwanayeen waa shaqsi runta mar walba sheegaa xataa haduu yahay qofka ugu dhow oon aqoon habrasho iyo gabasho toonaa, waajibkii ku saarnaa wad gudatay fariintaadana si cad ayaad u sheegtay halka culimo kale oo ka saamayn badani ay hoganayaan oo ayna waxba ka odhanaynin waxaa Umadda masaakiinta ee la isku dul haysto ku dhacaya, laakin waxa xaqiiqo ah in la waydiin doono maalin aan maanta ahayn Iyagana, allah ha ku barakeeyo sheekh.
Sheekha wuu xabeebiyay, meeshaan kursi baa laysku haystaa wax kale majireen. Khilaaf mab'a ama asaasiya majiro. Wixii la dhigtay mar hadaan lagu shaqayneen, waxaa qumam bal in kursiga meerto laga dhigo si nin ba markiisa ugu fariisto ugu yaraan hal mar ileen caqli aan reer hebel ahayn majiree.
Sheekhu waxan uu ka hadlayaa ma waxa laysku hayaa horta? waxa laysku hayaa maaha mabaadi,i diini ah ee maslaxad siyaasi ah oo dhawr qof dhex taalla. All in all si fiican buu u hadlay
Wariye ilig xirsibaa WhatsAppka ugu soo qoraaya sheekha ku Celi suaasha ah labada dhinac ee is haya haduu dhinac diido maxaa xal noqonaaya? ufiirso daqiiqadaha 54:51 Mobile dhulka yaala ayuu ka akhriyayaa su,aalo Loo soo qoraayo
Sheekhanaa Waxaad ka Hadashaa waxan laysku hayaa waaxay ma democracy baa layska haystaa Ama laysku khilaafsan Yahay Mise waà Diin Islaam !!!!! Gabi Qodobadan Aad Ka Hadlaysaa Waa Dul xaadh Xaadh Uun Ee Bal nabarka taabo !!!!!!
Sheekhoow jasaaka Allah khayr Ee marka reer sheekh isixaaq beelaha dariskooda ah at weerarayaan iyagoo u dawladaynayaa. Miyaaad iloowdaan inaad tirahdaan Allah ka baqa,mise waa la jiifiyaa banaan, mise reeraha kale muslimiin Uma aaminsanidin.
Hasan runta Hadi laga hadlo sheikh yada somali o dhan way gaben masuliyadi wayo Allah wuxu ku wajib yelay munkarka inay reban wakhtiga u socdo waxad shegtayna waka mid
Inagu waxaynu ku dhaqanaa waxaynu qoranay ee kitaab ka eebe kuma dhaqno markaa ha soo dhexe galintiinta siyaasada waxaa khllaldan ka raba inuu kaligii noolaado
Dardaaran qaaliya oo dhaxal gal ah ayuu jeediyey sheekhu . Ilaahay ha waafajiyo dawlada iyo mucaaridka wadada saxda ah ee umada u dan ah. Somaliland waa meel ay ku noolyihiin Culimo haysta mujtamac qalbi wanaagsan.
Tabaraka’Allah Masha’Allah, this was the best program and best topic, Jazaka’Allah khair to everyone✌️❤️👍🤲
Mansha Allah ilaahay ha xafido sheikha iyo Mahamed ilig oo dooda wanaagsen so qabanqaabiyey
Jazakallaah khayr shiekh ilahay haka abaal mariyo Amiin
Sheekhow jazakallahu Khayr
Allah ha Ku xafido
Sheekh Almost,,,waa,qiirooday,walaahi,jasaa,alaah,💙♥️💋💋🍎🍎💖💖💟💞🍓💓💞💞💟💖🍎💋💋💋🍎💖💟💞🍓
𝖲𝗁𝖾𝗂𝗄𝗁 𝖺𝗅𝗆𝗈𝗌𝗍 𝗆𝖺𝖺𝗁𝖾𝖾 𝗐𝖺𝖺 𝖠𝗅𝗆𝗂𝗌
Jazak'Allah sheikh. Allah haku barakeeyo.
Walhi waa runta sheekh yaxye almis ilaahy haku barkeeyo ❤️ 😭😭😭😭
Mansha Allah ❤️
Jazaaka Allah khayr
Sh. Almis
Sh. Yaxye
Sh. Ibraahim
Mansha allaaah walalkey qali ilaahy haku barkeeyo ❤️ I love you so much mm somali tv my brother noloshu kuma ciisho walalo qali Report 💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏
Mnsha allaha ❤️🌙
Jazaka Allahhu khayr yaa sheekh
Sheekh yahya mmtv allh ha idin xifdiyo 🤲🤲
Mashallaah Allaahu Akbar Allow idin xifdhi allaahu ma aamiin 🤲 yaa rabalcaalamiina 🤲🤲🤲
Scw nebigu reruh aman waa kuwi dinta uu gargaraya kuwu nacana waa kuwi kaa hor yimi ee kumu doran qabil jacal
Mashaa Allah. Jasaka Alaahu khayer sh: Almis xaji Yaxye
Wlhi waan ilmeeyey wll maxmed sheekh almis wax badan baan cawa ka faaiday
Jazakalahu khayr ya Sheekh Ilaahay ha kaa abaal mariyo si fiican oo dhanwalba taabaneysa ayaad wax ugu sheegtay Maasha’allaah 😊🤲🙏💚🤍❤️🌹💐🥀💖💕
⁹
⁰9
00⁰0
Mansha Allah aniga waligayba sheekh Almis iyo culimada kale ee Somaliland way ii kala duwanayeen waa shaqsi runta mar walba sheegaa xataa haduu yahay qofka ugu dhow oon aqoon habrasho iyo gabasho toonaa, waajibkii ku saarnaa wad gudatay fariintaadana si cad ayaad u sheegtay halka culimo kale oo ka saamayn badani ay hoganayaan oo ayna waxba ka odhanaynin waxaa Umadda masaakiinta ee la isku dul haysto ku dhacaya, laakin waxa xaqiiqo ah in la waydiin doono maalin aan maanta ahayn Iyagana, allah ha ku barakeeyo sheekh.
Allaah haku barakeeyo sheekh
mansha all xafiytuu laah
Sc Sheekh Almis Yaxya X. Ibrahim.Jazaa Akallahu Khayran.Mujaahid MuJaahid Dhalay.oo Naf iyo Maalba u huray Xorayntii waddankan.
Maansha Allah Jakallah sh, Almis sh,Yaxye
Gudida culimada ugu horeyzey waad xidhneyde
Sheekh umada halugayn
Maashallah sh almis yaxye iyo tvga mmtvba alle habarakeeyo
My brother respected 💯 🙏
Faysal Ali warabe listening…….👂🏼
Mashallah
Masha allaah
Kasha. Alla. Sheeha. Alle. Haa. Ku. Barkeryo
Sheekha wuu xabeebiyay, meeshaan kursi baa laysku haystaa wax kale majireen. Khilaaf mab'a ama asaasiya majiro.
Wixii la dhigtay mar hadaan lagu shaqayneen, waxaa qumam bal in kursiga meerto laga dhigo si nin ba markiisa ugu fariisto ugu yaraan hal mar ileen caqli aan reer hebel ahayn majiree.
Hayi dhaa ilaahay kabaqa oo kitaabka umadakumaala
Yaa sheekh yaxyaa
Sheekhu waxan uu ka hadlayaa ma waxa laysku hayaa horta? waxa laysku hayaa maaha mabaadi,i diini ah ee maslaxad siyaasi ah oo dhawr qof dhex taalla. All in all si fiican buu u hadlay
Sheikhu qolada xukumadda ayuu waano u jeediyey lkn kuwa mucaaridka ee siidhiga afuufay muu waanin
Ilahay Ka baq!
@@mahajama3891 Anigu cid ma caayin lkn sheekhu inuu labada dhinacba waaniyo ayay ahayd. Adiguna ilaahay waxba taqaanide waxaad moodeysa ilaahay inuu yahay mid dadka lagu cabsiiyo sida maggafe Libya jooga
War.ilaahay.ka.baq.maxaa.ilaahay.iyo.magafe.isu.barbardhigeysaa
@@adansaid961 Adiga isbarbardhiya dulliyow anigu waxaan idhi ilaahay ma waxaad moodeysa mid dadka lagu cabsiiyo sida Maggafe Libya dadka ku ciqaaba. Annagu dulliyow ilaahay waxaanu naqaan inuu naxariis badanyey. Lkn dulli adigoo kale ah ayaa ilaahay ka dhiga sida Maggafe Libya jooga. Jaahilyow waxaan kugu dhaafaya block waayo waad qalbi'la'day
Hdii xaq Alle laga hadalo ma dowlada loo jeedaa abdi gah
Alle ka baqo .cidan aakhiro qofna aboorka kaa celinaysee
Wariye ilig xirsibaa WhatsAppka ugu soo qoraaya sheekha ku Celi suaasha ah labada dhinac ee is haya haduu dhinac diido maxaa xal noqonaaya? ufiirso daqiiqadaha 54:51 Mobile dhulka yaala ayuu ka akhriyayaa su,aalo Loo soo qoraayo
Sheekhanaa Waxaad ka Hadashaa waxan laysku hayaa waaxay ma democracy baa layska haystaa Ama laysku khilaafsan Yahay Mise waà Diin Islaam !!!!!
Gabi Qodobadan Aad Ka Hadlaysaa Waa Dul xaadh Xaadh Uun Ee Bal nabarka taabo !!!!!!
KHILAAFKA KAN MAAHA DASTUURKAAGA GAALA AYAA QORTAY HORTA QAADO KITAABKA XAQA AH KAAS BAA DASTUURKA ISLAAMKA AH
Mansha allah walaa waaN qiioody ilahy ha kaa abaaal mariyo
Alleh idin ka raalinoqdo
Sheekhoow jasaaka Allah khayr
Ee marka reer sheekh isixaaq beelaha dariskooda ah at weerarayaan iyagoo u dawladaynayaa. Miyaaad iloowdaan inaad tirahdaan Allah ka baqa,mise waa la jiifiyaa banaan, mise reeraha kale muslimiin Uma aaminsanidin.
Hasan runta Hadi laga hadlo sheikh yada somali o dhan way gaben masuliyadi wayo Allah wuxu ku wajib yelay munkarka inay reban wakhtiga u socdo waxad shegtayna waka mid
A hasan reeraha iyagoo Reer sh isaxaaq ay weerareen iyagoo wada socdaa ayey ahaayeen cuqdada iyo xasadka iyo nacayb kugu jira uunbaad qoraalkaaga kusoo qortay wixii uurka kuugu jira ayuu afka kaa xadaa allaha haku caafiyo waxkale ku odhan maynee
Sheekhu wuu daalay
Inagu waxaynu ku dhaqanaa waxaynu qoranay ee kitaab ka eebe kuma dhaqno markaa ha soo dhexe galintiinta siyaasada waxaa khllaldan ka raba inuu kaligii noolaado
Sheekhu wuu ka baydhe susashii
Xaqa u noqda iyo sllaamka
Salaam MMTV, doodan aad fourteen waxay dawo u taahay jahliga ummadeena xumaha dhexdhigaya
Culimada cid dhex dhexaadin uga dhaw ma jirto
Culimadu ha dhex dhexaadiso kuwan siyaasada kuwashay
Ilig please shekh almis, iyo sh,mustafa,iyo,shekh dirir, iyo,wadada,kale iweydii, maiskudayen iney utagan xukumada,iyo mucaradka, ilah dartiis,maisku,xilqamen,iiweydii,
سورة لحجرات دراستها.
Horta hakala qaado
Mxmed ilig xaga culimada nooo soo baddi soo qabbo sh mustafe sh axmed iiid sh mxmed aadan sh dirir sh shacbaan sh c/Rxmn dheere
Maxaa kadiga kasarn khilfka iyo syasada adigu jelkaad kahor ciyari
Warka bax kan yare duligaa muxu ahaa
Wat ?lambada daaraf ?
Abu muusa all Ash cariyi rc
Dardaaran qaaliya oo dhaxal gal ah ayuu jeediyey sheekhu . Ilaahay ha waafajiyo dawlada iyo mucaaridka wadada saxda ah ee umada u dan ah. Somaliland waa meel ay ku noolyihiin Culimo haysta mujtamac qalbi wanaagsan.
Horta masiyaasa sharciyaa katalis meesha
Muse ha u tanaasulo ahacabka ilaahay somaliland ilaahayow hadayacin
Kulmiye sidee u afduubay somaliland mase la'arki doonaa doorasho xalaal ah oo dalka ka dhacda
Shiikhow dad Muslim ahi ma isku xukumi karaa qawaaniin dad sameer ah
CULIMADA LAFTEDI BAA KU DHEX MILANTAYA XALKA SOMALI WAA QABYALADO LAA DABARA GOYO XAL KALE MAA JIRO
This is not somalia this is somaliland
Calmaani iyo islaamka
Waa dab iyo gaas
Xagay dinta calmani uga w
Qoran tahay
Adigu wax ku qaado ayaadaha iyo xaadiista makaa runbaa waxaad lawareegaysid adaabay kuhaysataa arintaniba kkkk
Ninkan layidhaa ilka dheere ilig dheere war niman yohow balaayadan maxaa gaara haysta muxuu lawareegayaa waynaa wuxuu soo qaatay isaga iyo tvgiisa ilaahay hanaga qabto masiibadan balaayada uun raadinaya walaahi waxaankuu sheegayaa kaad wado inaanu somaliland madax ka noqonayn waa lagu arkaayaa toban shaadh oo aan isgalayn ayaad xidhantahay waanad qaawan tahay siyaasi matihid wariyana daa hadalkiisa waayo waraysi kasta oo aad qaadaysid waxaa kaa muuqda caadifad iyo cadho aad cigaara uqabtid
Madaa hogaasha ah madigaa wax hanan kara rag midaad udhigantaa noosheeg balaayadan gaarka ah ee kuhaysata sidii habar masayrtay ayaad khilaaf kuwaalatay