Doorashada Maraykanka oo Qoorta la iskula jiro

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 หลายเดือนก่อน +3

    Illaaahay maraykanka ha dumiyo

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 หลายเดือนก่อน +2

    Good job thanks Ali and martin

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    الأخوة علي حراري ومرتن المحترمين
    Odeygii tarambi ma guleystay ??
    Gabadhii xage wax marayan
    🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin

  • @madeyedow9404
    @madeyedow9404 หลายเดือนก่อน +2

    Asc Adeer Ali xaraare aad iyo aad ayaan kuujeclahay

  • @BaasheCabdi-p7i
    @BaasheCabdi-p7i หลายเดือนก่อน

    Caliyoow waxaan ka baqayaa sidaad isu leeday yyaan ka odhan nikani waa badaw inaad naarta ku waarta waar gabdhan gaalada ah mageeda hadaanad karayn maxaad iska dhibaysaa

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 หลายเดือนก่อน

    Ninkan anigu waan ka shakiyay magaciisa

  • @AboubakerSoubaneh
    @AboubakerSoubaneh หลายเดือนก่อน

    .mustafa Martin gesi ba tahaay.
    Si ficaan aya u taqaana af- somliga ,iyo wariyanimada.

  • @KaamilHaaji
    @KaamilHaaji หลายเดือนก่อน

    Tram guul

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 หลายเดือนก่อน

    Waxaasi falaqayn maahane
    Waa fadhi ku dirir cali xaraare
    Balmarka hore daawo war baahinta caalamka
    Dadka lawaraysanayo iyo samaynta uu leeyahay waraysigu
    Caliyaw dad waawayn ciyaal macno maleh loga fican in codkoodu u ekaado

  • @MaxamedcaliibrahimBuuni-s7g
    @MaxamedcaliibrahimBuuni-s7g หลายเดือนก่อน +3

    Allaahu Akbar❤ 4:27

  • @osmanali6206
    @osmanali6206 หลายเดือนก่อน +1

    Calw Martin ha noo warame no da dee . Dhex galkagi baa nugu baby sx

  • @عليمحمد-ح3و6خ
    @عليمحمد-ح3و6خ หลายเดือนก่อน

    حبيبي ترمب فاز وموسى بيحي عبدي سيفوز ان شاءالله لانه هناك تشابه بينهما ولا يصح الا الصحيح 😂😂😂😂

  • @ahmedfarah4839
    @ahmedfarah4839 หลายเดือนก่อน

    Rodesia ma maraykan bay ku taalaa? Mr. Martin

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 หลายเดือนก่อน

    Rayigega waxa guleysan
    Donald tarambi waxa ku racay Ali xarare oo sii sadaliyay
    An sugno natiijada
    😂😂😂😂😂😂😂Mahadsanidiin

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q หลายเดือนก่อน

    Ali harare❤❤❤❤❤❤

  • @darwiishyaresomalidhaba5477
    @darwiishyaresomalidhaba5477 หลายเดือนก่อน +1

    Martin makala yaqaan sida goboladu u kala taageeraan xisbiyada wuxuu yiri gobolada Michigan iyo North Carolina waa Republican lkn sidaa maaha Michigan, North Carolina iyo kuwa keleba waa gobolada is bedela ee lagu dagaalamayo.

  • @LibaanAli-e8w
    @LibaanAli-e8w หลายเดือนก่อน

    kiisoobaxaaba hasobaxee waxaan ura jeenayaa ineey wanaag kusoodhamaato oon wax qalaasa ah kadhicin

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 หลายเดือนก่อน

    Maraykanku waa fircoonkii qarnigan allow duni

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs หลายเดือนก่อน +2

    Mr Martin is the side of trump 😅😅

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 หลายเดือนก่อน

    Areer Mareykan dhaqan Daarood ayuu leeyahay Daaroodna waligii haween hogaamiye kama dhigan Mareykanna haween hogaamiye kadhigan maayo Sidaa awgeedna there's no way ay Gabadhaa madaxweyne kunoqoneyso😂😂😂

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j หลายเดือนก่อน +1

    Waa Tharm Ninka noqonaaya President United States.

  • @IbrahinAnwar-t7v
    @IbrahinAnwar-t7v หลายเดือนก่อน +1

    Kamaala Harris win

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah หลายเดือนก่อน +1

    Waaw

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 หลายเดือนก่อน

    Guryo LA isugu tegayaa MA jirto iyo tarxiil SIda LA moodayo

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo หลายเดือนก่อน

    Iibaan La aan Baa Haysa Siomalida Ka cabanysa, dadka Cusu😮😮😮😮😮

  • @najibab2138
    @najibab2138 หลายเดือนก่อน

    Cali ninka dhaaf ha falanqeeye wax muhim ah oo hoose ayu ka hadlayaye fadlan

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb หลายเดือนก่อน +1

    Nabad gelyo

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 หลายเดือนก่อน

    Somalidu waa dadka kaliya ee buunbuuniya wadanka aanay lahayn 😂😂😂😂😂

  • @ahmedhersi4025
    @ahmedhersi4025 หลายเดือนก่อน

    Martinow qofka ku waraysanayaaa kow ka ah dadka qabyaaladu biyo dhigatay

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 หลายเดือนก่อน

    Mustafe.Martin.iskusha rah.Madax.weeyne. Mareekan.

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek หลายเดือนก่อน

    HADAL badan . Martin

  • @NaasirAwed
    @NaasirAwed หลายเดือนก่อน +1

    Caliyoow ninka su, aasha marka aad weydiiso carrabka uga deg oo cidhiidhi ayaad galinaysaaye jaanis Sii, jawaabtiiba isagoo aan weli dhammayn ayaad dhex galaysaa, adiguba barnaamijka kaftanka siyaasadda waad ku raaxaysataaaye😂😂

  • @Adan974
    @Adan974 หลายเดือนก่อน +3

    Hee waxba noomasheegin de cida horeysa

    • @ahmedabdulli
      @ahmedabdulli หลายเดือนก่อน

      Xiligan cid sheegi kartaa ma jirto yaa horeeya.
      Waa gobolo badan oo mid kasta natiijadu is bedelayso.

    • @truthhurts2085
      @truthhurts2085 หลายเดือนก่อน

      Trump aya wax yar horeeyo

    • @Adan974
      @Adan974 หลายเดือนก่อน +1

      @@truthhurts2085 shukran sxb

  • @rahmamohamed4356
    @rahmamohamed4356 หลายเดือนก่อน

    Hello guys 👋🌹

  • @GuuledMaxamud-o5q
    @GuuledMaxamud-o5q หลายเดือนก่อน

    Sàxibyal wan salameya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdifatahali9494
    @abdifatahali9494 หลายเดือนก่อน

    frst

  • @LaylaBarre
    @LaylaBarre หลายเดือนก่อน

    CALOW WAXAAN USOO JEEDIN LAHAA MUSTAFA MARTIN IN KALMADA MARTIN UU KA JARO EREYGA “N” KADIB AY NOQOTO “MARTI” GUEST

  • @rasheedgaraad6063
    @rasheedgaraad6063 หลายเดือนก่อน

    Kkkk Calforniyaa Republicans u socota kulahaa iyo TEXAS. WAR NINKAAN SIYAASAD MAREYKAN HAKA WARAYSAN. HADA WAA LABADA GOBOL EE AAN LAGA OLOLAYN OO NATIIJADOODA LAYSKA SII OGYAHAY

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 หลายเดือนก่อน

    Ka kacay hy 😅😅😅

  • @GelleWarsameSabriye
    @GelleWarsameSabriye หลายเดือนก่อน

    ARAGTIDEYDA:=Ma aqbali doonaa Donald Trump haddii laga guuleysto?

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek หลายเดือนก่อน +1

    Qiyaano Aya Ku jirta gabadha kalsooni been baa loo sheegayaa aaqirkana Trump ayaa lasoo saarayaa.rag jilib culus ah ayaa meesha Trump u fadhiya.u fadhiya Hindi iyo Jamaican Gabar ay iska dhaleen madaxweyne yaan loo fadhiyin

    • @ahmedabdulli
      @ahmedabdulli หลายเดือนก่อน

      Naag sahlan maaha.
      Laba Yuhuudi baa loolamaya.
      Naagtan Awoowaheed wuxu ahaa Yuhuudi dhaqaalo badan lahaa oo weliba " FREE MASON" ahaa.
      Sida loo haysto maaha.

    • @Mo.Ali.2010
      @Mo.Ali.2010 หลายเดือนก่อน

      ​Trump has the whites as strong political base that she don't have.

  • @AHirsi
    @AHirsi หลายเดือนก่อน

    0:27 Doland mise Donald trump? Caloow, anigoo og in aad tahay saxafi wayn oo sharaf iyo ixtiraam leh, haddana inaga hagaaji magacyada!

  • @iishitaabo
    @iishitaabo หลายเดือนก่อน

    Kani hadii dal kale ka hadlayo somaliland ayuu moodaa shacabka ayuu kaa ceerin

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 หลายเดือนก่อน

    Waxa ugu muhiimsan ee dadku kawada siman yahay waa qodobka Dhaqaalaha. Waxkaloo dhan dad kama dhexeeyo. Waxaan idin kula talin lahaa Trump doorataan.

  • @SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi
    @SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi หลายเดือนก่อน

    Waar cali ninkii mustafe waaxay waxanoo fadh fadhi ma guusha wadanibu sugi la yahayhhhhh