FBI-da ayaa ka quusatey iney fahmaan shaxda Cunugaan, waxayna adeegsadeen xeelado sharci daro ah?🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ...
    For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 167

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 3 หลายเดือนก่อน +11

    ilays mahadsanid fikrad baa kula wadagin fb pag furo muuqaladana so Gali sido. Kale iyagoo gos gos ah tiktok soo gali kadib dheh TH-cam baad ka. Helin badanaa dadku halkas by ubaten adiga waxa u qalantaa 1m iyo ka bdn❤

  • @saxibxukosaxibxuko3085
    @saxibxukosaxibxuko3085 13 วันที่ผ่านมา +1

    Wr ifiyow wa ku jeclahay❤

  • @farduuscabdi1934
    @farduuscabdi1934 4 หลายเดือนก่อน +11

    Thanks wllky carabtii bagaad naga daysay

    • @ibrahimmahamed5204
      @ibrahimmahamed5204 4 หลายเดือนก่อน

      Maya sister meel kle ayaa loo wareejiye ifiye show channel raadi

    • @abdiqanicumar6885
      @abdiqanicumar6885 4 หลายเดือนก่อน

      Haa carabta wan ku caajisi jiray anigu lkn ifiye aya xal fcn keenay ilays thank you ustaad ❤

    • @farhiahaile2203
      @farhiahaile2203 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wuu degdegey runtii dad badan baa jeclaa carabta

  • @user-gy4ls7im5h
    @user-gy4ls7im5h 3 หลายเดือนก่อน +5

    Noo soo dhig ninkii zxp aad sgeegaysay ❤❤

  • @JimcaaleCali-il6kt
    @JimcaaleCali-il6kt 4 หลายเดือนก่อน +9

    Sxp so bati ❤❤❤

  • @ibrahimmahamed5204
    @ibrahimmahamed5204 4 หลายเดือนก่อน +20

    Hadaanan daawan ifiye haweenkaas ma seexanaayi❤

  • @ShaaficiMaxamed-ub1wx
    @ShaaficiMaxamed-ub1wx 4 หลายเดือนก่อน +10

    When it hearing this voice for channel i am not sleeping becouse i am intrasting story more and more😎

    • @ahmedyare4916
      @ahmedyare4916 4 หลายเดือนก่อน +3

      Waxbaro laguma karo waxan hada English ahan ma usoqortay.😂

    • @user-gd8cq8mf1m
      @user-gd8cq8mf1m 3 หลายเดือนก่อน

      ⁠@@ahmedyare4916mashege marka 😂😂😂

    • @LearnTop10thingsTV
      @LearnTop10thingsTV 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ahmedey, The reality is, he got the grammar wrong in english, but you got wrong in you own language

    • @ahmedyare4916
      @ahmedyare4916 หลายเดือนก่อน

      @@LearnTop10thingsTV the fact is y’all both the same lol 😂 wdy “in you own language” do you mean, in your own language.

    • @Ahahak
      @Ahahak 8 วันที่ผ่านมา

      ⁠@@ahmedyare4916 the fact is you’re wrong 2 how can U use “y’all and both at the same time” be humble 😊

  • @updalla12
    @updalla12 4 หลายเดือนก่อน +5

    Asc wll ifiye Nuur❤

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 4 หลายเดือนก่อน +21

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

    • @Fatxichannel218
      @Fatxichannel218 4 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu calayhi wasalam

    • @NimcoCbdiqaderr
      @NimcoCbdiqaderr 4 หลายเดือนก่อน +1

      salallaahu caleyhi wasallam

  • @BureeqaXasiliya
    @BureeqaXasiliya 21 วันที่ผ่านมา

    Ifiye wuxuu mudayaa inan qisadaa ku dhagausanu fadhii yaa usheega inan hawshaa kuriiga ay nu fuduyasu macaa safarka🫡

  • @jamalhajimohed9361
    @jamalhajimohed9361 4 หลายเดือนก่อน +4

    Billaahi calayk labadani su’aalood kasoo jawaab oo muuqaalkani ku saabsan:
    1. Sidee ayaa uu ula xidhiidhi jirey Ross ninka askariga ah ee khiyaamaynaayay inlayn waabuu xidhan yahee?
    2. Askariga lacagta 350,000$ ahayd xawishay maxaa laga yeelay? Ma la xidhay mise waa la cafiyey? Waayo askarigani cunuga yar dilka loo qorsheeyey isagaaba sabab u ah sidoo kale lacag aanu lahayn buu shaadhka dawladda ku xaday?
    Kasoo jawaab labadaasi weydiimood sxb haddii kale warkaagu wuu is burinayaa!!!

    • @Cc___poi
      @Cc___poi 4 หลายเดือนก่อน +3

      1:ninka la xeray (curtis green) ma aheen askari ee waxoo ka mid ahaa dadka ross u aaminay o u shaqeenayey Labada kle aa askar ahaayeen .
      2: waa la xiray 6 sano ayuu xernaa waxaana lasoo daayey october 2021

  • @Shaafici-i3i
    @Shaafici-i3i 4 หลายเดือนก่อน +5

    Sxp ifiye waxad u qalantaa 1 billion subscribers ah
    Channelka kaliya ee dhalinyara faaido doon ka ah ayaa tahay ee hanaga caajisin

  • @waayo__aarag1
    @waayo__aarag1 4 หลายเดือนก่อน +2

    Lipaax ana ugu horeya

  • @user-gy4ls7im5h
    @user-gy4ls7im5h 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ifiyow wabsitekii iyo lacagtii sidee la yidhi

    • @pilotpsp999
      @pilotpsp999 หลายเดือนก่อน

      adeer lacagta asigaa shaqeystay cid kama rabto ee dadka laga qawanaa , website waa latirtiraa hadii aydoonaana magaca iyo kabadalayaan ayagaa qaabkala u farsameynayo meeshu waa mareekanka waxkasta kafilo

    • @user-gy4ls7im5h
      @user-gy4ls7im5h หลายเดือนก่อน

      @@pilotpsp999 adeer adi yaa ku balamiyey 😆😆😆😆
      Isdaji lagulama hadalbee aaryee marka laguso gadho uun hadal

  • @KhaalidMohamed-po8bi
    @KhaalidMohamed-po8bi 4 หลายเดือนก่อน +10

    Ano video yada carabta dawanaYa ayu kanna izo gadhaY wllhi markan qisada hore dhamaYztaY video gan kuzo dhuFtaY markiiba ❤

  • @user-hy1xz5cj1y
    @user-hy1xz5cj1y 4 หลายเดือนก่อน +3

    Xarfanta wanku haysta go fork work

  • @mohammadsaid5303
    @mohammadsaid5303 4 หลายเดือนก่อน

    Masha wan kahelaa qabka aad qisada uga shekeyso wll ifiye ilahay hakuxifdiyo adun iyo akhiraba 👍

  • @TravelStar10
    @TravelStar10 2 หลายเดือนก่อน

    Aaway xarfaantiii

  • @YoonisMaxamed-ud3rc
    @YoonisMaxamed-ud3rc 4 หลายเดือนก่อน +2

    Sallalaahu calayhi wasalam ❤

    • @Fatxichannel218
      @Fatxichannel218 4 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu calayhi wasalam

  • @RidwanMaxamed-y6u
    @RidwanMaxamed-y6u หลายเดือนก่อน

    Yessss

  • @Lama__yaqaan10
    @Lama__yaqaan10 4 หลายเดือนก่อน +2

    First 🎉

  • @aliFaaraxdiiriye
    @aliFaaraxdiiriye 9 วันที่ผ่านมา

    Xabsi daain😢😢😢😂😂😂

  • @moreosman1466
    @moreosman1466 4 หลายเดือนก่อน

    Soo badi alaabahaan saxib

  • @naimaalimohammed7766
    @naimaalimohammed7766 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ifiyow sheekoyinkii dhaadheera ee carabta channel ka kle soo geli Sidan xaq maahee 😢😔

  • @pilotpsp999
    @pilotpsp999 หลายเดือนก่อน

    sxb alphabet muu ahaa muuqaal hore noogu sheegtay ee mowduucyadaan nosoo badi

  • @shoodheshoodhe7903
    @shoodheshoodhe7903 หลายเดือนก่อน

    Breaking bad laftigiisa kaso shekee sxb

  • @naftadooje9871
    @naftadooje9871 4 หลายเดือนก่อน +2

    Very good bro thanks

  • @abujamal8319
    @abujamal8319 4 หลายเดือนก่อน

    Wan ku salaamey ilyaaska hurdada

  • @moreosman1466
    @moreosman1466 3 หลายเดือนก่อน

  • @ilhanali9821
    @ilhanali9821 4 หลายเดือนก่อน

    Asc keep going my brother. ❤👍🏼

  • @saidabdi73
    @saidabdi73 4 หลายเดือนก่อน

    Bravo mr ifiye

  • @falismxamed4612
    @falismxamed4612 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xabsi daa in

  • @user-vh9eo2mv2d
    @user-vh9eo2mv2d 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wallhi video kaan anigoo malabsanaayo ayuu iga dhamaaday 1:12 Halsaac iyo doban iyo. Labo daqiiqo

  • @KidsStory31
    @KidsStory31 3 หลายเดือนก่อน

    Ok hada yaa maamulo websitka

  • @SubeerMedia4
    @SubeerMedia4 4 หลายเดือนก่อน

    Please zxp Noo soo badi sheekoyinkan drak wep ka wlhi channelkaga qiso kale Kama dawado qisoyinkaas bes ka dawada Markan arko adigo soo dhigana waan farxaa❤

  • @AshrafCraxman-nq8tq
    @AshrafCraxman-nq8tq 3 หลายเดือนก่อน

    yuutuubkaifiya sidee loo helaa

  • @deeqdacad9901
    @deeqdacad9901 3 หลายเดือนก่อน

    Saxibow filin maa toos nogu soo galisid

  • @sumayaabdikadir-ji2ty
    @sumayaabdikadir-ji2ty 4 หลายเดือนก่อน

    First cawa ahey 🎉❤

  • @YaaraCausman2
    @YaaraCausman2 4 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤

  • @loveanimalis
    @loveanimalis 4 หลายเดือนก่อน +1

    Walal warka waad ku galgalataa waadna i nacsiisay inaan youtuber dhagaysto

    • @GamarMohammad-or9ul
      @GamarMohammad-or9ul 4 หลายเดือนก่อน

      Dulqadyelo 😁

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 4 หลายเดือนก่อน

      Tiktok aya qqlbiga ka wasakheyey zxp clipyo koban ayad u baratay sorry

  • @mohanlike2877
    @mohanlike2877 4 หลายเดือนก่อน

    Golden Voice AM GONA GO TO SLEEP WITH YOUR STORY

  • @cabdirashiidawxashi1204
    @cabdirashiidawxashi1204 4 หลายเดือนก่อน

    Soo badi

  • @hudakaahin4150
    @hudakaahin4150 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo kuwaas baa namara

  • @wllmkmusic5464
    @wllmkmusic5464 4 หลายเดือนก่อน

    Lkn waan kuhestaa lkn wan.kahilaa lkn sobadi❤

  • @BisbisBisao
    @BisbisBisao 2 หลายเดือนก่อน

    40. daqiiqo kuwad😂😂😂

  • @user-df9it2pq5i
    @user-df9it2pq5i 3 หลายเดือนก่อน

    Saamaxaa nouga gin

  • @hamzedauuz
    @hamzedauuz 4 หลายเดือนก่อน

    zhp wllhi ilaa 40k kaso racaY Haben walpa wan ku seexda SheekoYinka xarfanta lkn Chanelka active ka dhiG mar walpa halagu helo adaa naso doonte 😂

  • @user-hy1xz5cj1y
    @user-hy1xz5cj1y 4 หลายเดือนก่อน

    Ifiye waan ku xidhanahay ❤❤❤

  • @abdirahmanalimohamed4959
    @abdirahmanalimohamed4959 4 หลายเดือนก่อน

    Taliyow Mobilekada wuu edeb daran yahay 😅 u sheeg yuu na qasin ❤

  • @aminasayid6502
    @aminasayid6502 4 หลายเดือนก่อน +1

    qofka koowaad

  • @XuseenSiciid-zr3o
    @XuseenSiciid-zr3o 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hero of hee

  • @abdirahmansergio1857
    @abdirahmansergio1857 4 หลายเดือนก่อน

    Ifiye ❤

  • @AbdirahmanSultan-pc1ot
    @AbdirahmanSultan-pc1ot 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ifiyow mardow 200k i.a ❤

  • @Ahmednor7
    @Ahmednor7 4 หลายเดือนก่อน

    Wllka ka soo hadal

  • @aurixielight
    @aurixielight 4 หลายเดือนก่อน

    Keep going habo ❤

  • @zahavi.10
    @zahavi.10 3 หลายเดือนก่อน

    Xabsi daain

  • @SalmaanSoomali
    @SalmaanSoomali 4 หลายเดือนก่อน +1

    NFT kaso hadal oo sheekosidee loo istimolo soo sheeke

  • @ahmedabdul6309
    @ahmedabdul6309 4 หลายเดือนก่อน

    Owliyo Haddad like 👍 rabto soo gaabi muu qaalada please

  • @godeymedia150
    @godeymedia150 3 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkk Alla maxaan qiyaasay waxaan soo qoray 40 sano

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 4 หลายเดือนก่อน

    Ifiye show iño so gali qisadi carabta

  • @ubax7758
    @ubax7758 3 หลายเดือนก่อน

    Please soo Koopa sheekoyinka si macno u sm0ayso

  • @AbdifitaahMohammed
    @AbdifitaahMohammed 4 หลายเดือนก่อน

    😂 keep going ifiye

  • @phathiaomarmustafa1664
    @phathiaomarmustafa1664 4 หลายเดือนก่อน +1

    Edward Snowden qisadiisa ino soo daa ifiyow

  • @liiibaaan1059
    @liiibaaan1059 4 หลายเดือนก่อน +1

    Video kasoo sameey ninkaas

  • @QURAN-c4m
    @QURAN-c4m 4 หลายเดือนก่อน

    First comment ilys wakusamay😅

  • @user-hy1xz5cj1y
    @user-hy1xz5cj1y 4 หลายเดือนก่อน

    Keep going

  • @user-uo5hk4xg4c
    @user-uo5hk4xg4c 4 หลายเดือนก่อน

    Xarfaanta geesiyalka baxsadka xabsiga ayaa uxiisnay ifiyoow

  • @MawiidDiidat-rw8wz
    @MawiidDiidat-rw8wz 4 หลายเดือนก่อน +1

    20.sano

  • @mohamedciro5237
    @mohamedciro5237 3 หลายเดือนก่อน

    30 Sanofi wali madhameysan

  • @user-ui3qq7us5m
    @user-ui3qq7us5m 4 หลายเดือนก่อน

    First ❤❤

  • @falismxamed4612
    @falismxamed4612 4 หลายเดือนก่อน

    Qisada anonymous nosoo daa please ifiyoow 🙏

  • @maxamedqaasim9309
    @maxamedqaasim9309 4 หลายเดือนก่อน

    Legend

  • @cadnaanxasan4036
    @cadnaanxasan4036 4 หลายเดือนก่อน

    Soo badi baari

  • @siciidlibaax8782
    @siciidlibaax8782 4 หลายเดือนก่อน

    25 sano xidhiga ah

  • @XamseOscar
    @XamseOscar 4 หลายเดือนก่อน +1

    24 sano

  • @queenilhaney235
    @queenilhaney235 4 หลายเดือนก่อน

    Asc walal maanta codsi aya waata gabadhan iso following Gereya Zeinab matan beauty❤please 😢😢please ❤🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdirashiidcali4582
    @abdirashiidcali4582 4 หลายเดือนก่อน

    Now you’re talking thanks man like 👍 Waa Iga Heesa Like Hala Saaro All off you Guys Tnx 👍

  • @Taliye-7
    @Taliye-7 4 หลายเดือนก่อน

    30 sano

  • @ZuhurHaaji-hl5zg
    @ZuhurHaaji-hl5zg 4 หลายเดือนก่อน

    Cid nah iga mahoreyn hadaba ilaysow lasoco😅❤

  • @AbdikafiAhmedShire-lh6ux
    @AbdikafiAhmedShire-lh6ux 3 หลายเดือนก่อน

    waan dili lahaay julia iyo erika

  • @user-in2zg4uy6b
    @user-in2zg4uy6b 4 หลายเดือนก่อน

    Ifiye 😢 sheekoyinka carabta ah markan IFIYE SHOW aan seach ku qoro Kan Lee isoo baxayo😢 ifiyow dambi barista iyo carabta labadana waan rabaaa 😢🙏🙏🙏🙏🙏🙏link isoo dir

  • @bahjaabdirisaaqmahmed233
    @bahjaabdirisaaqmahmed233 4 หลายเดือนก่อน

    Plz vedioyda kuso badi internet ka madow ka hdlkisa

  • @user-pb9xe8il7e
    @user-pb9xe8il7e 3 หลายเดือนก่อน

    50 sano

  • @zakiyanofarax3218
    @zakiyanofarax3218 4 หลายเดือนก่อน +1

    george stinney

  • @Raqia4450
    @Raqia4450 4 หลายเดือนก่อน

    Qisadan mar kale miyay so noqotay mise Anaa mooday 😊

  • @user-ns7pk6zb8y
    @user-ns7pk6zb8y 4 หลายเดือนก่อน

    Qisp wacan spobadi

  • @jibriilmaamuud4874
    @jibriilmaamuud4874 4 หลายเดือนก่อน

    First comment 😂🎉

  • @godeymedia150
    @godeymedia150 3 วันที่ผ่านมา

    40 sano

  • @Lion_gamer10
    @Lion_gamer10 4 หลายเดือนก่อน

    iifiyow wxn is lahaa qolada qisooyinka carabta xiiseeya aya idinka cod badanaya Isla markaana meshn la wareegaya, blse isma lahyn xarfaanta dhaca io tuuganimada xiiseeya aya meshn la wareegaya way inoo dhuunten wlhi😂😂😂

  • @asadfaraxabshir5674
    @asadfaraxabshir5674 4 หลายเดือนก่อน +1

    100

  • @user-zq4es1ws1m
    @user-zq4es1ws1m 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb sare mar walba wxa ka codsanaa shekoyinka bangi dhacis ta

  • @SamaroonSiciid-be9xu
    @SamaroonSiciid-be9xu 4 หลายเดือนก่อน

    Dil madama uu dila ukireystey siuu qof udilo

  • @user-hh7xz2in7y
    @user-hh7xz2in7y 4 หลายเดือนก่อน

    10 sano

  • @user-hy1xz5cj1y
    @user-hy1xz5cj1y 4 หลายเดือนก่อน

    Xarfanta 👋👋👋

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 4 หลายเดือนก่อน

    Wcs libaaax

  • @Hilwalal_studio
    @Hilwalal_studio 4 หลายเดือนก่อน

    falaadka iga batay Hda TOR ayaa sameystay iga war haaya😂

  • @asmomaxamed4799
    @asmomaxamed4799 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaa dhageysan jiray anoo shaqo haayo mnta wxn dhageysanoyaa anoo katiinad is key xirmatay aan fufuroyaa 😭😭🤣

  • @salloahmed7130
    @salloahmed7130 4 หลายเดือนก่อน

    Sxp edwan kaa aad sheegeyso nooga shekee pl

  • @musadikahmed545
    @musadikahmed545 4 หลายเดือนก่อน

    Sxp aniga caqli gayga hadaan istic maalo waxay ila tahay cabsi daayin in ay tahy sababto ah ninkan cadaymo badan baa lagu hayaa

  • @Craxmaancqaadir-hm6cy
    @Craxmaancqaadir-hm6cy 4 หลายเดือนก่อน

    Edward snowen nooga soo sheekeey