SAMIR IYO SAD JCEYL QAYBTII 7 AAD BY ISMA DHANTO ENT

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 390

  • @apdullahiapdul-rahman7597
    @apdullahiapdul-rahman7597 4 ปีที่แล้ว +69

    igula Sali Xabiipkeena Muxamed N.N.K.H ❤❤❤❤❤❤❤🙏🏼

  • @fiqiofficial1602
    @fiqiofficial1602 4 ปีที่แล้ว +66

    Ninkii ugu horeeyey Baan ahy like ta isii wllo 🤣😂

  • @lilwarya
    @lilwarya 4 ปีที่แล้ว +123

    Ma qaan cida comment keyga aqrin
    doonta lakin...




    Hooyada janada allaha ha geeyo channelka
    Subscribe isaar wll plz🙏

  • @farhiamohamed7788
    @farhiamohamed7788 4 ปีที่แล้ว +59

    Isma dhaantoy maad naga xishootiin.
    Isbuuc suga iyo
    22 min😠😠😠😠😠😠😠

  • @nasranasrolovehanad3480
    @nasranasrolovehanad3480 4 ปีที่แล้ว +16

    Waa filin calolxomo leh inta ila aragta lki isar

  • @husseinmohamed8940
    @husseinmohamed8940 4 ปีที่แล้ว +3

    This movie is so emotional. Love you guys❤️🙏🏼

  • @abdimalik2561
    @abdimalik2561 4 ปีที่แล้ว +22

    Wlhi waan ceshan wayay ilamada Nimco iyo big bro wlhi waa Atirisho iyo Atoore aad ugu fican jilinka nolada waligin wlhi waan qiroday sorry 😔 🙏🙏😥😥😥

  • @ifrahkusow762
    @ifrahkusow762 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi tan ruwaayad maahan, run waye bcz isma dhaanto waxay jilayaan Hld jirta,this is the best film ever,big bro iyo nimco best actors, naagtan hodan Africa ruwayada marax ayey kadigtay ,wax macqul kuhadal dheh other ways keep going

  • @abdifatahahmed5084
    @abdifatahahmed5084 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa film xanuun qiso leh wlhi

  • @nimcohassan4889
    @nimcohassan4889 4 ปีที่แล้ว

    Film macaan Samir iyo sad jaceyl from isma dhaanto 💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤

  • @hooyojecelmedia8232
    @hooyojecelmedia8232 4 ปีที่แล้ว +3

    weligay intaan film daawaday indhahayga ilmo maso istaagin kan ka hor ismadhanto sxbyaal horay u socda de best film u noqday kan

  • @dalalahmed3069
    @dalalahmed3069 4 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhan awal timaha mey masar saarato subxanallh

  • @farduussoomalilander7187
    @farduussoomalilander7187 4 ปีที่แล้ว

    Amina Africa waa aktorad dhaba jecliyaa jilitaankeeda

  • @midhojanno1439
    @midhojanno1439 4 ปีที่แล้ว +3

    Nimco happy gabdh jilitaankeeda aan jecelahay runti daganaanta wa lo dhashaa msha allah❤

  • @zakiomar470
    @zakiomar470 4 ปีที่แล้ว +7

    Nimco happy naag aan iska taagero❤💯

  • @walalhanad5924
    @walalhanad5924 4 ปีที่แล้ว +43

    waligay 100 like ma gaarin 🙏

  • @reo9475
    @reo9475 4 ปีที่แล้ว +5

    Hodan aad ayaad ugu fiicantay jilida

  • @aishaaom2796
    @aishaaom2796 4 ปีที่แล้ว +21

    Hodon cajisa nagu dishay xaaji badana😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdijabarahmedAhmed
    @AbdijabarahmedAhmed 4 ปีที่แล้ว

    Horma wacn isma dhaanto

  • @cumarfaruuq9216
    @cumarfaruuq9216 4 ปีที่แล้ว

    Nimco happy Alle qurux ayuu sii yey m.a walahi

  • @nuurafunny5943
    @nuurafunny5943 4 ปีที่แล้ว +25

    😢😢😢film intaa dabe waan ka oyaay wlhy dumarku waa naxariis iyaduu laxumeeyay ayaaa hadana u oyisaaaa hadaan nahay dumar qalbiga hanaga dhaawecinina oooh😭😭

    • @xasannuuri8019
      @xasannuuri8019 4 ปีที่แล้ว

      tan wa xamanayse dadka ku kibraysa wa dumar

    • @mubarakmohamud5522
      @mubarakmohamud5522 4 ปีที่แล้ว

      Nuura Funny ninki qalbiga dhawaco wa xolo wayo qalbi xabxab ba tahin badankin allow dumarkayaga somaliyed ino da iyaga qurux iyo wanag iyo naxaris u qadey adunka la antin wa nolol la an

    • @anhaarchannel7837
      @anhaarchannel7837 4 ปีที่แล้ว

      @@xasannuuri8019 fadlan isooboqada

  • @aminahusseinabdi4270
    @aminahusseinabdi4270 4 ปีที่แล้ว +28

    hormar wacan my teamkyga isma dhaanto waxaa tihiin dad ad ufican walee lkni hal ayaan iska codsaneynaa ruwayadii naagta xildhipanada ma iska dhafteen

  • @hodanmuuse6472
    @hodanmuuse6472 4 ปีที่แล้ว +2

    Ax wallhi waan ooyay subxanalllah waaa qiso cajiiba

  • @wadajirchannel6162
    @wadajirchannel6162 4 ปีที่แล้ว +4

    Nimco happy waa qof loogu Tala galay jilinkan dhibka ah talent Jilin bay ledahay smrt lady

  • @AbdijabarahmedAhmed
    @AbdijabarahmedAhmed 4 ปีที่แล้ว

    Big bro Nine culus

  • @rayanali8402
    @rayanali8402 4 ปีที่แล้ว +21

    Naagta hodan africa caajis bay nagu dishay xaji badanaa

    • @toogte6082
      @toogte6082 4 ปีที่แล้ว

      Rayan Ali sabiscarab iku cawi p/z wll🙏🙏🙏🙏

  • @qaalmoogchannel636
    @qaalmoogchannel636 4 ปีที่แล้ว +31

    Ilaahow qofkii subscriber iisaaro asiga iyo waalidkiisa jannada kuwada kulmi ilaahow Awlaad baari ah oo kucanfaca Aduun iyo aakhiraba sii ilaahow Arzaaq halaal ah oo waasac ah sii ilaahow Cimri dheer caafimaad leh sii ilaahow mustaqbalka aduunyo iyo midka aakhiro midwanaagsan ugadhig ilaahow isha jinka iyo insiga kaqabo ilaahow cadowga kaqabo ilaahow Riyadiisa urumeey ilaahow Abaalkiisa janno kadhig Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @sudimohamed7283
      @sudimohamed7283 4 ปีที่แล้ว +1

      Qaalmoog channel waankuusaaray walal

    • @qaalmoogchannel636
      @qaalmoogchannel636 4 ปีที่แล้ว

      @@sudimohamed7283 ilaahow Abaalkaaga janno kadhig ilaahow riyadaada kuurumeey Aamiin yaa Allah

    • @sagal447
      @sagal447 4 ปีที่แล้ว

      Wanku saray wll mcn adna isaar

    • @qaalmoogchannel636
      @qaalmoogchannel636 4 ปีที่แล้ว

      @@sagal447 waan kuusaarey walaasheyvinsha.allahbmarwelba aan isku garab istaagno like iyo commentsbinsha.allah

    • @ruwaydarun7920
      @ruwaydarun7920 4 ปีที่แล้ว

      Amiin wll

  • @hodanjamagiribaa7057
    @hodanjamagiribaa7057 4 ปีที่แล้ว +14

    ALAH INTA ISMA DHANTO JECEL LIKE TA IGU QABO

  • @naemaabdirahman3113
    @naemaabdirahman3113 4 ปีที่แล้ว +10

    aniga kow ah isma dhanto like dhac igu isiiya

    • @toogte6082
      @toogte6082 4 ปีที่แล้ว

      naema abdirahman wll sabiscarab iku cawi p/z 🙏🙏🙏❤️

  • @zabriinamuse892
    @zabriinamuse892 4 ปีที่แล้ว +3

    ان مع العسر يسرا 😥💕

  • @zainabfarax1992
    @zainabfarax1992 4 ปีที่แล้ว +2

    isma dhaanto walalahay marwalba horay usocda guul incha allh

  • @akramlugason
    @akramlugason 4 ปีที่แล้ว

    Wlh been maaha oo waala doogiye yaanla dacaroon. Keep going guys big bro and nimco happy.👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @daadiriabdi4505
    @daadiriabdi4505 4 ปีที่แล้ว +4

    Wallahi aniga Ilinba igaso dhowed marku Big bro jabatiga la sinayo oo Nimco Happy aragto sida uu u dhibaateysanyahy...Wallee waa filin aan la qiirodey..Directorka uso fikirey walle filin wcn ayu soo diyariyey

  • @qalihasan512
    @qalihasan512 4 ปีที่แล้ว +14

    Ismadhaanto Film kaan isbuuc masugi karno ee nogadhiga malinkasta wanii baryee naahee

    • @elmarwaanfellani7042
      @elmarwaanfellani7042 4 ปีที่แล้ว +1

      Maya maya wllo hdi kle nah ma yelanayo wxa fcn wax aad logu hanqal taagayo o la sugayo.

  • @mohayare1406
    @mohayare1406 4 ปีที่แล้ว +3

    Isma dhaanta farxada bulshada
    Thnks

  • @abdihollandshow2147
    @abdihollandshow2147 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah best musalsal waaye

  • @anisoabdi7900
    @anisoabdi7900 4 ปีที่แล้ว +2

    Filim ka dhan waxan u jclhy Nimco sidey u jeleyso ❤👌🖒

  • @deeqomuhumed2819
    @deeqomuhumed2819 4 ปีที่แล้ว +15

    Naagta looshaqeeyo iyo bigbaro allakacabsada sidaan waxaaran ninaadqabin inaad dhabtagashato lacagta adkasabeeyneeysaan hatidiina mustaqbalka ay adiinsameynin waxaad radisan wax xalaal ah alaa idiinbarakeynaayo insha allaah qalad haifahminaa waxaan idinlajeclahay xoolo xaalaalah aadkuxijikartaan

  • @marwogul6796
    @marwogul6796 4 ปีที่แล้ว

    Ohh wlhi ilinba iguso istagtay
    Kaafi Good Director 💯
    Big bro $ nimco happy
    Good Actors wlhi wnka heley Sad u jilaysaan🥰

  • @wardojoofle2156
    @wardojoofle2156 4 ปีที่แล้ว

    Musasal wllhi cajiib eh

  • @edabsan7449
    @edabsan7449 4 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha islaanta jileeyso caadi ma aha

  • @ahmedmusse6075
    @ahmedmusse6075 4 ปีที่แล้ว

    Waryaa big bro, wlhi waadba iga nixiisay dhab ayaanba modaay flmka dhex ayaan kaga Soo dhacay

  • @matanyareofficial811
    @matanyareofficial811 4 ปีที่แล้ว

    My team isma dhaanto keep going sxbtyda isma dhaanto

  • @farhiaahmed5638
    @farhiaahmed5638 4 ปีที่แล้ว

    Hbrtn dhrka jlha xirnbo iska dhex arky nAg weyn waye me mdxeda asturato subxanallah

  • @mowliidcabdiraxman5522
    @mowliidcabdiraxman5522 4 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaaw film shidan ismadhaanto 😍

  • @abdirahmanmohamud4161
    @abdirahmanmohamud4161 4 ปีที่แล้ว +3

    Qoftan Cuuntda Fican Ayee isla rbtaa iyo Doorda Hunguri dhubuq Ayee kadanbrysah

  • @quensaynab8826
    @quensaynab8826 4 ปีที่แล้ว

    Hodan caadi mha isma dhaanta ilhy idinma qaado😍😍😍

  • @amranchannel4881
    @amranchannel4881 4 ปีที่แล้ว

    Woooow nasiii wada filmka

  • @fardawsamohamed7083
    @fardawsamohamed7083 4 ปีที่แล้ว

    shan dhari liqa cod macaanaa
    Naa bal hees noogu dhufo

  • @keyfmuunichannel2709
    @keyfmuunichannel2709 4 ปีที่แล้ว +14

    Qofksta oo commenti bxiya wxn usaara like😍😍😍

  • @ayaleanqoali3795
    @ayaleanqoali3795 4 ปีที่แล้ว +1

    Big bro libaax bro

  • @MM-pu3sf
    @MM-pu3sf 4 ปีที่แล้ว +4

    gabadha islaanta mataleyso halkeedi beey dhigtay runtii dad baa ku dhagi doono, war hooy gabadha ka leexda waxa waa jilataan halkeedi ayeyna dhigtay.

  • @marwanmarwan182
    @marwanmarwan182 4 ปีที่แล้ว +20

    Inta
    Ilmaysay
    Markii
    Big baro
    Jabatiga
    Lasiiyay
    Comment
    Soodaaya
    Waa
    Filimkii
    Iga
    Oohiyay
    Aniga

    • @fartunmustafa3389
      @fartunmustafa3389 4 ปีที่แล้ว

      Aniga wlhi 😭😭

    • @marwanmarwan182
      @marwanmarwan182 4 ปีที่แล้ว

      @@fartunmustafa3389 good
      In
      Lagu
      Arosad.itahishaa
      Madaama
      Aadtahay gabar
      Naxariis
      Miirana.ooqalbi
      Jilcan

    • @jamaldulmidiid1199
      @jamaldulmidiid1199 4 ปีที่แล้ว

      Walahi wa halka meel ee aan la ooyey

    • @maryamfims6067
      @maryamfims6067 4 ปีที่แล้ว

      Run run baan u ooyay😢😢

    • @sakhawemaxamud3241
      @sakhawemaxamud3241 4 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😭

  • @amalsheik8178
    @amalsheik8178 4 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭 Nimco iyo big proh wad naga ohsisen

  • @xasankamaschannel4199
    @xasankamaschannel4199 4 ปีที่แล้ว

    ismadhanto caadi matihidin

  • @naciimomagamed9386
    @naciimomagamed9386 4 ปีที่แล้ว

    Caadi mahan ismadhaanto 🌹🌹🌹💯💯💯 keep going lakin waad nagu daahiseen soo badiya

  • @nastehahassan6793
    @nastehahassan6793 4 ปีที่แล้ว +5

    Abwaan Geesi ruwayadan cunto iyo dhan dhn dhanan bu kafaidey meel fcn bukasojily

  • @kifaxalii4574
    @kifaxalii4574 4 ปีที่แล้ว +9

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 gabadhan haajiyada ah MashaAllah jilinkeeyda ku heestan🤣🤣🤣😂😂

  • @nimcaqaali3991
    @nimcaqaali3991 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa ruwaayad aniga xageyga qiiro weyn leh waayo tano kale aabe iyo hooyo ayaa ilahada aan kahishiin naag waacadow ragow familyga ilaaliya

  • @nasriinbbequuen8610
    @nasriinbbequuen8610 4 ปีที่แล้ว +3

    Nimco happe gabar aan amisanhay m a abayo ❤️❤️👍👍

  • @susuhenna6975
    @susuhenna6975 4 ปีที่แล้ว

    Wlh ruwaayadaan wey ika ilmeysiisay😢😢😢😢

  • @kaifabdulahi5734
    @kaifabdulahi5734 4 ปีที่แล้ว

    Nimco Habi waa fani wlhy jilin kedu🙏🙏🙏🙏🙏

  • @سوسوعبده-م4ح
    @سوسوعبده-م4ح 4 ปีที่แล้ว +2

    Filimkii siyasidda o kale noo soo sameeyo team ismadhanto inta igu raacsan gacanta taag

  • @ridwanitaali5759
    @ridwanitaali5759 4 ปีที่แล้ว +3

    Halkaa wxa ku cad in dumarka qlpi xab xab yihiiin big bro malakugu dayanaaayo

    • @mohamudaden2940
      @mohamudaden2940 4 ปีที่แล้ว

      Ayna xunyihin at the same time wayo hebla africa sida ay xuseyso

  • @abdidicisow5946
    @abdidicisow5946 4 ปีที่แล้ว +1

    Very emotional indeed,😂😂😂😂

  • @amaalabdalle7636
    @amaalabdalle7636 4 ปีที่แล้ว

    Nimco msha allh

  • @calicabdi5432
    @calicabdi5432 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi soo badiya

  • @nasriinbbequuen8610
    @nasriinbbequuen8610 4 ปีที่แล้ว +1

    Lkn fooxiso iyo kafi abdi waye lkn wan uxisey ♥️♥️

  • @dhakabgureyyameni3857
    @dhakabgureyyameni3857 4 ปีที่แล้ว

    Heeso inla saaro bey ahyd mararka qaybtood inta igu racsan like isaara

  • @maryanjibril50mashaalah83
    @maryanjibril50mashaalah83 4 ปีที่แล้ว

    Nimco iyo big bro wey ladhigen wle hor u socda tm isma dhanto

  • @elmarwaanfellani7042
    @elmarwaanfellani7042 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi wn qiirooday run run umoodaa. Isma dhaanto wxn aaminsanhy kuwa filimanta sameeya inaad la tartami kartn.
    Kafi Libaax.

  • @alleqabe1045
    @alleqabe1045 4 ปีที่แล้ว

    Allow faqriga naga Saar wallah waxanuun

  • @JustinBieber22-u1n
    @JustinBieber22-u1n 4 ปีที่แล้ว +4

    Waaw waan sugeyney wale maantana waa helnay

  • @rayaanmaxamed8689
    @rayaanmaxamed8689 4 ปีที่แล้ว +1

    waanka helay walhi mansha allah nosoobadiya

  • @caishacadey6395
    @caishacadey6395 4 ปีที่แล้ว +1

    Hodan ba u jeclahay meesha kkkkkk filmka ayadaba ugu xaraabad bdn

  • @ziechyare1943
    @ziechyare1943 4 ปีที่แล้ว +2

    intee iga dambeyso like isaraa hdaa Rasul ka jeceshehe😍😍🙏🙏

  • @saciidodagan6345
    @saciidodagan6345 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaaaah wansugeyney

  • @xusennuur4070
    @xusennuur4070 4 ปีที่แล้ว +4

    Walaalo madaxa asturo mahadsanid

  • @mulkiabuubakar2676
    @mulkiabuubakar2676 4 ปีที่แล้ว +2

    Aad baaa ugu dhacny musalsalka naga daaaya isbuuc hal maln

  • @nasteexonasteexo5598
    @nasteexonasteexo5598 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlh hodan afrika weykusoobxdy jilitnka wey kumcdhy

  • @Abdihafid-wl7we
    @Abdihafid-wl7we 4 ปีที่แล้ว

    Nimco happy & big bro keep going👉dad jilinkoda ad u wngzn yahay😰😰

  • @simraanahmed4304
    @simraanahmed4304 4 ปีที่แล้ว

    Abwaan Geesi Naag qaadato meeshaan ma laga waaaye

  • @akramlugason
    @akramlugason 4 ปีที่แล้ว

    Ilinta ayaanba ceshan waayey oo dhacda ayadba isoo xasuusisen😭😭😭😭😭😭😢😢😢

  • @xumeirah
    @xumeirah 4 ปีที่แล้ว

    Somali best actress Nimco Happy

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 4 ปีที่แล้ว +1

    JaRiiBaN😍

  • @ayanqala7862
    @ayanqala7862 4 ปีที่แล้ว

    Wwwwww wan kahelay

  • @nastexomaxamed7553
    @nastexomaxamed7553 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahad sanid wllkey 🙏👍✌️

  • @amalhaji6028
    @amalhaji6028 4 ปีที่แล้ว

    Wn ooyay wlhi qaybta danbe riwaayada

  • @amaaraaragsan4784
    @amaaraaragsan4784 4 ปีที่แล้ว

    At hodan Africa jecliyaa

  • @bosteyoahmedali3142
    @bosteyoahmedali3142 4 ปีที่แล้ว +3

    Awal anoo kamqan baan lasocda qaybihii hore blse ano hadda Nairobi jogan dawan

  • @hiboabdala4908
    @hiboabdala4908 4 ปีที่แล้ว

    Xa xa xa xa xa xa walhi waan ka xumhy hadan dumar nahnay saan aya is Kaka calool jilcanahnay wlhi alle ayaa noomaqan😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohamudaden2940
    @mohamudaden2940 4 ปีที่แล้ว +2

    9:24 ya wax maqlay farta tag hadii ad wax darentay

  • @sudimohamed7283
    @sudimohamed7283 4 ปีที่แล้ว +2

    Hdalka badan waa caajis inta muhiimkaa iyo kisyaroo laguqurxiyokaftana kadhiga sida kale waa ok keep going way nagusocotaa riwayada

  • @kifaayoharago76
    @kifaayoharago76 4 ปีที่แล้ว

    Wlh nacimo happy iyo big bro indhaheyga iliin ka so dadaty wlh😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Ala daruf qofki arka le daremi karo

  • @istahilchannel
    @istahilchannel 4 ปีที่แล้ว +16

    😀😀😀hodan marax waye jilitanka badal goofey nimco hppy cadi mahan wa qof dagan

    • @naimoyusuf1700
      @naimoyusuf1700 4 ปีที่แล้ว

      Maila aragtay hhhhhh

    • @naimoyusuf1700
      @naimoyusuf1700 4 ปีที่แล้ว

      Reer badiya nimaa usii dheer manta dhan camerada aye ku indha cadeyneysa

  • @naciimomagamed9386
    @naciimomagamed9386 4 ปีที่แล้ว

    Aax aax waaan ilmeeyey walahi

  • @ahmedamshaa2418
    @ahmedamshaa2418 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy flmyki ugu fiicnaa abid ma comment badni lkn xaqiiqdii jiliinka Geesey gabadha Gabsarka jaalaha iyo Fanaanadda walhy wa cajiib.
    Geesey big bro kaafiso Kaafi iyo gabadhahaan hadda waa incredible xaqiiiq

  • @Tooxoow24
    @Tooxoow24 4 ปีที่แล้ว +1

    Maanta anaa kow ah wir yaa ii diida filimkaan waanba sugtaaa🙏🙏🙏

  • @horusocodfilmsandvilogs2761
    @horusocodfilmsandvilogs2761 4 ปีที่แล้ว

    Big bro jabatiga kal iyo laab ayaad u xareysay

  • @refugeegirl6236
    @refugeegirl6236 4 ปีที่แล้ว

    Hodan Africa jiliinkeda waa ka bad badis