Muxaadaro Maalinta Qiyaamaha - Qeybtii 2 aad - Sh. Xasan Ibrahim Ciise

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 เม.ย. 2014
  • Muxaadaro Maalinta Qiyaamaha - Qeybtii 2 aad - Sh. Xasan Ibrahim Ciise

ความคิดเห็น • 417

  • @bossabaadir1928
    @bossabaadir1928 4 ปีที่แล้ว +20

    Illaahoow cabsidaada nagu hanuuni😭😭😭😭😭 Naar Uma adkeysan karna wlh illaahayoow noo naxariista😭😭😭😭😭😭😭

  • @mahadmohamedadhan8634
    @mahadmohamedadhan8634 5 ปีที่แล้ว +19

    Illah dartis yaan kujecla sh. Hassan , Mashallah

  • @raaliyadagan8725
    @raaliyadagan8725 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa jeclahay sheqaan dar alle Allah kuxafido sheq

  • @zagalqueen2701
    @zagalqueen2701 4 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay ow unaxariso shekh xasan.ibrahi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohamedaar3047
    @mohamedaar3047 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah Jazakallahu Qeyr Sheekh Xasan Ibrahim

  • @azaki526
    @azaki526 5 ปีที่แล้ว +6

    Sheekh xasan
    Ibrahim ciise
    ماشاالله الله اكبر. ماشاالله.

  • @hooyomcnewankujclhay1019
    @hooyomcnewankujclhay1019 4 ปีที่แล้ว +3

    Arkuwa manta heesayo mawaxeysn ogeeen in adunka laga tagayo ilahyow rabiyow noo naxariiso 😭😭😭😭😭😭😭

  • @caraalefuaad5973
    @caraalefuaad5973 6 ปีที่แล้ว +11

    mansha Allah sheqa aqiro iyo aduunba illahey ha udambi dhafo

  • @nafisoyaasiin3112
    @nafisoyaasiin3112 3 ปีที่แล้ว +5

    Jasaka allah khayr shiekh xasan ibrahim ceso 👑👑👑📿🌍🥀👑👑👑👑❤❤

  • @shukrisharf9397
    @shukrisharf9397 7 ปีที่แล้ว +5

    i lahy haa naga digo kiwi ku a fac qatay ilahyow cathabta naga badbathi yaaa rabii amin

  • @nastexo_mahamud6445
    @nastexo_mahamud6445 2 ปีที่แล้ว +5

    Allahu akbar 😥😥😥 yaa rabi ino naxariso malinta an gargar lahayn ila adhiga gargarkaga moye 🤲🏼😭😭

  • @abdiqadirkorane3263
    @abdiqadirkorane3263 8 ปีที่แล้ว +14

    subhanllah Allow ino naxariso Aadun iyo Akhiro sheikh Hassan Ibrahim cisse Allow kudhowr Aadun iyo Aakhiro inta baa

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 ปีที่แล้ว +12

    Masha'Allah Maxadaradaan Waxay timid Wakhti kuhaboon, yaa ilaahanaa nagadhig kuwa waxdhagaysto Qowlka kiisa fiicana Qaato ee kudhaqmo, amiin shiikhana Misaankiisa khayrka Ugu buuxi amiin🙏💔😢

  • @aliosman9111
    @aliosman9111 8 ปีที่แล้ว +9

    jazakalahu kheyr shekh

  • @hamzedugsie4086
    @hamzedugsie4086 6 ปีที่แล้ว +6

    alle ha inoo naxariisto maalintas wllhi waa maalinta la raadaafi doono😢😢

  • @nasraadan3265
    @nasraadan3265 6 ปีที่แล้ว +30

    جزاك الله خير الجزاء أللهم إني أسألك الجنة وأعوذ بك من عذاب القبره و عذاب النار

  • @Faro529
    @Faro529 8 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah may Allah suubaxanahu taala forgive our sins Amiin yaa Rahman

  • @ayaannita4961
    @ayaannita4961 8 ปีที่แล้ว +5

    mansha alah ilahi ha ku barakeyo

  • @moqokorimann5823
    @moqokorimann5823 7 ปีที่แล้ว +8

    illahey sheikha qeyr ha siiyo wuxuu na soo xasuusinayaa xaqa iyo maalintii ayida eh

  • @abdulazizaden889
    @abdulazizaden889 9 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah sh.jazakhal allahu qer sh.love u..sh xassan Ibrahim visa

  • @inaaahmad6311
    @inaaahmad6311 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilahow qeerka nawafaji maluntas🤲🤲🤲🤲

  • @muxidiinboqorjuuni4248
    @muxidiinboqorjuuni4248 9 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah jazaakalaahu kheer

  • @anascabdi863
    @anascabdi863 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah shiiquna illahey ha ku barakeyo insha allah

  • @kawtharmohamed7962
    @kawtharmohamed7962 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah . Jazaakallaaah .yaa allaah wadada toosan nogu hanuuni. Amiin Amiin Amiin

  • @nuurcabdiasiis2604
    @nuurcabdiasiis2604 7 ปีที่แล้ว +9

    masha allah ya sheq
    allaha kaa waraabiyo janatul fardowsa

  • @Kunin7
    @Kunin7 4 หลายเดือนก่อน

    Allow anaga iyo waalidiinteena iyo muslimiinta oo dhan jannatul firdowsa nagu kulmi yaa rabbi

  • @samiiraxaashi4574
    @samiiraxaashi4574 6 ปีที่แล้ว +2

    ilaahoow cadaabta naga badbaadi Allow janadaa nasii

  • @maymuunsalad8132
    @maymuunsalad8132 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaha ilahay haka amal mariyo sheikh

  • @sumayoahmed7634
    @sumayoahmed7634 8 ปีที่แล้ว +11

    masha alla ilahey ku qeer ah ku siyo ilaahay ku qaday hanakadhiku iyo ku anfacdey

  • @samiiraxaashi4574
    @samiiraxaashi4574 5 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh jesakalaa qayre ilaah hanoo naxariisto malintaas

  • @qureshaabdi70
    @qureshaabdi70 7 ปีที่แล้ว +10

    mashallh jazakallh sh xassan ibrahim

  • @halimajimcale4241
    @halimajimcale4241 7 ปีที่แล้ว +15

    Masha allh sheeq Xasan ibrahim ilahey haku saaro misanka xasanatka anagana alh naga dhigo kuwi ku camal qaato yarabi

  • @abdiqaadirawgab6857
    @abdiqaadirawgab6857 9 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah
    Jasaka, all
    Kheer
    Shekhow

  • @aminaadan4184
    @aminaadan4184 7 ปีที่แล้ว +7

    jazaakallaahu khayral jazaaa sheikh

  • @zakariyeibraahim9712
    @zakariyeibraahim9712 6 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah
    Allaha ku barakeeyo

  • @binyaminahmed689
    @binyaminahmed689 7 ปีที่แล้ว +34

    Sheikh Xasan Ilaahey dartiis ayan kuu jeclahay

  • @allahamahadleh7622
    @allahamahadleh7622 6 ปีที่แล้ว +7

    Mashallahaa mashallaahaa illahay hakaa jiyiziyow

    • @qmarqmar729
      @qmarqmar729 5 ปีที่แล้ว

      Allaha Mahad Leh f

  • @dunxx2140
    @dunxx2140 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Allah yaxfadig sheeq

  • @AmRaNist
    @AmRaNist 7 ปีที่แล้ว +16

    ALLAHU AKBAR
    SUBXANALLAH
    ILLAHOW maalinkaas naxariistada nasiii. Sheikhow jazakALLAH kheeyr

  • @ismailsoodsoodyare5647
    @ismailsoodsoodyare5647 4 ปีที่แล้ว +2

    Allahayow nabad baadi yaa allaah qiyaamaha iyo dhibaatadeda naga bad baadi

  • @abdiazizmohamud5689
    @abdiazizmohamud5689 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sheeq Xassan Allaha Qayr ku siiyo anakana Allaha nagu anfaco

  • @zackabduqadir736
    @zackabduqadir736 8 ปีที่แล้ว +26

    maan sha alaah sheekh xasan ib raahim ciisaa ale ha u abaal mariyo aakhiro iyo aduun waayo waxa uu ale sub xaanahu watacaala baray ayuu dadka baray alow aakhiradiisa iyo aduunkiisa uku dhik sidii jana dii firdowsa sheekhoow ale ha ku dhoowro aduun iyo aakhiro aamin

  • @johnsinaa9656
    @johnsinaa9656 4 ปีที่แล้ว +3

    Aduun iyo aqiraba allah ku xifdiya

  • @xasan53
    @xasan53 7 ปีที่แล้ว +6

    maashaa allaah zikalahu kher sheekhy,,,

  • @fatimafarax9388
    @fatimafarax9388 6 ปีที่แล้ว +5

    Sheek xasan ilaahey dartiss ayan kuu jeclahay

  • @user-ij5un1yv4b
    @user-ij5un1yv4b 4 ปีที่แล้ว +3

    MASHA ALLAH SH. Xasan ibraahim Ciise ALLAH hakaarali noqdo shiiq janada ALLAHA ku geliyo xisaab la,aan

  • @mohamedali4630
    @mohamedali4630 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahow noo naxariiso insha Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @hinata_samaa
      @hinata_samaa ปีที่แล้ว

      Allahuma Amin yarabi 😞🤲😭

  • @streammighty4060
    @streammighty4060 5 ปีที่แล้ว +2

    Thanks sheikh kow ilahi jala jalaluhu

  • @maryanmohamed4643
    @maryanmohamed4643 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah 😍

  • @farhiyomohamed9914
    @farhiyomohamed9914 9 ปีที่แล้ว +10

    Mansha Allah sheikh jazakallahu kheyra May Allah bless you

  • @abdishakurmire413
    @abdishakurmire413 8 ปีที่แล้ว +21

    Abdullahi maxamed alli msha allah allah Naga dhego qofke ku waano qadato amin amin amiin

  • @shamsaqaali3813
    @shamsaqaali3813 8 ปีที่แล้ว +7

    ManshaAlha jazkalahau Alhah kaa Abal mariyo

    • @mohamednur4040
      @mohamednur4040 8 ปีที่แล้ว +3

      wllhi shkh xasan ibrahim illh haku siyo jantu fordowsa

    • @madintros3798
      @madintros3798 7 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Abdulkadir mohamed

  • @hamzicklahm761
    @hamzicklahm761 5 ปีที่แล้ว +3

    Alllow naga yeel kuwii xaqa rumeya salada soma saka bixiya 🙏

  • @umusidara6451
    @umusidara6451 6 ปีที่แล้ว +11

    مشاء الله جزاك الله خيرا يا شيخنا

  • @ahmedyare7641
    @ahmedyare7641 8 ปีที่แล้ว +45

    Jazakallah khayr sheekh Hasan Ibrahim cise Allah Swt ha kaa abaalmarsho , aamiin inoo dhaha ducadan wlalayaal Illahay Swt waxaan inoo way diinayaa naftayda iyo waladiidntayda iyo dhamaan walaalahayga mu'miniita ah inuu maalinkaas qiyaamaha inoo denbidhaafo ina caafiyo aamiin inoo dhaha

  • @axmadkoronto3278
    @axmadkoronto3278 6 ปีที่แล้ว +6

    Mansha alah ilahay hanagu daro kuwa kherka qata

  • @ayanbashi6480
    @ayanbashi6480 8 ปีที่แล้ว +15

    amiin yaaa aallaaah iilaahoow noga naxariso malintas

  • @gutaaleofficial5685
    @gutaaleofficial5685 4 ปีที่แล้ว +2

    2020 the qof ka dhagesanayo alaha narta ka badbaadiyo

  • @nasradheemandhashisomalila3580
    @nasradheemandhashisomalila3580 5 ปีที่แล้ว +3

    masha allah jisakallah shiikh

  • @khuzeymi
    @khuzeymi 6 ปีที่แล้ว +9

    احبك في الله sh. Hassan

  • @shukrisharf9397
    @shukrisharf9397 7 ปีที่แล้ว +9

    manshall sh hassan ibrahim cisa ilahy ajar iyo xasanad allah ka siyo i a

    • @mahamedabdi9241
      @mahamedabdi9241 7 ปีที่แล้ว

      manshallah sheikh allah haku barakeyo

  • @awliyoalla7085
    @awliyoalla7085 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah Jazaakalaah khayr

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 ปีที่แล้ว +3

    Allahu raxmaanu raxiim nabadbaadi Aduun iyo Akhiro, badbaadadu Waa Agtaada oo kaliya🙏Naxariistaada nagu badbaadi, Cadaab kaadana nagafogee, Fidunya wal Akhira, Allahuma amiin💝Jazakallahu khayr sheekh Xasan, khayra jazaa💖👈👍👈

  • @nuuraibrahim2527
    @nuuraibrahim2527 8 ปีที่แล้ว +5

    aqiro iyo adunba ku libaan sh Ibrahim

  • @adoontiiallah1992
    @adoontiiallah1992 7 ปีที่แล้ว +40

    masha Allah jazakallahu khery sheekh

  • @captainabdi4803
    @captainabdi4803 7 ปีที่แล้ว +13

    allahu akbar 😢

  • @dr.abdirashidabdi7349
    @dr.abdirashidabdi7349 2 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭 Allaha yoow na badbaadi inta islaamka ah iyo muuminiinta

  • @xasanibraahimhusein6246
    @xasanibraahimhusein6246 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah jazakulahi khayr sheikh

  • @akvlogofficial3720
    @akvlogofficial3720 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha.allah allaha ku xifdiyo aduun iyo aaakhiraba

  • @foosali8214
    @foosali8214 8 ปีที่แล้ว +7

    خزاك خيرا

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah tabaarakalaah allha kuxafido aduun iyo aaqiro aaqirana janadaada barwaaqadaha kuirzaaaq walahi ❤❤ilahayoow 🤲 noonaxariiso 😢

  • @fadumonuurali6095
    @fadumonuurali6095 8 ปีที่แล้ว +20

    اللهم ارحم المؤمنين والمؤمنات يارب

    • @ahnnashhd5828
      @ahnnashhd5828 4 ปีที่แล้ว +1

      Allow dhibatada ay khiyamaha ayledahy noo saqir aamiin alah wa akbaaaaaaaaaaaaaaaaaR

  • @suhaybjr4485
    @suhaybjr4485 2 ปีที่แล้ว

    rabi ha uu naxariisto inti ku dhashay iyo adiga shekhe xasan Ibraahim ciise rabi ha ku ka raameyo aamin aamin yaarabi

  • @katarajhhbbbnnngghjjmnnggg7117
    @katarajhhbbbnnngghjjmnnggg7117 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah jazakalah wa kher

  • @suldaanyare1533
    @suldaanyare1533 8 ปีที่แล้ว +1

    jasaakallaah shiikh illaahey hanaga dhigo ku wii ku waano qaada amiin yarbi

  • @farhiyamahamud2265
    @farhiyamahamud2265 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah alle hana sohanuniyo shiqow

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 4 ปีที่แล้ว +3

    😭😭 wa sheikha kaliya o mrkan dhagysanaya
    Aan akhiro xasuusto😭😢
    Allah janada hanagu kulmiyo

  • @abdullahihaji1482
    @abdullahihaji1482 7 ปีที่แล้ว +11

    illahay haku xafido sh xassan ibrahim janada illahay hakawarawiyo

  • @xaawoxuseen863
    @xaawoxuseen863 4 ปีที่แล้ว +3

    ILahoW naGa dhig kuwa carshigaga harsada😢😢😢

    • @hinata_samaa
      @hinata_samaa ปีที่แล้ว

      Allahuma Amin yarabi 😔🤲

  • @khadarmaxakhadarmaxa2385
    @khadarmaxakhadarmaxa2385 ปีที่แล้ว

    masha Allah sheeq xasan ibraahim ciise jazakumu Allah qeer

  • @umusalmaa7426
    @umusalmaa7426 7 ปีที่แล้ว +5

    jizkklh kHyr Sheikhuna

  • @nuzeybahmohamed5890
    @nuzeybahmohamed5890 9 ปีที่แล้ว +11

    masha alah jzklh ilahow no naxariiso

  • @nuuroabdi2582
    @nuuroabdi2582 7 ปีที่แล้ว +10

    ilahayow soo hanuu ni dadkan

  • @huskahaaji8047
    @huskahaaji8047 6 ปีที่แล้ว +5

    Jazakumulah qayraa

  • @suhaybjr4485
    @suhaybjr4485 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah rabi ha kaa ajira siiyo aakhiri iyo aduunkaba shekhe xasan Ibraahim ciise aamin aamin yaarabi

  • @gaatamowxassan2281
    @gaatamowxassan2281 8 ปีที่แล้ว +8

    illaahay kheyr ha siyo sh.ibraahin ciise

  • @apshirdesantos1722
    @apshirdesantos1722 7 ปีที่แล้ว +11

    mshlh JazakaAllh anakana Allah nagadigo kuwiii dagaysto kuna camalfalo I.a

  • @sumayohassan2847
    @sumayohassan2847 5 ปีที่แล้ว +1

    mashallh shukran Shikh

  • @idmanabdi432
    @idmanabdi432 5 ปีที่แล้ว +1

    Allow xaqa nagu tosi allow amiiiiiiin

  • @user-qs7in1mv5m
    @user-qs7in1mv5m 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakallah sheikh

  • @Yasirhreed
    @Yasirhreed 7 ปีที่แล้ว +5

    maasha allaah allow naga badbaadi cadaabkaaaga

  • @fahadbird5715
    @fahadbird5715 8 ปีที่แล้ว +9

    masha allah يا شيخنا الله يحميك

  • @zakariasharifmohamed292
    @zakariasharifmohamed292 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله الخير. بارك الله

  • @mumtazabdi7177
    @mumtazabdi7177 7 ปีที่แล้ว +17

    Mashaallah

    • @qmarqmar729
      @qmarqmar729 5 ปีที่แล้ว

      Mumtaz Abdi tifu

  • @ciiltire123ali2
    @ciiltire123ali2 7 ปีที่แล้ว +7

    ilaahow malita qayaaano no naxariiso

  • @fartunmuse3917
    @fartunmuse3917 5 ปีที่แล้ว +2

    جزا ك الله

  • @fartareki3146
    @fartareki3146 9 ปีที่แล้ว +7

    lla illaha ila llahu muxamadun rasulullah ilaahow no gargaar allahuma
    الهم اخرن من النار

  • @ayaanabdi5147
    @ayaanabdi5147 7 ปีที่แล้ว +8

    allah akbar Ya allah help us that day

  • @allahamahadleh7622
    @allahamahadleh7622 6 ปีที่แล้ว +5

    Illahaywo nagaa dhig kuwaa carshigaga hadhsadada

  • @fadumomohamed9340
    @fadumomohamed9340 7 ปีที่แล้ว +6

    allahu akbar mashaa allh