“Walaahi Madaarka Magaca Cigaal ayaanu Ka Badelaynaa"Xil Khadar Guun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 16

  • @said1498ify
    @said1498ify 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Baahi intee leeg baa loo qabaa Airportkan ka badal magaca Now. Kursigii ma waxa uu noqday Barbara. Ma dhacayso in nin kale la keeno. Subeer Awal qabyaalada barta madaxwayne biixi 7 sano ayaa ligaha la hayay 2 Jabhadood loo samaystay oo la gaadhay in ciidankii qaranka jabkiisa lagu xumeeyo oo waliba la laayo. Qabyaalad qabyaalad baa kaa celisa.

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAAR KANI WUU XANUUN SANAYAA KANI WUU XANUUNSANAYAA SOWKII SAAKA OOYAYAY

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Soowkii saaka ogyahay ee lahaa raali iga noqday bahal caydhin ma daayo kkkkkk

  • @maxamuudmuuse-br7hz
    @maxamuudmuuse-br7hz 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waxa u iska badiyey khamriga ka kac hurdada aad ku jirto wllhi been ayad isku sheegtay

  • @Maxdysfodowa-q6q
    @Maxdysfodowa-q6q 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar xil matihide tuug reerkodu keenen batahey reer somaliland
    qofkastoo Mweynuhu mgacaabo looma diidi karo...

  • @said1498ify
    @said1498ify 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilmaadeerayaa kursigu ha idin qaado waxaad u ordayseen ba waa barbera iyo lacag raadis.

  • @ramsiosman8325
    @ramsiosman8325 7 นาทีที่ผ่านมา

    Kani gorma ayu sakh iyo sakhraan yahay

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DEGAANKA CADAADLEY MUJAAHID WAYSE CADE OO NOOL AYAA WATAY CIIDANKII XOREEYAY WAANA NIN ZUBEER AWAL AH OO CIIDE MUUSE AH XAGEED JOOGTAY CIIDAN GALE SIDAY U DHAMAAYEEN FAQASHTAY LA SOCDEEN MACAA CABDI WARAABE ANAGAA XAADIR AHAYNEE BEENTA KA DAA DADKA KADAABYOHOW

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Khadar ma snm tii ayuu doonaya in la qoro kkk

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sowkii saaka ooyayey kkkk

    • @Zaka-k2c
      @Zaka-k2c 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waakii xalley . Kan Measha leh ayaa views ka galey isku dirka dadka. Hubsiimo halbaa lasiista.

  • @Ahmeddheeg-n8y
    @Ahmeddheeg-n8y 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta beelaha somaliland dega saxmiyaa inlayidhaa meel gaara reer ayaa leh cidkalana xilkma qaban karto?iyadoo aynu markasta layidhaa dalka waa lawada leeyey.

    • @said1498ify
      @said1498ify 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waxba lama wada laha ee nin waliba meeshuu leeyahay buu leeyahay Airport kaagu ha kugu filnaado. Shalay muuse biixi ragii qabyaalada ku eryanayay ee isagoon 7days fadhiyin jabhad lagu sameeyay.

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      LAMA WADA LAHA EE WAA LA KALA LEEYAHAY CIIDAN GALE YAROOW LAANGAAB FOOQAL LAANGAAB

  • @MahemedBaahad
    @MahemedBaahad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar awaalkuba aboolajiis ma bixiiyaane maxaad ka baqdaa

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ZUBERR AWAL WAA LAANDHEERE WAANA LOO DHASHAA GARGA XEJINA WAKAA QAYLYAYA WALI AMA KURSI HA KU FADHIYAAN AMA HA KA MAQNAADEE