Suhuur Cadey huuno waxaad kala barataa somali iyo somalia,somali waa sinji Umadi ka soo jeedo lkn somalia waxaa la dhahaa dalka qaraxyada badan ee 30ka sanadood dagaalada sokeeye ka socdeen. Ma fahantay arday damiin ah ayaad tahaye
Aqoonyahanada Gobolka ka soo jeeda u banee goobta, Kismaayo waa hal magaalo ma xukuntid mana soo kormeertid degmooyinka Jubbada hoose xoogaa somalinimo way kugu jirtaa laakin aqoonyahanka gobolka sii fursad mudane
ahmed madoobe dadka hadal waa deeqsiin karaa wax badanna waa og yahay, lkn daacad ma yahay, WE NEED ACTIVITY NOT TALK, somaligee daacad ah oo markii xaqiiq loo hadlo na hoggaamin kara, oo aan ku daba faylnaaa?
M.alllh Alsayid Sheik Ahmed Madoobe geesi waan soo dhaweynaa hdlka aad ka jedisay mdasha runtii diinta islmka kuma jirto baroordiiq mhdsanid alsayid
Mansha Allah Ahmed madoowe Ale hakudowroo
mahadsanid sh axmad in dadka wax loo cadeeyo waa arin muhiim ah maadaaba aad madaxdeenii tihiin waxaan idinka codsaneyna iney madaxdi mideysnaadaan hadey rabaan aduunku dhan haa ku nacee
Kuwan waabaa ku baryey. Talana ma hayaan. Axmed waa runtii Inuu tilmaamo dhaqanxumida ay la yimaadeen kuwan qurbaha ka yimid
axmed madoowe waad u qalantaa hogaminta wadanka runtaad sheegtaa markasto oo aad hadleysid cidna kama baqdid waxaad tahay codkar runta sheega reer kismaayo waxeey haystaan madaxweyne wacan guuleyso axmed madoowe.
Baas khalaas Madoobe dropped the Mic 🎤someone make this man president
absolutely waa kugu Raacsanahay in la noo Soo guuriyo Dhaqan aan Diinteena waafaqsaneen la keeno waa khalad
#Allaa ya cisag
WAXAA loo baahan yahay aragti cusub oo ku dhisan Islaamnimo iyo Soomaalinimo iyo waliba hanaan dowladeed oo cusub
Anigu reer somalia ma ihi lkn ninkan waxaan kala mid ahay erayga ah waar somaliyeey waad hurudaan ee aynu hurdada ka toosno oo intaynu baroorta iska dayno rag ayaynu dagaalamaynaaye aynu iska celino xalku waa kaase dadyahow amnisom iyo dawlad wax idinka celisaa mahaysaane gacantiina aamina idinkaa kabadan dhamaan cadowgiina
Muxyadiin Aadan oo hada maxa tahay waa adigaa ku hadlaya somali agah
Somali ma ahi aa maxaa thy hadaa .uraago orom .kukuuyo .xabashi . Kaa thy noo cadee
Suhuur Cadey huuno waxaad kala barataa somali iyo somalia,somali waa sinji
Umadi ka soo jeedo lkn somalia waxaa la dhahaa dalka qaraxyada badan ee 30ka sanadood dagaalada sokeeye ka socdeen.
Ma fahantay arday damiin ah ayaad tahaye
Somalia somaali baa leh somalina waa mid qudha mana garanayo waxa kugu kalifaya inaad noo shegtid inaadan somali ahayn hadana aad kahadashid danaha somaliyeed
Suhuur Cadey gabadh yar oo afdheer ayaad tahaye xishood oo orodoo hooyadaa canjeelada u walaaq oo soo baro somali malaa xitaa jabuuti somalia ayaad u taqaanaan aaamus waad hadal badantahaye halkana youtube ayaa la yidhaahdaa waxaa lasoo dhigaana waa buplic cidii doontaana comment ayay ka dhiibanaysaaye anigu maba jecli inaan arimaha somalia soo galo baxar iyo qaraxna diyaar uma ihi bye
Axmed madoobe hadal wanaagsan ayuu ku hadla lkn action ka halagaa arko
Dadna xaaf oo tuug ah ayso daysadeen
ala Ku jecliyaa madaxweene Ahmed madoobe runta lalama gabado
Mashaa alaaah nolow axmed madobe
Aqoonyahanada Gobolka ka soo jeeda u banee goobta, Kismaayo waa hal magaalo ma xukuntid mana soo kormeertid degmooyinka Jubbada hoose xoogaa somalinimo way kugu jirtaa laakin aqoonyahanka gobolka sii fursad mudane
Anigu waxan kutalinlaha culimada somaliyed hasoo bexen waxay goamiyana halagu dhaqmo
Kuwan Dalkan xal u ma hayaan. Maalin walba waxay meesha ku un hayaan hadal iyo ficil aan waxba la socon. Maalin walbo waa shir iyo hadal
Aniga waxaa raacsanahay xaaf waayo dib u dhacwey ayaa dhacay
hade nawad majirto DEG uu dhimanye heey kismayo marki anage aan mamulnoh aye nawad lahale uun kismayo Dadkas oo xalaal quude aah Booqortoyadi wamo aaya xukumen mashe aye aah
nin hadal macaan, balse dal-dumis aan gabaneeynin.
Warsame Guhaad Bahdoon haku danbaabin qudhada
Ala markay hadlayan hadal macanaa ficinkodune xumaa war nadhafa wax qaban maysane hanadalinine
kismayo hade iskaa hayste wayo waxn ulalaa jadaa Dadki lahaa mashe ayaa aah oo laarbe ineey madex aay kaa nooqte wad didan wamo rerki dagaan uuleeh walee yaqane balse hade maa aah taarikh qooren waye mar waaye kaa soo badani mashe aya ah tagaade mar waay mamuulido nan
Walee runbaad sheegtay
Miyay ka baqayaan
Marka weer cas la xiranaayo
MADOOWE, MEESHA LACAG AA UJOOGTAA, EE NAGA AMOS
waa geesi
ahmed madoobe dadka hadal waa deeqsiin karaa wax badanna waa og yahay, lkn daacad ma yahay, WE NEED ACTIVITY NOT TALK, somaligee daacad ah oo markii xaqiiq loo hadlo na hoggaamin kara, oo aan ku daba faylnaaa?
Badridiin Bashir jaahil aan aduunka lasoco karin
War haleyska qabto jaahilka rabo in uu waddanka afduubo
Raxmo Cali walalo maxaad igu cadayay mise xagee Ku aragtaya jaahil nimada? Waa iga su.aal Ee
Badridiin Bashir 3 point sxb
Waa su al muhiima
Beeenloooow axmed madooobe
ahamed mmadoobe waa fican yhy lkn amar baa kujira iyo isla weyni isdaji ader meshaad joogtid maahan kismayadi aaad xaranta ku heysaty waa casimadi qaranka wax ku aga fadhiyana waa madax dii qaranka
Hahahahhahaahhahahahaha
Kan hadalkiisu waa fiican yahay lkn waa qaaacin
Tuug tuug dhalay....dowladaada kismaayo hadhaaafto