BOQOR BUURMADOW OO KU FAAGTAY MW XASAN SHIIKH IYO ISMAACIIL CUMAR GEELLE (4018)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 หลายเดือนก่อน

    Somali waa mid

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaas Runtey ka Hadashey, Shicibki Dawlad iyo Dad Ilaahey ka baqaya midna ma Heysano! Reer Mailand ga Aaminina Xasan Dhiiqo iyo waxa Xamar Jooga! Iney Dalkiina la Wareegaan ayey Rabaan!

  • @u.j4515
    @u.j4515 หลายเดือนก่อน +5

    Dhoosha baan ka qoslayaa waayo markii nimankaa beenta ku walaaloobay is caynayaan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Soomaali dhinaca loo raaco male😂😂😂😂
    LONG LIVED SSC KHAATUMO ❤

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 หลายเดือนก่อน

    Waa shabaab ninkan warkiisa waxba kama jiraan xitaa in la dhageysto ma aha!

  • @bby6
    @bby6 หลายเดือนก่อน +1

    Warkan wa u washay boqor na ma aha beentisa hadhagaysanina wax bana ma oga

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 หลายเดือนก่อน

    Hawiye iyo inta kale yaa badan, Hawiye kursiga ka ilaliya

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 หลายเดือนก่อน +1

    War ninkan xishood darana
    Takale war yaad usheegin
    War xishood oo waxan iskadaa waxba kuuguma jirte
    Islaan dagaal kujirta hore
    Looma arag anaga kuwayagu
    Kitaab iyo nabad bay meel
    Lafadhidaa war isaaq kama
    Turjumi kartid waayo 9 biod
    Baa isaaq duqaynayey maxad
    Qabatay waa baroora nayey
    Baad miidhiyaha isla sootagtey iyo taariikh aanjirin
    Ismaaciil baa habar jeclo qabatay cabdale cumar
    Baanu qabanay waawax lagu
    Qoslo 21kii m siyad baynu
    Sinaanay ee yiri dadku waasiman yahay inatasaynu
    Sinaanay walee waarun
    Maxamed indha taag oo abtivaya baasiyaad kuyiri
    Xilahay furan 80 jirbaan
    Ahay hoetaa maciishoon hal
    Haben malinkaad wadanka
    Basatay baaciil iigu horaysey
    Hadab h.jeclo iyo isaaq
    Waxba lavuu odhan maayo
    Maxabiista anagaa hayna
    Cid nagala hadla wali ma
    La arkay war cid ay yihiin
    Baaba lasku haystaa faan
    Iyo waa soo furanayna
    Waxaan ahayn maba maqalo
    Adigu nin jaamac siyaad dhalay oo noocana wali
    Ma arag adiga ka hor
    Naf hadaad leedahay reerkaga
    Ukaalay oo adoo nasaba
    Miidhiye waxba hasoomarine
    Kaalay adigu isxoree yaad
    Mateshaa markad maxaabiis
    Ka hadlayso yaatahay
    Haa 1 hadal baanu arkaa wax
    Sax u eg islaanta soodaaya
    Yaahaysta iyaadaa rabta
    In ay joogto laas caanod
    Waayo dee waaba loo xilqabaa

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 หลายเดือนก่อน +2

    Aamiin Illahay Ha idin Aamaansado reer Maryland iyo Somalia

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 หลายเดือนก่อน

    8:24- 8:37 😂😂 ma mooda buur madow in uu tilmamayo acmaasha iyo dhaqanka isaga iyo tolkii😂😂😂😂😂

  • @pipipkan2880
    @pipipkan2880 หลายเดือนก่อน

    Qoftaan waa khabiir daacad ah!

  • @samielmi6158
    @samielmi6158 หลายเดือนก่อน

    Balo madow, waa jaahil,afmiishaar ah,oo hunguri raadis ah,yaa Bogor ka dhiay?benaale…benaale.

  • @SaalaxCali-w6s
    @SaalaxCali-w6s หลายเดือนก่อน

    Run sheege