Hal wiil oo reer Awdal ah iyo gabdho bes ayaa maanta gilgishay inta kalena waan sugaynaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • Hal wiil oo reer Awdal ah iyo gabdho bes ayaa maanta gilgishay inta kalena waan sugaynaa tartiib tartiib baa loosoo noolaanayaa

ความคิดเห็น • 126

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 5 วันที่ผ่านมา +9

    VIVA 5 Somaliyed waa lamtabtan ✊🇸🇴🇸🇴
    VIVA Awdaal Samaroon💪✊👍 Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah🤲💯❤ 🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 5 วันที่ผ่านมา +11

    You are absolutely right ✅️
    Awdal isn't SNM the day SNM entered Awdal region, they destroyed the town of Dila

    • @AWELIHAJIAWAD
      @AWELIHAJIAWAD 4 วันที่ผ่านมา

      th-cam.com/video/52PKbyG1Sng/w-d-xo.html

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 5 วันที่ผ่านมา +10

    Reer Awdal waa dad goob ah oo dulqaad badan lkn maalinkay ka caan waa loyaba gunta iidoor dabacayuun😒

  • @mahadsheekhibraahin1345
    @mahadsheekhibraahin1345 5 วันที่ผ่านมา +9

    Godabiirsi rag malahee dumarkoodu qoryo haqaataan

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed7920 3 วันที่ผ่านมา

    Awdal state guul iyo inshaa Allah 💪🏻💪🏻💪🏻

  • @Caliya7
    @Caliya7 5 วันที่ผ่านมา +3

    Garaadsaney Garashadaad dadka dheertahay.guuleyso 🎉🎉🎉🎉

  • @mowlidcabdulahi3544
    @mowlidcabdulahi3544 5 วันที่ผ่านมา +3

    Waa dad la dulleystay niqaabkaa ay wada xidhanyahiin waa cabsi

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 4 วันที่ผ่านมา +3

    Anaa udagaalamaya gabadh ha isiiyan 😅😅😅😅😅

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 5 วันที่ผ่านมา +6

    Waan ka naxaa reer Awdal xaalkooda war ilmaadeerayaal caalnkiina lasoo baxa iyo hub waxaad haysataanndhulkiina idin kaa iska leh xabad futada kasoo galiya Idoor wagaashe

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 5 วันที่ผ่านมา +4

    War kalaya reer Kan samaroon dumarka un Ayan aragna wiilkan Wlhi wax sax ayuu Ka hadlay idoor marka aad xabad la dhacdan ayey WA fahmayan

  • @mulkimahamed-ht4gu
    @mulkimahamed-ht4gu 3 วันที่ผ่านมา

    wiilkan baa kuxiga badbadiyo dumaroow❤❤❤❤❤❤

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 5 วันที่ผ่านมา +2

    War fadhiga ka kaca garabkiinaa taganahay from xamar

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 4 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaali xagee umartaa Owdal isaaq baa ku go'a. Dhulbahante waxuu kuguuleystey Harti iyo Soomaali weyn baa ufuran. CIISE dad uxiga waana waxmatarayaal Sirdoon Ethiopian

  • @Umo580
    @Umo580 5 วันที่ผ่านมา +2

    MAANSHALLAA ♥️ RAGANIMO ✅️👌💪💪💪

  • @AboudiM
    @AboudiM 4 วันที่ผ่านมา +1

    Xanuunka dadka kaa daaf 😊wax wanaagsan i sheeg ummadaa reer awdal kaa wayn burbuur siida xamar

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 4 วันที่ผ่านมา +1

    Reer awdaloow xabada noo bilaaba muqdisha ayaa garabkiinaa walaahiye noqda sidii shacabka ssc qaatumo

  • @abdirizakxaaji
    @abdirizakxaaji 5 วันที่ผ่านมา +1

    dumarka baadagal xun
    Waayo lamagarto
    hubkooda midiyo iyo
    Mudacyo iyo faashash
    baysitaan gbadhaa
    Warunteed nin aan dhiman.
    guul madhaliyo

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator 4 วันที่ผ่านมา

    Viva Awdal state of Somalia Mahamed Abiib is the Greatest man from Somalia .and you are ,and him all of you are Somalian . The freedom always behind men ‘s blood . Look at Lascaanood after 15 years we’re holding SNM .Alhamdulilaah .

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8i 5 วันที่ผ่านมา +1

    Iidoor haka adkado waanasiibdaro

  • @bmuraaz6024
    @bmuraaz6024 5 วันที่ผ่านมา +2

    Weerkan guduudan, ee madaxyada lagu wada xiranayo waayadan dambe, ma ahan dhaqan soomaaliyeed, bal waa dhaqan Oromo ay leedahay. Oroma-duna waa addoontii Amxaarada

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 4 วันที่ผ่านมา

    Xaajiga dheeraw 34 sano ka hor bay kala adkaadeen isaaq iyo somali oo dhan oo is raacday hadana kii joosan waayaa tii oo kale ayuu la kilmidoonaa insha-allaah

  • @farahroble9961
    @farahroble9961 3 วันที่ผ่านมา

    Subxanallah Allah ha la cabsado

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 5 วันที่ผ่านมา +1

    ILAA HADDA SOOMAALIYA AFKOODA SOO MARIN KARAAN..😊

  • @IdcIcc
    @IdcIcc 3 วันที่ผ่านมา

    Awdal state 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦾🦾🦾🦾🦾🦾

  • @OmarismaelMohamed
    @OmarismaelMohamed 4 วันที่ผ่านมา +1

    Nohilay somaliyey oo nacawiya

  • @abdirizakxaaji
    @abdirizakxaaji 5 วันที่ผ่านมา +1

    Garaad San aad baan
    Kuusalaamayaa
    Ina adeer qudhaanyada
    Kugaraac

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 4 วันที่ผ่านมา

    Shaahaalooshubi walaahi anigauun baanina noqonmayso wixuukudhiman.hakudhunto

  • @IssackMohamedsSheikh-ji4yu
    @IssackMohamedsSheikh-ji4yu 4 วันที่ผ่านมา

    Ilaahey ha u gargaaro reer awdal ayaan leyahay

  • @ismailmohamed5553
    @ismailmohamed5553 5 วันที่ผ่านมา +2

    Asc garaadsan qurux badan❤❤❤

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 5 วันที่ผ่านมา +2

    War reer Awdalow gunimada iska korqaada

  • @Ceergabo
    @Ceergabo 5 วันที่ผ่านมา +1

    Reekani dumar qiimo badan buu leeyahay.

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ninka dhalinyarada codki maxamad abiib ayu leyahay ninyow mesha awdal dhaliyarada jiilka cusub kuli waa sida maxamad abiib.ragu reer awdal meedey dagaalka bila baa samaron manta uu isku filan yahay wallahi gabahadda yare aax wan qooridey 😢😢😢😢

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896 4 วันที่ผ่านมา

    In siyaasigaaga la yidhaahdo miskiinka samaroon

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow615 4 วันที่ผ่านมา

    Guul samaroon

  • @fe8445
    @fe8445 4 วันที่ผ่านมา

    Inta SL aad dawlad u haysataan diyaar ma tihin. Kab iyo xaarkeed waa laysla tuuraa. SL, Muuse isla tuura.

  • @BALCKMAN13
    @BALCKMAN13 4 วันที่ผ่านมา

    Wax jira mathin musabixi ma ahan ina sudhawasan😢😢😢 daqomo aya tihin walahi hunguri rac ayathin

  • @YussufMohamed-m5k
    @YussufMohamed-m5k 2 วันที่ผ่านมา

    Okey

  • @Arsenalfc108
    @Arsenalfc108 5 วันที่ผ่านมา +1

    Those who waiting Gadabousi will fight keep waiting

  • @muhumedabdullahi1676
    @muhumedabdullahi1676 4 วันที่ผ่านมา

    War yare he Somaliland wa Dowlad madax banan se Wa Somali qaylada joojiya.

  • @Caliya7
    @Caliya7 5 วันที่ผ่านมา +1

    Somali dhohaney kaca oo gacmaha is qabsada oo isuhiiliya oo heeryada iyo huga iska korqaada.

  • @user-lu5kd2ik1x
    @user-lu5kd2ik1x 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waan ka xumahay gadabuursi dumarbuu leeyahay eerag malihidin hal ninbaad lahahaydeen ninkiina wakaa xiniinyaha laga garaacayo

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 5 วันที่ผ่านมา +1

    Hadalka iska dayaa ama wilka musse afdubta walalo kuwan samaron waa guun weyi damir malahan iskada idoor hayska gumaystee armooy sidas ku fican yihin hadikale juufi juufi hoose ayay isku dilayan 😢😢😢 anaa arkay borame samaron belo hoose ayu isku dilaa markas iska daa 😢😢

    • @MaryamMahamed-r9c
      @MaryamMahamed-r9c 3 วันที่ผ่านมา

      Beenaale waligeed lama arag laba reer oo samaroon ah oo dilaya iidoor 94kii intii ay iska dileen baa ka intii hore. af nooli wuu hadla ayna waa ciyaa arinkiinu waa sidaa sidaa .

  • @YacqubAli-j9d
    @YacqubAli-j9d 4 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂Weligiinba cabaada soomali weyn kulahaa baanu wax laqeybsaneynaa kuwan aad leedahay waanu utagayna iidoor ood ka cabaadeysan baa kasoo cabaaday soomaliland waxaad ka hesheen Wllhi beydaan meel kle kaheleyn lkn hadey lagama maarman noqoto kaca

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 4 วันที่ผ่านมา +1

    daarood stop crying 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @شيخبسامالجرار
    @شيخبسامالجرار 5 วันที่ผ่านมา +1

    Qof walba meeshu isdhigo ayuu yalaa

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 4 วันที่ผ่านมา

    Reer awdal waxaan talou siin laha. Si ay u karaan oo hubka ay qstan dumarka, si raga awdal u kacaan. Waxay idiin arkan idor inay idin leyihiin. Illahay ka sokow

  • @da8660
    @da8660 4 วันที่ผ่านมา

    Wajiga ayay wada qarsadeen adeer reer awdaloo fulaynimada iska dhaafa ..Somaliand=Isaaq

  • @Mohamedalimoham
    @Mohamedalimoham 5 วันที่ผ่านมา +1

    Garaadsan Mahadsanid

  • @fardusa411
    @fardusa411 3 วันที่ผ่านมา

    Free free Samaroon isxoreeya soomaali baa idin garabtaagan

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 4 วันที่ผ่านมา

    Awdal rag malahan xiniinyaha lagasiibay kakaca meesha oo iskaceliya snm tabar malahan ssc baa ninkii ka qaday

  • @Zbsb-r1s
    @Zbsb-r1s 4 วันที่ผ่านมา

    Fadlan reer owdal hubkii oo dhan waa lagaqaaday oò waa sacbooley waayo. Hub kadhigis waqti hore ayaa lagu sameeyay ma gunbaa Gobanimo dhashò

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 5 วันที่ผ่านมา

    Walaahay dumi lagu hayaa reer kaan dayuusnimo lama qaato damiirku ha shaqayee walaalayaal xildhibaanka sii daaya isaaqow umadu waa qabiilo walaalyaal please

  • @Qooyskena
    @Qooyskena 4 วันที่ผ่านมา +1

    Isaaq lan shalay siyaad beey ka ooyaayen manta dad masakin bey gumesayan snm tooda god ku rida shayadinta

  • @Amira_lul
    @Amira_lul 5 วันที่ผ่านมา +1

    Wey gomoobeen gadabiirse. Jiifka ka kaca

  • @abdifatah6707
    @abdifatah6707 4 วันที่ผ่านมา

    Afka ayayba duuban yihiin wana cabsi waxay wajiga ladubteen

  • @libananoghele3395
    @libananoghele3395 5 วันที่ผ่านมา +1

    War maanta xiniinyo yeesheen hablihii😂

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 4 วันที่ผ่านมา

    Hadal waxmataro ee Gudabuursi wax iskaceliya ogalaada geerida sida Sool kadibna xoroobo

  • @MaxamedTawakal-fb2zs
    @MaxamedTawakal-fb2zs 4 วันที่ผ่านมา

    Weli way baqayaan gadabuursi iyagaa kabadan isaaq. Ee waa fulayaal isaaq baa idinle gunyahay. Is xoreeya nac nac wax matartee
    Ee Ina are u yeedha ha idin xoreeyee xoolo fooqal xoolo😊😊😊

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 4 วันที่ผ่านมา

    Guuliyo gobonimo daaroodow waaraganimotaasi

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 4 วันที่ผ่านมา

    ASC inta ay Reer awdal ay Somali land aad dowlad u aqoonsan tahiin GUUL magaraysan

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator 4 วันที่ผ่านมา

    I am very sorry what happened in Dila

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 4 วันที่ผ่านมา

    NAA DADKAAN WAA KA BEEN DAGAALKU😂😂. NINKA IYO NAAGTA HALGAMAAGA AH ISMA QARIYO OO WEJIGA MA DUUBTO😂

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 4 วันที่ผ่านมา

    Qorigagaqado iskada qaylada ee qoryihiina qata

  • @canbuul9375
    @canbuul9375 4 วันที่ผ่านมา

    Hamkhlina eheel unaarka
    1:00

  • @AbdkarimWarsame
    @AbdkarimWarsame 4 วันที่ผ่านมา

    Waa dumar aan rag lahayn naa cabaadka joojiya ragiinii meel xataa wajigooday qariyeen cabsi darteed

  • @da8660
    @da8660 4 วันที่ผ่านมา

    anoo ah nin isaaq ah ayaa kuleh hadaan Samaroon ahaaa mamulka Isaaq dhistay waligay ma tagereen ..waar is xoreeya waxaan siyaad bare kadiiday haka yeelina isaaq

  • @warsameyaasiin2981
    @warsameyaasiin2981 4 วันที่ผ่านมา

    Guul iyo gobanimo

  • @FadumaMahamed-q2r
    @FadumaMahamed-q2r 4 วันที่ผ่านมา

    💪💪💪💪💪💪💪🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️☝️

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 4 วันที่ผ่านมา

    REER AWDAL LAND AFKA UNBAY UGA SO HADHAY MASAAKIIN WAAR DHULBAHANTE KU DAYDA IYO INTA LADEGTA .ALLAAH HA IDIN GARAB GALO

  • @fosiyakamil2008
    @fosiyakamil2008 4 วันที่ผ่านมา

    Asc ceeb afkaaga ka daa please Doorsho ayaa kugu jira maxamed. Abibi ayaa yidhi oo qarxiyeye muxuu yidhi. Mataqaanaa. 3dx xibi xafadeed waxaa ayaa lagu dilayaa odayaasha gadbuursi kalmadaa. Waxaba kamay garan Markaa gabdhaha Gadabuursi waxaan leeyahay dorashada ayaa kugu jira xibi samaroon ma la ogolyahay maya

  • @shukriali5770
    @shukriali5770 4 วันที่ผ่านมา

    Laakiin maxaad u xidhateen afka miyaad baqYsaan wejigiina baneeya miiskiin miskiin

  • @AsmaAmir-f9i
    @AsmaAmir-f9i วันที่ผ่านมา

    🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇸🇴🇸🇴💪💪💪💥

  • @mulkimahamed-ht4gu
    @mulkimahamed-ht4gu 3 วันที่ผ่านมา

    war dharta iskadaa far kaliya foolmamaydho wadgumawdeen away ragigiinii

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 4 วันที่ผ่านมา

    Reer awdal garab halasiiyo

  • @Mahamed-pc7tw
    @Mahamed-pc7tw 4 วันที่ผ่านมา

    Gubiirsey waamasaakiin jehajihajiheèsan soomaaliyee cidudira masaakiin ta lagucayaarayo😂

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 5 วันที่ผ่านมา

    Xerada Xalane waa in la xiraa maanta oo baarlamaanka somaliya quful ku jabiyaa oo cid kastoo daganna laga cayrshaa si deg deg ah oo somaliyeed hal ogow in madaxweyneyaal lgbtq ah somaliya ayaa somaliya soo maray sida xasan shiikh iyo farmaajo oo qayb ka ahaa xalane in gacanta lgbtq ay gasho oo xerada xalane waxay ahaan jirtay halka ummadda somaliyeed Qaranimadeeda laga difaacayey laakiin nac Allaah qabiyaasha xasan shiikh iyo farmaajo ayaa siiyey lgbtq caalamka isku qariya inay yihiin beesha caalamka somaliya qaranimadeeda kaalmaynaya. Lgbtq xasan shiikh nac Allaah qabe, haduu siiyey xalane saaxiibadiisa lgbtq xerada xalane, muxuusan farmaajo uga qaadin haduu xalaal ahaa, oo somaliyey doofaar ma daahiro saarin abadkiisba sidaas darteed farmaajana waa lgbtq qoomuluut kale oo lgbtq ah oo farmaajo waa uga raaliyey asaxaabtiisii lgbtq dhalanroggii ay somalida ku samaynayeen oo hoista ayey ka wada socdeen oo somalidaa waxay tiraahdaa ha la raro rag baa yiri ana wawga raaliyey oo mark somaliyeey halkaas waxaa idiin ka baxaya inuu lgbtq xasan shiikh madaxweyne somaliyeed oo lgbtq ah ahaa ee ku dhiiraday inuu lgbtq-da caalamka siiyo xerada xalane oo lgbtq farmaajo na ahaa madaxweynihii labaad ee lgbtq ah ee somaliyeed ee ku raacay lgbtq xasan shiikh in xerada xalane si rasmiya u qaadato lgbtq-da caalamku si somaliya looga dhigo xero khaniis iyo makhnuud iyo makhnuudad khaniis iyo dhilo makhnuudad iyo dhilo khaniisad iyo nin Khaniis naaglamood iyo naagkhaniisad ninlamood iyo kuwo af ingiriisiga "queer" lagu dhaho waxay yihiin aanan aqoon laakiin khaniisiin nimanka ka mida inay yihiin la aaminsan yahay si fidnadaan xasan shiikh somaliya ugu fidiyo ayuu xerada xalane ugu saxiixay qoomuluutka caalamka oo somaliyaay ogow al shabaab iyo salafiya iyo wahhaabiya waa ka mid bahda qoomuluutka somaliya waayo intay shacabka somaliyeed gumaadayaan haday culimo salaaxa yihiin shidnadaan ayey gumaadi lahaayeen oo taas ayaa idiin cadaynaya inay kuli isku xulato yihiin oo al shabaab iyo daacish waa wahaabiya salafiya jahaadiya oo kuli waa wada salafiya caruurtoodii oo waad aragteen sida somali waqooyi ay lgbtq u kharibtay oo koofurta somaliya gaar ahaan xamar iyo nawaaxigeedana inay ku soo duuleen lgbtq baa na soo gaartay wiilasha iyo gabdhaha da'doodu ka bilaabato sideed jir oo somalida ah inay fuulaan baa na soo gaaray oo fidnadaas ayaa maanta somaliya ku faaftay oo ku faafaysa oo u baahan in deg deg wax looga qabto oo ciidamo xoog badan oo si sare loogu tababartay fidnadaan la hawl galiyo oo lagu nadiifo lgbtq oo looga xaaqo kuli somaliya oo dhan iyadoo loogu hormarinayo xasan shiikh iyo farmaajo nac Allah qabayaashaan iyo al shabaab iyo daacish iyo ictisaan iyo wahaabiya iyo salafiya iyo suufi iyo doofaar iyo inankiis oo dhan oo ummadda somaliyeed dib loogu celinayo "xalaal suni shaafici ah oo aaminsan oo kaliya Quraanka iyo sunaha dhabta ah ee Nabi Muxammad scw siday ahaan jirtay intaan Wajalla iyo wahaabiya iman.

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 3 วันที่ผ่านมา

    Kooca channel.

  • @malyungandal8566
    @malyungandal8566 3 วันที่ผ่านมา

    Maanta somaali reer uma dalin karo reer kale nin waliba dhulkiisa isagaa leh iidoor waxaa run u karbaashay dhulbahante sidii dhulbahante oo kale maad Idinkan wax baa baalah iga yaacay maad kayeersiisaan maxaad la barooraneysaan walashi nabsi baa idin haye is xoreeya waa idinkii shalay muuse ciidan u ahaaye ma maanta dareenteen dhibka shalayba ragiina waxey ku jireen kuwii sool ku soo duulay maanta mey idin xoreeyaan boorame ileen idinka leh

  • @abdifatah6707
    @abdifatah6707 4 วันที่ผ่านมา

    WAR REERKAN GADBUURSI RAG MALAHA MIYAA MA 20 DUMAR UNBÁ BANAN BAXA LAYAAB MALE WAXN MAQLI JIRAY SABEEN MOOYEE SUMAL MALAHA.

  • @fosiyakamil2008
    @fosiyakamil2008 4 วันที่ผ่านมา

    Eedo. wilkaaso dhumo markaad hadshab. Because ma lihidi Rago ku caawinya

  • @abobasement346
    @abobasement346 4 วันที่ผ่านมา

    iskah xoreyah guntah idor mah dhulbahanteh bad kah lidatan

  • @GudiCidgal
    @GudiCidgal 3 วันที่ผ่านมา

    Intareerkamakaahiil ninkanoolyahay xornoqon mayno

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r 4 วันที่ผ่านมา

    Waa siday tahay

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 4 วันที่ผ่านมา

    Reer awdal qaata hubkiina iska celiya dabacyuunka habar far haysa reer awdal hub mahaystan ee iskaga celiyan muuse juudan

  • @MahamedSharif-x1o
    @MahamedSharif-x1o 4 วันที่ผ่านมา

    Way soo jediyee kuwana

  • @idilahmed3570
    @idilahmed3570 4 วันที่ผ่านมา

    Fidhiqo Dabshida waxan qaba karto aya iska yar Maxamed a iib waa tuig qaran sinus dawarsigii iyo daasadiiba aad uxiisten S/land hor tod waxanan may dun ahayn waxad sentient SNM ay idi dayay say Maya laguma wadhadlen Somalina waxba utari my San buur iyo isaaq ba kugu guban e xageed Maryma barorta joji basas ayad ahayd ilaa ingiris hadana waxba kama badali Karton huishouden ilaa huush😂😂😂😂

  • @abdifatah6707
    @abdifatah6707 4 วันที่ผ่านมา

    Kir iyo mash baa la gu yidhi ficil aya loobahnyay hadal haan ma buuxsho

  • @HRU20
    @HRU20 4 วันที่ผ่านมา

    BEEN BAY SHEEGAYAAN KUMA DHACAAN INEY WAX SAMEEYAAN, SAYLICI SAAJIN IYO SAQAJAANO BADAN OO KALE AYAA MUUSE SHIDHKA UGU JIRA ......
    NAAGO IYO CARUURI OOHIN IYO BAROOR MOOYEE WAX KALE MA HAYAAN...
    GUDABIIRSAY MA AHA DHULBAHANTE??? TAAS HA LA OGAADO..

  • @AbdiasisSaleban-f4p
    @AbdiasisSaleban-f4p 4 วันที่ผ่านมา

    deewax iskaceliya naagayahow

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 4 วันที่ผ่านมา

    KKKK DHULABAHANTII DANTOODA KAMA HADALANE GADBUURSIGAY NAFMOODAN ANAA BAABAYE ILA BASBA WAYDIIDEEN WAXABA HABALHAN YARYAR HAKU FARXINA

  • @CabdisalanmuhumedJibrir
    @CabdisalanmuhumedJibrir 4 วันที่ผ่านมา

    Hajabina guuul ragmajiree
    Dumar kasamaron
    Guuul
    Ragow dumarkaa idin aqlidama kacaragow aabihiin guntaka wasa kac

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 4 วันที่ผ่านมา

    Odaygan bare ducaale buu u egyahay

  • @salanabdi3812
    @salanabdi3812 4 วันที่ผ่านมา

    Hadaydaan nabada kashaqayn xabad baad kuseex doontaan ku tala gala maxamed abiibna waa snm diid kii diida waa xadhig snm waa tii kuqabsatay riding koo daba dhilif ah buuqa yaraysta

  • @fosiyakamil2008
    @fosiyakamil2008 4 วันที่ผ่านมา

    Way sixiranyihiiiii

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 3 วันที่ผ่านมา

    Naa kooca 😂😂😂😂
    Laasdhiig ha kugu filaato

  • @WaabariXaaji
    @WaabariXaaji 4 วันที่ผ่านมา

    Gu nimo saylici ayaa inoodooray

  • @salanabdi3812
    @salanabdi3812 4 วันที่ผ่านมา

    Adeer maanta miyaad dhalatay sotaad dila idinkoo madaxa foorarinaya calanka cad sitay maad wax iska celisaan waad kibirteen nabaduna way idin dishaa car bilaaba rag hadaad tihiin balan waxa ah inaydaan dunida dul joogayn ragayagii aanu saamax nay eed horgalnimada siyaad bare kulayseen hadaanan u aarin ma ihi duriyada

  • @YacqubAli-j9d
    @YacqubAli-j9d 4 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂Hadiiba Gobolkaad dagtaan udooneysaan somalia Dhulka iuo guryaha iidoor ka iibsha oo somalia utaga awalba Somaliland jaceyl idinkamey muuqane Dhulbahntaha baa idin dhaama Marna Aan iska dhalano marna aan is dilane Idinka Gunuunuc uumabd wadeysan si naag duday Lkn waxaad ogaata dhulbahante laascaano farta ayuu laabta ku haya Adigu umadaada Quruxda bdn Haku Khamaarin Dawladana Diid Ama Doon Isaaq baa dhistay Wllhi Waa Leydin Dheengadeynaya Hadaad Juuq soo dalacdan Hooyadiin iyo Dhulbahanba wase

  • @shukriali5770
    @shukriali5770 4 วันที่ผ่านมา

    Somali wax idiin taraimayso nabad ku fadhiya iska sugo waa

  • @mulkimahamed-ht4gu
    @mulkimahamed-ht4gu 3 วันที่ผ่านมา

    dumar laan galadagaalka