Qadar waa khaa’imiin isqarinaaya. Qadar waa too ka qayb gashay dagaalkii sokeeye ee Liibiya. Hadana waa walaal muslim ah. Anagu Soomaali ahaan wadamada khaliijka waan ku faraxsannahay horumarka ay gaar een. Habaarimayno ee Allaha soo hadeeyo. Aduunka waxa ugu xun walaal muslim ah oo kula dagaalamaaya oo haddana tawxiid sheeganaaya. Subxaanallaah.
Cadowga ummad somalida. Somali ku dhex jiray ila dagalki sokeeye wa carab somali isku diraya , aragagixsio, mucarad , qabil iyo al shabab bay ageegsadan lacagta ku bixayan sida somalia u dagin. Xoolaha somalia shidal ka iyo shilinka ayay somali ka ilalilyan. Laakin wxan ka xumahay somali wali may fahmin ta wali nabad iyo xasaloni wadanka u diidanyahin siba reer mogdisho. Carab wa cadow iyo xasid.
this guy Farah maalim doesn't care about Somalia n he gat his own interests.beside he is among the top officials who signed kenya troops to invade Somalia.
ceelka shidaalka somaliya ugu badni waxa ku yaal ceelsheekh laakiin siyaad bare ayaa is hortaagey
shidaalku waxu u qaybsama bariga berbera iyo galbeedka berbera holhol shidaalka ku jiraa aad buu u badanyahay
by then he was deputy speaker in Kenya assembly.plus member of parliament.
Razil Abdul true wa shaxad doon
SACUUDI IYO EMAARAAT LAGARAY OO WAABA CADEYSTEEN LAAKIN QADAR MAHUBO MANA KA RAJEYNAAYO.
Qatar ma hubo you're joking they're the same Arab is Arab they don't want our progress,
@@ahmedeeqnur4047QATAR DONE NOTHING WRONG SO FAR. WHAT EVIDENCE DO YOU HAVE TO SAY ALL ARABS ARE THE SAME?
Qadar waa khaa’imiin isqarinaaya. Qadar waa too ka qayb gashay dagaalkii sokeeye ee Liibiya. Hadana waa walaal muslim ah. Anagu Soomaali ahaan wadamada khaliijka waan ku faraxsannahay horumarka ay gaar een. Habaarimayno ee Allaha soo hadeeyo.
Aduunka waxa ugu xun walaal muslim ah oo kula dagaalamaaya oo haddana tawxiid sheeganaaya.
Subxaanallaah.
Cadowga ummad somalida. Somali ku dhex jiray ila dagalki sokeeye wa carab somali isku diraya , aragagixsio, mucarad , qabil iyo al shabab bay ageegsadan lacagta ku bixayan sida somalia u dagin. Xoolaha somalia shidal ka iyo shilinka ayay somali ka ilalilyan. Laakin wxan ka xumahay somali wali may fahmin ta wali nabad iyo xasaloni wadanka u diidanyahin siba reer mogdisho. Carab wa cadow iyo xasid.
Walee waa runtaa 👍
Dawaare waa runtii carabtu waacadawgeena
Hadii ee run tahay. Malabilabo. Please bilaba
maxaa go.aan laqaataa caada Qaatayaal Nala dhashay oo somali ah baa laguu adeegsanayaa oo caac kuhayee
this guy Farah maalim doesn't care about Somalia n he gat his own interests.beside he is among the top officials who signed kenya troops to invade Somalia.