waxan idinka codsanayaa inaad imataan xaflada malinta kansarka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 9

  • @hibaqabdi6639
    @hibaqabdi6639 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allah allla hakula garage galo wllo khyr badan hakasiiyo dadaalka ad wado

  • @mounatiti8446
    @mounatiti8446 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs Masha allah Haboon🥰🥰🥰

  • @Ixssssssssss
    @Ixssssssssss 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah xabbti waxan ilahay kaga rajsynaya inad hesho dad badan oo adigu sida ad u fakaraysid kula fakaro oo cawiya walalododa u bahan garab in lasiyo hore u soco xabbti

  • @najmaabdullahi6878
    @najmaabdullahi6878 2 ปีที่แล้ว +1

    Wax ficaana ka shaqaynesa Allaha haka abal mariyo wax muhiima waye in dadkena arinkan inlaga wacyi galiyo

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 ปีที่แล้ว

    Masha alaah wll igu soo bir adan❤❤❤

  • @maryanhassan2641
    @maryanhassan2641 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc abaayo blz watseybkaaga ama fecbogaaga isii talo muhiima ka raba abahey heysato

  • @dekoali706
    @dekoali706 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan alle kabarya inta qabto inuu alle kacafiyo

  • @caishofarax8086
    @caishofarax8086 2 ปีที่แล้ว

    Asc abyo namberkagag ban ubahanahay plz ilahay caafimadka allh ku siyadiyo

  • @xamdadagan807
    @xamdadagan807 ปีที่แล้ว

    Xbti anaa xanuunsan oo ka shakisan naas xoog ii xanuunaya mana awoodo inaan is baadho waayo ma haysto lacag aan isku baadho maxaad igula talin qaali