FUUMA - Waan La Yaabay!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024
  • Waxaan safar doon ah ku tagnay Jasiiradda Fuuma oo ku taal Jubada hoose.

ความคิดเห็น • 47

  • @amalabdulla6049
    @amalabdulla6049 7 หลายเดือนก่อน +23

    Who can imagine all this beauty in 🇸🇴 ? May God protect our country from enemies😍😍❤❤

  • @najibyusufaxmed2950
    @najibyusufaxmed2950 7 หลายเดือนก่อน +10

    M.a said soo saraha bilicdii wadanka
    Keep going legend ✊🏽

  • @IbrahimahmedHashi
    @IbrahimahmedHashi 7 หลายเดือนก่อน +9

    Degmooyinka ama deganada saaran xeebaha ama jasiiradaha wlhi aad unasiib badan yihiin oo eey heeytaan dhulkaas quruxda badan indhuhu aysan ka jeesaneyn lkn degmoyinka dhaca melaha aan laheyn xeebaha wad kanasiib badan tihiin in sha allaah wan jeclahay inaan udalxiiso xeebaheena aad ka u qorxoon ❤

  • @Kenya-Kikuyu
    @Kenya-Kikuyu 7 หลายเดือนก่อน +4

    It s great see all of Somalia and its islands

  • @abdallaemiir1577
    @abdallaemiir1577 7 หลายเดือนก่อน +2

    i just love Said Fadhaye's content 💓💓💓💓💓💓

  • @Ahmeddahir-kh1zo
    @Ahmeddahir-kh1zo 7 หลายเดือนก่อน +5

    Wll said guulayso 🎉❤

  • @salahjaha1312
    @salahjaha1312 7 หลายเดือนก่อน +4

    I Miss home so much I can wait to come back kissmyoo..😢

  • @khadarjama300
    @khadarjama300 7 หลายเดือนก่อน +2

    you deserve 1M or more bro keep doing✌

  • @hassanqurow
    @hassanqurow 7 หลายเดือนก่อน +2

    Fuuma ilaa kooyaame waan tagay
    waa dhul dalxiiseed aad u qurux badan
    #Soomaaliya♥️

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 7 หลายเดือนก่อน +2

    Jubada hoose dhaha
    Juba laan manaqaano
    Yaahuuuu

  • @rahmaarab4749
    @rahmaarab4749 7 หลายเดือนก่อน

    May Aaallaah❤

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 7 หลายเดือนก่อน

    M.a dhul daxiis ku wacan

  • @FatahDuqow
    @FatahDuqow 7 หลายเดือนก่อน

    Keep going my brothers❤✌️✌️✌️

  • @huseenabdulle4069
    @huseenabdulle4069 7 หลายเดือนก่อน

    Very beautiful place Maasha allah

  • @HuseinAbdulaahiAbuukar
    @HuseinAbdulaahiAbuukar 7 หลายเดือนก่อน +1

    Libaax waqtiga mid Qurxoon hakuu ahaado✌️

  • @muhmedsehel5239
    @muhmedsehel5239 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahoow wadankaayaga nabad nooga dhig musuq maasuqana naga saar yaarabi 🙏🏽🙏🏽

  • @FatumaAmina-ow4kj
    @FatumaAmina-ow4kj 7 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @maryami2299
    @maryami2299 7 หลายเดือนก่อน

    Waa wasiir waligood ma arag xagee kayimid wasiirku

  • @Amiinze7
    @Amiinze7 7 หลายเดือนก่อน +1

    Saidow waxaad gudaneysaa wajibkaaga ka muwaadin soomaali ahaan waxaad soo bandhigtaa marwalba quruxda dalkeena❤🇸🇴

  • @zakeriye6995
    @zakeriye6995 7 หลายเดือนก่อน

    Legend

  • @mgurey11
    @mgurey11 7 หลายเดือนก่อน

    Sxb gacanta Alle hakuu barakeeyo

  • @enghamdiabdirisak4866
    @enghamdiabdirisak4866 7 หลายเดือนก่อน +1

    Qurux lkn waxan ka murugoonyaa dhulka sidra u qurxan inayny nacny oo hagaajisan wayny

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 7 หลายเดือนก่อน +1

    When can we enjoy our country? That so beautiful

    • @xaalixashi5385
      @xaalixashi5385 7 หลายเดือนก่อน +1

      When u get💸😂

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 7 หลายเดือนก่อน

      @@xaalixashi5385🤑 Alhamdulilahi I have enough $ manage my needs I guess you are not critical thinking

    • @CaddeCali-ie5pz
      @CaddeCali-ie5pz 6 หลายเดือนก่อน

      Adi dalka maa joogtaana😊

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 6 หลายเดือนก่อน +1

    I see a lot of coral reefs which much must be protected from tourist ! I prefer this little island 🏝️ not to turn into tourist places . There is plenty of beaches already on the mainland

  • @sirwaan44
    @sirwaan44 7 หลายเดือนก่อน +1

    runtii waa jasiirad aad uqurux badan

  • @abdihassan3756
    @abdihassan3756 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa jira laba Fuuma, Fuuma kor iyo Fuuma hoose

  • @Weydiimo_official
    @Weydiimo_official 7 หลายเดือนก่อน

    😮😮wadankeyga ayaba barshoniga raba hda meshan ma somalia ama wa maldevis ❤❤❤

    • @Hanafilms7
      @Hanafilms7 7 หลายเดือนก่อน

      Meelkasii qurxoonbaa buuxda

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 7 หลายเดือนก่อน

    Muqal qurux badan .
    Insta 360 make vlogs easy.

  • @Saciid-axmed
    @Saciid-axmed 7 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiib

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 7 หลายเดือนก่อน

    Alkee ku taal?

  • @chipahe3412
    @chipahe3412 7 หลายเดือนก่อน

    Muuqal sameeyaha ugu fiicn soomali

  • @ayahosman
    @ayahosman 7 หลายเดือนก่อน

    Www ❤

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 7 หลายเดือนก่อน

    Ninka hadlaya daauud aqeys maaha miyaa?

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 7 หลายเดือนก่อน

    Away wasaaradi dalxiisku
    Maxa wasaarad lagu cuna lacag iyaga oo an shaqo qabaneynin

  • @Saciid-axmed
    @Saciid-axmed 7 หลายเดือนก่อน

    Meeqa ayeey km kismaanyo ujidhaa qofkii igu dhaama

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 7 หลายเดือนก่อน +1

    Jasiiradan maal gelin ubaahan tahay waa jaanis weyn waa in laga faideysta

  • @Cwahab401
    @Cwahab401 7 หลายเดือนก่อน

    Codka iyo music isku miisan

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 7 หลายเดือนก่อน

    Maagac Somaliyed mahax uuh laahan weeday

  • @abdalaabdiaziz
    @abdalaabdiaziz 7 หลายเดือนก่อน

    Said saxiib Somalia oo dhan baa rabta waliba Gobolka bari ee Puntland Somalia soo booqo taariikhdooda dadka kasoo wareyso saxiib