Wa barnaamij hersare ah kaliya sedex arin ban i qancin intii ila mid ah liketa ha ila dhaafina inanta u horeyse jano ban ku farxa tiri wlle ma sidan jano ku donaysa tan labad gabadha wariyaha ah dalka wa inay iska sax sida lo hadlo barata tan sedexad inanta telefonka isteejka la wareegaso wa badow
Waar Wll Ogaadeenkii Sawkuwan Ilbaxay Yaab Maalin Aan Meel uu‘uule La idhaahdo aan Joogay Waxaan Arkay Mid Ogaadeen Oo Raadyoow Jajabinaaya Kuyee Qofka Ka Dhex Hadlaaya Ayaan Kasoo Dhex Saaraya waar ilmaaderayaal Gadhoosanimadaad ku Qurux Badan Tihiin Hhhhh kaftanku Furan
Gabadh Snapka la dhax socota maad Ku Tidhaahdaan ma aha meeshu halkii snapka Ee waa masrax ee melaah la tag snapkaaga 🤣😅 rer Jigjiga waa dad badaw ah Oo Oroma ah Inta Igu Raacsan farta soo Taaga jalayaal
Aabahay Abtiyaaladii..Dadka Reer Jigjiga Waa Dadka Kaliya Ee Aanu Waligood Xididka Ahayn Oo Aanu Is Dhalnay Abti Iyo Adeer Baanu Isu Nahay 😍nabad Ku Waara awoooweyaal 😍😍😍😍🥰🥰
War odeygii mawliid xasan faarax dhameeye sowkan Music waalan lasoo baxaya Jigjiga Henok baa xoog ku heystee mawliid baa ka daba yimid horey usoco horey usoco bro wax waalan baad tumeysaa
Mawlid xasan faarah
Ninka hynok adlo baajo
Cirka udiray hore usoco bro
Hussein suudi waa runtaa mawliid wuu kacsan yahay waayahan Henok atlabachew waa loo yabaa
Waa wax loo bahan yahay bandhig faneed Waan soodhawaynaya❤️❤️
Vbgehfryuyiojhgd
Gabadha ugu horaysa ma sidaasi ayey jannadda IllAahey kaga doonaysaaaa illaahey ha ku sooo hanuuniyo Aamin Aamin aaamin
😅😅😅😅
Oo waayo maa ada kaa hore istaagya
Janada illahy ciduu doono ayu naxaristisa ku galiya adigu naftaada un la dadaal
Wa barnaamij hersare ah kaliya sedex arin ban i qancin intii ila mid ah liketa ha ila dhaafina inanta u horeyse jano ban ku farxa tiri wlle ma sidan jano ku donaysa tan labad gabadha wariyaha ah dalka wa inay iska sax sida lo hadlo barata tan sedexad inanta telefonka isteejka la wareegaso wa badow
Miss xiis, Liiban Jigjiga, and filsan Ahmed❤my dadkayga❤❤💪💪
Maxamed yare heesta Asma uu qaadayo inaba caadi mahan wuuuuuw😍🥰🥰😍🥰😍😍 naga Baden wixii Asma ladhaho🤣🙏🤍🤍🤍
Hargeisa and jigjiga👍👍👍👍👍❤️❤️❤️
Reer jigjiga my xishon fanankii umartidad ah by igu danbysiiiyen
Adan darajada qalbiga dalacad kasiyay manka👑❤️😭 hees iyo badh weji
Heesahan oo kale ayaa la dhagaystaa codkiisa mnsh alah waa fanaan is huba runtii sida uu usaarayo codka iyo musica inta meesha joogta wlhy qof gaadhaya malaha xaga codka lk aduunka ayaa dadka meel wada istaajiyey
Go forward bro
Wake kas
Inanta wariyada dabka kayara dhacsan😀
shaadia official Ma Ila Aragtay Haboon Baa Ku Fiicnayd Meesha
Momta ugu horaysa way cod mcnthy lkn maxay xiligan fanka kasoodontay she's too late 🤣🤣🤣🤣🤣
wooow wooow geesina u ahow wakhtiga heestaasi waa heestii qarniga
Weey dadkeygii😍🥰 Rer jigjiga❣️❣️🙏🖤🤍 iyo Rer Hargeesa 😘 Dad Fanka shida✅🙏
Filsan Axmed iyo Cabdi yare way cod macaan. yihiin
Beautiful video and great dancing🎊🎉🎇🎆🎉🎊🎇👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤👍✌👌🍇🍓👌✌😵😵😵😵from Sweden👍
Masha allah Nimco Daimend
Wow nice hawrar media ad ban ku salmaya caydaruus ismacil
Liibaan #jigjiga waa Taagera lkn Horyalka fanka qaybta Seri #B u dheela
Cod walan ba kujira e #Macalin Seri A uso dalacsiya halo raadiyo 🤣
Allow #HOOOOYO MCN janadii Geeey.
😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲
#AAAAAMEEEEN.
wllky iyo wlshy illaaahay dartiiis #SUBSCRIBE iigu saaar
Hhhhh maxay tahay moobelka waxa lagu dubaayo🤔🤣🤣🤣
Hh cabdi yare muxuu madaxa la war wareejinayaa
Miss xiis fanadad Qaran
7
Iutr
Miss Xiis 💖💖
Nimco Diamond 💖💖
mansha Allah parnamij shidan
Ilaahay cimri dher iyo caaFimaaD haku siiyo hadad ii sarto #subscribe youtube kayga
Liiban jijiga iyo nimca dmn miyay is qabaan ????
taan wariyaha aah maxa ka siya sebu af ku ugu adagyahaye maa saasa ka dhaba miise afsomaliga macanebaay is ledahay🥵
Hawraar media aadbaad u fiicantihiin lkn naga hagaajiya Tayada Video yada videogan aadbuu u hooseyaa tayadiisu.
❤️❤️jigjiga
Heersare
Ahmed Hassan sxb Qli subsciber isar adiga rali ah ♥️👉👉❤❤❤
Sy mashalleh
Waar Wll Ogaadeenkii Sawkuwan Ilbaxay Yaab Maalin Aan Meel uu‘uule La idhaahdo aan Joogay Waxaan Arkay Mid Ogaadeen Oo Raadyoow Jajabinaaya Kuyee Qofka Ka Dhex Hadlaaya Ayaan Kasoo Dhex Saaraya waar ilmaaderayaal Gadhoosanimadaad ku Qurux Badan Tihiin Hhhhh kaftanku Furan
Ka dhamow ogaadeenka yaa cabdale hasan😂
Khadar Osman waar ninkii ina suudi Geesood biixi qaraab
Oo qoftii xiis yaa ka adeeegtay
Sowtan is badashay, Kaloorig accid baa taabatay, dumarka physical change ayaa ku dhaca haddii ...... .......?
Alisalad Ahmed cawaale ayaa ugu yaacay ayaan maqlay 👉🛏💃
Hees magaca Iftin ah maxa loo samayen wayaye?.
Abdirahan xaaji
Is lamihina Jaadka ininaayayna way Hesayan yaab
miss xiis boqorad
xiirse cabdi top👌👌👌👌👌
Somali waa umaad waad dhalat siina umaa kaale goyaan ree
Ugbaad aragsan medai SABSCARIBE HAYLA DHAFINA TAGERAYASHA
qamar ba kaahoreeya
@@murtisameofficiall4360 hhhhhh waaa runtaa isagaa ka hor maray😅😅😅😅
hadii ladidana
Waan kuu sarnaye boqoratay ugbaad aragsan
Qosolkaaaga iyo codkaaga iyo qaabkaad u qaato heesaha lagugu gaadhi maayo we horey u sock ugbaad
Tan reer.iyada ahee wariayaha waa xoolo ninkii martida uahaabay udambaysiisay itay juwii kale kusoo celcelisay waa jaahilad caadiya
Kkkjj
#moChallaH
Talefonka lagu dubayo mexey tahay 🤣🤣🤣
Hhhhhh maxay tahay taleefanka lagu dubaayo
Somalidu wax kast waa copy abdirahman odayba copy layidhi
Xaaji ma doob dilaacsan
Weli qalin leef
Ma Aqaani Qofkii Commentigeyga Aqrin Doonto Team Hawraar💯🇸🇴❤
ONE LOVE👍🏼❤🇸🇴💯 Sara
Soomalinimo🇸🇴❤ Iigu Saar
th-cam.com/video/BLB5yg_LQy8/w-d-xo.html
Gabadh Snapka la dhax socota maad Ku Tidhaahdaan ma aha meeshu halkii snapka Ee waa masrax ee melaah la tag snapkaaga 🤣😅 rer Jigjiga waa dad badaw ah Oo Oroma ah Inta Igu Raacsan farta soo Taaga jalayaal
Reer jigjiga haday oroma yihin adigu mxa Tahy marka jigjiga somalinimo looma tilmaamo
🇸🇴☀️jigjiga ⛈🌧⭐️🤲🏾.✅. 😷😷😷❌❌❔
Jigjiga Wa somali dhan Lkn cuqdad udhimo