Daawo;-Ninkii Itoobiya Jaajuuska U ahaa Ee Shabaa Ka Tirsanaa Oo La Qabtay Iyo Wareysi Naxdin leh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 112

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 2 ปีที่แล้ว +9

    Waa Nin xoog leh ma shaqo kale oo aan jaajuusnimo aheyn buu waayey? Ilaahoow arsaaqada meel xun hanaga galin

  • @xamralive
    @xamralive 2 ปีที่แล้ว +2

    Aaway Itoobiyaanku ninkan waa Somaali waxa uu yiri reer Dhagax buur baan ahaa oo ku dhashay Dhagax buur waa Dhul Soomaaliyeed

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 2 ปีที่แล้ว +6

    Sujuud Iyo Jaajuusnimo
    Yaasiinka

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxas wa been ya hubo waxa ay sheegayan ururka al itixaad iyo shabab wa is hayaan raggi ataxaadka aha oo dhan waxa laayay shabab

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 ปีที่แล้ว

      Muddu dheer ayuu maxbus u ahaa , marka garka kama xiiraan maxbuuska ay qabtaan , salaadana waa la amraa oo kama tagi karo .
      Ta kale qorshaha ku darso in shabaab laga dhex shaqeeyo waxa ka horeysa inaad garka deysatid oo sunnada kaa muuqato , hadii kale Qatar ayuu ku jiraa qofkaas .
      Marka gar weyn iyo jaajuusnimo waa iskeenayaan .
      Shabab ka hada marka ay rabaan in ay dowladda ka dhex shaqeeyaan ma ayagoo gar weyn u deysanyahay ayay soo dhexgalaan mise ayagoo jeego u jarantahay , garkana iska xiray.

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 ปีที่แล้ว +1

    Alshabaab waa ithopia cadawga somalia waa ithopia wlh waa hurudnaaaa

  • @mos1954
    @mos1954 2 ปีที่แล้ว +5

    Allah maxey Somali Gumoowday!

  • @shalka34
    @shalka34 2 ปีที่แล้ว +5

    Meelaha qaar in lajaro aduunka oo dhan ayey kajiraa please police ka shaqadooda udaaya soomaliyee sharciga barta marka hora aniga somalia ma arlin lkn sharciga barta

  • @abdihasanwaes349
    @abdihasanwaes349 2 ปีที่แล้ว +2

    Adeer waxan oo kale bulshada looma soo bandhigo

  • @yusuryusur7264
    @yusuryusur7264 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow iimaanka hanaga qaadin

    • @deeqafbuur8784
      @deeqafbuur8784 2 ปีที่แล้ว

      Only god will charge we all humans and will die efter 60 years be good and enjoy love , remember ❤ strong then 💪

    • @deeqafbuur8784
      @deeqafbuur8784 2 ปีที่แล้ว

      Somalia first

  • @amosnaftali2495
    @amosnaftali2495 2 ปีที่แล้ว +2

    Ogadeen waa wada jaajuus gumeysiga Ethiopia baana ka dhigay

  • @abdirahmanaden403
    @abdirahmanaden403 หลายเดือนก่อน

    11:49 cabdiqaadir

  • @XaawoDaahircabdi
    @XaawoDaahircabdi หลายเดือนก่อน

    Hadiilaqaato kwrn

  • @Qaseofficial2537
    @Qaseofficial2537 2 ปีที่แล้ว +6

    horta howshina wa qabyo wax yabaha oo dhan muhimada ah maxad u jareynaa wa qalad iska heysta waxas oo kale lama soo galiyo

  • @amiiniligey1800
    @amiiniligey1800 2 ปีที่แล้ว +4

    Wll maxaad qarineesaan oo codka meelaha qaar aad u jareesan

  • @khiderijaam1310
    @khiderijaam1310 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa wada sirdoon

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 2 ปีที่แล้ว +2

    al shabaab sirdoon koodu waa khatar xeetaa kan maraykan wuu kahoreeyaa sabab waligay anigu ma is dheheen ninkaan baa jaajuus u ahaan kara itobiya & ==hhhhhhhh yaab waligay madawan arin igala yaab badan ninkaan

  • @samowade1300
    @samowade1300 2 ปีที่แล้ว

    Shabaab marka ay jawaasiistu rabto inay ka dhex shaqeyso waa in ay isu ekeysiiyaan shabaabka oo ay Sunadu ka muuqato si aan looga dhex dareemin .

  • @nawalneyrus8887
    @nawalneyrus8887 2 ปีที่แล้ว +1

    Gacan ku dhiigle xsged akhiro adi .balaayo ku arragtey muxuu
    Umad dhameyey.

  • @aabahajcylka4165
    @aabahajcylka4165 2 ปีที่แล้ว +1

    waa jaajuus jaajuusklle
    wareesanaya naarta alle haidiinku fogeeyo

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux ปีที่แล้ว

    Kan si deg deg ah
    Waa in loo toogtaa
    Waa cidii waligeedba in la guumeyta jclaayee

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 2 หลายเดือนก่อน

    Naftii waa ay ku daysee rabi naarti ku gee
    Nacaluhu kuwu fuuliyo nasaaraad daba joogtay
    Naarta Eebe quwaaxday nacas baad

  • @ibrahimyusuf6408
    @ibrahimyusuf6408 ปีที่แล้ว

    Waa etablert darantahey ogaden waa qabiil somsliyeed ee afkaaga ka daa

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan inaysan diin udagaalamin oo lacago kushaqeeyaan, oo wadamo shisheeya ushaqeeyaan soomaaliyey ogaada.ilaahay iimaanka idinka qaad oo umada haidinka qabto.

    • @osmanahmed3550
      @osmanahmed3550 2 ปีที่แล้ว +1

      Hadi ay sidaa sheegte tahay maxay la toogteen??? Think before u talk

  • @bincabaas5516
    @bincabaas5516 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtiis bakhtiga

  • @kartida
    @kartida 2 ปีที่แล้ว

    Maraykanka howshisuu wataa kanoo kalaa u shaqeeya duli

  • @MohamudDek-f8u
    @MohamudDek-f8u ปีที่แล้ว

    Nin ogaadeen ah maxay tahay xawawaan yahow Somali anagu waxba iskuma nihin waayo Ethiopia ayay jecelyihiin somaliya
    Hal kala ah ok ka Soo jeda dha buur dheh

  • @jamaaden042
    @jamaaden042 ปีที่แล้ว

    Ninka sawirkisu shaashada yaalay UK baa laga so musafuriyey ani baa uk u aqaanay

  • @cabdiqadiriya4718
    @cabdiqadiriya4718 2 ปีที่แล้ว +1

    Ogaadeen markahore ba waa jaajuus itobiya iyo keny mana wax jira somalina way dhameeyen

  • @abdallajemal7420
    @abdallajemal7420 2 ปีที่แล้ว +1

    caalamka culima aan jawasis aheyn wa yartay

    • @ToosiyeTV
      @ToosiyeTV 2 ปีที่แล้ว

      Waxaas waa been culumo maba ahan qof jaajuus ah

  • @sheeqmursal8370
    @sheeqmursal8370 ปีที่แล้ว

    Waxa hadalka jarayo waa wariyayaasha alkataaib ee ma ahn polic

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 2 ปีที่แล้ว

    Ururki al itixaad dhamaan waxa laayay shabaab cid kasta oo ka tirsan ururka al itixaad waxa laayay shabab
    Ururka al shabaab wa tuug argagaxisa ah
    Dadka intay bilaash ku laayan ayey dhahan jaajus bu aha

  • @SAli-lg2vw
    @SAli-lg2vw 2 ปีที่แล้ว

    Sujuuda noocan waa ta munaafiqiinta isaga dhigaan muslimiin ! (Alshabaab oo dhan waa jaajuus)

  • @mukhtarwayd2821
    @mukhtarwayd2821 2 ปีที่แล้ว +1

    Adigaagan waraysiga qaadaayaa ayaa shabaaba tuugyahaw maxaad muud usaari magacyada

    • @abduuu_21_
      @abduuu_21_ 2 ปีที่แล้ว

      Muuqaalka soo al shabaab malahan doqon yohoow ayagaa qabtay oo ka duubay maxaa ka galay fadaraalka ayagaaba la shaqaystee

  • @omarw5124
    @omarw5124 2 ปีที่แล้ว +6

    Clip kaan waa sanada badan kahor.. 5 yrs ago wye youtube kafiiri alkataib ayaa sol saartay😂😊

  • @hani7940
    @hani7940 2 ปีที่แล้ว

    Yaa huu wàa cimrima

  • @AdenIbrahim-s5j
    @AdenIbrahim-s5j ปีที่แล้ว

    Ninka magacisa mxa lojarey

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 2 ปีที่แล้ว +1

    Wax wijigiisa kuyaalo dhamaantood waxasaa kuyalo wax ey ku sameysteen waaye mahan mida salada kaga sobaxdo taasi waxey ku egtahay ilaa foolka meesha sajuuda dhulka ladhigo waana wax kobabin ku eg lkn qoladaan calamadooda wey kaduwantahay weyna kaweytahay dadkey ku qaldaan qofka salada darteed oga soobaxdo waxaa wajigooda ka muuqdo nuur kuwaana wajigooda mugdi Allaha naga dhameyo balayad nabada noo diidey subxanaAllaahi

    • @ToosiyeTV
      @ToosiyeTV 2 ปีที่แล้ว

      Waa sax waa calaamada khawaarijta, midda Qur'aanka lagu sheegay سيماهم في وجوههم من أثر السجود waxaa loola jeedaa nuurka sujuuda ayaa wajigooda calaamad u ah

  • @AbdulkadirMaxamedAdan
    @AbdulkadirMaxamedAdan 2 ปีที่แล้ว

    War ninkaan maskiinka ah is kadaayo hadaad ilaahay taqaanaan koleey waxba kama faaiideesaan dhiiga umada koleey maalin ayaa dhicikarto sidaad u wareesaneesaan mcl in rag kale idiin wareestaan ee aad kala kulantaan cuqubadaa umada ilaahay kagasheen aduunkaan waa tilka ayaan wanaag hadaa sameesaan ilaahay wanaag ayuu idiinsiidoonaa hadaa xumaansameesaana ilaahay lee idiin xisaabidoono ee maantaa jaanis hee sataan kibirka daqya ee umada aad heesaan badbaadiya

  • @ilyasahmed3938
    @ilyasahmed3938 2 ปีที่แล้ว

    Khawarijta argagaxisada alsheydan waqtigoda Wu dhamaday intan Ka badan shacabka somaliyed masii xasuuqi donan

  • @axmedgurayalghazi7195
    @axmedgurayalghazi7195 8 หลายเดือนก่อน

    Magacyada maxa loo qarinaya 😮

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 2 ปีที่แล้ว +1

    Tolkay Ogaadeen iyo basaasnimo kala haysta?

  • @XaawoDaahircabdi
    @XaawoDaahircabdi หลายเดือนก่อน

    Taleefanka

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 2 ปีที่แล้ว

    XASBIYAALAAH WANICMAL WAKIIL WALAXOWLA WALA QUWATI ILA BILAAHI CALIYUL CADIIM.

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 2 ปีที่แล้ว

    Acudu bilaahi mina sheydaan arajiim
    JAHLIIGU , waa cudur WIXI DALKAYAGA dabar GOYN ku haya, ALAAH hanaga qabto. AMIIN

  • @craxmanimj2430
    @craxmanimj2430 2 ปีที่แล้ว

    Somalia qeybtan koofur waa wada mashruuc siyaasadeed oo gacmo badan ku jiraan.kooxahaan diimaha waa la wada abuuray si dan siyaasadee loogu gaaro.war inkaar qaboow hadaad ruufiyaanimo geleyso maad $10000 maad ku shaqeysid bishiiba oo kuu ah raasamaal atlisti hadaad denbi geleyso wax weyn qaado allaa ka weyn waxkasta

  • @samsamcabdi4069
    @samsamcabdi4069 ปีที่แล้ว

    Sheer

  • @nawalneyrus8887
    @nawalneyrus8887 2 ปีที่แล้ว

    Walee akhiro warbaa ku hesto

  • @alimire2
    @alimire2 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan isagoo ku sugan Sh.hoose yuu intii qaatay mooto ku tahay kurtun waareey 🤣🤣🤭🤗🤔🤔yaab iyo yaabkiis;ku soco 😭

  • @shaqodoonali7146
    @shaqodoonali7146 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan nuurka kabaxaya daawo 😢😢

    • @puntlandland2679
      @puntlandland2679 ปีที่แล้ว +1

      Jajuus GAALO miya Nuur ka baxaya 🤣🤣

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 2 ปีที่แล้ว

    anigu waxa laqarinayo ee kamida hadalka waa dad ay rabaan in aysan ogaanin in ay raadinayaan saas baan umalayn

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 2 ปีที่แล้ว +1

    Iloon nimanyaan gararka dhaadheer wa umad daciif ah $50 iyo $100 ayaa lagu ibsadaa I thought they were hard? No wonder Jeyte saw them coming limping

    • @osmanahmed3550
      @osmanahmed3550 2 ปีที่แล้ว

      Sxb cadowga ayu jasuus u aha kani wa la toogte thats the punishment for spying in islam and thats what amniyaat alshabab did so it shows how truely islamic they are MashaAllah

    • @loolan01
      @loolan01 2 ปีที่แล้ว

      Gar ka dheer diin tay ka mid tahay qof kii ku jees jeesa diin tu ku jees jeesa yaa wa abi laaahi tan labad nin kan waxa ushegayo in warqad logu qoray oo qasab ku dheh la yiri baa suuragal ah khawaarij ta wa dad u ooman dhiga umada muslim ka ah. Khawarij ta waa in fil xili wal xaram lagu dilaa

    • @bongasasa3895
      @bongasasa3895 2 ปีที่แล้ว

      @@loolan01 Diintena macaan kuma jesjesayi these guys are the ones who enjoy killing us in large numbers from hooyos, ciyaal, masakiin jidadka tuugsaneyso you name it then ask yourself ya umada iyo Diintena ku jesjeeso! Imaankeeyga wa adagyahay you can’t blackmail me to shut up ama Diinta ayaan ka bixinaa who do you think you are? Sxb shilimaad kumaqaato in aan wax qoro I am above that I am with Allah and the Ummah

    • @loolan01
      @loolan01 2 ปีที่แล้ว

      @@bongasasa3895 waxaas oo hadal ah walal ma waxaa kaa yeer siiyay gar ka ha ku jees jeesin ok . Ani kuma oran lacag baa ku qadataa haa sax waa im agree with you dad ka somalida ah oo la xasuuqayo la dilayo ma banana qof kii saas sameeyana aduun iyo aakhiro waa halaag samayaa. Adiga khayr baa ku rajaynaya

    • @bongasasa3895
      @bongasasa3895 2 ปีที่แล้ว

      @@loolan01 adiga ne kher baan kurajeeynaa some of us lost our loved once in the hands of these ppl in the most horrific way ayakoo wax galabsanin that’s pains me a lot!

  • @roodanuur2196
    @roodanuur2196 2 ปีที่แล้ว

    Hadu ninkani meen shagayaa. Inu run sheegana Uma aha diyaar. Somali wax walba rumeesato.

  • @dahirgoley
    @dahirgoley 2 ปีที่แล้ว

    Qawaarikh wax walba ay sooo bandhigaan ma aaminaayi maxaa yeelay ayagaaba ku faar ah beenala yaal kadaa ibiin ah. Ilahow kufaarta Qawaarijta naga dulqaad

  • @abdinoorahmed8481
    @abdinoorahmed8481 2 ปีที่แล้ว +3

    Iyaga oo dhan ayaa jaajuusiin ah ma mooda inuu dad wanaagsan ka hadlaayo

  • @maxamedcabdi2835
    @maxamedcabdi2835 2 ปีที่แล้ว

    B

  • @esmaelsheybow3226
    @esmaelsheybow3226 2 ปีที่แล้ว +2

    Nacas. Iney. Ku wasaan. Ayaa. Aheyd. Naclad. Baa. Ku. Dhashey. Rufiyaan

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 2 ปีที่แล้ว

      Waxaa wax kama jidhaan weeye qawaariij ta isku xayeysiiso gabalkooda dhac

    • @sabs3875
      @sabs3875 2 ปีที่แล้ว

      @@magafeabtigiis1852 ogaden ka tahay was 🤡

  • @samaancabdi3856
    @samaancabdi3856 2 ปีที่แล้ว +1

    Hala iska cafiyo rasuulkii allaah ninkii warqada naagta u dhiibey oo asxapta la tirsana wuu cafiyey sodaasa kheyron

    • @meyremeyre8078
      @meyremeyre8078 2 ปีที่แล้ว

      Danbi ayaa gashay sidee laguu cafiyaa waa inaa dha dhamisaa qaladkaa gashay adiga kaama wado ee danbiilaha

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 2 ปีที่แล้ว

    Maxaadvuqariney kuwa kalee khaaimin ayad tihin

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 2 ปีที่แล้ว +1

    Jaajjuus WA cadowga dalka dadka iyo diinta.
    Somali HAL sano gudaheed ayaan uga xoraynlaha gaalada. ALLAAH wayeey qabyaalad Aya cadow noonoqotay. Ragii somaliyeed ma sidanbaa udambaysay.
    I can't believe this shit

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 2 ปีที่แล้ว

    Soomaaliya waxay u gacan gashay gun iyo qawaarij, ninkaa sujuuda wajigiisa ka muuqata fiiri,Qawaarijta oo dhan ayaa jaajuusiina cadow Islam iyo Soomaali u adeega tuugta

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 ปีที่แล้ว

      Nimankaa shabaab ayaga aaba loo soo diray , oo waa jaajuus ay soo dirsatay Ethiopia, maxaa ay gaaladu sidaa oo dhan ula dagaalamayaan hadii ay yihiin dad dadkooda wanaag aan u heyn oo hormar u diidan .
      Garka weyn waa ku qasbanyahay sababta oo ah ciddi shabaabku qabtaan ayagaa timaha u jara , garkana ma taabtaan oo waa sunadii nabiga , salaadana waa la amraa maxbuuska kama tagi karo .

  • @MohamedAli-rt2lw
    @MohamedAli-rt2lw 2 ปีที่แล้ว +1

    Why loo qarinaaya hadala diisa bisinka

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 2 ปีที่แล้ว +1

    $170

  • @foosiyohassan147
    @foosiyohassan147 2 ปีที่แล้ว

    Below kudhifsado lacag ayey Kuwaashen

  • @cabdiraxmaanxasan257
    @cabdiraxmaanxasan257 2 ปีที่แล้ว +1

    Calaamada wajigiisa ku taal waa tii lemonatiga qurux u fiiri inta sare oo lagadiyay lagana dhigay daa'ira oo bar ah

  • @inaadam9250
    @inaadam9250 2 ปีที่แล้ว

    Jaajuus laayadqulal janah. Halahaas baa nagu filan hadey dhabtahay ninkaan teeda kale hadaa waa wada haajuus xataa dhaliyaradii yaryaraa oon laga gararneeyn. Shaqdu ma jaajuusnimaa?

  • @mahadabdi3195
    @mahadabdi3195 9 หลายเดือนก่อน

    100 dollar u dhiimo aqli xumada ey dad ku dilaan waye dadka

  • @mos1954
    @mos1954 2 ปีที่แล้ว

    Maxey Diin ugudagaalamayaan waa lacagdoon Marka Danbana Seeftaa Haleesho. Dadku Weey Gumooween.

  • @abdimalikcade8503
    @abdimalikcade8503 2 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdibasirelmi2379
    @abdibasirelmi2379 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan waa u dhacay nacas yada

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 2 ปีที่แล้ว

    Shabeele qolyahiina shabaab ayaad la shaqaysiin

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa propagandada Khawaarijta Faafiyaaan Ilaah Naarta idin Geeey UGUS

  • @foosiyohassan147
    @foosiyohassan147 2 ปีที่แล้ว

    Walee somaali waxwelba Walaga helaa Ilaahiyow nagaqabo jajuuska oowadakeena looso adeysado

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 2 ปีที่แล้ว

    Kuwii ku adeegsaday uun ba hadana ku dilay

  • @abdirahmanali4394
    @abdirahmanali4394 2 ปีที่แล้ว

    Somali gajo gacararked bey iskuguba babaey

  • @yusuryusur7264
    @yusuryusur7264 2 ปีที่แล้ว

    Kii gaal ila shaqee yiraahdaba ma haha baa

  • @ahmeddirir9421
    @ahmeddirir9421 2 ปีที่แล้ว +1

    Ar been badanaa Ee videogaan maba dhawee al shabaab ayaa soo duubeen waxaan oo qabteen

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 2 ปีที่แล้ว +2

    Beenaale waayey

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 2 ปีที่แล้ว

    Waar ninka bireeya ciil buu igu dilay

    • @user-mk1ux6uu1p
      @user-mk1ux6uu1p 2 ปีที่แล้ว

      Maa alshabab baad tahay
      Qaawaarij cadaab kaa
      Kuu dhac

  • @sabs3875
    @sabs3875 2 ปีที่แล้ว

    Yaab

  • @cabdicabdullaahi4042
    @cabdicabdullaahi4042 2 ปีที่แล้ว

    Ll

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 ปีที่แล้ว

    Ogaaden waa jajuus waa niman dhalfada radiyaan lagu dhameeyaa

  • @fuaadcaabijimcaale8253
    @fuaadcaabijimcaale8253 2 ปีที่แล้ว

    Awalba ogaadeen oo dhan
    Wada jaajuus ayay ahaayeen

    • @nawalneyrus8887
      @nawalneyrus8887 2 ปีที่แล้ว

      Fuad caabi jimcale
      Maxa aflagaadada ku kalifey alshabab rerkina u badan .dalkina ayeyna joogan oo qarxiyan idinkoo dhanbaa shabab ah oo xataa naagihina u shaqeyaan.ogaden wey iska celiyen dalkodana wa ka ceshten mana gelikaran
      Dhulka ogadenya iyo shacabkoda wa dad isku duban ifinkoo kale ma ahan er afkaga edeb u yel

    • @nawalneyrus8887
      @nawalneyrus8887 2 ปีที่แล้ว

      Fuad caabi jimcale
      Kuwa konfur jogo ee hiran iyo shabele jogo ma ogadenbaa
      Qushaasha .shabab ehel malehsaxib maleh qabil maleh

    • @malyunukash2975
      @malyunukash2975 2 ปีที่แล้ว

      FUAAD Ogadeen oo dhan hada tiri wa wada jaajuus. ILAHAY haku soo hadeeyo. DALKAYAGA iyo DIINTAYDA ADUUNKA oo dhan ku soorsan mayo ee ilaahay u noqo. HADALDAN QALDAN BAAD KU HADASHAY. XASBIYAALAAH WANICMAL WAKIIL WALAXOWLA WALA QUWATI ILA.

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 2 ปีที่แล้ว

    Tv propogandada argagaxisada faafiya ayaad tahy

  • @deeqafbuur8784
    @deeqafbuur8784 2 ปีที่แล้ว

    You been hypnotherapy this guy sorry how do you sleep

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 ปีที่แล้ว

    Been