DEG DEG:DAAWO GOOJA CADE IYO SHACABKA LAASCAANOOD OO HADA|MADAAFICDA GOOBTA OO HADA LAGEYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 20

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 20 วันที่ผ่านมา +2

    Mashaa Allaah guul iyo gobanimo SSC khaatumo horumar wacana❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴💪❤️

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 20 วันที่ผ่านมา +1

    maashaa allaah guul guul guul iyo gobonimo war in laxuso maalinta ilaahay ugargaaray ssc khaatumo in laxuso wa shukriga ilaahay bay kamidtahay

  • @mahaddeis6011
    @mahaddeis6011 20 วันที่ผ่านมา +1

    25,8, waa maalintii nijaasto naga baxday noloshuna sonoqotay waana tariikh lobahanyahaay

  • @ZuleikhaAhmed-h4g
    @ZuleikhaAhmed-h4g 20 วันที่ผ่านมา

    Absolutely 💯 wa sax inladigo

  • @user-pp7hs7zz9s
    @user-pp7hs7zz9s 20 วันที่ผ่านมา

    25 ogost waa maallin taariikhda dawladda ssc khaatumo state of soommaaliya ciidankeeda guushiisa u Gaara

  • @unitedtube1595
    @unitedtube1595 20 วันที่ผ่านมา

    Mashallah Mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Farah-b9q
    @Farah-b9q 20 วันที่ผ่านมา

    Waa malanat I sigaalle kadhacadey 25 waxababalleheyagayacay

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 20 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkk allaya raabiiyow waallhi baan kuu dhaarte reer laascano waa is baahadiilen yaarabi

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 20 วันที่ผ่านมา

    Dhulbahante hala joojiyo reer ssc maaha dhulbahante keliya

  • @guursadebarresare7197
    @guursadebarresare7197 20 วันที่ผ่านมา

    Waa maalintij Huwanta iyo Hooyadaa Lagu wasey.

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 16 วันที่ผ่านมา

      Guursadebarresare.
      Bare sare baad sheegatay lakin akhlaaq xumo iyo foolxumo ayaad dhigtay.
      War hooyooyinka ka xishoo daalimyihow uraya

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 20 วันที่ผ่านมา +1

    25 ogost WA dagaalkii lagu qaday cadowga SNM soomali diidka wa maalin xasuus mudan wle istaagi mayo kii la qabto Hala dilo

  • @mahaddeis6011
    @mahaddeis6011 20 วันที่ผ่านมา

    Waxaa idinkadhiman inaad aqoonsiga lagalanoqdo Xassan bahane

  • @RashaadMedia
    @RashaadMedia 20 วันที่ผ่านมา

    25 August in xaflad la dhigo diintu Maxay ka qabtaa? Cabdisalaan Rashaad ayaa Si fiican u hadlay?

  • @Mideye157
    @Mideye157 20 วันที่ผ่านมา

    Maxa culumo laga weydinaya Waa malinti guusha cidamada Harti iyo inti kale ka qaybqataday halkanka ha la xuso

  • @AnisoAbdi-i3b
    @AnisoAbdi-i3b 20 วันที่ผ่านมา

    Sixirkii ma habaar buu isu bedelay dadbadan baa sixir iyo Jin lagu diley oo aan akhaqano ilahow dadkaa jinka loo adegsadey dadkii uadegsadey ilahow masiibo ku rid oo hoostisa ku celi curafeysato curafeyste

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 20 วันที่ผ่านมา

    25 ka hor ayuu muuse idin qabsanayaa maxaydun xusi

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 20 วันที่ผ่านมา +1

    bal cabaadka inta joojisan Hubka Naga furaten nagula dagaalama wanu soo soconaye faan badana wuxu baroor baa Ka danbeyn

  • @user-yz7gy5pm8g
    @user-yz7gy5pm8g 20 วันที่ผ่านมา +1

    Hadaba waxa idinku soo socda oo uu atoore muj.muuse biixi cabdi soo wadaa waa dagaalkii iswaaye oo lagu tagi doono xuduudkii j.somaliland ee kala tuure?Hadaba imikaba noo calaacal oo lama kala xanaaqaan.waxaana laydinka doonayaa inaad ku dagaalantaan hubkii aadbqabsateen ee aad j.somaliland ka furateen?

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 20 วันที่ผ่านมา

    Laascaanood waligeed waxay ahaanaysaa faran dagaal iyo qaxoonti intay sland diidanyihiin