ความคิดเห็น •

  • @amallaboutlove1049
    @amallaboutlove1049 2 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah you always talk to Truth sister ❤

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze4139 2 ปีที่แล้ว +4

    Dadka noocana
    A.ma wey bukaan ocaqliga buka ama daroogey isticmaalan allaha caafiyo carada alle waxaa laga dhaxlaa dulinimo
    Yaa allaah yaa raxmaan yaa raxiim
    Alloow cafi oo caafi

  • @fatinabdirahmanabdirahman8012
    @fatinabdirahmanabdirahman8012 2 ปีที่แล้ว +5

    i’m horrified by what is she talking about her daughter 😢😢😢😢😢

  • @saynababdullahi4764
    @saynababdullahi4764 2 ปีที่แล้ว +1

    Illaahow hooyadey janadii gee waligeed kalamad xun xanaan iyo dil midna imasoomarin alloow janada beero jano ugu diyaari

  • @gashireedla1740
    @gashireedla1740 2 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanalaah hooyo ubadkeeda ma habaarto ilmaha lama habaaree waaloo duceeyaa u ducee insha allh illh wuu kuu soo hanuunin insha zllh

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว +1

    Haa waa run mar way ooyee mar way habar damee mar way siyasad iyo xasan shiiq bay amanee waan fah mi waayay

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahayoow hooyadii janatul fardowsa albaabadeeda u fur Allahuma Allahuma amiin

  • @aminaali4566
    @aminaali4566 2 ปีที่แล้ว

    Yaahuu waa hooyo xun naa ilmaha u ducee ha habarine

  • @ahmedhaji8383
    @ahmedhaji8383 2 ปีที่แล้ว

    Malin kasto waxey kuarakayen adigo caytameysay waxey ogaden in adxishamd lahen waxy kabarten xumanta o ad duubijirtay iyo caydi kaxa xabi

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 ปีที่แล้ว +2

    ALLE hacaafiyo,
    Habaryar dadku dharka umbay iska qabaan.
    Sawma xasusatid barigii hore mamoyin iyo aabayal waalan oo carurtooda caayi jiray.
    Lakin majirin social media.
    Walashen an u ducayno carurtana aderayal abtiyal waa hooyadiin kaducaysta❤❤

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 2 ปีที่แล้ว +4

    Mom way xanuunsan Allha caafiyo

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 2 ปีที่แล้ว +3

    🥺🥺🥺 ... 😮😮😮 ASC
    Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa malihi, marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof ka qaatay si ku meel gaar ah, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Qofki walaala ee wax itari kara xaaladayda waa mid lasoo arki karo. Muqdisho.
    Lambarkayga: 252610256673
    Magacaygu waa nuuriye Cabdi.

    • @zamzamcabdiraxman5351
      @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว

      Ilaahay hakuu gargaaro wll, xalaada adag Alle hakaa saaro, waxaan kuu rajaynayaa in somali Maxamed ku garab istaagto, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin😭

  • @caraweelo2673
    @caraweelo2673 2 ปีที่แล้ว +1

    She is sick and projecting her pain on her children. Ilaahaye hooydayda jaantul firdowsa ha ka waraabiyo how many clothes and dhahab I used and lost when I was a teenager. She never used that against me. This lady needs therapy . May Allah protect and bless the great somali mothers.

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana Allah u Ducaay

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 2 ปีที่แล้ว

    Waa run wxy u hadleysaa nafteeda kaliya iyo sidii iney gabowdey oo ay wax u shaqeeya rabto..... Ilmaheeda oo gacan kale ku jira oo xitaa la kufsan karo kama welwelsana.... Ilmo iyagoo Afrika jooga cararey wax weyn baa ku kalifey... Kenya ayey joogaan.

  • @maryanl804
    @maryanl804 2 ปีที่แล้ว

    Illauow u soo hanuuni gbdh yar weeye mida wx dhashey way ciishsysan thy

  • @xz568
    @xz568 2 ปีที่แล้ว +2

    Somallis are different from different regions

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze4139 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc abayo waanku salaamaya
    Ax ax abaayo walhy waanka xumahay
    Hooyo waa astura e inantaa yar allaha caawiyo

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 ปีที่แล้ว

    Amiiiin Habo Masha"Allah 🤲🤲🤲😘😘😘😘😘🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @namdahashi7409
    @namdahashi7409 2 ปีที่แล้ว

    Habaryar Waa miskiin jirin Alle hacaafiyo

  • @khadramohamed9849
    @khadramohamed9849 2 ปีที่แล้ว +2

    😢bisinka Allow noo sahal

  • @fadumoibrahim3803
    @fadumoibrahim3803 2 ปีที่แล้ว +1

    Mama somali mashaalaah abaayo

  • @ifrahyusuf2816
    @ifrahyusuf2816 2 ปีที่แล้ว

    Waa talo fican
    Ilahay hagaran siiyo iyada iyo ubdkeda haysu sakhiro

  • @Miidan5
    @Miidan5 ปีที่แล้ว

    wax ay yar tahay ma jirto ee make appka

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +1

    Ha Habariin plzz

  • @kaltoumibrahimhussein3583
    @kaltoumibrahimhussein3583 2 ปีที่แล้ว

    Walahi dumarka somalidu waa abus carurta way dilaan walahi ma dhagaysan karo

  • @Ynfugorv
    @Ynfugorv 2 ปีที่แล้ว +1

    Bismilaah 🤫🤐

  • @hawasulaiman7294
    @hawasulaiman7294 2 ปีที่แล้ว

    Walaal mama somali adiga qudhaadu ilaahay ka baq oo media isga bax qof weyn baa tahay itaqilaah

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 2 ปีที่แล้ว

    Hooyadey siqiir nimadeydii jabkii iyo halaagii iyo ciil kii ay ibadey hadaan sheegi sheegi lahaa Somali waa yaabi lahayd dhulka iyo cirkuba waa waa gil gilan lahaayeen walle 😢 aakhirkii anigii ay sikasta ii silcisey ayeey mudatey Laakiin waxaan ku qiimeeyey iney ahayd waalida dhaqanta. 😢

  • @faadumoali114
    @faadumoali114 2 ปีที่แล้ว

    Xasbunallahu wanicmalwakiil

  • @munasalah446
    @munasalah446 2 ปีที่แล้ว +1

    Subaxana laah

  • @boubouyu2963
    @boubouyu2963 2 ปีที่แล้ว +3

    I guess u r being a little too harsh on her cuz she might be suffering from some sort of depression, Somali s have been through a lot of shit from war to immigration and new life culture shock , husband negligence etc as for the bad mouth a lot of them have this disorder I hate when I see moms cursing their kids like it’s okay thing !

  • @samiramuuse8749
    @samiramuuse8749 2 ปีที่แล้ว

    Allah SWT hakaa abaal mariyo wacyi galintaada. Hooyinka soomaaliyeed iyagaa dhibka ka kaw ah. Hadhawna ilmahaa la dhahayaa waa caasi😡😡😡

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +1

    Taan Mahan Hooyo fiicaan

  • @marianwarsame1010
    @marianwarsame1010 2 ปีที่แล้ว

    Mama somali la is kama hadlo ma daa og duruufta haysa caruur baa ku waalateen ee caruutaba qaar waa narsisstic ee ilahey ka baqa

    • @Honey_iyo_chocolate
      @Honey_iyo_chocolate 2 ปีที่แล้ว

      Caruur hadaan lagu waalan maxaa kale oo lagu waalan lahaa??
      Adunka naftaada iyo nafta ilaahey kugu amaansaday aya xil iyo xaquuq lagaa saaray.

    • @marianwarsame1010
      @marianwarsame1010 2 ปีที่แล้ว

      @@Honey_iyo_chocolate abaayo caruurta aad sheegeysid naar ha ku mudan ee naftada naf aan ahayn wax aad ka qaban kartid ma jirto qaali dumar

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 ปีที่แล้ว

    She not okay

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +1

    Bulaakati beel

  • @sahra7553
    @sahra7553 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax aduunka marka hooyadaa saa kuula hadlaay dadka kalena maxaay sayaany doonaan

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +1

    Bisiinka

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 2 ปีที่แล้ว

    Acuudu bilaah ilaahaw caasi ha na siin hoyadana inay u ducaysay ahayd gabadheda

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 2 ปีที่แล้ว

    Oh my goodness

  • @nasra9564
    @nasra9564 2 ปีที่แล้ว

    Habaar waxmataro uduceeya ilmaha

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 2 ปีที่แล้ว

    Hooyadaasi hadey ugu badati waa 35 jir waa markaan rabi dartiis u hadalno.

  • @saediyoyalahow3352
    @saediyoyalahow3352 2 ปีที่แล้ว

    Wallahi waa yaab waa hooyo dhiban ilaahey ha u fududeeyo

    • @somaliahaisracdo7264
      @somaliahaisracdo7264 2 ปีที่แล้ว

      saediyo wll sabiskarab isaar adigo rali ah mahadsanid 🇸🇴❤️🇸🇴♥️🇸🇴💞🇸🇴👍🇸🇴💜🇸🇴🧡🇸🇴💝🇸🇴🌺

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 ปีที่แล้ว

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 2 ปีที่แล้ว

    hoyooyinka samra ayaa giican caruurta xiligaas markeykujiraan qofna mamaqlaan quraanka iyo salaatuleylka badsada iya ducaada afdanoolan waadahab horey baa looyidhi plz stop sisther caruurta sawirkooda meesha soosaartey qalbiga allha kuudajiyo

  • @sadiyaarufmahamoud5726
    @sadiyaarufmahamoud5726 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan maqlay in ay ledahay balwad

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 2 ปีที่แล้ว

    Acuudu bilaah aloow amuuraha sahal

    • @somaliahaisracdo7264
      @somaliahaisracdo7264 2 ปีที่แล้ว +1

      Hafsa wll sabiskarab isaar adigo rali ah mahadsanid 🇸🇴❤️🇸🇴♥️🇸🇴💞🇸🇴👍🇸🇴💜🇸🇴🧡🇸🇴💝🇸🇴🌺

    • @hafsaaden9198
      @hafsaaden9198 2 ปีที่แล้ว

      @@somaliahaisracdo7264 inshalaah makanaa janaalkaaga

  • @samira-141
    @samira-141 2 ปีที่แล้ว +2

    🥰🥰🥰❤️❤️❤️

    • @somaliahaisracdo7264
      @somaliahaisracdo7264 2 ปีที่แล้ว

      siham abaayo sabiskarab isaar adigo rali ah mahadsanid 🇸🇴❤️🇸🇴♥️🇸🇴💞🇸🇴👍🇸🇴💜🇸🇴🧡🇸🇴💝🇸🇴

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze4139 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax wey buktaa
    Waligeed ayaa hooyo dhar laga qaadan jiray

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 ปีที่แล้ว

      Dharka gabadhu ma qaadan ee guri baa looga xirtey ay kiradiisa bixin waayeen... Meel kale bey kaga hadashy arintaas.

  • @yasminbarre7215
    @yasminbarre7215 2 ปีที่แล้ว

    Sax. Hoyoyiin caajiib ah baa jiirah ,🥺

    • @somaliahaisracdo7264
      @somaliahaisracdo7264 2 ปีที่แล้ว

      Yasmin abaayo sabiskarab isaar adigo rali ah mahadsanid 🇸🇴❤️🇸🇴♥️🇸🇴💞🇸🇴👍🇸🇴💜🇸🇴🧡🇸🇴💝🇸🇴

  • @afgoyebalaadjanaay133
    @afgoyebalaadjanaay133 2 ปีที่แล้ว

    Mamadaan waxay u egtahay maamo nin waalay. Hadaan hadalkeeda dhageeystay ilama fiyooba. Ilaahay ha caafiyo.

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali 2 ปีที่แล้ว

      Way dhici karta

    • @somaliahaisracdo7264
      @somaliahaisracdo7264 2 ปีที่แล้ว +2

      Afgoye wll sabiskarab isaar adigo rali ah mahadsanid 🇸🇴❤️🇸🇴♥️🇸🇴💞🇸🇴👍🇸🇴💜🇸🇴🧡🇸🇴💝🇸🇴🌺

    • @afgoyebalaadjanaay133
      @afgoyebalaadjanaay133 2 ปีที่แล้ว

      @@somaliahaisracdo7264 waan kuu saaray adigana somali dhab ah noqo. Somaalida israacooda ka shaqee.

  • @foosabdull3197
    @foosabdull3197 2 ปีที่แล้ว

    Sorry 😞

  • @ahmedhaji8383
    @ahmedhaji8383 2 ปีที่แล้ว

    Mamada iyadahabaran wayo madax iyo dad sharafle hey cayesay nagkasto oo cayso maxad sare gurigeda bey ka arkesa by

  • @سميهاسماعيل-ط7ب
    @سميهاسماعيل-ط7ب 2 ปีที่แล้ว

    Horta hooyada allaha caafiyo tan labaad waa maradaada kugu gubstay hadii gabdhaada kugu xumaato balse waxaa loo baahan yahay inaad samirto teenager waliba gabar ah samir ayay rabtaa iyo waano allaha noo hanuuniyo

  • @shukriali6708
    @shukriali6708 2 ปีที่แล้ว

    Laaxowla walaaquwata ilaabilaah

    • @somaliahaisracdo7264
      @somaliahaisracdo7264 2 ปีที่แล้ว

      shukri abaayo sabiskarab isaar adigo rali ah mahadsanid 🇸🇴❤️🇸🇴♥️🇸🇴💞🇸🇴👍🇸🇴💜🇸🇴🧡🇸🇴💝🇸🇴

  • @saynababdullahi4764
    @saynababdullahi4764 2 ปีที่แล้ว

    Caruurta iyo waalidka qaarbaa xanuunsan oo quraan saar ubaahan quraansaarbay ubaahantahay ilmaha uducee quraana isasaar

  • @Ctrzla777
    @Ctrzla777 2 ปีที่แล้ว

    Waa naaga xanuusan. Ilmaha. Halosamro 😢

    • @somaliahaisracdo7264
      @somaliahaisracdo7264 2 ปีที่แล้ว

      umo ridwaan abaayo sabiskarab isaar adigo rali ah mahadsanid 🇸🇴❤️🇸🇴♥️🇸🇴💞🇸🇴👍🇸🇴💜🇸🇴🧡🇸🇴💝🇸🇴

  • @fatmayoutube1151
    @fatmayoutube1151 2 ปีที่แล้ว

    Wa laba dab iyo naar aduun

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 2 ปีที่แล้ว

    Hooyo soomaaliyeed

  • @munasalah446
    @munasalah446 2 ปีที่แล้ว

    Way xanuun sanay malaha sidan kuma fayooba

    • @somaliahaisracdo7264
      @somaliahaisracdo7264 2 ปีที่แล้ว

      muna abaayo sabiskarab isaar adigo rali ah mahadsanid 🇸🇴❤️🇸🇴♥️🇸🇴💞🇸🇴👍🇸🇴💜🇸🇴🧡🇸🇴💝🇸🇴

  • @sadiyaarufmahamoud5726
    @sadiyaarufmahamoud5726 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhaan aad ayaan uqana oo qarabo ayaanahay lakiin wayahan ma arkiin

    • @somaliahaisracdo7264
      @somaliahaisracdo7264 2 ปีที่แล้ว +1

      sadiya abaayo sabiskarab isaar adigo rali ah mahadsanid 🇸🇴❤️🇸🇴♥️🇸🇴💞🇸🇴👍🇸🇴💜🇸🇴🧡🇸🇴💝🇸🇴

    • @sadiyaarufmahamoud5726
      @sadiyaarufmahamoud5726 2 ปีที่แล้ว

      Wanku salamay

  • @fatmayoutube1151
    @fatmayoutube1151 2 ปีที่แล้ว

    Haala yabin dhib ayeey nagu hayan gabdhaha iyo nimaka yurub jog

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว

    Kkkk

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 2 ปีที่แล้ว

    Hooyadan murugada ka muuqata waxay u baahan tahay la talin iyo in xaalkeda la ogaado alaha caafiyo yaan lagu digan waa la daremaya in aysan caafimaad qabin

    • @somaliahaisracdo7264
      @somaliahaisracdo7264 2 ปีที่แล้ว

      Uma Amina wll sabiskarab isaar adigo rali ah mahadsanid 🇸🇴❤️🇸🇴♥️🇸🇴💞🇸🇴👍🇸🇴💜🇸🇴🧡🇸🇴💝🇸🇴

  • @khadijocumar2267
    @khadijocumar2267 2 ปีที่แล้ว

    wll qaali sax

    • @somaliahaisracdo7264
      @somaliahaisracdo7264 2 ปีที่แล้ว

      khadiijo cumar abaayo sabiskarab isaar adigo rali ah mahadsanid 🇸🇴❤️🇸🇴♥️🇸🇴💞🇸🇴👍🇸🇴💜🇸🇴🧡🇸🇴

  • @khadarhussen4752
    @khadarhussen4752 2 ปีที่แล้ว

    Waarun markhaati yazn ka ahay.

  • @khadarhussen4752
    @khadarhussen4752 2 ปีที่แล้ว

    Adiga kugudhacdo oo isbitaalgal.

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 2 ปีที่แล้ว

    Warkas majiro caasi walid dhan alaha naarta ku shubo 16 ilma yar ma aha wa caasiyad hoyaded hadee walatayna iyada waashay hoyaded so.soco se u dhihi karta ee hoyada ma qaldana dhocil wareeg badan

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 2 ปีที่แล้ว

      @@lollylogs hoya balwad ha la haato ama yey lahaan ilmhaheda iyada ka jcl ee adi iyo dhoicshas caasi walid tihin hoyadin waxe idinku nacdaa qabtiin hoya ilmheda hade nacdana wa ilma casi ah oo af dher adi cml

  • @thefunfamily720
    @thefunfamily720 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxey ledahay qalbiga ayan ka jeclahay marba qofka hadad qalbiga kajeceshahay afkaga a xuman uma somareso ee naftada ben kaha shegin qalbaiga kama jeclid ee qalbiga ayad ka neceb tahay hooyo bila naxaris aya tahay 😡😡😡😡

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว

    Way cebesaay