Hagaajinta iyo Qurxinta sawirada gudaha in door ka photoshop lesson 4cc 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 46

  • @ChaabMahamoud
    @ChaabMahamoud 11 หลายเดือนก่อน

    Ustaad run ahantii 100% wax badan wan ka fa idaysanay adna wa umahadsan tahay ustad horay usoco badan sawiranta TH-cam rada somalidu maha mid ay so wada gashan adba umahadsan tahag casharantada run ahantii wa kuwo ad u qimo badan

  • @hazanibeerdilashe1939
    @hazanibeerdilashe1939 11 หลายเดือนก่อน +1

    ustaad wad mahadsantahy Allah ku sharfo 🙏horta kheyr gadaasha kheyr 🙏full Respect 🙏

    • @anfacvideographer
      @anfacvideographer  11 หลายเดือนก่อน

      Allaha ku sharfo wllo sidad igu ducaysay wankaga mahadcelinaya adna allaha waxwalbod jeceshay kuu sikhiro

  • @MukhtarAhmedMahamoud
    @MukhtarAhmedMahamoud 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad Mahadsanid 100% runtii wax badan ka fahmay kana fa iday waxana jeclan lahay inaa mesha noga sii wado photoshop qebta sawira qurxinta intaa awodo Mahadsanid Ustaad

    • @anfacvideographer
      @anfacvideographer  11 หลายเดือนก่อน

      Wyhy wll insha allah waxbadan wadkasi faidani

  • @مقاطع_المعرفة
    @مقاطع_المعرفة 11 หลายเดือนก่อน +2

    Macalin wx aan kuugu mahad celiyo garan maayo ,ma aqaan dadka, dadka ufaa ideeya lama taageero , wllhy wad mhdsnthy , ustaad adoo mahdsan sawirka aad editka u isticmaalyso noo soo raaci si aan anagana noogu fududaato inaan si habsa mi leh casharddu inoogu socdaan , ustaad haka caajisin inaad dadka u faaideeso , mahdasnid kun jeer ❤, GREAT TEACHER❤

    • @anfacvideographer
      @anfacvideographer  11 หลายเดือนก่อน

      Wayahay mahadsanid allaha ku sharfo

  • @MahamuudbishaarXuseen
    @MahamuudbishaarXuseen 5 หลายเดือนก่อน

    Aaad baad umahad santahy Maclin inshallh guulayso aakhiro iyo aduunkaba

    • @anfacvideographer
      @anfacvideographer  5 หลายเดือนก่อน

      Aamiin aamiin akhii adina sido kle bi'idmilaahi kariim

  • @Aminamoha-d3r
    @Aminamoha-d3r 11 หลายเดือนก่อน +1

    Lipaax horumar wacan sxb qaali waanka faaiday runtii

  • @baarri2484
    @baarri2484 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad aad baad umahadzantahy alle hku barakeeyo ❤

  • @zakibaashi3981
    @zakibaashi3981 17 วันที่ผ่านมา

    Sidee photoshop looso degsada macalimuu 🎉🙏🏽

  • @CadnaanSaalax
    @CadnaanSaalax 5 หลายเดือนก่อน

    Macalin mid maku waydiyaa

  • @Yuusuf_M_Y
    @Yuusuf_M_Y 11 หลายเดือนก่อน

    thank you ustaad !!

  • @liibaanyare2466
    @liibaanyare2466 11 หลายเดือนก่อน +1

    THANKS

  • @Superdesigner-df5zx
    @Superdesigner-df5zx 11 หลายเดือนก่อน +1

    SIDEE SAWIRO BDAN HAL MAR LO EDITGAREYa usTaad

  • @abdallahaaji3970
    @abdallahaaji3970 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad aada u mahad santahy. Waxbadan waxa radinayay ina barto ada ifahnsiyay wana ku .mahadsanthy wx badan ina kasi barta rajeyna
    Adne ina naga cajisin oo wax badan no faideyso aya ka rajeyna. Ustad🙏🙏🥰

    • @anfacvideographer
      @anfacvideographer  11 หลายเดือนก่อน +2

      Wad mahadsan thy waxbadan ayad ka faaidi kanalka wll insha allah wan idinla shaqaynaya idinkama cajisaye

  • @AbuuSaamiya
    @AbuuSaamiya หลายเดือนก่อน +1

    Aad ayaad umahdsan thy sxp

    • @anfacvideographer
      @anfacvideographer  หลายเดือนก่อน

      Sido kale walal...kana faa'ideyso chanelka wan huba inu waxbdan kaga kordhaayo....bi'idnilahikarim...

  • @Dalmarshow1
    @Dalmarshow1 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad suaal maxaad ku garanaysaa Halka Sawirka Colorku kaga Jiro pls isoo Jawaab?

    • @anfacvideographer
      @anfacvideographer  11 หลายเดือนก่อน

      Wuxu ku jira halka iftiin kaga jiro wajiga

  • @Gayrac907
    @Gayrac907 10 หลายเดือนก่อน

    Ustaad casharkii Camera roolfilterka Aaway

    • @anfacvideographer
      @anfacvideographer  10 หลายเดือนก่อน

      Wanso wada akhi cashiro kla ka horeya

  • @zaykar8275
    @zaykar8275 11 หลายเดือนก่อน

    Shp Filter Ka See Uhagajisay

  • @Abdalashine
    @Abdalashine 11 หลายเดือนก่อน

    Ustad lambarkaga xage kahela

    • @anfacvideographer
      @anfacvideographer  11 หลายเดือนก่อน

      Whasappkaygu wakaa wll 0633431115

  • @NuunkyYey
    @NuunkyYey 11 หลายเดือนก่อน

    Sawirada studio sidee lo qurxiyaa Ustaad

    • @anfacvideographer
      @anfacvideographer  11 หลายเดือนก่อน

      Wll waka cashiro badan an chanelka soo dhigey kuwa fiirso hadad base ubahan tahayna whasappka igala soo xidhidh 0633431115

  • @AdmiringBeachHammock-el8gp
    @AdmiringBeachHammock-el8gp 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb sida Sawir banaanka ama qorxda lagu qaaday sida loo edit gareeyo noosoo diyaari

  • @mmarishbintushire1122
    @mmarishbintushire1122 6 หลายเดือนก่อน

    Stad sawirka markas soo galiyo shucaac ba kufurmin saa ida

    • @anfacvideographer
      @anfacvideographer  6 หลายเดือนก่อน

      0633431115 whasappka igala soo xidhidh

  • @JeekeyShariif-du3dt
    @JeekeyShariif-du3dt 11 หลายเดือนก่อน +1

    ustaad vedio sida loo edit nooso samey

  • @CadeHusen
    @CadeHusen 19 วันที่ผ่านมา

    Ustaad Software ubaahan xagee ka helaa linkiga noo soodhig

    • @anfacvideographer
      @anfacvideographer  19 วันที่ผ่านมา

      Software kee ubahantahay walalo....

    • @CadeHusen
      @CadeHusen 19 วันที่ผ่านมา

      @anfacvideographer photoshop WLL kaaas ubaahnhy

  • @AbdijabarHassan-b6x
    @AbdijabarHassan-b6x 10 หลายเดือนก่อน

    Asc ustad Ling whatsappka Hage kagaso kale pls

  • @Zoona27
    @Zoona27 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad number kaaga xageen ka helaaa❤

    • @anfacvideographer
      @anfacvideographer  3 หลายเดือนก่อน

      Whasapp number: 0633431115 wakaa walalo......