2 NIN ITIJIBI MID WA JACELKEYGA MIDNA WA SAXIBTAY JACELKEDA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

ความคิดเห็น • 356

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e ปีที่แล้ว +134

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️

  • @yusufkabiila7406
    @yusufkabiila7406 ปีที่แล้ว +45

    Wll ado raliya aynu kuwada salino nebigeena maxamad scw scw scw

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille ปีที่แล้ว +133

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😂😂

  • @Maan-Shiil
    @Maan-Shiil ปีที่แล้ว +22

    Gabadhaan waa gabar run ahaantii karti badan, allaha barakeeyo walaashay.
    Guulayso baaya macaan.

  • @nimcaanhaajicaddo4346
    @nimcaanhaajicaddo4346 11 หลายเดือนก่อน +24

    Gabadhan codkeeda ayaan xasuusty magaceeda waa kaafiya gabadhii mss uunsi sheekadeeda ku jirty right ✅️

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +41

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga #Sahantoosan ❤❤❤❤❤❤

  • @cadniabshir3636
    @cadniabshir3636 11 หลายเดือนก่อน +28

    Kaafiya var baa lagu soo qabtay😂😂 sheekadii taxanaha ahayd waa so afjarmatay nabadeey.

    • @AmaarRashid
      @AmaarRashid 11 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅

    • @MahatkeyowHasaan
      @MahatkeyowHasaan 10 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😮😮😮

  • @محمدعبدالرزاق-د1ح
    @محمدعبدالرزاق-د1ح ปีที่แล้ว +23

    Wll isoo duceeye muraad Baan leeyahee😢

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd ปีที่แล้ว +24

    Maskiin Qac baa ka yeer Tay lkn mafer baa ku jabi Qurux Dasa Leda haye Horay usoco Qali❤

    • @YasirAbdi-du7qs
      @YasirAbdi-du7qs 10 หลายเดือนก่อน

      Wallo maxd sida ugugalagsa

  • @mohamedsiyatbarre7100
    @mohamedsiyatbarre7100 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maa shaa Allah. Meshaan gabar qeyma iyo karti ba leh ayakujirtaa. Mid uqalmo le Alle hausahlo.

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 ปีที่แล้ว +10

    Ax ax maskina gabdhan raali noqo abaayo waanka xumahay.
    Side u faraxsaneed iyo sidu kulale. Dhib malaha.

  • @ZiikeyBashiir
    @ZiikeyBashiir ปีที่แล้ว +17

    Wallahi waa gabar alpi ❤ wanaagsan 🎉

  • @ANDREWTATECLIPS1880
    @ANDREWTATECLIPS1880 ปีที่แล้ว +11

    How she raised her hands 🤲 so genuine

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 ปีที่แล้ว +22

    Wlhi gabartay funny wye wax buu iga buuxiyey something waa ku jeclahay waa ku aroosa😂😂

  • @mohamudmursal1670
    @mohamudmursal1670 ปีที่แล้ว +15

    Too much Questions Ridwan Make it short brother the First Lady looks like she’s hiding something I believe so because of no reaction to her 😜😜😜😜

  • @maryamrashid3845
    @maryamrashid3845 ปีที่แล้ว +30

    Asc, ladies&gentlemen. A part from greetings, Kaafiya my sister Im feeling bad for you sorry siz. Just remember that dont trust mens soo easily cause most of them are liars. Always know onething that nobody can love you more than themselves cause they did be lying if say so, but always know that their will be a day where you will get someone who will value your love& heart. Like somali people says , nini nagtu beenbuu kusoxeregiliya, ruuna wuu kudaqaa. Sorry if my somali is a bit weird but this tells you that most of somali mens dont do what they said before marriage after getting marriage to you.

    • @Abwaan_ahmed
      @Abwaan_ahmed ปีที่แล้ว +1

      Not all men's are liars ..... some are very good & profect 👍

    • @ramka2955
      @ramka2955 ปีที่แล้ว

      Don't comment negatively pls all men are not same
      Your are commenting as if you have tasted all men.
      Naga hishootha 😂😂

    • @Halima-gp3ge
      @Halima-gp3ge ปีที่แล้ว

      It’s sad but it’s good to know the both sides allahu aclaam

    • @abdirashidjama9788
      @abdirashidjama9788 ปีที่แล้ว

      Nothing wrong with your Somali but your English……..

    • @fahemansabban1067
      @fahemansabban1067 ปีที่แล้ว

      ​@@abdirashidjama9788😂😂😂

  • @Shamuurecabdi
    @Shamuurecabdi ปีที่แล้ว +26

    Gabadhan caatada ah anaaba kahelay😂qurux isoqabo

  • @hbocali977
    @hbocali977 10 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhan codkeeda waa gartay waa gabadhii qisadii mss uunsi ku jirtay

  • @taqwachannel9897
    @taqwachannel9897 ปีที่แล้ว +8

    Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️

  • @Hiigsiganolosha9090
    @Hiigsiganolosha9090 ปีที่แล้ว +22

    Gebedha waa geber qalbi wanaagsan, qalbi jab 💔

  • @ms_humble5901
    @ms_humble5901 ปีที่แล้ว +70

    Oh my somali sisters, walaahi it's unfortunate as you never learn lessons from your mistakes and you keep making fouls out of yourselves. It's Islamically wrong to be talking with a guy in secret to begin with, without your family or relative's permission and by doing so you have allowed yourself to be played and disrespected. Any guy neglecting to implement the Islamic point of contact, should be a red flag for you to avoid. This correct way is to protect your honour so it's in your best interest to adhere. Besides, love before marriage is shaytan's illusion and the real love comes after marriage. May Allah guide us all.

    • @Halima-gp3ge
      @Halima-gp3ge ปีที่แล้ว +2

      Ameen so true

    • @Maxamadshaakir-tn5um
      @Maxamadshaakir-tn5um ปีที่แล้ว

      Mņćčğýțřęəőýgğfđ§šggvğdďė

    • @Kendndnd
      @Kendndnd ปีที่แล้ว +2

      If you are talking about islam you must give us hadith or quranic verse not just blah and blah

    • @motiveperson143
      @motiveperson143 ปีที่แล้ว +5

      Ma sha Allah indeed you have spoken the truth Allah hafid you and I agree with you since 2022 I left xirir for the sake of Allah because relationship it use to bring depression to me. Since it was xaram

    • @ms_humble5901
      @ms_humble5901 ปีที่แล้ว +2

      It's extremely pitiful to see some sister uneducated about their Deen (even the basics) - do educate yourself, instead of getting educated by others. In the long run, it's beneficial for you to know what's prohibited and about your rights as a woman in Islam. Dating is mainstream Western culture, which isn't allowed in Islam. Alongside the Quran, even the Sunnah prohibits a man and a woman from being alone together at any time.
      The Prophet (Sal Allaahu Alaiyhi wa sallam) said:
      “Whoever believes in Allaah and the Last Day, let him not be alone with a woman who has no mahram present, for the third one present will be the Shaytaan.” (Ahmad - saheeh by al-Albaani)

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 9 หลายเดือนก่อน +1

    KAAFIA 🌹👋🐎🦁WAXAAD TAHAY GABAR QURUXSAN HORE U SOCO NASIIB WACAN LAKULLAN INNSHA LAAHU TACALLAA

  • @abdikafiabdullahi8891
    @abdikafiabdullahi8891 หลายเดือนก่อน +1

    Yarka Maxamuud Matalaayey Si Nin Weyn Buu Kuula Hadle Ridwanow Ee Fowdada Daa Raga 4 Baa Rabi U Baneeyee❤😊

  • @XaawoJaamac-g4g
    @XaawoJaamac-g4g 11 หลายเดือนก่อน +5

    kusaliya nabiga scw

    • @abrarmohammed5043
      @abrarmohammed5043 10 หลายเดือนก่อน

      اللهم صلي وسلم على نبيناا محمد ❤

    • @Khadijashaaban-x7j
      @Khadijashaaban-x7j 9 หลายเดือนก่อน

      SCw scw SCw scw SCw scw SCw ❤❤

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 ปีที่แล้ว +11

    No love before marriage.

  • @MoussaHilac
    @MoussaHilac 9 หลายเดือนก่อน +1

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allan ugu
    deepo ii soo booqo channel keyga
    ❤❤❤

  • @AyuubAbdi-v3y
    @AyuubAbdi-v3y 11 หลายเดือนก่อน +8

    Ani maa mooday mise kaafiyo miss uunsi walashed waaye 😂😂😂

  • @shukridakane554
    @shukridakane554 11 หลายเดือนก่อน +6

    Ilen qoftan waa kafiyadi Abdi fatahana waa kii ilen😂😂

  • @MuhiinAxmed
    @MuhiinAxmed 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ridwan wll p!eas iga codsi ina qpf tijapiyo rba inte lga ga xidhidha😢 Pleas ramadanta darted

  • @ismailbadka3863
    @ismailbadka3863 10 หลายเดือนก่อน +3

    Tan ugu horaysa waa laadradi most uunsi iyo updifatah😂😂

  • @mafahminytchannel4218
    @mafahminytchannel4218 ปีที่แล้ว +23

    Waxbuu iga buuxiya something like waaku jeclhy waaku aroosayaa kkkkkk wlhi funny wye qoftaan😂😂😂😂😂😂

    • @jamilayusuf9521
      @jamilayusuf9521 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk buuxiyey ku lahaa

    • @SglHuse
      @SglHuse 11 หลายเดือนก่อน

      Waa kaafiyadii mss unsi walasheed qoftan remember 😂

  • @aweysciire5335
    @aweysciire5335 11 หลายเดือนก่อน +2

    Riwanow qofkaan mataqanaa. Mss Unsi saxibteed waaye kafiyo hada kahor ayad nin u tijabisay

    • @xidigtainamaxamed1800
      @xidigtainamaxamed1800 11 หลายเดือนก่อน +1

      War kuwan wey is wada og yihin macal asiga 😂😂

  • @fardowsamohamed7850
    @fardowsamohamed7850 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ridwan wan kusalame abowe mahan joga neyrobi adana kuraway sen kuhela muhum ayad itahay❤❤❤❤❤

  • @AmiinYuusuf
    @AmiinYuusuf ปีที่แล้ว +7

    Legendary ridhwaan issak ❤🎉😊

  • @waayo__aarag1
    @waayo__aarag1 ปีที่แล้ว +2

    Nio qofku marku kaga jawabo hadalka haku celcelin pro ilayn qof ada garacde aqli malihid miyaa nio

  • @MushtaqBashiir-sz8ug
    @MushtaqBashiir-sz8ug ปีที่แล้ว +8

    Jah ninku waa nin rer diniya dacad nimo udaa ❤

    • @mustafmohamed395
      @mustafmohamed395 ปีที่แล้ว

    • @MOHAMUD550
      @MOHAMUD550 11 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 been mhn taas waa anogoo kle xga daacada

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 ปีที่แล้ว +24

    Oh sorry kaafiyay qaali waxad tahay gabdh wanngsan waad sii waydiisay inuu ku jeclyhy ninkaasi nin bilaa ixtiraama ayuu ahaa xppt
    Wan ka xumhy waxa ku helay 😭😭😭😭😢💔💔💔

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp ปีที่แล้ว +2

      Wey uqalanta bastarada wayo qiyanad lowad weyn adna bastarad batahay😊

    • @honestdude70
      @honestdude70 ปีที่แล้ว

      @@Kingofcity-we4gpgardaru aabaheed aya tahay sxbow hada maxa ka xanajiyey 😂😂

    • @rahmacige9251
      @rahmacige9251 ปีที่แล้ว +1

      @@Kingofcity-we4gp adiga bastar ah qaxabyhow taasina shaqadada Masha qaniisyhow uraya kii inanta xumeyay ayd thy dhilay fooqal dhilay

    • @NasraAbdisalam-zh2ib
      @NasraAbdisalam-zh2ib ปีที่แล้ว

      ​@@Kingofcity-we4gpWar mxd gabadha ku cayzy ey yahow eygu dhalay

    • @rahmacige9251
      @rahmacige9251 11 หลายเดือนก่อน

      @@NasraAbdisalam-zh2ib Thanks waskha xun sidad u cayday

  • @n3tnomad
    @n3tnomad ปีที่แล้ว +6

    Sxb, you forgot "AX" from the title. This is unfortunate - meaning the situation Kaafiya found herself in.

  • @ilhaanshire3730
    @ilhaanshire3730 หลายเดือนก่อน

    Nagtn jclygi ba iga tagy o igu dharty ina ani ahy qofta wa i egthy markay mska xidhnthy lkn wa cadi wax wlaipa sasa darteed ba mesha i keenaty😭💔

  • @saidmuktar
    @saidmuktar 3 หลายเดือนก่อน

    Ridwan bro sual makuweydiinkara farax murtile miya kudalay misa garaba tihin

  • @didiye7990
    @didiye7990 ปีที่แล้ว +1

    Wow m.a qanqcqdeyda wax walbo wey ku kalsonthy❤😊

  • @AmiiraAmiira-o5p
    @AmiiraAmiira-o5p ปีที่แล้ว +7

    Scw

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 ปีที่แล้ว +3

    Nin aan ku qabin inuu ku sheego iyo inaanu ku sheegin micno wayn ma samaynayso sababtoo ah ma ogid inuu calafkaaga noqon doono

  • @farahfaarah8736
    @farahfaarah8736 11 หลายเดือนก่อน +2

    Kaafiya waa rufiyanadii miss unsi

  • @zakigacalkaofficial4827
    @zakigacalkaofficial4827 11 หลายเดือนก่อน +8

    waar taani waa tiii rufiyaanada ahaayd ee kafiyaa la dhihii jiiray codkeeda halkaa ka gartaay😂😂

    • @shamsomacalin4174
      @shamsomacalin4174 10 หลายเดือนก่อน

      Ishaa ka tuurtay😂😂😂

  • @FartunOmarRoble
    @FartunOmarRoble ปีที่แล้ว +3

    Alla waan jeclahay barnaamijkan inaa ka qeeb qaato

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 ปีที่แล้ว +18

    Cagtii joogsan waydaaa mar bay ceeb la kulantaaaa ridhwaaan waan ogaa inay taasi kugu dhacayso😂😂😂😂😂😂

  • @issackahmed4868
    @issackahmed4868 ปีที่แล้ว +8

    Just know the state in which the person telling you I love lives in??
    Don't just believe words that has no heads

    • @Abwaan_ahmed
      @Abwaan_ahmed ปีที่แล้ว

      @issack ahmed more grl ladies are coming for you, soon for the purpose of marriage 😅😅

  • @AdamMaxamed-ib2nb
    @AdamMaxamed-ib2nb ปีที่แล้ว +5

    Legend waye goaan kiisa ayu ku tagnaday 😂

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 ปีที่แล้ว +7

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @ShamsaAbdifiita
    @ShamsaAbdifiita 10 หลายเดือนก่อน +1

    Nabarkag xage kahele❤

  • @jawaahirmohamed4299
    @jawaahirmohamed4299 ปีที่แล้ว +6

    Qar imtaxana ayu cagaha laa galay manta
    magacu wuu kaa qaldan yhy ridwanaw wlhi waa qoslay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohddakanovic2770
    @mohddakanovic2770 ปีที่แล้ว +1

    Nagaha dan ayaga qaladka leh ayadho wijiga badan ayay rabta ina lajeclado that won't happen adhi dacad noqo marka hore

  • @Sadiashafici82
    @Sadiashafici82 7 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhan mss uusi walasheed somaha kafiya

  • @maqdizinaahmed8568
    @maqdizinaahmed8568 10 หลายเดือนก่อน

    Wll ridwanow aniga qof ban rawa ina tijaabizoH kismayoH jogaa

  • @najuuapdi8801
    @najuuapdi8801 11 หลายเดือนก่อน +2

    Kafiyo ladarada film ka mss uunsi io abdifitah ila waxay jcl xaasid u tahay ayadaa lagu soo daadiyay😂😂😂

  • @ridwaanburhaan859
    @ridwaanburhaan859 11 หลายเดือนก่อน +1

    Kaafiyadaan waa kafiyada , abdifitah iyo miss uunsi sheekadooda kujirtay

  • @nastehaibrahim3706
    @nastehaibrahim3706 11 หลายเดือนก่อน +1

    Kafia from abdifatah and uunsi waaye gabadhan

  • @Shamuurecabdi
    @Shamuurecabdi ปีที่แล้ว +7

    Ridhwaan markan qac baa kayeedhay😂😂😂

  • @Mahad3300
    @Mahad3300 ปีที่แล้ว

    ASC Ridwanow aniga inaan saxipteyda tijabiyo ayaan rabaa inteeen kala Soo xariraa WLL isheeg

  • @IbraahimmaxamedMaclin-e9f
    @IbraahimmaxamedMaclin-e9f 11 หลายเดือนก่อน +4

    Kaafiyo😂 warkii hore war soo dhaafyey😂

    • @Ruuja38
      @Ruuja38 11 หลายเดือนก่อน

      whi waa fahanty xaalka waa sidee

  • @seed3966
    @seed3966 ปีที่แล้ว +1

    Assalaamu caleykum dheh 😮 yoo yooda nagadaa hoow😮

  • @AyaanabshirMaxamud-dh4vu
    @AyaanabshirMaxamud-dh4vu ปีที่แล้ว +2

    3 month baa lagugu yiri waa lagugu aroosaya lknhda wuxu kuyiri wuu cadyhy

  • @KidhuuAxmed-xy1wi
    @KidhuuAxmed-xy1wi ปีที่แล้ว +1

    Wll rid wan wax rawa ina ii di jawiso ex keyga aan kala tagnay waxn rawo ina ogado mano jooga dal kenya wax rajina si lii ina igu dijawin doonto wana ku xiranhy janalkag

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 11 หลายเดือนก่อน

    Talow midkan i qabo 3 bili kadib waba is qabna alx wana is fahnay xub bacdu sawaj ani ma dhihin

  • @abayleofficial2098
    @abayleofficial2098 ปีที่แล้ว +3

    Qoftaan hadda anaaba kahelee iisoo qabta hello yreyy..👋😂😂😂

  • @hananfashion1126
    @hananfashion1126 ปีที่แล้ว +3

    Xage ka hela ridwan anne a ii tijawisid❤

  • @somalilander1911
    @somalilander1911 11 หลายเดือนก่อน

    Alla waa kafiya mss unsi wlsheed

  • @abdulahishacraawi7994
    @abdulahishacraawi7994 ปีที่แล้ว +2

    Taan qabo waaba qabaaye waxa kaloo ay doonayso waa maxay tan labaad gabar aan shukaansado maxaan been oga sheegin maan ka dhaco haddii aanan rabin❤

    • @IfrahMoha-dr5lc
      @IfrahMoha-dr5lc ปีที่แล้ว

      Xaqiq qiynada ma ficno hadhow bay kso bixi waligi runta qofka lo shega been maficna

  • @Khadijashaaban-x7j
    @Khadijashaaban-x7j 9 หลายเดือนก่อน

    Qoftan kafiyo Miss unsi walashed

  • @hiboclaahi9064
    @hiboclaahi9064 ปีที่แล้ว +1

    Cabdifataxoow awalba farax luga basto ayad ahayd

  • @King_Ordaye
    @King_Ordaye 11 หลายเดือนก่อน +6

    Landhere reeer Diini aya helay Ridwan😂

  • @kowsarsaciido-xp4gt
    @kowsarsaciido-xp4gt ปีที่แล้ว +1

    Abyo aan talo ku siiyo nin wa kujeclahay haduu ku dhaho ha aaminin

    • @abdiweli7269
      @abdiweli7269 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk haye baroortii miyad nagu bilowdey adiguna kkkkkk

  • @Nalka664
    @Nalka664 11 หลายเดือนก่อน +5

    Kafiyo waye i amiina😂😂😂😂

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wa la jabay o waxay gbdha ugu diraysay ayada rabta mss uunsi le clfatax is leh yaahuu qumayo😂😂😂

  • @sumayomohamed2697
    @sumayomohamed2697 ปีที่แล้ว +2

    dumarkan ayaan daran dhocilada Daba socda😂😂😂😂😂dumarka in libinlaga qato jeclayen sidayda hlo

  • @Kibrani
    @Kibrani ปีที่แล้ว +10

    Waa beenaleey qoftaan sidaan u arko 😂😂

  • @Never_give_up484
    @Never_give_up484 ปีที่แล้ว

    Dumarkan afka soo xiranaya please ha fur si wajigeeda loo arko. Ma doonayno inay nin kale gaado.

  • @casaarlabistetube5165
    @casaarlabistetube5165 ปีที่แล้ว

    Asc wll qali ridhwan issack nio qiso xanun badan ayaa igu dhacday marka waxan ahy wil joogo dadaab comps isoqabo wll reply

  • @2five9eptembar
    @2five9eptembar ปีที่แล้ว +3

    Xariif reer mudug ah ee caacda la dul tagee ayadoo qiyaano badan 🤣🤣

  • @shueb123
    @shueb123 ปีที่แล้ว +10

    Rag weeyn oo meel kushaheynayo ayat sodhaxgali war ninyohow caruur sanida ridwaanoow wlhi waqoslay😂😂

  • @KhadarCali-g6k
    @KhadarCali-g6k 10 หลายเดือนก่อน

    Wllo inad itijabiso jclkayga inad iti jabiso raba

  • @officialmaliyunbabes9642
    @officialmaliyunbabes9642 ปีที่แล้ว +1

    There is no sister, it her i mean did you see how she noticed her hand.

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 ปีที่แล้ว +10

    Waleee Ridhwaan qaac baa kayertaay😂😂😂😂😂😂Raag shaxayaa ayuu daxgalay

    • @xaawaadan1226
      @xaawaadan1226 10 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @AmaarRashid
    @AmaarRashid 11 หลายเดือนก่อน

    Kafiia. Is part of. Miss unsi and Abdifatah

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 ปีที่แล้ว +3

    3 bil miyaa dad lagu tijaabiya war caadi iskadhiga dadkan 3 bil waa isbarasho uun

  • @Ayaan.moha12
    @Ayaan.moha12 ปีที่แล้ว +3

    Ridwaanow cawa qaca ka yeertay belay kugu dhigeen ragasi😅😅😂

  • @sabahibrahim1285
    @sabahibrahim1285 11 หลายเดือนก่อน +1

    Kaafiya day ruufyanad

  • @CheikdjibrilHadiya
    @CheikdjibrilHadiya 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤

  • @Saidomar-f8j
    @Saidomar-f8j 11 หลายเดือนก่อน +3

    Tan waa kafiyo😂😂😂😂

  • @aminaahmed429
    @aminaahmed429 10 หลายเดือนก่อน

    Jawigaga laga dareemaya waxatahye anoo ku aqoon ba kusosaarikaro iskadaa qof kubartaye lagugufahan mesha

  • @HipoCade-zm5sm
    @HipoCade-zm5sm ปีที่แล้ว +3

    Ala ridhwan nambarkisa inte ka helaa talow😫

  • @AliabdiIsack
    @AliabdiIsack 10 หลายเดือนก่อน

    5sano ayaan is qabna ismana arkiin waa sheeko kale

  • @SamiaAhmed-e2v
    @SamiaAhmed-e2v 11 หลายเดือนก่อน

    Ridwaan Izaak zxp lamberkaga ma heli karaa 😊

  • @Shukriilmi-mr6er
    @Shukriilmi-mr6er 10 หลายเดือนก่อน

    Plz ridwan nambarkade Yan ubahana abowe mcn

  • @sahrasiciid7060
    @sahrasiciid7060 ปีที่แล้ว +5

    Qac baa ka yeertay gabadha kula haa kuma jecli😢😢

  • @UbahAden-v3y
    @UbahAden-v3y ปีที่แล้ว

    Ridhwaan Isaack bro numbarka Isodir ado mahadsan💯🤛🏻

  • @RayanAbdi-z9t
    @RayanAbdi-z9t 8 หลายเดือนก่อน

    😢😢walal mcn lakin Radwan nagadaa walal jaceyl kalsonida daaraada ragaa mayacanin jaceyl ben nale amousse😢😢🤫🤫

  • @aasiyamawlid4908
    @aasiyamawlid4908 ปีที่แล้ว

    ridwan inteh lagah helayaa an kula soh xidhiidh ne pls

  • @Mohamed-amin_chanel
    @Mohamed-amin_chanel 5 หลายเดือนก่อน

    Ragu iskumid maha sorry sista ❤❤😢