IIDLE YARE OO SHEEGAY IN DAAHIR CALASOW UU YAHAY NIN FANAANIIN BADAN UU

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 293

  • @yrrasabri4826
    @yrrasabri4826 3 ปีที่แล้ว +30

    INTA NABI MOHAMED JACEL SCW LIKA ISAARA

  • @maazimkiintoofficial4504
    @maazimkiintoofficial4504 3 ปีที่แล้ว +110

    Iidle yare Runtan ku jecelahay wlahi
    Is muujiya Team iidle yare

  • @munamaxamed589
    @munamaxamed589 3 ปีที่แล้ว +26

    Anaguna waanu ku jecelnahay from somaliland

  • @osmanciilcabdi7115
    @osmanciilcabdi7115 3 ปีที่แล้ว +24

    Idle wlh sxb mcn
    Wad iga qoslisay
    Sxb cafimad iyo cimri dher
    Ala ha ku siyo 🌹🌹🌹🌹🌹💓💓💓💓

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 3 ปีที่แล้ว +38

    Iidle waa nin karmeed ilaahay waxaan oga baryaa in fanka ka saaro wax fiican ugu badalo.

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 3 ปีที่แล้ว +31

    Welcome somaliland wll IidLe yare runtaa somaliland way tashatay

  • @napiilbentalep9542
    @napiilbentalep9542 3 ปีที่แล้ว +16

    Iidle yare on fire🔥 from Somalia🇸🇴🇸🇴

  • @nasriinamohamed3020
    @nasriinamohamed3020 3 ปีที่แล้ว +18

    Idle yare wa qalbi saafi alah ku siiyo cimri dheer &cafimaad wa funny ilaah ha deyste

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 3 ปีที่แล้ว +5

    Ar iidle yare miyey ku dhaheeen waa qosol socda, Waan idin salaamay Koronto iyo Iidle yare

  • @sunyariitabela3350
    @sunyariitabela3350 3 ปีที่แล้ว +11

    Eidle waa waa qof qalbi fcn masha allah

  • @xamsuunihenna6230
    @xamsuunihenna6230 3 ปีที่แล้ว +92

    Waxan ahay hooyo soomaaliyeed isoo booqda waa iga codsi

  • @shicib-udaneeye-studio
    @shicib-udaneeye-studio 3 ปีที่แล้ว +1

    Iidle yare alle haku sharfo Somaliland

  • @osmanheymoy5527
    @osmanheymoy5527 3 ปีที่แล้ว +1

    I like you walaalaheey marna saaxibo igu dheer Abdikhadir koronto iyo idle yare waa cismaan bille ceymooy waan idiin salaamayaa.

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 3 ปีที่แล้ว +14

    IidLe yare igu salaama from berbera somaliland welcome wll runtaa kugu jecelahay

  • @WarbaahintaIslaamka
    @WarbaahintaIslaamka 3 ปีที่แล้ว +9

    Iidle yare Waaba Majaajiliistihii Oo Qof Ah 🤸‍♂️🙉✌

  • @saadomahamedhanshi8122
    @saadomahamedhanshi8122 3 ปีที่แล้ว +5

    Bishkoleeti baabur ma.ahan baladka ku gaar waaye😂😂😂😂😂
    Baabuur minis biiqo wada ii banany wayee
    Intii intaas ku qosadhay like dhac

  • @abdirizakiccanjeex3895
    @abdirizakiccanjeex3895 3 ปีที่แล้ว +1

    Iidle yare my brother ilaahey dartiis ayaan ku jclhy fankana wax ka qeyr badan allaha kugu bdlo❤️💯❤️

  • @fatumaabdi9083
    @fatumaabdi9083 3 ปีที่แล้ว +11

    Idle Yare ina adeer Allah ku dhowro cadawgaa u noolow

  • @Smar1726
    @Smar1726 3 ปีที่แล้ว +3

    Iidle waa nin reer maagala oo xadaaradiiisu aaad uhoremarsan thy
    waayo araga well donne my brother✌

  • @maryanjaamac4261
    @maryanjaamac4261 3 ปีที่แล้ว +11

    Idle yare wan iska jeclahy walhi kaftan iyo run sheeg wllo nolow intey nolol jirto

  • @faruumodel6987
    @faruumodel6987 3 ปีที่แล้ว +8

    Hhhhh 😂 runti sxb waxa tahay qof qalbi wangsan keep going

  • @hoodosicid1447
    @hoodosicid1447 3 ปีที่แล้ว +3

    Welcomed Hargeisa iidle cidi kaama xigto borther

  • @hamseshaacirent4400
    @hamseshaacirent4400 3 ปีที่แล้ว +18

    😂Funny wllhi iidle yare waa Majaajilayste 😁

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 3 ปีที่แล้ว +6

    Iidle umadeyna ma ahan heesti nasiib ali ayuu calan nooga dhiga nin waalan iga dheh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣🌹🙏💯

  • @yomaayare9586
    @yomaayare9586 3 ปีที่แล้ว +17

    Kkkk iidle sheydan waye 🤣🤣✌

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 3 ปีที่แล้ว +7

    IidLe yare igu salam from berbera somaliland

  • @farahhassan7829
    @farahhassan7829 3 ปีที่แล้ว +5

    iidle yare funny waaye koronto waa idin salaamey

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 3 ปีที่แล้ว +23

    idle waanu kuso dhawaynayna laba album ugu yaraan adigu aad leedahay oo laga sheekeyo iyo show lagu kala kiciyaba waa nagu balan hadaanu dhalinta iyo cuuqaasha somaliland nahay maadama ictiraaf noogu riyootay 😄✌❤🤍💚

    • @maryan4436
      @maryan4436 3 ปีที่แล้ว

      Owalba intaasuu rabay waana wiil fiican ee soo dhaweeya

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว +4

    Iidle yare nasab Laba maha we love you iidle Dun xariira ba tahay Madaxad no Saarantahay sharafow
    Jiro joog Duntaada Wanagsan walee

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allaah Maasha Allaah Wll qaali iidle yare kkkkk shukren🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍
    ok

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 ปีที่แล้ว +5

    Iidle abaal laawe maahan nolow adiga iyo ilmahaaga farxad ku noolow 💯💯🧡💛💚💥💢

  • @deeqsiaadan2377
    @deeqsiaadan2377 3 ปีที่แล้ว +9

    Iidle legend nolol intey jirth noolow

  • @abgey
    @abgey 3 ปีที่แล้ว +3

    Maanta waxaad noo keentay Our favoriete Boy Mashaa allaah ❤️❤️❤️

  • @mohamedshire3168
    @mohamedshire3168 3 ปีที่แล้ว +10

    Iidla yare nin qalbi xaadhan mar ay ahtaba somaliland wan ku soo dhawynaynaa insha allah welcome broh from duriyada xalaasha ah

  • @yolpziofficial2394
    @yolpziofficial2394 3 ปีที่แล้ว +16

    Copy lisku qabsanaa kulaha 😂😂😂

  • @xkiinabdi961
    @xkiinabdi961 3 ปีที่แล้ว +22

    Idle wan ku jeclahy walalkey farxadada ilahay haku saidiyo waliga faraxsanow inta noshahay cimri dher iyo cafimdna ilahay haku siyo waa abe fiican

  • @abdirashka9468
    @abdirashka9468 3 ปีที่แล้ว +4

    Iidle anoo somaliland ah ayaa heeso badan walahi kuu haya ee welcome somaliland

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 3 ปีที่แล้ว +1

    MY favourite guy's horuusocda horuumar wacan.

  • @shafiemohamed8684
    @shafiemohamed8684 3 ปีที่แล้ว +2

    Iiidle legend always legend🥰🥰🥰🥰

  • @berdeofficial1889
    @berdeofficial1889 3 ปีที่แล้ว +5

    War nio Korontow Atleast Ninkan wiigi Halmar ino keen ninkan Hada ilahey taqanid sxpow 🙏❤

  • @quruxdumarwaaxishod7949
    @quruxdumarwaaxishod7949 3 ปีที่แล้ว

    Wallhi muqaalka Iidle ma dhibsado xitaa haduu 3 sac yahay masha allah waa wiil bashaash allow fanaan nimada haku wax ka kheyr bdn sii yaa rabi

  • @abdirizaakqurboofficial3334
    @abdirizaakqurboofficial3334 3 ปีที่แล้ว +6

    Anoo yara ku daawan jiray aaaaa 😂😂😂😂😂adoo waynaa cunug cunug ahyda u malynaa lol😂

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 3 ปีที่แล้ว +4

    Wcs guul iyo gobonimo respect for ever abduqaadir koronto Iidle yare nin funi ah waye wlhi big respect❣❣🌹🙏💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hndalpha8943
    @hndalpha8943 3 ปีที่แล้ว +4

    Part 2 noosoosameey sxp plz wlh waan jclhe adi io iidle marka isla joogtin

  • @caashocawil1529
    @caashocawil1529 3 ปีที่แล้ว +9

    Kkk kkkk wlh raftey damer alsow nama matalo

  • @ifrahjamac8306
    @ifrahjamac8306 3 ปีที่แล้ว +1

    Iidle thanks sida aanad xaasidka u ahayn ee aad soomaaliland u taageersantahay anoo udhashay baydhabo aad ban u jeclahay somaliland oo la citiraafoo guul somaliland💪💪💪💪

  • @munamaxamed589
    @munamaxamed589 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah hanbalyo iidle ale ha ku xafido

  • @billaldhaqane7533
    @billaldhaqane7533 3 ปีที่แล้ว +1

    The one and only qalbi saliimka iyo laab xaarka ah wlhi iidle waxa tahay Aabe somaaliyeed ✅🇸🇴
    Sxb waqtika iyo waayaha kuma ciilaan ✅✅✅

  • @ibrahiimhajjiofficial1957
    @ibrahiimhajjiofficial1957 3 ปีที่แล้ว +2

    Iidle fanka illh hka saaro amiin dhaha

  • @secamal834
    @secamal834 3 ปีที่แล้ว +3

    Eedle yare wanku salamay🖐

  • @fadumaabdullahixa7296
    @fadumaabdullahixa7296 3 ปีที่แล้ว +4

    Well done iidle yare runta kama gambatit

  • @garaadwiilwaal695
    @garaadwiilwaal695 3 ปีที่แล้ว +1

    ManshaAllah brother idle owlaada Allah hakubarakeeyo

  • @shurkrishankaroon3950
    @shurkrishankaroon3950 3 ปีที่แล้ว

    War idle waa wiil qalbi fcn Ee yudubkiisi halo kalaciyo 💝💝💝💝💝💝

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 3 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂shukri shiino iidlow lagu sii qaad waan fuurey

  • @xubbifamilychannel3568
    @xubbifamilychannel3568 3 ปีที่แล้ว +2

    Idle hadii aad aragto qosol wa arkee cml

  • @asmomahamed8459
    @asmomahamed8459 3 ปีที่แล้ว +5

    Muqdisho waxakamabahano dulufo reer boqoratooyo

  • @Abdiwaahidcirfo
    @Abdiwaahidcirfo 3 ปีที่แล้ว +12

    Xiisahay warar iyo fanankeena idle yare
    Cimaamada kutuura

  • @lamafilaan507
    @lamafilaan507 3 ปีที่แล้ว +9

    Koronto kulaha ohinta ma baratay adna , rer oyaye ku dhiga hadlaa 🤣😄

    • @maryan4436
      @maryan4436 3 ปีที่แล้ว

      Mooryaan aan xishoon oonxaaraan ku kor ah

    • @lamafilaan507
      @lamafilaan507 3 ปีที่แล้ว

      @@maryan4436 naaya xage kuso xanuuntay shuwayahay ureysa, waku wasaa wlhi siil holofyahay oohinta badan 🤣🤣😅😂

    • @hamdaqurux1440
      @hamdaqurux1440 3 ปีที่แล้ว

      case cabsi daraded ayad hadalka cadiga wax ka dhex radinaysa ayad kor leh hushba lagu yidhi🤫

  • @aweysbaafowofficial6667
    @aweysbaafowofficial6667 3 ปีที่แล้ว +4

    43:19 shukri shiino dhuusa qadhmuunidaa aafo ku dishaye😂

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah walalkey mcan abdikadir koronto miss u salan iga gaadhsi iidle yarre xafadisi ana kaso salaamoya wa ogtahe kkkkk😂

    • @TayoVideoProduction
      @TayoVideoProduction 3 ปีที่แล้ว +1

      ilhaan caraaye galiso xiss you xisaab laan abaayo deqo iigu salaan adigana.

    • @ilhancaraaye5801
      @ilhancaraaye5801 3 ปีที่แล้ว

      @@TayoVideoProduction allah ku sharfo abowe wan kugu salama insha alh❤🙏

  • @somaliairlines2240
    @somaliairlines2240 3 ปีที่แล้ว

    The only two Somalis i come to watch on youtube 😂😂😂

  • @saammuxudin802
    @saammuxudin802 3 ปีที่แล้ว +1

    iidle funny weye wlhi ninkaan afkiisu ku meel.marayaa walle😂

  • @alizayga7965
    @alizayga7965 3 ปีที่แล้ว +3

    Iidle funny waye wllhi🤣🤣

  • @haldoortvchannel9320
    @haldoortvchannel9320 3 ปีที่แล้ว +6

    Idle sodog aa mashallah waad shaqeysatay

  • @caliyarechenell8996
    @caliyarechenell8996 3 ปีที่แล้ว +8

    Xiisaha wararka ninka odayga maanta waad soo qabateen

  • @HanadBidde
    @HanadBidde 3 ปีที่แล้ว +2

    IIDLE KAN MIYAA LA DHAHAAA 😂😂😂OO WAXA MAQLI JIRAY WAA FANAANE 😂ILEEN WAA MAJAAJILAYSTE

    • @mohamedmaarey9638
      @mohamedmaarey9638 3 ปีที่แล้ว +1

      Heesahiisa
      Majaajisa vedeo yada ka badan
      Hada daawan walee waa nasiib xuntahay
      Qusul kaa maqan

  • @cabdifataxxamari650
    @cabdifataxxamari650 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah runti sxb idle wanku gufan

  • @muunimomuuse5979
    @muunimomuuse5979 3 ปีที่แล้ว +7

    Ha danbabin wall saladaha laguma madobade waa lagu iftima qofba qofku ka salad badanyahy wa cadan iyo dhalal badanyahy

    • @safiyasadik7202
      @safiyasadik7202 3 ปีที่แล้ว +2

      Hubsiimo hal geel baa lasiista
      Dhago ma jiraan miyaaa
      Video mar labaad fiiirso ma isagaa dhahay salaad ayaa lagu madoobadaa
      Wuxuu yiri in uu dukado uma maleeyo

  • @mumtaazmuhudin6785
    @mumtaazmuhudin6785 3 ปีที่แล้ว

    Iidle iyo wiilkan iyo Janaalkan waa jeclhy❤️❤️❤️

  • @farhiakaliilchannel4955
    @farhiakaliilchannel4955 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc asxabta

  • @sagalmaxaed5858
    @sagalmaxaed5858 3 ปีที่แล้ว +1

    KkkkKkkk iidle dhibadanaa

  • @deeqoluulofficialchannel4484
    @deeqoluulofficialchannel4484 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @nuriasalad1217
    @nuriasalad1217 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi san uqoslayeh wa rafty idle nolow shactira socotatahay qofki kuagjogo am kukasayo xanaq oyo cajis madaremayo wlhi wan xanaqsan markan firsadey wanqosley wankujeclhy dar aleh

  • @aminaomar1882
    @aminaomar1882 3 ปีที่แล้ว

    DA'WALBA KU FIL AH KARBAASH XALAA AH WELIBA IIDLE XAYAKALLH KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  • @sabrinagamer179
    @sabrinagamer179 3 ปีที่แล้ว

    waraa idle maa shaa Allah adiga iyo da'daada da'daadda weyn adigaa yar

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 ปีที่แล้ว +1

    Iidle yare kaftankesa badan, sedas aya runtesa iyo beentesa lokala aqonin, adaan Iidle yare u salamay.

  • @feinu
    @feinu 3 ปีที่แล้ว

    Idle wan tagersane xaqiiqda kama lexdo wana shactiro badanye hore usoco liwax

  • @haniabdi1363
    @haniabdi1363 3 ปีที่แล้ว

    Wankugu racsanahay Somaliland ictirafka Allah hauso dadajiyo waa dad socdey Allah hausiyadiyo

  • @zuzuibrahim6267
    @zuzuibrahim6267 3 ปีที่แล้ว

    Iidle aduunka ugu jeclhy illaah ku xafida

  • @idilali1932
    @idilali1932 3 ปีที่แล้ว +2

    Iidle love uh wllo

  • @nimcomohamud1609
    @nimcomohamud1609 3 ปีที่แล้ว +7

    Markaan arkay iidle iyo koroto wasoo cararay 😂 funny wlhi

  • @hajjiabdullahidhaqane2858
    @hajjiabdullahidhaqane2858 2 ปีที่แล้ว

    Daba gaab markuu dhahy reaction Ka koronto eeg😀😀😅😂

  • @kariimmustafa4839
    @kariimmustafa4839 3 ปีที่แล้ว

    Legend waaye iidle yare cod alle ku maneystay iyo kaftan runtii

  • @cabdalecabdi8964
    @cabdalecabdi8964 3 ปีที่แล้ว

    idle wa funny walihii adoo xanaqsan xita hada dawato waa iska qosli

  • @diwaanshow9757
    @diwaanshow9757 3 ปีที่แล้ว

    ASC DHAMAAM MARKA XIGTA IIDLE HADEEY KUDAYAN LAHAAYEEN FANAANIINTA KALE WALAAHI WEEY FICNAAN LAYAYEEN TEEDA KALE IIDLE ANIGA WUU I ILAABAY ANIGA 2014 WAXAAN KAHEESI JIRNAY MUQDISHO KAASA BALAANGA

  • @lamafilaan507
    @lamafilaan507 3 ปีที่แล้ว +1

    Iidle mid ma aha wlhi qosol miiran weeye kkkkkk😄🤣😃

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 ปีที่แล้ว +1

    Way iskugu baxdaaa 😂😂😅 iidle Iyo Koronto WalHi 😅

  • @jilaagaqarsoon4971
    @jilaagaqarsoon4971 3 ปีที่แล้ว +8

    Iidle nin baqa maha ku wadana from somaliland ka soo lama gaar ahaan casimada hargeisa cadey dahir calisow dumarka ka qaabo galow

  • @ladnanabdilahi1984
    @ladnanabdilahi1984 3 ปีที่แล้ว +4

    Manshallah wllo inolow somaliland guul iyo gobnimo aamiin

  • @anzalalbii6700
    @anzalalbii6700 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninyahow iidle yare daahir calasow wa saxibkis dhabta ah mana jiro qpf uga dhaw ee ninkaas mu fanankas yar e watigisa ku jiro sharma boy mu ka qabto o naga ceshto qof an iidle aheyn o daahir naga celin karto majirte iidle saxib gartas gal ninkaas daahir ah wa nin qalbi fican ee xanaqa ka bataye si hoose ula hadal

    • @fuadahmed474
      @fuadahmed474 3 ปีที่แล้ว

      Abayo wey dhamatay wu iska dayay Dahir calasow dib dambe ugu so hdli mayo asaga bln qaday

    • @somalisomalia2669
      @somalisomalia2669 3 ปีที่แล้ว

      Sharma boy ya qabsanayo he asile arinta so celshe

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂iidle umadeena maaha bk mp3 kaliya buu soo saara kulahaa😂😂

  • @ayaankoosmedia450
    @ayaankoosmedia450 3 ปีที่แล้ว

    Shukri shiino

  • @amalmahamud4804
    @amalmahamud4804 3 ปีที่แล้ว

    Idle yare waa qof qalbi fiican

  • @rukiaabdalla9874
    @rukiaabdalla9874 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk da a walbo kujin kkkkkkk fany masha Alah guuleysta

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 ปีที่แล้ว

    Daahir calasoow halyeey waaye waan ku faraxnay siduu kuu dhaqaaleeyay

  • @som2323
    @som2323 3 ปีที่แล้ว +5

    somaliland ictiraaf siiya aa Samali maa kala jare dhiiqo lugaha hala Gelin brother

    • @safakayse6774
      @safakayse6774 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa run tii ee wax kasta u muuqda horu marka somaliland ayaa la arkayaa

  • @cabdirahmansaladkilwe155
    @cabdirahmansaladkilwe155 3 ปีที่แล้ว +35

    fulay never die kkkkkk

  • @harunmacruuf6685
    @harunmacruuf6685 3 ปีที่แล้ว

    Shukri sheeno

  • @ahmednoor7683
    @ahmednoor7683 3 ปีที่แล้ว

    Iidle yare funny ❤ wlhi koronto io iidle waan u xiisnay

  • @deeqoabdi7256
    @deeqoabdi7256 3 ปีที่แล้ว

    Gabayga hanooga ciyariin my brother