Guurkaygii Iyo Sheekadaydii Iyo Taariikhdaydii Iyo Dilkii Wiilkayga Soo Noqotay Watan #1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 64

  • @officialsuhuur9061
    @officialsuhuur9061 5 วันที่ผ่านมา +3

    Mashallaha dadkii kugu xidhnaaa ayaaanu ahayan in badana sugaayeye markaaa aad ayaaan ugu farax sanahay inaaad halkii nooga siii anbaqaado

  • @NasraMahamed-f8w
    @NasraMahamed-f8w 5 วันที่ผ่านมา +2

    Ramadaankii 2018 ayaan la socday sheekadaan laakiin waad naga joojisay anigoo xiiseynaya

  • @AminaYusuf-pr2kg
    @AminaYusuf-pr2kg 2 วันที่ผ่านมา +1

    sahra walal sheekada waan joogay markaa bilaabaysay laakiin waad nagu bay goysay

  • @nadiradaher519
    @nadiradaher519 5 วันที่ผ่านมา +1

    🙏🙏🙏

  • @nadiradaher519
    @nadiradaher519 5 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤

  • @hamdaaden2246
    @hamdaaden2246 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ax😢 alla maxay hooyooyinkii hore soo mareen oo dhibaatoyinka 💔😢😭 Alloow u naxariiso dhamaantood kuwa noolna caafimad sii aamen. Waa in aan la ilaawin dhibaatooyinkaas ay nala soo mareen.

  • @rodaahmed198
    @rodaahmed198 5 วันที่ผ่านมา +2

    Waa sheeko xasuus ah🎉🎉🎉🎉

  • @fartunjama6879
    @fartunjama6879 4 วันที่ผ่านมา +1

    Salama caleykun walashey waad nagu kala geysey

  • @NasraMahamed-f8w
    @NasraMahamed-f8w 5 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekadaan aad ayaan u xiiseynayaa waan kula sodey meelna haka waa cibra qaadasho

  • @fadumofanka2244
    @fadumofanka2244 4 วันที่ผ่านมา +1

    Waan xasuustaa shakadada

  • @halimoadam4933
    @halimoadam4933 2 วันที่ผ่านมา

    Waan kula socoday

  • @UmmzaynMoussa
    @UmmzaynMoussa 5 วันที่ผ่านมา +2

    Suwad habo sifican aynku dhagaysanayna ❤

  • @AbraarChannel05
    @AbraarChannel05 4 วันที่ผ่านมา +1

    Walalo MCN waankulsocony

  • @IstahilAhmed-qb3wl
    @IstahilAhmed-qb3wl 4 วันที่ผ่านมา +1

    Anigu waan kula socoday sheekta

  • @UmmzaynMoussa
    @UmmzaynMoussa 5 วันที่ผ่านมา +2

    Sudadaji qaybta kalee habo

  • @zahrahussein6386
    @zahrahussein6386 5 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohammedMosa-e8w
    @MohammedMosa-e8w 4 วันที่ผ่านมา +2

    Asc saara kiin abaayo waxaan ka mid ahaa dadkii kula socday qisadaada cajiibka aheed waxaan iigu dambeysay adigoo suuqa siigaale aaday beer ama hilib u doontay oo soo noqday gurigii la hor dhooban yahay mida kale saara waxaad mar walba tiraa dadkii a yaryar baan idiin soo gudbinaaya dadka waaween ma danaynayaan matalan anigaa xaalii 60 sano jiraa aad baan u xiiseeyaa qisooyinka beri samaadkii joornaalada lagu soo qori jirnay oo kala soco jirnay ogoow markaa in dad waaweeyna kugu xiran yihiin magacayga maryan la dhahaa ama um maxamad mahadsanid

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 5 วันที่ผ่านมา

    Yes

  • @HalimoLuul
    @HalimoLuul 3 วันที่ผ่านมา

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 4 วันที่ผ่านมา +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉salan sare abayo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fowziasheekibrahim8998
    @fowziasheekibrahim8998 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waa aniga walahi

  • @hibaaqjailani2822
    @hibaaqjailani2822 2 วันที่ผ่านมา

    Sheekadaan aad baan ulasocdey oo ay iitaabatey sanado ka hor waliba waagaas gabdhaha soomaaliyeed waa ay ku yaraayeen hablo qisooyin TH-cam ka soo dhigo

  • @qaliabdi290
    @qaliabdi290 2 วันที่ผ่านมา

    Walalo waa kumaqlayaa cajilada soo gaagaabi si aynu u kala faaidaysano cajilku haduu dheeraado waa laga caajisayaa raalina ohow

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 5 วันที่ผ่านมา +1

    Guurku ma kaad toban goor ka sheekaysay ee taariikhdiisii iyo da’daadu is dhaafdhaafsanaayeen mise Ku dambe. Inankan Allah ha u naxariisto Allah SWT Samir qaali ya ha kuugu cawilo. social mediaha hadaad a shaqo ka dhigatay mana xumee wax macno leh keen adna wax macno leh ka faa’iidayso

    • @hamdaaden2246
      @hamdaaden2246 5 วันที่ผ่านมา

      😮 maxaa weeye dhibka ku haya adiga eedo? Haday kun jeer ka sheekeyso

    • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
      @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 4 วันที่ผ่านมา

      Gabadha si kalaad u rabtaa mays tidhi filinkaagaan fahansanahay anigu hadaad kartana dhagayso hadii kalena dhiibso naayaa adaa Soo doontee

    • @redroses4071
      @redroses4071 4 วันที่ผ่านมา

      oo maxa adigu ku gubey shekadeed xor bay u tahay dad rabo aya jira oo dhegeysanaaya orod adigu meelkale oo ad ku wakhtigaaga geli oo ad wax ka faaido

  • @deqashabel5094
    @deqashabel5094 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waanlasocday sahray ❤

  • @fardowsaabdi1836
    @fardowsaabdi1836 5 วันที่ผ่านมา +1

    Asc xabiibti anigu waan kula. Socday quruxeey

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 4 วันที่ผ่านมา +3

    Waan kula joogay Alif ilaa ya ninkii guriga xaarka daganaa😂😂😂😂😂

  • @saidaahmed2361
    @saidaahmed2361 วันที่ผ่านมา

    Anigu waan kula joogay laakiinse waad naga kala koysay

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 3 วันที่ผ่านมา +1

    Asc wllo lama socon sheekada mar dhow kuugu soo biirey pin noogu qabo waxii aad hore u soo sheegtey si sheekadaada aan u dhageysto wllo .

  • @aishaahmed9260
    @aishaahmed9260 4 วันที่ผ่านมา

    Waankul asocday

  • @Osob_5
    @Osob_5 5 วันที่ผ่านมา +2

    Asc Sahraay. Waan kula Socday

  • @khadraabdirahman8228
    @khadraabdirahman8228 4 วันที่ผ่านมา +1

    Bal hanagu badh goyn sidii barigii hore

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 4 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan kamid ahay dadkii daawaday qisadaada lkn aan dhamaysan

  • @lamiahassan887
    @lamiahassan887 4 วันที่ผ่านมา +1

    Anu waan kula socday ilaa barigii habo lkn waad naga joojisay

  • @farhiahassan6094
    @farhiahassan6094 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WANKULA JOGAAY SHEKADADI HORE ILLA KISMAYO.

  • @fowziasheekibrahim8998
    @fowziasheekibrahim8998 5 วันที่ผ่านมา +1

    Aniga ka mid aha

  • @fatimaawad-h1w
    @fatimaawad-h1w 4 วันที่ผ่านมา +1

    yes i was with u eddo

  • @dahaboahmed1440
    @dahaboahmed1440 4 วันที่ผ่านมา +1

    Asc abayo aniga ba kamidah lakiin wad naku kalajoysay

  • @saidaali1261
    @saidaali1261 2 วันที่ผ่านมา

    Asc abaayo waan kula joogay marking here ee aad nooga ssheekaysay wanna nagu kalagoysay

  • @hodaalhoda3012
    @hodaalhoda3012 4 วันที่ผ่านมา

    Alla siidii an u sugii jiiray wan daaly sheekadan wan ku xidhnan jiiray sheekadan

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 4 วันที่ผ่านมา +1

    Anu wan kula socday habo siweyn waliba

  • @rayaansaid505
    @rayaansaid505 4 วันที่ผ่านมา +1

    Hbo aniga wan kula socday ayado qabyoh Aya igu danbeysay

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 5 วันที่ผ่านมา

    Oo sheekadi makowbad kasoo bilowday inad siwada ficned

  • @AminaHassan-gg2fl
    @AminaHassan-gg2fl 3 วันที่ผ่านมา

    Asc wll waa joognaa waa dadkii hore ee la socday qisadaadii dheerayd

  • @HindABDALLA-k4o
    @HindABDALLA-k4o 4 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekada meel xasaasi ah iyadoo noo marayso ayaad nagu badh gooysay ee ma soo bilaabaysa.

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waagiii aad nagu kala gooyseyy baa iigu kaa danbeeyseyy Wallahi I stop inaa ku daawado ninkiii guriga Dhoobada ah daganaaa

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 5 วันที่ผ่านมา

    Asc I’m with you your story 😂 before and now

  • @sarahahmedgarbiye5069
    @sarahahmedgarbiye5069 2 วันที่ผ่านมา

    Walaal anigaa kamida
    Dadkii kaa lumay

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 5 วันที่ผ่านมา

    Soomaalidu waa dad dagaal ku soo wareeray haba kala daraadaane aabbahaa geesi buu ahaa waxaa la yiri cigaal shiidaad fuley buu ahaa wuxuu yiri naagtiisii I qari markaasay tidhi cigaal dhimay markaasuu cigaal yiri naa shalah dheh

  • @hodomusse906
    @hodomusse906 3 วันที่ผ่านมา

    Asc haa man kula socaday

  • @nayomia3267
    @nayomia3267 5 วันที่ผ่านมา

    Wan lasocday shekadada❤

  • @fowziasheekibrahim8998
    @fowziasheekibrahim8998 5 วันที่ผ่านมา

    Waan kula joogay ilaa marki aad yarayd ama guurkagi

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 5 วันที่ผ่านมา

    Waxaan filayaa waa hawdka ilaahow dagaal naga hay

  • @nadiradaher519
    @nadiradaher519 5 วันที่ผ่านมา +1

    🙏🙏

  • @nadiradaher519
    @nadiradaher519 5 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤

  • @hodaalhoda3012
    @hodaalhoda3012 4 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @nadiradaher519
    @nadiradaher519 5 วันที่ผ่านมา +1

    🙏🙏

  • @nadiradaher519
    @nadiradaher519 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤