Fanaan uu dhalay fananka Wayn Cumar Shooli si layaable uga hadlay fankiisa kan Aabihii Heeso Cusub,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 9

  • @illintir
    @illintir  4 ปีที่แล้ว +7

    Cumar Shooli hada Muqdisho ayuu ku xanuunsanayaa aan u ducayno walaalayaal🤲🤲

    • @malaayiinmedia3124
      @malaayiinmedia3124 4 ปีที่แล้ว +3

      Allaha caafiyo allaha caafiyo

    • @tayoqaran.1446
      @tayoqaran.1446 4 ปีที่แล้ว +4

      Alle Ha Caafiyo Cumar Shooli Iyo Islaamka Inaga Xanuunsan Gaar Ahaana Soomaalida Laakiin Xogsoor Media Magaalada Hargeysa Ayaan Si Weyn Iskugu Naqaay Adeero Cumar Waliba Galab Kasta Markuu Shaaha u Soo Doonto Maqaayad Xaafada Ku Dhawayd Waan Arki Jiray Balse Hada Waan Waayey Shanqadh Yari Camal Haduu Muqdisho Ku Xanuunsan Yahay Alle Ha Caafiyo Hargeysa Wuu Iman Isagoo Nabad Iyo Caafimaad Qaba Insha Allah.

    • @yasinshuceyb3317
      @yasinshuceyb3317 3 ปีที่แล้ว

      ALLAHA UNAXARISTO CUMAR SHOOLI .. SAXIBEY AXMIDEY CUMAR SHOLINA SALAN SARE

  • @somfunny9076
    @somfunny9076 4 ปีที่แล้ว +3

    Aad iyo aad cumar shooli

  • @dhaytacab7178
    @dhaytacab7178 4 ปีที่แล้ว +3

    Cumar sholi gabar ila dhalatay ayaa aad ujecled hesaha ninaas inkasto ay marki dambe iska dhaaftay heesa

  • @mrzaki9745
    @mrzaki9745 4 ปีที่แล้ว +3

    Wareesi nocee waaye kan qofta mxaa kaqaldan 🤸🤸🤭🤗🤣🤣🤣

  • @hassanabdi9009
    @hassanabdi9009 3 ปีที่แล้ว

    Walaal waxaan karabaa ninkan hestoo qadayo ayaa rabaa 🙏🙏 iraadi asiga qaade mana isoo baxayo hesta jawaab ayaa kasugaa

  • @xamdixaraaago2275
    @xamdixaraaago2275 4 ปีที่แล้ว +2

    Tan hada wariye miyaa Walee aduunyo gadoon waye