035 | Itoobiya way heshay bad | Mar kale iyo dalkii oo la kala iibsaday!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Marar hore ayaan ku celceliyay in Saylac ay noqonayso Qasada ugub ee Bariga Afrika, maantana saansaankeedii ayaa muuqda.
    Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
    TH-cam: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page: www.facebook.c...
    X (Twitter): Aa...
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.c...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- في الحب والحياة
    10- إسرائيل البداية والنهاية
    11- وبالحق أنزلناه

ความคิดเห็น • 773

  • @Amiinze7
    @Amiinze7 9 หลายเดือนก่อน +159

    Ilahey caqliga iyo cududa hakuu barakeeyo Aadanow anigoo reer muqdisho ah ayaan ka seexan wayay xalay arinta baddeena soomaaliyeed😢

    • @bookhaxmed6583
      @bookhaxmed6583 9 หลายเดือนก่อน +1

      Taayada waxba kaamay galin ee taada u tasho uraaye

    • @sportslive24hours98
      @sportslive24hours98 9 หลายเดือนก่อน +16

      Wlhi wll anba ma seexan form Somaliland sacad muuse-xuseen abokor wlhi ilaa hada waan dawakhasanahay

    • @Ahmed-gx9zy
      @Ahmed-gx9zy 9 หลายเดือนก่อน

      @@bookhaxmed6583 Ethiopian baa tahay afsomaliga bartay. We know you lol.

    • @Cabdiqani09
      @Cabdiqani09 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@bookhaxmed6583aamus adigu dumar bad ka tahay arinkane

    • @simanmaxamed3291
      @simanmaxamed3291 9 หลายเดือนก่อน

      @@bookhaxmed6583 nacas qabyaladi wastay baad tahy qof kaste oo damiir lagihiba uu ka xumanayaa meshu doonaba ha ka soo jeede

  • @jamajama8221
    @jamajama8221 9 หลายเดือนก่อน +60

    Mashallah you’re very wise somali may Allah give you a long life & more knowledge

    • @jamajama8221
      @jamajama8221 9 หลายเดือนก่อน +3

      ogaansho warned us about this situation many years ago? The question I have for you is how the somali diaspora can come together and save our country 😢🇸🇴

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 9 หลายเดือนก่อน

      Afsoomaaliga ku Qor Faaladaada

  • @SihamCaday
    @SihamCaday 9 หลายเดือนก่อน +58

    Adan waan iska jeclahay runtii 😂ani kuma jiro dadka siyaasada jecel lkn malinkaan bartan aan ku kulanay soo galo
    anoo siyaasiyad noqday fikir ahaan baan kabaxaa
    Allah danbigaaga ha dhaafo oo hanoo kaa dhwro hore u soco hn😂😂😂

  • @dhamme0
    @dhamme0 9 หลายเดือนก่อน +37

    Qaladkii ugu waynya ee xukumada muse shacabka somaliyed ay ka gasho wete😢😢😢taariikhda meel inogu qora😢 from hargaysa

  • @kahsheaden9877
    @kahsheaden9877 9 หลายเดือนก่อน +24

    Illahay hortiisa waxaan ka qiri doonaa inaad soomaalida sir iyo caad ba aad u lahadashay.Allaha Ku barakeeyo

  • @umalkhayromar8253
    @umalkhayromar8253 9 หลายเดือนก่อน +4

    Ax ax wllhi waan ooyey wllo aadanow tAriikhdah la aasayo iyo foolxumadah igah oohisey😢😢😢😢😢😢

  • @aliahmed-bo4vk
    @aliahmed-bo4vk 9 หลายเดือนก่อน +16

    Big fan of you since 2018 ❤❤ your already a legend my brother

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 9 หลายเดือนก่อน +1

      Afsoomaaliga ku Qor Faaladaada

  • @mohamedosman1000
    @mohamedosman1000 9 หลายเดือนก่อน +13

    Wlhi xalay markan maqlay warka shegaya in Ethiopia bad la siiyay waaan ooyay😢 waxaan ahay nin somaliyed oo reer jigjiga ah anigii ayaaba qaati ka taagnaaye ma dhul kale oo somaliyed ayaa Ethiopia qaadatay

    • @MogadishuTV6572
      @MogadishuTV6572 9 หลายเดือนก่อน +2

      Dhiiga biyo ma.ahan dhulkas wali ka sabrin awooda waa shacabka😢

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 9 หลายเดือนก่อน +2

      Sxb waxii dhiig lahaaba waa kacay somaligalbeed ayaan layaabanayn sidii maruun xor unoqon lahaayeen MAANTA MIYAAN DHAGAYSAN KARAA DHULKALE AYAA LAGU DARAY WAA AYAAN DARO

    • @Abdullahgii
      @Abdullahgii 9 หลายเดือนก่อน +1

      Reer Muqdisho ahay, Wlhi Si lamida Xalay hurdo igama so dhicin😭

    • @KhaalidAbdi-cu3gk
      @KhaalidAbdi-cu3gk 9 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga oohin waan dhameystey wll❤

    • @MahadMadaxyar
      @MahadMadaxyar 9 หลายเดือนก่อน

      Mohamed bal ka waran waxan rer dhan cadaw soo jiren ah galo ah isu dhiby

  • @Ciiltire-er9tw
    @Ciiltire-er9tw 9 หลายเดือนก่อน +37

    Alla xaqiiqadu qararaa wlhi waxan ahay inan somaaliyeed oo reer muqdisho weyna igubaysaa xabashida iyo damaceeda iyo soomaali suul eegideeda 😢

    • @qumeiniahmed6437
      @qumeiniahmed6437 9 หลายเดือนก่อน +1

      Aad baan uga gubtay

    • @ggtl304
      @ggtl304 9 หลายเดือนก่อน +1

      😂 adeer muqdisho ma weysa u dhowran ,waa tan bantuda Uganda iyo Burundi lamiyada hoyoyinka somaliyeed gariga Kula jiiraye ,niyow meel walbo joogno dhalinta somaliyeed shaqaa sugeysa

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@ggtl304ok gartay muhiimadaa ee ma cadaw soo jireen ah miyaa dhulsiinaa wllo, maku faraxsanatahy ?

    • @ayanabadirahman9240
      @ayanabadirahman9240 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@ggtl304 hadu caqligagu shaqeyn lahay saa uma hadashay ninka rer muqdisho wuu garanaya Ethiopia yaakan wax u yahay iyo waxa u ma imid san yahay lkan adi waxbo ma ogid wad hurdeysaa ee ka kac hurdad

    • @ggtl304
      @ggtl304 9 หลายเดือนก่อน

      @@ayanabadirahman9240 qiiro japanka haleyska dhaafo gabarey 🤣aniga xamar igama xigtid hiiran Yan kaso jeeda ,baledweyne airport kisa waxa katagan calan Ethiopia ah ,waxa aan reer waqoyi ama Somaliland Ku edeyna wa been ,angry na heystane aan iska saarno ,Hadi kale sheeko xarirtan haleyska daayo

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 9 หลายเดือนก่อน +10

    Mashaa Allah ❤
    Somaaliya hanoolaato
    Allah ku barakeeyo aduun iyo aakhiro Mustaqbalka ummada Somaliyeed inta Allah ka sokeysa waa adinka ka kaca hurdada intey goori goortahay 💔💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ciyalkaxafada2718
    @ciyalkaxafada2718 9 หลายเดือนก่อน +5

    Walalahaa somliya ka tagtay oo u tagtay amxaari, waan ka xumhahay walalahay somliand😢😢

  • @dramenaadow1029
    @dramenaadow1029 9 หลายเดือนก่อน +7

    😢😢😢 alla aqiro maxeey xisab jirtaa madax anan allahi aburtay dalkan iyo dadkaan uga baqaneynin ayuu masirka umada somaliyed gacantoda galay subxanallah

  • @Hafsahubi
    @Hafsahubi 9 หลายเดือนก่อน +27

    Wlhi sidaan u sugayay barnaamijkaagaan ma malayn kartid wll allaha ku sharfo❤

    • @lilmikeyo1318
      @lilmikeyo1318 9 หลายเดือนก่อน

      Haa nio markii aan arkay heeshiska waxaan islaa markiiba suugayey barnaamijkaaa

  • @cabdulahilaastaro9748
    @cabdulahilaastaro9748 9 หลายเดือนก่อน +15

    لقد أسمعت لو ناديت حياً
    ولكن لا حياة لمن تنادي
    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @najahdaud6147
    @najahdaud6147 9 หลายเดือนก่อน +2

    Aadan Wlll qali ah badyahy wll koox mad noo as,aastid dhalinyarada Soomaaliyeed wa ay daaliin toban ruux oo midnimo ku dhawaaqda haddii ay helaan way midoobi lahayeeyn allow dadkiiga midee

  • @abdifatahbudul8467
    @abdifatahbudul8467 9 หลายเดือนก่อน +29

    Hada waxay joogta shacabka somaliland, ka somali galbeed ahan annaga uun baa dareemi karna sida ay itoobiya unaxariis darantahay,
    macangag utahay,
    xanan aanan kaa fuqayn utahay, ucirwayntahay,
    u han iyo hiigsi dheertahay.
    Dhalinyarada somaliland waxan aad ugu baraarujinlahaa jeel ogaden iyo gumaysiga itoobiya nagu haysa hanagula soo biirina hadaad kusoobiirtaana jeel isaaq iyo kufsi udiyaargarooba😢

  • @fihima6618
    @fihima6618 9 หลายเดือนก่อน +10

    Adanow wll waan kula qabaa fikirkaaga 100%waanan dhamaystey vedioga anigu in Ethiopia ay soo degto saylac dhimasho &dagaal baan ka xigaa hadii ninkan ina bihi ilaalinkari waayey dhulka soomaliyeed maanta maanta waxan ka doorbideynaa midaaz midowgii somaliyeed sinaba macquul uma ah in Ethiopia timaado dhul soomaliyeed ama soomalilland dhalinayarta intey caadifadu qaadeyso ee muse u nacam laynaya waxan leeyhy falastiinba maalin lama qabsan
    Sidoo kle anigu waxan ka mid ahey dhalinayrta sandakan jamacadaha hargeisa ku yaal ka baxdey wlhi xaqiiqooyinka aan ogaadey sanadkan bey ka mid tahay in dhaliyarada ku nool somliland gabigooduba ya scamku jiraan waa xaqiiqo taasi
    From Hargeisa

  • @RaaqiyaH
    @RaaqiyaH 9 หลายเดือนก่อน +2

    Illahay caqliga iyo cilmigaba hakuu kordhiyo wllo❤

  • @اللهأكبر-س9ذ5س
    @اللهأكبر-س9ذ5س 9 หลายเดือนก่อน +1

    Bismilaah ugu horeyn aadanow muuqalkagan io qodobayntaadan wx bdn ba iiga baxy sida ugu dhow ee lagaga hor tagi karaana wa iyado la adeegsado afka saxafada ee power ka leh sida adigaba adeegsnyso markas uun bay ku baraarugayan ee daawdayashow meel dheer ka tuura muuqalkan

  • @bigboss8700
    @bigboss8700 9 หลายเดือนก่อน +6

    Siyaad barre ayaa iyidhi cadawga ugu wayn geeska afrika waa somalia✅

  • @Sabnaxasan
    @Sabnaxasan 9 หลายเดือนก่อน +11

    Wlhi markan maqaly hurdadi baa iga guuraty 😢 wlhi soomaliland wlhi wax laaga xumaday sameyeyn mahan hadan anago xurguf nadhextolo maxa dhulkena ku ibainayana🥺yaa rabi

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 9 หลายเดือนก่อน +3

      ciilka iyo ciil kaanbiga i haya cuntadii xataa dhadhami la'

    • @qumeiniahmed6437
      @qumeiniahmed6437 9 หลายเดือนก่อน +2

      Sxb dadaal meelbuu ka bilowdaaye ma is mideynaa

    • @qumeiniahmed6437
      @qumeiniahmed6437 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@zakirboss143Xabashi wan aqan DDS kubaro

    • @abdikarimjamaf8358
      @abdikarimjamaf8358 9 หลายเดือนก่อน

      Nin aragti dheer

  • @GiniYussuf
    @GiniYussuf 9 หลายเดือนก่อน +4

    Maanshaa Allah habo Ilaahay Aqliga ha kuu daayo

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy 20 วันที่ผ่านมา

    Maaha Allah adanoow ilahey ha Ku xafido

  • @yahyejaamac
    @yahyejaamac 9 หลายเดือนก่อน +8

    Waar Dhalinyarooy Waar Dalkeena Waar Dalkeena Waar dalkeena Ma ukacana Cadowga maka Sifayna Oo Odayasha Calooshoda Ushaqeysanaya Makasaarna Oo Dalkeena Ma dhisna Waar hooy waar hooy 👐💔🇸🇴

    • @qumeiniahmed6437
      @qumeiniahmed6437 9 หลายเดือนก่อน

      Diyaar

    • @Caalim267
      @Caalim267 9 หลายเดือนก่อน +2

      Malaayiin ayaa udiyaara lkn aan Hayn hogaan iyo meel ay ka bilaabaan

    • @KhadarKeeyow-eo9yl
      @KhadarKeeyow-eo9yl 9 หลายเดือนก่อน

      Dalkan aad somalida kale u diday mesha donto kala dhac😢

    • @KhaalidAbdi-cu3gk
      @KhaalidAbdi-cu3gk 9 หลายเดือนก่อน +1

      Haaaaaaaaaaaaa
      Haaaaaaaaaaaaa❤🇸🇴💪

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo 9 หลายเดือนก่อน +6

    Ilaahay caqliga hakuu siyaadiyo mashalaah kuwa badan oo xalay waxay ku hadlayaan aad layaabayso ban arkay walahi somalinimadaa igubaysa😢😢😢😢

  • @jamalyasin3327
    @jamalyasin3327 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb titko ayaan kasoracay waad KU mahadsan tahay hoosha aad dadka somaliyeed u heesid 👏🏿👏🏿

  • @shaaficiismailaadam738
    @shaaficiismailaadam738 9 หลายเดือนก่อน +7

    Sxb waan ku aminsanaa intaasba aragtidaad dheerne alle hakubarakeeyo sxb mcn ❤

  • @abdikarimabdulle8015
    @abdikarimabdulle8015 9 หลายเดือนก่อน +2

    Aadan waanku dhagaysanayaa waxaan markhaan markhaati ka ahay inaad aqoon leedahay ee allaha kuu daayo soomaali wayn iyo anagoo dhan,aamiin insha allah .walaal wayna waaleen,oo muuse kaliya ee waa iyagoo dhan,marka shugran allah yaxfidak

  • @umalqueen1247
    @umalqueen1247 9 หลายเดือนก่อน +6

    Kliya waan quusanay hdan dhalinyaro nhy wlhi😢😢😢😢😢

  • @s3p0A
    @s3p0A 9 หลายเดือนก่อน +3

    Allah hakuu barkeeyo caqligaaga waxaa fiicnaalahayda inay madaxda soomaliyeed Aadano kale wada noqdaan😢

  • @AK-lk6hc
    @AK-lk6hc 9 หลายเดือนก่อน +23

    I'm deeply shocked by the deafening silence of the xasan sheik administration, why?! 😢

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 9 หลายเดือนก่อน +6

      Wlhy nacasbaa tahay? Bahashan asagaa saxeexay, ma muse ayaa wax bixin kara? Sookuwii jabbuuti wada joogay.

    • @AK-lk6hc
      @AK-lk6hc 9 หลายเดือนก่อน +1

      @SAF.3861 maybe you're right, but we can't predict what's being cooked behind the doors

    • @aysartube9982
      @aysartube9982 9 หลายเดือนก่อน

      Hasan shiekh cidankan Ethiopian ka ah e villa Somalia amnigeda sugaya horta ha iska saaro

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase 9 หลายเดือนก่อน +4

      Uu soo hadlay xaaran sheekh oo uu cambaareyay oo wuxuu yidhi ‘Raali kama ihin in dhulka somaliyed la bixiyo’

    • @Fathiimoha
      @Fathiimoha 9 หลายเดือนก่อน

      Tan ha soo gaadho ee muu kuwa kismaayo iyo baydhabo jooga ka saaro dalka​@@Shaydanwase

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 9 หลายเดือนก่อน +4

    Allah haku barakeeyo inader Hawsha aad bulshada u haysaa ma yara 👏

  • @FarahHassan-g6w
    @FarahHassan-g6w 9 หลายเดือนก่อน +2

    Allah caqliga ha ku barakeeyo adiga iyo inta ku lamida hadal aan ku diirsado ayaad tidhi maanta cadho haday wax disho waan dhiman lahaa markaan arkay xabashigii oo dakad lasiiyey

  • @xerogeelmedia6230
    @xerogeelmedia6230 9 หลายเดือนก่อน +10

    Wadani dhab baa tahy sxb qali ❤❤

  • @zuhuura6219
    @zuhuura6219 9 หลายเดือนก่อน +8

    Allaha ku sharfo walalkey aadan midas wan oga ani iyo inta aqliga leh ee wadaninimadu ku jirtabo lkn allah ayan kabaryayna in cadowga allah naga qabto majirto manta madaxdena cadow noga weyn 🇸🇴😭🤲

  • @kheirowkhan2276
    @kheirowkhan2276 9 หลายเดือนก่อน +5

    Anigo waligey somalia iyo somliland taagin ayaan kaagubanoya wlh😢

    • @ahmedmohamud4294
      @ahmedmohamud4294 9 หลายเดือนก่อน

      Somali galpeed miyaa tahay

  • @AbdirahiimYousuf
    @AbdirahiimYousuf 9 หลายเดือนก่อน +12

    Aadan Sahanow Madaxdani Siday Doonaan Bay Naga Yeeleen 😊❤

    • @CapitanoPusquets
      @CapitanoPusquets 9 หลายเดือนก่อน

      Hawiye isaq darod rxnwyn ba ugu wac dhibka somlida hysta xita hda kala go ilhyen sma isku duubnan lhyen anu darod ahy wxyr mhne wa wada nijas inta klna ma dhamn mdxda mhan

    • @MABRUUK
      @MABRUUK 9 หลายเดือนก่อน

      @@CapitanoPusquetsAdoo Raali ah u hadal si soomalinimo ah iska daa Qabiilka kaliya uun waa wax ka isku Garta’e

  • @SihamCaday
    @SihamCaday 9 หลายเดือนก่อน +30

    "وإن أُوتيتَ فيهِ طُولَ باعٍ
    وقال الناسُ إنّكَ قَد سَبَقتَ
    فلا تَأمَنْ سُؤالَ اللهِ عنهُ
    بتَوبِيخٍ؛ عَلِمتَ فَهَل عَمِلتَ؟"
    - أبي إسحاق الألبيريّ
    #طلب_العلم 📚

    • @Haxl37
      @Haxl37 9 หลายเดือนก่อน +1

      اش دخل طيب ؟

    • @فكر-ض3ب
      @فكر-ض3ب 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@Haxl37
      من باب نشر الخير لا أكثر

  • @abdihafitt
    @abdihafitt 9 หลายเดือนก่อน +3

    gumaysi ayaanu ku jirnaa zxp 33 sano wax aanu qabsanay mahayno ,burcana waa sideedii

  • @raxiimacabdiwali8273
    @raxiimacabdiwali8273 9 หลายเดือนก่อน +2

    Adan mahadsanid wll

  • @gemes1
    @gemes1 9 หลายเดือนก่อน +3

    45:33 dad waxaa ugu xun nin badiisa iyo dhulkiisa iibsada
    Kana iibiya cadowgiisa

  • @CaishaAbdiraxman-qd5eb
    @CaishaAbdiraxman-qd5eb 9 หลายเดือนก่อน +12

    Xanuunkaan anaga daremyno xagee laga geeyay waxa xilka noo haya 😭

  • @RahmaMohamedabdioomaar
    @RahmaMohamedabdioomaar 9 หลายเดือนก่อน +2

    Khalaaas way inoo dhamaatay,waar yaanu isla mudahaaraadnaa nafta aanu ku weyneee sidani si maahee, ma Ethiopia ayaanu ,aragnaaa yadoo sheeganaysa magaalooyinkeena😢😢

    • @KhaalidAbdi-cu3gk
      @KhaalidAbdi-cu3gk 9 หลายเดือนก่อน

      Dhalinyarada kici wll❤

    • @RahmaMohamedabdioomaar
      @RahmaMohamedabdioomaar 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@KhaalidAbdi-cu3gk far kaliyii fool ma dhaqdo wllo,qofkasta oo xasuusan 1977 wixii soomali,ku samaysay Ethiopia, taariikhdaas oo dhamaanteeenba laynoogu dhigay dugsiga sare,qofna kama dhaadana halkii ay gasay soomaali Ethiopia, yadoo taariikhdaa qofkastaa maankiisa iyo maskaxdiisa ku haya haka mudaharaadaan meelkasta oo ay joogaan.Waxba inooma soo wadaan odayaashan caloosha waawaynee la leeyahay waa madaxdiina,qofkasta waa masuuliyad saaran ama bari hajoogo ma galbeeed.

  • @maslahmohamed1515
    @maslahmohamed1515 9 หลายเดือนก่อน +1

    Adanoow ka soo bilaw 2021 ilaa 2023 dhamman sadalantaaddii iyo si adorosida dhacdooyinka soo aadan, mid walba waay dhacday.
    Eebbe ha ku barakeeyo fahankaga ku aadan wayahaa.

  • @Gbpusd-y8i
    @Gbpusd-y8i 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah ninka hadalkisa for future ayu uhadla wlhi xaqiq wayh somalia 🇸🇴 🙏 dhulkina ha ibsanina

  • @Muuse99
    @Muuse99 9 หลายเดือนก่อน +23

    Aadanow sxb muuqaalka 45ta daqiiqo soconaayo daaiiqadaha kooban oo xasaasiga eh intaad kasoo jarto tiktok soo dhig aniga meelha muhiimka inaa qaato oon soo dhigo rabay hadane waxaan soo xasuustay inaad adibo tiktok leedahi markaa adi lee soo dhig oo meelaha xasaasiga kaga hadleesit soo dhig meesha 🙌❤️

    • @sUDayzcawol
      @sUDayzcawol 9 หลายเดือนก่อน +1

      zxb google kasoo eeg sida loola soo dago waad helaysaa aadna udhaafi

    • @NajiibShariif-nq4ie
      @NajiibShariif-nq4ie 9 หลายเดือนก่อน +1

      Wallhi waan dhihi rabey wall

  • @fartunruqiyo8426
    @fartunruqiyo8426 9 หลายเดือนก่อน +13

    Allahayoow dalka iyo dadka noo badbaadi yaa rabbi 😢

    • @mihiim7951
      @mihiim7951 9 หลายเดือนก่อน +1

      Aamin yaarab

  • @jibrilahmedjibrilahmed6586
    @jibrilahmedjibrilahmed6586 9 หลายเดือนก่อน +4

    Waa Duni la kala iibsaday oon nala ogaysiin 😢💔💔

  • @sportslive24hours98
    @sportslive24hours98 9 หลายเดือนก่อน +7

    Weligey Maan arag video ka wngsan wlhi wlalhayga Somalia wxn dhihi lahaa Noo soo gurmada wllayal form Somaliland sacad muuse- xuseen abokor wlhi wxn idhaa ma garanaayo waan dawakhaanahay.

    • @QuraanOffice
      @QuraanOffice 9 หลายเดือนก่อน

      Zhp xasan sheekh ayaa waxan ka danbeeya iyo muuse

    • @KhaalidAbdi-cu3gk
      @KhaalidAbdi-cu3gk 9 หลายเดือนก่อน

      Anagaa kuujoogna wll❤

    • @yasmiindhowrsan
      @yasmiindhowrsan 9 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@QuraanOfficerunta tuuga wayn waa xasan sheikh

    • @QuraanOffice
      @QuraanOffice 9 หลายเดือนก่อน

      @@yasmiindhowrsan xazaNn ayaa zaxeexa dhiipaYy kadip muuse ayaa camerada iyo social media lagu jeediyay lkn muuse wax ma zaxeexi karo 😊

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 9 หลายเดือนก่อน +8

    Maanta ama beri markuu madaarka ka soo dago waa loo sacabo tumin 😢🥺

  • @zakiyare2007
    @zakiyare2007 9 หลายเดือนก่อน +6

    Somaliyey Aynu inaga Dhaliyaradi Dalka ah ee Orada Hargaysa iyo Magaloyinka ka sarno O budhayno😢

  • @abdiaziiz628
    @abdiaziiz628 9 หลายเดือนก่อน +6

    Aadanoow way inoo dhaamatay😮 xalay markaan arkay wlahi waan naxay

    • @goodlyrics2243
      @goodlyrics2243 9 หลายเดือนก่อน

      Waan nxad leedahee 10 jeerpan kacaa fadhiistay.🙄

    • @abdiaziiz628
      @abdiaziiz628 9 หลายเดือนก่อน

      @@goodlyrics2243 😂😂 haw bixin raaxayso

  • @ikraanahmedxasanikriito5642
    @ikraanahmedxasanikriito5642 9 หลายเดือนก่อน +8

    Uff xalay maan seexan mana aqaan sababta muuse habar kugu dhac😢😢

    • @munocadey9436
      @munocadey9436 9 หลายเดือนก่อน +1

      Naaa anikuba ma seexan 😢😢wat naho ijary😢

    • @cabdirisaqxasan4619
      @cabdirisaqxasan4619 9 หลายเดือนก่อน +1

      Muuse kaliya maahane

    • @MogadishuTV6572
      @MogadishuTV6572 9 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi aniga muqdishu joogo xalay ma seexan

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@MogadishuTV6572oromo waxaan arkaay profileda sowada sartaay nimanka somalia 🇸🇴 leh mustaqbalkaa calosha ixanuuntaay wlhi

  • @abdirashiidraash1385
    @abdirashiidraash1385 9 หลายเดือนก่อน +7

    Xalay si raaxo leh uma seexanin wllhi 😢

  • @mukhtarmohamed4364
    @mukhtarmohamed4364 9 หลายเดือนก่อน +2

    Illahay aqliga iyo cududaba haku barakeyo wllo illahow dalkena iyo badena no illali allahuma aamiin

  • @naimaossoble3260
    @naimaossoble3260 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaah mashaa allaah mashaa allaah allow habaryar ku xafid oo ku dhawr intaad garato mey garan la yihiin subxaanalaah ee allow cadawga adigaa kuuga dacweeynay ee nooga qabo dhulkeena iyo badeenaba yaa rabbi

  • @koofi508
    @koofi508 9 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaa sheegi jirtay
    Xalay baan arkay xaqiiq wllhi
    Mahadsanid ustaad

  • @ahmedmustafe9524
    @ahmedmustafe9524 9 หลายเดือนก่อน +3

    Tabtii Falastiin talaabooyinku u tilmwan ekaa
    Allow sahal.

  • @Abubakaraligas
    @Abubakaraligas 9 หลายเดือนก่อน +7

    Abti dareenkayga lama soo koobi karo wlhie waxan ahay wiil soomaaliyeed oo ree boorama ah hadii qabiil ahaan la dhaho lama bixin dhulkeygii lkin hdan soomali ahaan iyo dhuljaceyl awgeed ayuu dareenkaygu isku badaley waxba yaanan niyada ku dhisan 30 sanno kabadan ayan xoriyad iyo horumarba haysanaa ayan niyada gashaney lkin waxaasi waa waxba kama jiraan waxay soomaali oodhan ku dhacdey bohol ayna waligeed hadii uu rabbi qadara mahine aysan kasoo bixi karin unfortunately inaan ku ababney dhul wada qabiil iyo qabyaalad iyo qudhun ah aadban uga xumahy wlhie aniga gaar ahaanteyda oo aan da,da 20 gaadhin ayey isaameysay wadankeena waxan foosha xun ee ka taagan war dhalinyarooy anagaa wadankan usoo kacayna waryaanan maskaxdeena labadalin war aynu gacmaha isqabsano intay goori goor thy

    • @aboubakarbilan2767
      @aboubakarbilan2767 9 หลายเดือนก่อน

      Dambiga an nafahena kaa galayno ayaa noo horsedaya dagalada sookeye ee qabilka ee kaa fojignow waliga Huno ina lagugu maweliyo waxa madama od wali gadhin 20 jir inchallah ducada wax badishee han ducaysano hn

    • @Abubakaraligas
      @Abubakaraligas 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@aboubakarbilan2767 wad sa sheegtay wllo lkin umadu waxay isbadashaa markey hal mawqif utaagantahay sida aan arkayo ee aan saadasheyda ku eegay ayaa ah in wadankan 20 sanno ee soo socda inuu gacan shisheeye ugali doono

  • @kawsarsaeed2098
    @kawsarsaeed2098 9 หลายเดือนก่อน +10

    Caqliga kugu jira haduu 100 nin ka mida ku jiri laha Ethiopia loma saxisen bada somalilnd😢alle caqligaga haku siyadsho walo ❤alle cadowga hanaga qabto 😢

    • @0name530
      @0name530 9 หลายเดือนก่อน +1

      100 iskadaaye kumanan buu ku jira lkn yaa ku dhagaysanaya sikasta oo aad u wngsan tahayna somaliya maxaa ka badali kartaa waa waxba

    • @yasmiindhowrsan
      @yasmiindhowrsan 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@0name530Haisdhiibin , Nimanka mooryanta ah waa shaqsiyaad danahooda gaarka ah kahormarinaya danteena guud , ILahay shacabka somaaliyeed hamideeyo

    • @sahroxasan7957
      @sahroxasan7957 9 หลายเดือนก่อน

      Maxaa soomaaliland ah dhoohaney dhan ayaa loo soosocdaa wll

    • @MahadMadaxyar
      @MahadMadaxyar 9 หลายเดือนก่อน

      Qaad ayey idin waly wlhi bulsho dhan oo wada baa. ba.ah Subxanalah

  • @andirihiimmohamedsheekh
    @andirihiimmohamedsheekh 9 หลายเดือนก่อน +1

    Shp ilahay iyo muuse biixi iskumaqaam maahe ha is bar bar dhigin ilaahay waaba kii abuure ilaahayna danbi dhaaf waydiiso waad gaftee

  • @daauud77
    @daauud77 9 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid ustaad waan kaa sugayay

  • @HAMSE-rf2zk
    @HAMSE-rf2zk 3 หลายเดือนก่อน

    Alle aqoonta hakuu siyaadiyo wll

  • @najahdaud6147
    @najahdaud6147 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahow naga qabo itoobiya 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️🤲🤲

  • @mohamedabdirahman5530
    @mohamedabdirahman5530 9 หลายเดือนก่อน +3

    Murugo murugo
    Qof walowba maanta qoraal bilow
    Qof dalkaaga waxaad ugu hiilin karto bilow maanta

  • @Minhaj88Ali
    @Minhaj88Ali 9 หลายเดือนก่อน +8

    War dhaliyaroooow kaca o odayaasha asaasaqay dhulkina ka ceshta wlhi wa naxdin 😢

  • @Siciid22
    @Siciid22 9 หลายเดือนก่อน +4

    Xasan shiikh iyo muse way isla ogayeen

  • @calibanjacali4580
    @calibanjacali4580 9 หลายเดือนก่อน +3

    Sxb masha allah da'daada iyo caqligaada ismalaha ee allaha kudhaafo

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 9 หลายเดือนก่อน +4

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Ciil iyo caro waynaaa😭😭😭😭

  • @fardawsaali1035
    @fardawsaali1035 8 หลายเดือนก่อน

    Walaal manooshahay horta waan ku waynaye soo hadal waa nabad qabaa soo dheh

  • @abukarmustaf6410
    @abukarmustaf6410 9 หลายเดือนก่อน +16

    ألله يعزك ويبارك فيك يا اخي العزيز!!!🤲🤲🤲🤲

  • @KhaalidAbdi-cu3gk
    @KhaalidAbdi-cu3gk 9 หลายเดือนก่อน +2

    War niyow ninkan caqli badnaa waxaasi waa akhriska somaliyey aan akhrika bilowno ❤

  • @SaidMustaf
    @SaidMustaf 16 วันที่ผ่านมา

    Aadanow hadii lagu fahmi lahaa hormar ayaan gaari laheyn wlhi 😔👍

  • @717338006
    @717338006 9 หลายเดือนก่อน +4

    masha Allah walaal Allah hakuna xafido

  • @updyzalanizmail3435
    @updyzalanizmail3435 9 หลายเดือนก่อน +3

    Waxa jira wan ka dhagsanahay ee hadii tali lagu yidhaa maxaad ku talin lahayd hargaysa casarnimadii u warkaasi soo baxay baa miyir ugu danbaysee

  • @hadillaium
    @hadillaium 9 หลายเดือนก่อน +11

    24:34 same to you wllhi 27:50 aad io aad 34:23 😂😂 ibnu calqami cmle nodeen wlh 42:03 sida saxda ah taarikhda lagu arki doona aydoo intaan ka faahfaahsan
    aadanow qabuuru baa ka dhex aademysaa ku soco waajibkaaga waad gudaneysaa😊😊

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allah naga qabto siyaasiyiintan caado qaadayaasha ah ee ummadeen Soomaaliyeed diintooda iyo dalkooda cadawga ka gadayaan
    Xasbunallaahu wa nicmawakiil 💔💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙

  • @Aaziz5
    @Aaziz5 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid walaal

  • @محمحدعلي-ب5ل
    @محمحدعلي-ب5ل 9 หลายเดือนก่อน +4

    Badanaa dhalinta waxay ku jirtaa xayatu albarsaq inta soo jeedana midba melbuu ku luudayaa

  • @kiinweheliye8190
    @kiinweheliye8190 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allow xifdi adoonkaagan oo ino badi Rag sidiiso kala ah allaha ku barakeeyo

  • @SenyoritaSalihiya
    @SenyoritaSalihiya 9 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha dhawree dadkeenu haday saan u fakari karaan waxbadan baan badali kari lahayn

  • @Shamsoxaaji670
    @Shamsoxaaji670 9 หลายเดือนก่อน +2

    Allaah haku Barakeyo halyeey

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 9 หลายเดือนก่อน +3

    Hubka loo fasaxay iyo lacagta lacafiyey oo Xasan hurdaye lagu soo begay waa arin macno wayin looga danleyahay oo soomaali oo dhan ba lagu xaraashtay sidaas. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @CaamirMaxamed-wt8uv
    @CaamirMaxamed-wt8uv 9 หลายเดือนก่อน +2

    Cida loo diidayo raaxada waa dhalyarta iyo jiilka danbe maanta siyaasi duqa waxba ugama baahaana dalka

  • @cabdimajidqorane6637
    @cabdimajidqorane6637 9 หลายเดือนก่อน

    Wlhi indhaha ii furtey aadan sahanow rabi haka raali noqdo

  • @mcabdulqadir6264
    @mcabdulqadir6264 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wuxan kaloo rabaa in aan kuu sheegi in itibiya waligeed oran jidhay habar awal wa itoobiyaa.
    Wuxuu ahaanin cigaal ninkii NfD u saxiixay kenya .

    • @Mohomettnaasir
      @Mohomettnaasir 9 หลายเดือนก่อน

      Habar awal lab weye waxay doonan ayey samenayan adeer

  • @roodaabdi4744
    @roodaabdi4744 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay hakuu barakeeyo caqliga wll aden

  • @queenfoos8265
    @queenfoos8265 9 หลายเดือนก่อน

    Waa ku mahadsantahy wll sidaa dadka ugu baraarujineysid waaqica dalkooda ku suganyahy❤

  • @umalkhayrcabdilaahi8559
    @umalkhayrcabdilaahi8559 9 หลายเดือนก่อน

    masha Allah wll Allah hano badiyo dhalinyar uu caqligoodu cafimad qabo

  • @ayanabadirahman9240
    @ayanabadirahman9240 9 หลายเดือนก่อน

    Adanow abawe allh ku xafido wax badan o dad fahan sanen ayaa fahansantahy allh ha ka qabto indha adowga iyo shayadiinta insiga mell walbo aad jogtit allh ha ku xafido

  • @sundussaid3650
    @sundussaid3650 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ninka ugu ildheer baa dadka ugu ayaan daran wax aan lala arkaynbaa isaguu umuuqdee

  • @Dhilokoriye-d5s
    @Dhilokoriye-d5s 9 หลายเดือนก่อน +3

    Samaroon iyo ciise hadaan nahay dhulkaas anagaa iska le Ethiopian na Anagaa meel iska saarayna maaha dhul muuse biixi 😢🦾

  • @Ebrahimadem67
    @Ebrahimadem67 9 หลายเดือนก่อน +1

    Alle haku xafido 😊

  • @AbdihakimMustafe-du3ey
    @AbdihakimMustafe-du3ey 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah alle ha ku barakeeyo

  • @khadarali6032
    @khadarali6032 9 หลายเดือนก่อน +9

    Meesha Somaliland mijirtaa ee kaalaya anaga SSC Nala dhista hadhawna Ethiopia iyo cayanka horgalada ahna wan cuneynaaye INSHALLAH

    • @jamalsaleeban1666
      @jamalsaleeban1666 9 หลายเดือนก่อน +1

      Buhodle kala badh itopia haysata

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 9 หลายเดือนก่อน +1

      Waaye somaliland kuso biir aan ethopia iska celinee

  • @NASRI-EEBE
    @NASRI-EEBE 9 หลายเดือนก่อน +6

    jamhad aan samaysano muusena yuu hargaysa inagana soonoqon 😢😢😢😢 mudaharaaad shacab abaabul iyo jamhadayn isugu jira xilimaan samaysanaa😢😢

    • @yahyejaamac
      @yahyejaamac 9 หลายเดือนก่อน

      Hadda Hadda Zhp

    • @HananCabdinasir
      @HananCabdinasir 9 หลายเดือนก่อน

      Walaale waxaa wax Tari maayan ninkaan qori caaradisa I la isaga dhiciyo maahe warkale ma jiro mudaaharat wax ma taro

    • @lilmikeyo1318
      @lilmikeyo1318 9 หลายเดือนก่อน

      Dhaaliiyartuu hadii ay uruur sameyaan maxaa dhicii karaa? Awood intee leeg Ayaan yelaan karna?
      Maxaan sameyn karnaa ? Dhaqalo intee leeg Ayaan abuurii karnaa ? Intee naguu qadaan dontaa iin dhulka itoobiiya naga haysaato kuuso celiino? Aduunku iin inte leeg ayuu nagaaga xisaabtaamii donaa?
      Hadaal yaa layskuu daliin. gacmo wadaajiir ayey wax kuu goyaan. Anuu waxaan amiinsaanahay iin imiika sii hosee uu sameyn karnoo uruur kadiib aan awooda dhiisno kadiibna wakhtii aan dheeren aan biloowno ilaa 2027 . Waa sidaa uguu dhoow aan cadowga iskaga dhaabi karno

    • @NASRI-EEBE
      @NASRI-EEBE 9 หลายเดือนก่อน

      @@HananCabdinasir sawniga kuleh wllo mudaharaad shacab kicin iyo jamhadayn isugu jirra hadaanad shacabka kicina oo mudaharaad ku kicina jamhad heli maysid

    • @Mohomettnaasir
      @Mohomettnaasir 9 หลายเดือนก่อน

      Mustaqbal ba leedahay adeer noolashada haku ciyarin👍🏻

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 9 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا

  • @سلامأدم-س9م
    @سلامأدم-س9م 9 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan shiikh wuxuu saxexay sadhiga maray kanka ee berbera waxaa lagu qarinayaa buuqa Itobia

  • @mariansiadnor7376
    @mariansiadnor7376 8 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey hanoo badiyo adoo kale dareen iyo damqasha leh kuwa bilaa damiirka ahna allaha naga qabto cadawga gacanta noo gelinayo

  • @AbduwaliCirre
    @AbduwaliCirre 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay haku sharfo Aadan Sahan