ilahay magacayo inoo sameyey Islam MUslim Mumin maxaba loola baxaya magac iyo firqo kale aniga hadan arko dad magac samaystay waxan idhahda wa power dooon magaca ilahay idin dooray ku jooga dadka samasanaya magacayo islamka qaybinayan googoonayan mana wanagsana we are muslim mumin Islam khalas
ilahay rag w u fasxay guurka mid laba sadex afar ok lakiin mid baa khayr badan bu yidhi diinta qudha ee tidhi mid baa khayr badan wa islamka ragii intya khayr ka ordan iyagi xata tii hore wax u ahayn haday doonto qurabe ku nooshahay maxarim u bahan tahay inu nag kale guursada weliba meel aan cidana u joogin wa khalad aniga sidan u arko markay tidhi i furna iayga fura o garayn maslaxo gabadhada marka sheekhow habalaha ku soo jeesanian ragan masuulida bare ama reerahii sidasay ku kala baabayaan bar ninka masuliyadiisa gabadhahaba intas wad u shegtane
no balan ilahay wad kula dhigan karta hadu balantaas qaadona kama bixi karo hada tidhahdo wa ogahay in ilahay baneyey aniga kuma gelayo mana doonyo hada ila guursanayso wadada ka baxa hadii ogolado uu ka baxo balantas uu ilahay hortiisa qaday isaga denbile ah iyada cahdiga uu jebiyaywa uga tegi karta xata hadu la guursdo niyadeeda qadayn oo ka baqto inay u keento dhib ka wayn wa ka tegaysa xaqa sheega culimow ha isu hiiline dumarka xaqooda waybarteen wayna garanayan xaq bad u ledahy ninka kula guursaday inad ka tagto iyo inad la jooogto labdaba
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤
Asalam Aleykum Sheikh xaaskaga sekujebina kara wesada. Nabii Muxamd SAW marki masajidiki wuaadijire xaaskisi wudhunkanijire weesa umajebini.
ilahay magacayo inoo sameyey Islam MUslim Mumin maxaba loola baxaya magac iyo firqo kale aniga hadan arko dad magac samaystay waxan idhahda wa power dooon magaca ilahay idin dooray ku jooga dadka samasanaya magacayo islamka qaybinayan googoonayan mana wanagsana we are muslim mumin Islam khalas
ilahay rag w u fasxay guurka mid laba sadex afar ok lakiin mid baa khayr badan bu yidhi diinta qudha ee tidhi mid baa khayr badan wa islamka ragii intya khayr ka ordan iyagi xata tii hore wax u ahayn haday doonto qurabe ku nooshahay maxarim u bahan tahay inu nag kale guursada weliba meel aan cidana u joogin wa khalad aniga sidan u arko markay tidhi i furna iayga fura o garayn maslaxo gabadhada marka sheekhow habalaha ku soo jeesanian ragan masuulida bare ama reerahii sidasay ku kala baabayaan bar ninka masuliyadiisa gabadhahaba intas wad u shegtane
❤❤❤❤❤❤❤
Maashaa Allah
no balan ilahay wad kula dhigan karta hadu balantaas qaadona kama bixi karo hada tidhahdo wa ogahay in ilahay baneyey aniga kuma gelayo mana doonyo hada ila guursanayso wadada ka baxa hadii ogolado uu ka baxo balantas uu ilahay hortiisa qaday isaga denbile ah iyada cahdiga uu jebiyaywa uga tegi karta xata hadu la guursdo niyadeeda qadayn oo ka baqto inay u keento dhib ka wayn wa ka tegaysa xaqa sheega culimow ha isu hiiline dumarka xaqooda waybarteen wayna garanayan xaq bad u ledahy ninka kula guursaday inad ka tagto iyo inad la jooogto labdaba
Janata Alah sheikh usuli
Waxba ha raali garayn kaasi waa aabe baastara e
Nambarka sh usuuli see uhelaa
Su'aasha aad rabto inaad shiikha weydiido emailkan ku so dir so wanaagbile@gmail.com
Subxanalah😢
Jazakallah
Masha allah 🤗 ♥
Aamiin Aamiin
Gabadhaadu may kaa jabinaysaa waysada
M,a
M,a sobathi sheq
What’s mean. Gabadhaada. Aa dhashay. Sidee salaada kaaga jebineee.
Subhanallaah
Aabaha wa saxnaa
Sheeq lambarkaga isoqor
Soo badi sxp
😅😂
ASC WALAALEY. NINKAAS IS GUD DHEH. SAAS AA FICAN.
Asc fadlan waxaan rabaa tellfonka sheekha
Asc
Tan abaheed wuxu ka baqayey haday qurbaha tagto in aay guursanayso Nin Beejo qabo hahahahhahaha
Abayo ticket ghooso.Abaha utag please.beg him to forgive you.
B
Soomalidi Wahhabi bay noqdeen sababtoo ah dad aqli leh ma ahan.