WARAR KA SOO KORDHAY XIISADA BARIGA DHEXE + DAGAALKA QASA + COLAADA UKRAINE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • WARAR KA SOO KORDHAY XIISADA BARIGA DHEXE + DAGAALKA QASA + COLAADA UKRAINE
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #somaliartist

ความคิดเห็น • 57

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e 19 วันที่ผ่านมา +4

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin 😂the first

  • @Keway603
    @Keway603 19 วันที่ผ่านมา +6

    INSHALLAH GUUL Falastin AMIIM YAARABII FATLAN GUUL 🇯🇴 AMIIM ❤❤ AMIIM YAARABII

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 19 วันที่ผ่านมา +2

    waxaas waa ila mereyso iyo khayaanada mareykan iyo yahuud burbur iyo masiibo allah kurido aamiin illaahow uhiili falastiin xuuti xisbullaah aamiin

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o 19 วันที่ผ่านมา

    Haa.waxkale.ayuu.damacsanyahey.gumeystaha.weyn ciraaq.suuriya.iyo
    Iiraan.ayaa
    Wax
    Lalamaagenyahey....ilaa.yamen...guul
    Falstiin
    Gaajo
    Dhameysay.aami8n❤❤❤❤

  • @abdihassanmuse5682
    @abdihassanmuse5682 19 วันที่ผ่านมา +1

    HBN waad ku mahadsantihiin wararka wangsan ee aad no so tebisaan

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835 19 วันที่ผ่านมา

    Wallaahi iiran Xaakeeda wa Alow shall Rer Gakbeedka waxay doonayan iiraan Ayay doonaya in ay dhulka lasimaan ❤❤❤😂😂🎉😢😢😮😅😊😊😅😮😢😢😢

  • @SiciidDalmar-y7d
    @SiciidDalmar-y7d 19 วันที่ผ่านมา +1

    Falastiin guuuuul

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o 19 วันที่ผ่านมา

    Ilameerayso.xamaas.ma.kareyso.iyo waqyi.lumis.gaajo.ayey.u.dhimandoonaan❤❤

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o 19 วันที่ผ่านมา

    Siiriya.mareykan
    Ayaa.duqeeya.xili.kasta...❤

  • @CadooshoaxmadDhabar
    @CadooshoaxmadDhabar 19 วันที่ผ่านมา

    Allowo garabqabo mulimiinta falasatiin iyo kuwa xamaas insha lalaha

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 19 วันที่ผ่านมา

    Israel Allaha Jabwaa Cadowga Muslimka wallaheen Falastiin Allaha Guuleeyo

  • @cabdimahamud
    @cabdimahamud 19 วันที่ผ่านมา +1

    Waan ku salaamay wariyaal qaaliya runtii xogtiina %100 waa conform

  • @MaxmdCumar
    @MaxmdCumar 19 วันที่ผ่านมา +1

    Allah hafududeeyo hashiiska falastiin iyo natanyahu

    • @YaxyeYaxaas
      @YaxyeYaxaas 19 วันที่ผ่านมา

      Allaha.jabiyo.yuhuuda

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 19 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahey how kaalmeyo reer falastin ya rabi

  • @balsanmedia8853
    @balsanmedia8853 19 วันที่ผ่านมา

    Hbn waa hormuudka wararka cid kaga hormarta ma jirto

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  19 วันที่ผ่านมา +10

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

    • @CilmiDharar
      @CilmiDharar 19 วันที่ผ่านมา +1

      2:03

    • @muusemahamud8012
      @muusemahamud8012 19 วันที่ผ่านมา

      Waxajira.bariga.qorshekale.oolagudifaacayo.yugrayn

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 19 วันที่ผ่านมา

    mareykanka malagisi bagaley wayo waxu wato wa hub gaboobey o an jinkolojiyad lahey waxas wa laburburin eeraan iyo turki aya buburin kara beyraq daar o eeraan lasiiyey o mafac kale wdata aya lagu buburin insha alah ilaho mareykan iyo yahuud xagaaga masiibo ku asiib amiin amiin aamiin

  • @MowlidAfey
    @MowlidAfey 19 วันที่ผ่านมา

    Also hafuthutheya heshiska habat jojinta hamasna sithi ayrabta ALLAH hauyela

  • @haldorka3896
    @haldorka3896 19 วันที่ผ่านมา +2

    Israel dhulka in ay dhisato miyey rabtaa😊

  • @AbdallaSheikh-f3u
    @AbdallaSheikh-f3u 19 วันที่ผ่านมา

    Ilaaawo ugargaar reer falastiin

  • @Engineer-sl3hf
    @Engineer-sl3hf 19 วันที่ผ่านมา +1

    Gaaloy jab

  • @WacanMohamed-wq3yw
    @WacanMohamed-wq3yw 19 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha ugar garo falastin

  • @user-if6iw4ir9h
    @user-if6iw4ir9h 19 วันที่ผ่านมา

    The success of Palestine, is a democracy for the Arab world against Zionist & western imperialism. Palestine ❤❤

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 19 วันที่ผ่านมา +1

    BARIGA DHEXE WAXAA LIBAAX KA AH IIRAAN IYO URURRADA AY TAAGEERTO WELIGIIBA HUB IYO CIIDAN HASOO DHOOBO GUUSHU WAA IIRAAN IYO URURRADA AY TAAGEERTO

  • @abdihassanmuse5682
    @abdihassanmuse5682 19 วันที่ผ่านมา +1

    HBN

  • @user-ix8fr1tu6u
    @user-ix8fr1tu6u 19 วันที่ผ่านมา +1

    Waan tager sanahay goaan kakooxaha iskacaabin tau wantaggeesan hay waanaguul

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 19 วันที่ผ่านมา +1

    WAR NINKU WADDAMADA CARBEED WAA DULLEYSTEY WAXAY NOQDEEN HAWEENKA YUHUUDDA IYO MARAYKANKA ILAAHOW HANNADULLEYN XAGGAY ILAAHAY KA AAMINILAHAAYEEN AYAY YUHUUD IYO NASAARO AAMINEEN

  • @fartun9503
    @fartun9503 19 วันที่ผ่านมา +1

    Alx

  • @garaadxaashi
    @garaadxaashi 19 วันที่ผ่านมา

    waad ku mahad santhn sida warar noogu soo gudbisaan lkn yamar in laga cararo oo iraan usoo dhawaan karaan waa ma dhacdo

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 19 วันที่ผ่านมา

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 19 วันที่ผ่านมา

    Masar inaad aaminto hadaad rabto Netanyahu aamin?

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 19 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb qalabka uu soo ururiyay.maraykanku waa lagu yaqaan bawdo qaawis maraykan waxba mataro hadii uu waayo dawlado.lasaftana.iska.daah

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j 19 วันที่ผ่านมา +1

    Scw.Scw.scwscw.❤❤❤❤❤❤

  • @user-gc9pg4dh4w
    @user-gc9pg4dh4w 19 วันที่ผ่านมา +1

    Waa muhiim dagaal ka dhaco dunida wada saameeya,waxa imannaya xal,nabad iyo istexgelin iyo kala dambayn lagu wada noolaado iyo colaad laga fogaado iyo caalamku uu sinaado iyo reer galbeedka oo julbaha dhulka loo dhigayo

  • @HassanaffeyAffey-ie6jh
    @HassanaffeyAffey-ie6jh 19 วันที่ผ่านมา +1

    If blinken sc usa it's possible to reach cease fire.USA foreign was fulfilled the war.

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 19 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb ninkan sir.doonka eraan waa in.labadalaah wax unbaa sika ah horta waa in.labadalaa waayo difaaca sirdoonka eran waa jilicsan yahay hadalka uu hadeer sheegayna waa ceeb eraan shuqul kuma lahan see ciidankaaga loogu.malaynayaa dabada ayad oronkartaa shuqul.kuma lihin.tan kale.qa

  • @user-ip3kj4ps4b
    @user-ip3kj4ps4b 19 วันที่ผ่านมา

    Yuhuuda u sheega diyaaradaha mareeykaku masiishaqeeydoonaan nugleeyrka mareeykankuna sidookale masiijoogidoono

  • @AbdallaSheikh-f3u
    @AbdallaSheikh-f3u 19 วันที่ผ่านมา

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 19 วันที่ผ่านมา

    Somaliya ma adan shegin balad dogle sow ma jogo mareykan ingiriiskana beydhabo turki muqdisho

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c 19 วันที่ผ่านมา

    Allha babiyo sahnuuniyada israil iyo xulfada marykanka

  • @aydarusadawe1157
    @aydarusadawe1157 19 วันที่ผ่านมา +1

    Waa jambal taa trump hadii la doorto dagaalka waa uu joogsanayaa

  • @codkaabdi8298
    @codkaabdi8298 19 วันที่ผ่านมา +1

    Eran booto kama daasho miyaah waxba yey qabaneh hanaga aamusto intey halyeey dhan qafaashay

  • @farahhajir6647
    @farahhajir6647 19 วันที่ผ่านมา

    Inan isdileyno caydiisa maxay iga tartaa

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 19 วันที่ผ่านมา

    tag dakada murshrash e falastin maxa ka qaldan ilali qalbiga dad fastin weyku dhageystan afka soomaliga wa yaqaanin

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 19 วันที่ผ่านมา

    Baroorta orgiga ka weyn waxani difaac israaiil ka weyn ee waxa loo jeedaa waa iiran wa dagaal mahurto dunidani sidey wax ku socdaan

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw
    @MohamudColaadYusuf-ki2pw 19 วันที่ผ่านมา +1

    Maxay ka doonayaan qaahira ma kolbay gaaladu xasuuqa joojinaysaa inta carabi sidaa tahay waa muddo dheeraysi si loo helo maxaabiistii xamas haysey

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 19 วันที่ผ่านมา +1

    HBN

  • @AbdallaSheikh-f3u
    @AbdallaSheikh-f3u 19 วันที่ผ่านมา