hees cusub khayaarkiisa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @xamralive
    @xamralive ปีที่แล้ว +1

    Qarsinkiis nin qaloocday qaabkiis ma qarsamaayo waa run

  • @libanabdiwahid4299
    @libanabdiwahid4299 ปีที่แล้ว +2

    ROBERTO BROUGHT ME HERE.. DEFINITELY BEAUTIFUL SONG 💯

  • @fahimamom8249
    @fahimamom8249 ปีที่แล้ว

    Waa sood raxama coodkisa waxow u cood ek yahay al fanan axmed rabsha Allah yerxam sod raxama sidow abu sharib

  • @xasandarajo8720
    @xasandarajo8720 ปีที่แล้ว +1

    al abwaane qofki ugu horeeyay ee daawada keep going abwaane

  • @xamralive
    @xamralive ปีที่แล้ว +1

    nin Qafiifay Qayma lee Qayrkiisaa ku qoslaayee Qaynuunka caashaqa miin ooy qadarintiis ay taqaanee qayaarkiis iima quurteeneey waa ila qaadi laheedeey Qalbigaa i qasbaaya maahee Qasdigay ma aheenee inaan qaabilee ku qabatay waala qaataa & Qadar Allah waa la qaataa Quud aan eebahay kuu qorin maad qasab ku qaada kartaa

  • @abdihassansaeed
    @abdihassansaeed ปีที่แล้ว

    Masha allah waa cod macaan yahay

  • @Kamaal-hy7ql
    @Kamaal-hy7ql ปีที่แล้ว

    Waa Ku salaamaya wallaakey siidoow

  • @cabdallahxassan7986
    @cabdallahxassan7986 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah abwaane muti allaah kugu maneystay meeldhigeed muwafaqadeeda

  • @rajinasaleh9960
    @rajinasaleh9960 ปีที่แล้ว

    Nice song xamari

  • @abdikarimali6299
    @abdikarimali6299 ปีที่แล้ว +1

    fanaanka fanaaniinta "abuu-shaarib" alla yaa cisig

  • @xiinkamaxamed9103
    @xiinkamaxamed9103 ปีที่แล้ว +1

    Keep gonig bab sharib

  • @farxiyosiidow1com371
    @farxiyosiidow1com371 ปีที่แล้ว +2

    Asc abwaan sidow wlhi waxaa heestaan daremi Karo qof EY quseeso ama EY Ku dhacday abaawn waxaan jeclaan lahaa in aan Kula soonxariiro mana aqaan meel aan kaala soo xariro hadaad fariin teyda aragto abwaan isoo raadi

    • @DejiyeDaahirAli
      @DejiyeDaahirAli 10 หลายเดือนก่อน

      lambarkiisa sow maaha kaa meesha ku qoran

  • @abdielmi6329
    @abdielmi6329 ปีที่แล้ว +1

    ❤wow

  • @luulaliabdullahi1492
    @luulaliabdullahi1492 ปีที่แล้ว

    👊👊❤️❤️❤️👊👊

  • @DzuzffvxCgdghvc
    @DzuzffvxCgdghvc ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @JfJf-r6k
    @JfJf-r6k ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤