ความคิดเห็น •

  • @dhool_waabari_130
    @dhool_waabari_130 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh adoo raliya markay sawjadu ku riyooto ninkale oon sawjkeeda aheen bal iyada no fasir maxay noqonaysaa
    Reply plz

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 3 ปีที่แล้ว +2

    اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم وبارك علي محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 3 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته شيخنا شكرا لك

  • @Malikahmed961
    @Malikahmed961 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll waxad iiso fasirtaa riyadaa adiga iyo dad badan oo aaad u qosqoslayaa ❤ riyada qosolka wll iiso fasir wll please ilaahay dartii ❤🤲🏻

  • @xamdacilmi1
    @xamdacilmi1 3 ปีที่แล้ว

    scw ilahy khyr ha ku siyo

  • @fariidomaxamed1645
    @fariidomaxamed1645 3 ปีที่แล้ว +1

    wcs sheekh
    walal waxaan ku riyooday iguna soonoqotay ilaa labo jeer wllky oo shaqo saraysa qabsaday ama helay
    marna suudh xidhan
    waana xaasle shaqo dhexena wuu haystaa sheekh iiga soo jawaab
    hadii alle idmo

  • @safiyogeedi1066
    @safiyogeedi1066 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheq ruyoyon ayaan isofasirkudhay igamasojawabin marka hada nin iyo gabar yar o ubursanayo ayaan kuriyoday o aan kacabsanayo ninka

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 3 ปีที่แล้ว

    اللهم امين يارب العالميين 🤲🤲🤲

  • @rumaanmahad5461
    @rumaanmahad5461 2 ปีที่แล้ว

    Wl aniga wxa ku riyoday qof xarirka marhore u jaray hadana an riyo ku arkay sogo iqiyanayo o nag kle igu dul wado

    • @saalax6199
      @saalax6199 2 ปีที่แล้ว

      Waad jeceshay

  • @deqoadan2936
    @deqoadan2936 3 ปีที่แล้ว

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @xaluuma333xaluuma6
    @xaluuma333xaluuma6 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll waxn ku riyo ano safar ah mel ey biyo fadhiyan bey ahed wadada safar kadib waxan so galnay meel xafado ah markaba biyo ka cabaa mamado bananka jogto ano weydisn gadalba ka dhahaa rali noqo kuma shegine wa cadi bey I dhahdy

  • @sumayoduqow8155
    @sumayoduqow8155 3 ปีที่แล้ว

    Riyada macalinka quranka kaso hadal walal adigo mahadsan

  • @xalimomuxamed5835
    @xalimomuxamed5835 3 ปีที่แล้ว

    Waxanku riyoday magaca ibraahim anoo maqmaqlaayo sambuus macana cunaayo

  • @deqoadan2936
    @deqoadan2936 3 ปีที่แล้ว

    My garbken

  • @cabdihindiofficialstudio2248
    @cabdihindiofficialstudio2248 2 ปีที่แล้ว

    Riyada gabadhayda oo ileh ifur ninkalena guursanaysa oo i odhanaysa xanuun ayaad qabtaa ana waan qabaa

  • @abdiabdifatah9227
    @abdiabdifatah9227 2 ปีที่แล้ว

    Asc sh, Facebook ama WhatsApp kaga sooqor ama meelaha aad kujawaabto