Kheyr Alle haku siiyo bro runtii aad ayaan uga faaideystay videogan iyo kuwo kale oo aad duubtayba oo sidan oo kale aad utubeka aad ugu soo gudbisay si looga faaideysto mahadasanid bro Hussein.
Masha allah ustat wllhi aad ayaan ufahmey amaal ayaan kaga heynaa waqtiga aad noo hurday bedel ka fiican alle haku siiyo ustat noo soo badi insha allah price action ka
M,ALLAH USTAD, SADDEX SANNO KA BACDI BAN TH-cam KA BAADHAYA PRICE ACTION WUXU YAHAY ANOO BARASHADIISA KU JIRA ,AQOONTU WAA JIILBA JIIL, ASXAABTEYDA KU SOO WEYDIISAY SADDEX SANO KA HORBEY DOONAYAY WAX INEY KA OGAADAN, MAANTA ANAA RABAA, THANKS WAX BADAN BAN KA FAA.IDEY,
hello teacher Wan kucusubahy waxana dona before inta wax kle sameyn Ina barto waxan Raba sidan ku bilabilaha iyo waxan sameylaha meyla wadagi karta teacher ama MA ika jahil bixin karta🙏
Mclin waxaan forex ka ku izticmala mobile keyga waxana ka trade gareeya metatrader 5 uztaad waxaan raba staratgy yad metatraderka loo isticmali oo aad profite ku helayzo mahadsanid mclin
Husseinow Nin yahow Xaqiiqda suuqaani Maal mihii hore inaa wax ka taqanaa umalenaaye waxana iso baxday inadam wa Sas u buurneen ka aqonin Nio adiga horta wax barro Dadka ha qaldin he Suqani waan wada barane he ee Views youtube dhalinta ku radsaneyso iska jooji
yo dhibaato ayaan ka qabaa sida loo dejiyo cabirka dufcadaha ee aaladaha oanda, fadlan samee fiidiyow sharraxaya tan maxaa yeelay MT4 iyo madashu way kala duwan yihiin
Kkkk ! Never... The market is structured in such mysteriouse way that no one has 100% edge over it but you can relatively come up with a strategy that gives an edge to trade while always respecting to reduce your risk exposure at the same time hunting for high probability trade set up. You need to have psychological bias for your set up . The context to trade such set up and when not and keep doing over and over again while maintaining a minimum lot size you can afford to lose as well as having not more that 3:1 profit target .
Abowe ,you have to know that Fx is a zero sum game structured business. For one to win another one has to lose. Always there is smart money makers in hunt for your money who are highly skilled in moving the market to their advantage and with the capital to make the market go with their desired direction .Therefore you have to not invest it as an investment business . Its good to engage it in more opportunistic way of taking advantage trends when you spot a high reward and low risk set up in it then participate the market with specified entry ,stop lose and profit target. Sxb, I have to remind you that this business attracts the best minds in the financial industry with deep pockets that more less than not gang up to rob intelligently the unsuspecting,uninformed retail traders that engage the market for quick rich business. My advice here is that you have to master the invincible force moving the market before putting your money. Know for sure how to spot there moves. The psychological bias they use ,the technical footprints they leave in the market then place your trade alongside the direction of their trade. That is only way you can be at least the safe side in the market.......
MACALIN MUHIIM BAY AHAN LAHAYD ADOO I SHEEGA WHAT APPKAGA WAAN KULA SOO HADLAY MEELO BADAN OO ACOUNTIYADADA FB ,TWTER ,INS, INTABA WAD MASHQUULSAN THY....!!!! MACALIN WHAT APPKAYGU WAA KAAS PLS FARIN IGU SOO DIR 4528664...MHD TEACHER...●
Suuqan mudo badan lama saarnaado ayu yidhi aqoontiisa bal eeg 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 somalidu beenta iyo khuraafaadka jecelaaa iska dhaafa ninkan isaga u baahan in dib u barto forex ee meelaha kale ka barta maanta maalin aan ahayn ayd garan doontaan inuu khuukhaale ahaaa 🥺🥺
Sxpow Wllhi Taas been Ma ahan asiga Wax barasho u bahaan kan Views kaliya ayu ku raadsadaa Forex Waxba kama yaqanaao Ha ino Yimaado annaga wax bareene he
Wa mahadsantay macalin waxbadanaa cashiradaada kafahmay guul sarena waan kagaray casharadada EASTLEIGH MASSIVE 🔥
Kheyr Alle haku siiyo bro runtii aad ayaan uga faaideystay videogan iyo kuwo kale oo aad duubtayba oo sidan oo kale aad utubeka aad ugu soo gudbisay si looga faaideysto
mahadasanid bro Hussein.
Asc ustaad aaway academygii howlihiisa intee kudambeeyay
Thanks saaxiib, howlihiii akadeemiyadda maxaa ka harsan?
Ugaaz thnks for ur advice
Macalin. Sida loo isticmaalo indhakeytarka ig
Aad iyo aad ayaad umahadsan tahay ustad waxbadan baan ka fahmay casharka iyo kuwo kale oo aad horay ubixisayba ee fadlan casharada price actionka iyo kuwa entry levelka inoo badi sharaxaadooda si aan waxbadan uga fahmno ugana faaiideysano.
Mahsanid
Masha'allah teacher good lucky
Very informative. Thank you bro. Ilaahey kheir haku siiyo!
M.a ustaad waad mahdsantahay price action wan fahmay allaha ku barakeeyo macalin.
Mahadsanid Husseinow
xagee dunida ka joogtaa macalimuu we need you to get more casaharo oo sidaanoo kale eh brother thanks
Masha Allah ustaad Cilmigaaga Allaha barakeeyo thanks 🙏
Masha allah ustat wllhi aad ayaan ufahmey amaal ayaan kaga heynaa waqtiga aad noo hurday bedel ka fiican alle haku siiyo ustat noo soo badi insha allah price action ka
Mahadsanid ustaaaad
Academy giiina waaa sugeynaaa
Mahadsanid ustaad price actionka waxban kafahmay oo aad inoo iftimisay
Thanks ustaad
Mclin khyr Alle haku siyo
*Masha allah ustat ilahay haku barakeeyo sida aad hormarkeena uga shaqeysay#
M,ALLAH USTAD, SADDEX SANNO KA BACDI BAN TH-cam KA BAADHAYA PRICE ACTION WUXU YAHAY ANOO BARASHADIISA KU JIRA ,AQOONTU WAA JIILBA JIIL, ASXAABTEYDA KU SOO WEYDIISAY SADDEX SANO KA HORBEY DOONAYAY WAX INEY KA OGAADAN, MAANTA ANAA RABAA, THANKS WAX BADAN BAN KA FAA.IDEY,
xagee isla maraysan sxb
Important topic
Macalin wax bixin kaama hayno mee accademigii plz noo so jawaab
*Wll mcn Allah Dartii **#Subscribe** iigu saar*
Hhhhhhh
hello teacher Wan kucusubahy waxana dona before inta wax kle sameyn Ina barto waxan Raba sidan ku bilabilaha iyo waxan sameylaha meyla wadagi karta teacher ama MA ika jahil bixin karta🙏
Asc @Hussain Jama waxan bartay tradingview broker kee ugu fican ee aan ku shaqeen karaa
Mclin waxaan forex ka ku izticmala mobile keyga waxana ka trade gareeya metatrader 5 uztaad waxaan raba staratgy yad metatraderka loo isticmali oo aad profite ku helayzo mahadsanid mclin
Zxb fx primus belgium kama shaqeyo mxaase xala thnkz👍👍
Ustaad Hossen Jama Nombarkaga rabay cidii haysa hayla soo xiriirto
Ustaad course sada goor mee bilaa baneee
Mahadsanid macalin
Walalke awaal weenba kuhaya walahi ilaah kuxafido🙏
Thnks ustad
Tnx
mahadsanid macalin aad ayaan uga faa,iiday runtii casharka ee schoolkii goorma hade🤣🤣🤣🙏🙏🙏
Macalin online ayan Raba
Horta niyahoow m.a waa dadaaleysaa oo inaa macalin noqotoo waa raptaa waxaase kaa qaldan wadadii aad mari lahayd sxb hadaa raptoo suuqaan xaqiiqadiisa oo aad raptoo inaad 20 pip oo stop ah ku qabatoo 1000 pip oo tp ah waa inaad barataa market structureka suuqa iyo sida uu u shaqeeyo waxa aad sharxeeso wax ka shaqeenaayo suuqan maahan adigaa naftirkaaga yeesan ku qaldin dadka waxaan ku baray sidaas si lamidaa ummada masaakiinta ha qaldin adnaa oo waxaaa shaqeenen haku daalin Every week lacagaa qaadanaa mida ugu yarnaa wexee noo dhaqaadaa 200 pip iyo ka badan marka maxumidee dadka ku qalday ku laapo
Hhhhhhh adrw bahalkaa markaa fahansantaha sheikh hussien siduu wax u sharaxayo waa la yaabin hh
Macalin adoo raali ah bal si fiican Ugu naqo Price action laguma go aan qaato 1h
wll muhiimada muuqaalku time frame maaha ee waa sida price action u shaqeeyo , Mahadsanid
@@HusseinJama waxan sugnaaba waa Academyadii macalin 🙏🙏🙏
Asc ustaad waxaan kasoo salamayaa hargeysa fadlan halkeen kaala soo xidhiidhaa serious ayaan ahay fadlan facebookga ayaan fariin kusoo dhiigee fadlan iiso jwb brother
Mudanaha subscribe hala siiyo. Aad ba u mahadsantahy Sir
Ustad academy dii meeday
Waxa noo hadhay academiyadii🖐
wallee Video forex aan Dr abaas Ahayn iguma socanaayo
Taas macnaheedu waa suuqa in aadan wax badan ka aqoon , suuqaan nidaam ama qaabab badan baa looga ganacsada iskudey ugu yaraan inaad dhowr qaab tijaabiso taasi waxey kaa saacidi doonta qaabka adiga kugu haboon inaa hesho
Husseinow Nin yahow Xaqiiqda suuqaani Maal mihii hore inaa wax ka taqanaa umalenaaye waxana iso baxday inadam wa Sas u buurneen ka aqonin Nio adiga horta wax barro Dadka ha qaldin he Suqani waan wada barane he ee Views youtube dhalinta ku radsaneyso iska jooji
😂😂😂😂
Ustad number kaaga aan rawaa
Somali cadowsanaa
5.5k aya daawatey 225 keliya like saartay😂 wan la yaabay dadleuga
yo dhibaato ayaan ka qabaa sida loo dejiyo cabirka dufcadaha ee aaladaha oanda, fadlan samee fiidiyow sharraxaya tan maxaa yeelay MT4 iyo madashu way kala duwan yihiin
tradingview ayaa la idhaa platform kaa ama shaashadaa wax uu ku sharaxyo
Niyow waxaan ima anfacdee waan
Iska kaa arkaa oo kugu shactareestaa
Waayo 3000k oo dollar
Aan ku gatay casharo online ah
Oo uu jeedinaayo anton kriel
Oo ah trader u shaqeen jiray
Goldman sachs ✌✌✌
Just another foolsvile master! What an irony that this could be another market analyst.!
@@mustafaadams790 niyow waxaa i dhibeen somalidan oo asoo wax aanan aqoonin academy furaa
Iska dhahaayo
Adiga maka mid tahay niyow waaba
Xanaaqdee
Kkkk ! Never... The market is structured in such mysteriouse way that no one has 100% edge over it but you can relatively come up with a strategy that gives an edge to trade while always respecting to reduce your risk exposure at the same time hunting for high probability trade set up. You need to have psychological bias for your set up . The context to trade such set up and when not and keep doing over and over again while maintaining a minimum lot size you can afford to lose as well as having not more that 3:1 profit target .
Abowe ,you have to know that Fx is a zero sum game structured business. For one to win another one has to lose. Always there is smart money makers in hunt for your money who are highly skilled in moving the market to their advantage and with the capital to make the market go with their desired direction .Therefore you have to not invest it as an investment business . Its good to engage it in more opportunistic way of taking advantage trends when you spot a high reward and low risk set up in it then participate the market with specified entry ,stop lose and profit target. Sxb, I have to remind you that this business attracts the best minds in the financial industry with deep pockets that more less than not gang up to rob intelligently the unsuspecting,uninformed retail traders that engage the market for quick rich business. My advice here is that you have to master the invincible force moving the market before putting your money. Know for sure how to spot there moves. The psychological bias they use ,the technical footprints they leave in the market then place your trade alongside the direction of their trade. That is only way you can be at least the safe side in the market.......
@@mustafaadams790 finally someone
Who has an idea in Fx market
Thanks man
MACALIN MUHIIM BAY AHAN LAHAYD ADOO I SHEEGA WHAT APPKAGA
WAAN KULA SOO HADLAY MEELO BADAN OO ACOUNTIYADADA FB ,TWTER ,INS, INTABA WAD MASHQUULSAN THY....!!!!
MACALIN WHAT APPKAYGU WAA KAAS PLS FARIN IGU SOO DIR
4528664...MHD TEACHER...●
Mhdsnd wll
Suuqan mudo badan lama saarnaado ayu yidhi aqoontiisa bal eeg 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 somalidu beenta iyo khuraafaadka jecelaaa iska dhaafa ninkan isaga u baahan in dib u barto forex ee meelaha kale ka barta maanta maalin aan ahayn ayd garan doontaan inuu khuukhaale ahaaa 🥺🥺
Sxpow Wllhi Taas been Ma ahan asiga Wax barasho u bahaan kan Views kaliya ayu ku raadsadaa Forex Waxba kama yaqanaao Ha ino Yimaado annaga wax bareene he
@@kingsadaq4005 siduu yeeli lahaa hadii uu maqli lahaa wiig ayaan lacagtaas dhex jiifay 🤣🤣🤣
@@sakariekadar4437 One week usheg inaa ku jirtay Ninkan Dad Badan inuu qaldo ayuu rabaa Mar walba Negative ayuu Sheeg Sheega
@@sakariekadar4437 Waar aan idiin soo galee meel ii sheega dhalinyaro 😁
Sxb ciiltire fx ama la xidhiidh maalfx academy labaadasba way fiicanyiin hadii kale xornimo dhaqaale gal guulban ku rajaynaya sxb