Deg-deg! Xildhibaan Abiib Hadaan Gacan Bira Lagu Qaban Sidii Ina Kahliifbuu Talaabi Hala Xidho...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Deg-deg! Xildhibaan Abiib Hadaan Gacan Bira Lagu Qaban Sidii Ina Kahliifbuu Talaabi Hala Xidho...@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
    #muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#warka
    #dagaal
    #Laascaanood
    #gooja_cade
    #Somaliland
    #ssc
    #khaatumo
    #muuse_biixi
    #garaad
    #warqaad
    #warka_maanta
    #Somalia
    #Puntland
    #Somalia
    #saciid_deni
    #Muqdisho
    #hargeysa
    #xasan_sheikh
    #xamse_Cabdi_bare
    #Reysalwasaare
    #Madaxwayne
    #jabuuti
    #Galmudug
    #Jubaland
    #KoofurGalbeed
    #Hiiraan
    #Jigjiga
    #Sool
    #warar
    #ciidan
    #dagaal
    #garoowe
    #saciid_deni
    #aaranjaan
    #Baarlamaanka
    #dastuurka
    #puntiland
    #siyaasada
    #Somalia
    #darood
    #hawiye
    #isaaq
    #garxajis
    #GoojaCade
    #sool
    #Madaxwayne
    #baarlamaanka
    #guul
    #Somaliland
    #somalia

ความคิดเห็น • 129

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 หลายเดือนก่อน +2

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul ictiraafka jamuriyada barakeeysan soomalilnd 💚🤍❤️

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 3 หลายเดือนก่อน +2

    Guul Somaliland Alloow jebi jabweyn cadowga Somaliland

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alle ha xafido somaliland guul iyo gobanimo wey socotey Taniyee
    Cadowgu ha iska ciyaane

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa runtaa. Waa Huwan xildhibaan maha Waa Huwan ina dhex fadhiya

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ina Abiib dadka reer somaliland ha iska qabtaan waa cadawga somaliland isagoo mushaharka ugu badan ka qaata dalka somaliland gacan bira ha lagu qabto isaga iyo wixii danaha Somaliland ka horyimaadaba.

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ina Abib wuxu ubahanyahaay dhakhtarka dimirkaa wuu bukaa ninkani

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab43 3 หลายเดือนก่อน +2

    War waxan su.aal waydiinaya dadka reer somaliland guda iyo debedba dadka jooga kan yar ee maxamed abiib maxay dowladu uqaban wayday maxa ka siya dowlada maxay dalka ugu eegaysa dadka noca ah

  • @Halgame334
    @Halgame334 3 หลายเดือนก่อน +2

    MAXAMED ABIIB WAA BASTAR WALAN GUDAHA HALA DHIGO

  • @Fariid
    @Fariid 3 หลายเดือนก่อน +2

    xeer ilaalintu ha suaasho hadalkaa

  • @amalos3435
    @amalos3435 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed abiib ruqoyow
    Waxa kaalita kuwa kudawanaya
    Mee politiska somaliland iyo sirdonka Somaliland
    TV yada madaxa banan ee Somaliland waa huwanti gudaa,sinjiyad ma wadagno Somalia ,wadamo Engelsh kuhadla adunka jooga oo dhigna kama dhaxeyo
    Marka qof laxidho xataa adigagas baa odhanaya halasidayo

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waar Xildhibaan ooyaaye waxa ka xun Ciro, Maxamuud Xaashi, Xirsi kuwa ayuu arkaya ee ha isga qaylyo ee isga dhagasta

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 3 หลายเดือนก่อน +1

    Acs waa runta saxafado waa huwan xarimiin ah waxa laga layahey waa xamar and oofiyasli ooyaay waxa lagag shubanaya huwan inkhlifi isag iyo tantoomo xaar salax iyo qaar badan oo fadhiya barlamank ku wa ka qadaya waraka waa xulufo xirsi iibsadey iyo wadani iyo kaah Guul Somaliland ❤

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ruqu waa inaadeerkay. Walaahi Xamar Buu la Socdaa. Shaqada Baarlamaanka ha laga Saaro. Waa Cadowga Somaliland

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waar anigu waan yaabanahay cadaw kasta dalka gudihiisa jooga halaga qabto dalka waxan socdaa maaha wax la eegankaraayo leegankaeayo

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 3 หลายเดือนก่อน +1

    No No lagayeeli mayo waa iin xasanada waa iin lagaqadda oo Laxidha it is treason

  • @AhmedIsmail-eg3ov
    @AhmedIsmail-eg3ov 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xildhibaan Abiib xataa reer Awdal Dan uma hayo

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 หลายเดือนก่อน +1

    Guuuuuuuuul somaliland viiva somaliland

  • @queency7943
    @queency7943 3 หลายเดือนก่อน +1

    Noocaas oo miidhan ayaa ku dhex nool dalkan iyadoo la ogyahy ayaa hdna indha laga qabsanayaa tuugtaasoo kale in umada laga qabto mala kari waayey

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 3 หลายเดือนก่อน +1

    ina abiib waa qubulad somaliland la rabo in lagu colaysiiyo waayo reer awdal ayaa la rabaa in looga dhigo sabab lagu kiciyo hadii la dilo iyo hadii la xidho wuxu odhandoonaa dadbaa isoo doortay tola ayay

  • @AxmedCabdi-u7v
    @AxmedCabdi-u7v 3 หลายเดือนก่อน +1

    Meeye hay adahii sharci ee qaranku lahaa waa in dacwad degdeg lagu soo oogaa ..?

  • @AhmedYusuf-uo2ef
    @AhmedYusuf-uo2ef 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa xildhiban waalan xildhiban ooyaye

  • @AxmedMuxumedMagan
    @AxmedMuxumedMagan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ooyaaye cid faska u shidata ayuu waayay ee sii dacawga kolba qof ha ka daba ciyee maalintiisa ayuu sugayaaye daaya

  • @cabdiraxmansaleebaan8636
    @cabdiraxmansaleebaan8636 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jirimayso hadantalabo lagaqadin

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 3 หลายเดือนก่อน +1

    Lacagta inagaa lahaynee ma iyagaa lahaa inshaalaah ainta xun inta wanaagsan baa kabadan waynu guulaysanaynaa ❤❤

  • @issaahmed4949
    @issaahmed4949 3 หลายเดือนก่อน +2

    AWDAL State viva

  • @feryalmomdferyalmomd471
    @feryalmomdferyalmomd471 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abib vs Somaliland waana in gacan bir ah lagu qabtaa

  • @shukrihassan6971
    @shukrihassan6971 3 หลายเดือนก่อน +1

    kan alle ha inaga qabto ceeshkaa qaban

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waar basaas lasoo dirty ee hala is ka qabto.

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 3 หลายเดือนก่อน +1

    God bless Somaliland

  • @hassanelmi5405
    @hassanelmi5405 3 หลายเดือนก่อน +1

    Guul Somaliland ❤❤❤

  • @ifraaxmohamed213
    @ifraaxmohamed213 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @book2316
    @book2316 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runti Hassan!

  • @warss11
    @warss11 3 หลายเดือนก่อน +1

    M abib faqash

  • @MaxmuudCabdilaai
    @MaxmuudCabdilaai 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa yaab

  • @issaahmed4949
    @issaahmed4949 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ousure issak

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 3 หลายเดือนก่อน +1

    Well said

  • @IdilCabdi107
    @IdilCabdi107 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkaa cunuhu ku karay cashuurta somaliland hadana maalin kasta la taagan edebdarada waa in dalka laga qabto

    • @halimjiomohamed2678
      @halimjiomohamed2678 3 หลายเดือนก่อน +1

      Cashuurtii goblkiisa ayuu Cunaa ma adaa waxsiiya

    • @braziliano12
      @braziliano12 3 หลายเดือนก่อน

      Waa dad walan cashuurta sow ta gobolkiisa lagma qaado malaha waxay u heestaan cashuur idoorka lee yahay​@@halimjiomohamed2678

    • @braziliano12
      @braziliano12 3 หลายเดือนก่อน

      Cashuurta ma idoorka uunba bixiya nacasow ninkan gobolkisa cashuur bixiye ah tiisana waa cunaya ma adaa wax bixiya markaad cashuur lee dahay war idoor waqtigiina waa dhamaday idinku is mamula awdal waa idin ka tashatay

  • @mabrukadirir1398
    @mabrukadirir1398 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waar horta waxaan ka yaabanahay wax loo xidhi waayey ee xasanada looga qaadiwaayey maxaase loo waraystaa waar naga qabta waa basaas tuug ah reer somaliland way falanyihiin waare dawladu hadanay qabaneen shacabku may iska qabtaan hadaan tolkii qabanayn ee ay dawanayaa war iska qabta ooyaaye

    • @halimjiomohamed2678
      @halimjiomohamed2678 3 หลายเดือนก่อน

      Ayaa ka qaadi kara codkii Tolkii ayuu ku fadhiyaa

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 3 หลายเดือนก่อน

    Code of conduct parlementer Ian Ka jsld aawwway maxay gudoomiyaha parlemanka loogala xisaabtami la'yahayg

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 3 หลายเดือนก่อน

    M Abab he is a young mental boy it is illegal to be member of Parliament every Parliamenterian Candidate should be 50 yrs having a master certificate + the new Candidate should be sent to medical check up I,e such like Mohamed Abab which born during Fagash government should not become a public representative Mohamed Abab he was street boy during Fagash years rule even don't let him to be interviewed by any young Magor tribal reporter while somaliland reports did not attend in any International journal team they speak somali and they write somali made latearn scripts established 1976by said Bare regime somaliland/ Somalia people 97% un educated I,e they can not read or write Arabic no English shame shame to existing young Somalis diameter shameful

  • @hamdaelmi
    @hamdaelmi 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 หลายเดือนก่อน +1

    qofkan wa in deg deg wax looga qabta waa in xildhibanadi wadnka u dhartay suaalo waydiiyaan oo motiomn ka keenaan aad iyo aad buu qaranka ugu gudbay yuu leetahay somali anu isku noqono waalidi aduunka weeye somali waa ayo ma abe somalia yidhahda na dhalay wa maya ma iyagu dhalay wa mayaa maxaa naga galay magaca wa bedeli karanaye

    • @halimjiomohamed2678
      @halimjiomohamed2678 3 หลายเดือนก่อน

      Laga ma qaadi karo xasaanada codkii tolkii ee reer Awdal ayuu haystaa

  • @CabdifataxDaahir-d8p
    @CabdifataxDaahir-d8p 3 หลายเดือนก่อน +1

    ✋️

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 3 หลายเดือนก่อน

    Waar waa heeyadii Cunee Oyaay wajicuma oo afcuma mucadaysto wuhurabo😮😮😮😮

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 หลายเดือนก่อน

    Waa runtii haroowe dadkui iidin gurmaday ayey ahasyeen tuugo tuugo dhashay. Xabashi iyo oromo ayaad tihiin
    Cabdirisaaq. Khaliif ma waxaad mooday adoo kale nin uu u dhaarto bakhtiga ayuu ku cunsiiyey

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 3 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaanada maxkamad sharci miyaaney laheyn.? Bal dowllada hanooga jawaabto

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤🎉🎉🎉🎉Somaaliland waa del madaxbanaan doled madaxbanaan ❤❤❤❤❤

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 หลายเดือนก่อน

    Cabdi risaaq. Ma wax beena ayuu aaminaa adeer taad ku tashateen ayuu dhabarka ka jebiyey ina khaliif. Wiil wiil dhalay.
    Intuu meelkasta dacwad ka dhigay ayuu laascaanood ka soo degay oo yidhi laayaa gaalada galadu dhashay 😅

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 3 หลายเดือนก่อน

    Dubajirada hadaa baaralamaank keenta xabagalYaashun xaqabaya uyeeshiina ina dowalada boosa lGa

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 3 หลายเดือนก่อน

    DHIGAALOW ADUUNYADU WAA DAD INNAKOO KALE AH. LAAKIIN WAXA INA KALA DUWAYA :
    1) MARKA HORE ISKOOLADAA LOOGU DHIGAA WADANIYADA
    2) NINKA GUDAAFADIISA HAGAAJIN WAAYA ASKAR U TABABARAN BAA QOFKAA TAQSIIR DHEGAHA KU GOOYA. MARKAASUU MUWAADINKUVU HOGAANSAMAA WADANIYADA OO JEEBKIISUU U BAQAA. SI KALE OO ADDMIGU KU HANUUNSAMO MA JIRTO.

  • @abdirashidkaruur5980
    @abdirashidkaruur5980 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkk mawaxaad doonaysa inuu afka ururka kulmiye ee siidhacaya kuhadlo xabashida gudaha looma baahna

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 หลายเดือนก่อน

    waa run lakin in la dabasocdo oo ilaalada la xoojiyo mooyee intaanu ficil u badalin oo sharciga jabinin cadaalada somaliland waa idho ladahay police ku wax ay ku fuliyaan ma jiro (qori iyo hub ma sito banaabaxwo rabshado wata laguma hayo amniga loogamasoo dacwoonin cidina maxkamad kamaha dhibane dalkuna waa dimuquradiyad oo dasturka damaanad qaday xoriyada hadalka so policeku wax ay ku fuliyaan ma hayaan )

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 3 หลายเดือนก่อน

    These men are like Abdirisaaq khalif Mohammed abiib and other ones like him.

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 3 หลายเดือนก่อน

    Ooyayee dalka halaga qabto wxalagu yidhi waxadoonto kuhadal dawladu hakuxidho marka samaroonba kici reer awdalba ladoonya inlagudiro somaliland lakiin iyagadaali reer awdal waxan waxkama dhegeystaan wuuxu rimanadaba maantu dhalay allow naga dhex qabo habaar qabaha

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 หลายเดือนก่อน

    Walle waa wiil.maxamed abiib. Isaaq waa kaga qaylisiiyey wiilkaasi dhamaan itay le eg yihiin maxamed abiib ayaa isku dhaama aamuka muuse oo dhan
    Maxamed abiib ku soco weligoodba ha ooyaane. Xabashida iyo oromadu ye

  • @mohamedfaarah6767
    @mohamedfaarah6767 3 หลายเดือนก่อน

    Anigu Somaliland tan waan la yaabanahay waar nimakan xildhibaanada sheeganaya ee 4000$qaata cidna waxba ugu qaban ee hadana Somaliland aaminsanayn miyaanu jirin cid soo eedayn karta shalay baynu ogayn c/saaq khaliif hada hargaysa dhexdeedaa laga badheedhayaaba walahay halkaa dawlad xumaa ina dhigtay

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan Qaran diid ah ee khaayin ku ah Jirataanka Somaliland wallaahay ciqaab badan baadhici doonta wixii uniikinaya cadawga ee kujoogjoogsanaya qaranimada Somaliland waa ciyaar taugu xanuun badan insha Allaah Wax Qaranka udhaarsani majiro ee waa wada qabiil caabudayaal iyo munaafiqiin badan baa dalka jiir kuwada ah baa kabuuxa oo laga nadiifin doona.

  • @Ruqiya-d6n
    @Ruqiya-d6n 3 หลายเดือนก่อน

    Ha cawryin maxamed abiib huurada iska soo caday oromooy❤😂🎉😢😮😅😊

  • @randomin8390
    @randomin8390 2 หลายเดือนก่อน

    subxaanallaah subxaanallaah miyaa lag baqanayah mr abiiba max looga tuuriwayay barlbaanka
    waxd moodah inay ka baqayan xiitaa gurigah dad waye
    buu ku jiraa xaqtar ku dhaqamayah😮😮😮

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 3 หลายเดือนก่อน

    Waar ninyahow I antioda wase kuwii la Dada ahaa ee hargeisa joogaaa maxaa heysta miyey falantahiiiin waar suuqa ku karbaasha

  • @mouseuse
    @mouseuse 3 หลายเดือนก่อน

    Waar kani waa nacas nacas dhakayoo ciilqabe ah wuxu hadal xumaa hadal jileec iyo caytan iyo aflagaado ayuu ku samaynaya ina abiib neef walahi wuu bukaa

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 3 หลายเดือนก่อน

    Oyaaye wuxuu maray wadadii cabdirisaaq maray 😂😂😂bacaacle

  • @MuunaMaxamed-t6q
    @MuunaMaxamed-t6q 3 หลายเดือนก่อน

    Muuse waxan ku nacay muxuu dadkaa gacan bira ugu qaban laayahy tolaay oo tolaay
    Bal waxa wadanka baarlaman lanooga dhigay eega

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 3 หลายเดือนก่อน

    War inaanka yar hala diilo shacabku ha diilo Maxa loo eeganaya shacabka somaliland inka yar diila

  • @feryalmomdferyalmomd471
    @feryalmomdferyalmomd471 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abib vs Somaliland waana in gacan bir ah lagu qabtaa

    • @IdrisOsmam-u1w
      @IdrisOsmam-u1w 3 หลายเดือนก่อน +1

      Bal noo sheeg wax la taaban karo oo UU sameeyey ee aad diidan tahay period

    • @IdrisOsmam-u1w
      @IdrisOsmam-u1w 3 หลายเดือนก่อน

      Somaliland biib Ayaa Laga laxejeclo badan ee Bal nasoo hor dhig wax cad oo UU sameye.fadlan joogi hadal xumada IYO eedeyn aan sal lahayn.period.

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 3 หลายเดือนก่อน

    dee ina abiib ord xamar u shaqotag dhah muxuu golaha wakiilada dhexdooda uga doobinayaa

  • @abdiwahabDahir
    @abdiwahabDahir 3 หลายเดือนก่อน

    xagaynaan ka waalayn sxb cadawgii gudihii ayeynu iska qaban la nahaye wxan la yaabanahay wll wxy dawladu inoogu eegayso cadawgan jabhadaha inoo soo samaynaya

  • @sahalsaid182
    @sahalsaid182 3 หลายเดือนก่อน

    Adeer hadalka oo dhamaystiran hadalkiisa sii daa halawada dheveystee.

  • @koosmohamed7622
    @koosmohamed7622 3 หลายเดือนก่อน

    Waa saaqid ismoody fariid raban inuu isasosaro lakin wuu garanya dawarsigii iyo dasadi iyo hiimadi waxna maoga.

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 3 หลายเดือนก่อน

    WALAAHI ANIGU WAXAAN LAYAABANAY W W,ARIMAHA GUDAHA IYO MADAXWAYNAHA DADKA NOOCANA SOO XIDHI WAAYAY MISKIIN DULMANA XIDHA

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 3 หลายเดือนก่อน

    Dhaxdhaxaad baan ahay manaqaano cida sheegata waanu lasoconaa

  • @mohamedhassanafgab8370
    @mohamedhassanafgab8370 3 หลายเดือนก่อน

    Shaqo halaga qabto eyga yar ee Ooyaaye la yidhaa. Waa ilma Xaaraan la inagu soo tuuraye.

  • @sahalsaid182
    @sahalsaid182 3 หลายเดือนก่อน

    Dadka ha jaahwareerin ninkasi keligii dulqaad u yeesha.

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 3 หลายเดือนก่อน

    Duligaa maxay dawladu ka eeganysaa fuleyga xaarka weynleh

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 หลายเดือนก่อน

    Isaaq nin ka xininyo badan haday arkaaan way wada ooyayaan
    Orod ninkii wax yeeli karaa ha yeelo bal waxa ka dhaca aad aragtaane

  • @muhiyamuuze7904
    @muhiyamuuze7904 3 หลายเดือนก่อน

    Ooyaaye dhiigiisa in la ismar mariyo ayuu doonayaa walaahi ninkan cid kanaxay saa miyaanay jirin

  • @abdijama-n8h
    @abdijama-n8h 3 หลายเดือนก่อน

    Waxa faqash ta ah maxa xabsiga lo gu tuuri waaya hiildibaan ooyaya wa faqash ha la xiido

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 หลายเดือนก่อน

    xodhibaanadii wadanka u dhartay wa inay ninkan motion ka keenaan sidan waa cadaysiye muxuu lacaga bay keenen imanka ilahay kaaad wa wax gaajo ku koray lacagta calamaka odhan ba isa siiya marka masuubo dhacdo somaliland ba sowtii siinayay maaliyinka somalia tan kale dhabayaco inay meesha iyagu gubeen baan ka shakiyay wale ninka iska oohinayay lacag uu u ooya kama gubaan in ninkaas labadho ayaay ahayd la hubiyo inu meesha gubaay waa suura gaal waayo lama arag qof wayn oo ninka kun dolallar u ooyaa somaliland odhan aya degtay oo qaxay maalkoodi la gurtay ma oyeen wa maya ma baroorten wa maya ninkasi maxaa ka oohiyay ninka dhabayaco wa in la badho ayay ahayd

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 3 หลายเดือนก่อน

    Maandheye burco ayaa jire😂😂

  • @IsmaaciilMaxamed-f7g
    @IsmaaciilMaxamed-f7g 3 หลายเดือนก่อน

    A abiib xildhibaan maaha halqabto

  • @Hom_of_Islam
    @Hom_of_Islam 3 หลายเดือนก่อน

    Bhaskar baastar dhalay baatahay e wariye matihid

  • @aadancabaas6888
    @aadancabaas6888 3 หลายเดือนก่อน

    Waar malaqabtay nin kasidaa uhadlay

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw
    @MohamudColaadYusuf-ki2pw 3 หลายเดือนก่อน

    Beenaale ayaad tahay walee would hagaasan m abiib

  • @moustafaOmar-yv4nm
    @moustafaOmar-yv4nm 3 หลายเดือนก่อน

    Maxamed abiin waa jiwan waan khayin waa

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 3 หลายเดือนก่อน

    dadka xamreeda haya mayi mamar iska tagaan ma magfa hiista waxa ala

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 3 หลายเดือนก่อน

    Guul guul guul SL💚🤍❤️🇪🇹🇪🇹🇪🇹🫶🫶🫶🌟🌟🌟💯🦁🦁🦁

  • @madarcali122
    @madarcali122 3 หลายเดือนก่อน

    Ooyeye waa noca xilka laga qadayo

  • @mustafaegal2926
    @mustafaegal2926 3 หลายเดือนก่อน

    Ooyaaye ha dhagaysen thanks

  • @Hom_of_Islam
    @Hom_of_Islam 3 หลายเดือนก่อน

    Qabyaaladayste uraawe

  • @jama5340
    @jama5340 3 หลายเดือนก่อน

    Xildibaan maha wa huwan kaba qaad

  • @IlyasGucci
    @IlyasGucci 3 หลายเดือนก่อน

    Ooyayso way kibirtay

  • @AhmedYusuf-uo2ef
    @AhmedYusuf-uo2ef 3 หลายเดือนก่อน

    Yes waa runta waa Huwan

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaa dadki damiirkii ka qaaday?

  • @ahmedsouleiman2137
    @ahmedsouleiman2137 3 หลายเดือนก่อน

    Ina abib wa antii qaran

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 3 หลายเดือนก่อน

    Somalilan waxlayira wey dhamatay walal soo labo walal fican tihiin laydinkaba marmee soo dhawada 🇸🇴❤️

    • @AhmedIsmail-eg3ov
      @AhmedIsmail-eg3ov 3 หลายเดือนก่อน

      Hadaa ma Hooyadaa ayaa jirta orodoo Amisomta is ka saar

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 3 หลายเดือนก่อน

    Dee sharciyo qabta xildhibaanada reerkiina abaarso kasoo qor😊😊😊

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 3 หลายเดือนก่อน

      Laangaabka point five ka lamida waalabuufinayaa

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 3 หลายเดือนก่อน

    Maxamed abiib illahay xamar ha inoo dhaafiyo afka qori ha ka galiyaan ma sidan oo kale ayuu u hadli lahaa edeb ayeey u sameyn lahaayeen 😂😂😂😂

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 3 หลายเดือนก่อน

      Sawkii Mohamed abiib doonayay in itoobiya lagakireeyo saylac isagiyo garaadkii gadabuursi ee itoobiya joogay intayna somaliland iyo itoobiya islaheshiin

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤😂😂❤😂❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😢😢😅😅