INTAAN QISO MAQLAY TII IGU mURUGADA BADNAYD GABADHAN WAXA KUDHACAY WAX LAYABLEH!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Fadlan like isaar Hadad kaheshay videoga waxay itahay dhirigalin mahadsanid inbadan

ความคิดเห็น • 101

  • @ridwanhassan9370
    @ridwanhassan9370 ปีที่แล้ว +7

    Adunka wa cashir socdo runti dulmiga ad gasho wa laga jara ha so daho mse ha so dagdgo xajigas gabadhas sas u wajiyay ilahy ha wanjiyo adun iyo akhirabo Amin ya Rabi ❤

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +6

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨✨🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 ปีที่แล้ว +3

    Qof walba wixi uu gaysto wuu hela abaalkiisa ama aduunka haku helo ama akhiro nabsigu aad buu uxunyahay jasakallahu khyr wll

  • @AbdirahmanMohamed-kt9vy
    @AbdirahmanMohamed-kt9vy ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah qisooyin cibro leh mar walba. Jazakallaahu kheiran

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +3

    Xaa Wlhi waa Qisaya Caajib ah oo cibraqadasha leh mahadsanid sawda

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah meel fiican ayey kudhamatay wallahi qisoyinka cajiibka somalida eyey kudugan tahay mahadsanid abayo sowda qurux

  • @sukhrafaysalSukhrafaysal-wm1li
    @sukhrafaysalSukhrafaysal-wm1li ปีที่แล้ว +6

    Masha allha

  • @dheemanabdi6180
    @dheemanabdi6180 ปีที่แล้ว +3

    Mansh Allah nasiibax ayuu ilaahay siiyay

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah xaaji wanagsan bay hesha oo wixii soo maray ka mayra❤🎉

  • @abdialinoor2371
    @abdialinoor2371 ปีที่แล้ว +2

    MaashaAllah waa qiso cashar iyo waano ku sugantahay keep going walaal

  • @omarhaashi9990
    @omarhaashi9990 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakumullaahu kheyr wll Allah haku barakeeyo shukran

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 ปีที่แล้ว +4

    Wa dhagaystay gabadhas Aljeriyanka qisaskada ku jiran

  • @anabmohamud4479
    @anabmohamud4479 ปีที่แล้ว +2

    Jasaaka laah walaasheen waana fiican waa siisay gabdhaha allaha tuso xaqa aadbaan kuu salaamayaa runtii waan xiiseeyaa qisooyinkaaga in badan cibra qaadashaa shukran

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 ปีที่แล้ว +3

    Yaa salam dadku isku mid maha masha allah alle ha isku barakeeyo

  • @siciidomaxamud7282
    @siciidomaxamud7282 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh dr sowda❤❤❤

  • @mamasomaliyeed8202
    @mamasomaliyeed8202 ปีที่แล้ว +2

    Waa qiso u ah gabdhaha oo aad ufiican mahadsani walaal

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah walashey Allah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin yaa allah

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 ปีที่แล้ว +2

    Jazak allah kher abayo sawda wllhi waa qiso qiiroo badan cimara qadasha lahaa 😢😢😢😢

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakallaah abaayo

  • @faizabella1580
    @faizabella1580 ปีที่แล้ว +2

    Waa qiso aad cashir u ah
    Waad ku mahadsantahay sida wanagsan ee aad noguso gudbisay

  • @aaminoaadan9011
    @aaminoaadan9011 ปีที่แล้ว +3

    Allah uga aaray maskiinta nabsigii eey galeen waa gurteen

  • @shukribintufaarax4579
    @shukribintufaarax4579 ปีที่แล้ว +1

    Thanks mcanto waa qiso aaad uxanuun badan markastaba waad na dhiiri galisaa alle haku xafido arimahagana oodhan alle hakuusahlo wllshy 💗💗💗❤❤❤ 100 100 mahadsanid qaali dumarey

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah tabaaraka allaah nin ubaal gudo ayaa guursaday wey ku nabsi baxday

  • @hindaabdullaahi6503
    @hindaabdullaahi6503 ปีที่แล้ว +2

    Nabsiku waa cajiiib alle habarakeyo gabadha adna mahadsanid wll ❤❤❤

  • @ifrahabfirahman3964
    @ifrahabfirahman3964 ปีที่แล้ว +2

    Alla thkn you sawda qurux

  • @naciimoabdi2073
    @naciimoabdi2073 ปีที่แล้ว +4

    Sowdo inaa kulasoxirira raba abyo❤❤❤❤❤

  • @nimcodahir3549
    @nimcodahir3549 ปีที่แล้ว +1

    Dulmigu ❤waa shayga keliya ee aduun iyo Aakhiraba ciqaabkiisa aad ku arkayso. Waalidkaa dhalin yarow ha laga ducaysto. Sawda aad baad ugu mahadsan tahay gudbinteeda iyo weliba naseexada aad bixinayso.

  • @sucdicadood601
    @sucdicadood601 ปีที่แล้ว +2

    Waan dawada qisaday mcnto❤❤

  • @saciidsanee4734
    @saciidsanee4734 ปีที่แล้ว +2

    Soo dhawow mahadsanid

  • @zahraabdirahman6385
    @zahraabdirahman6385 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allah mel fican bey kudhamate qisada markii hore hawa muruga badnatee aniga waxaa igu muruga badnayd markii ayado isbital kujirta ilmahedi yaraa lagala baxsaday aad ban oganaxay markey shekada meshas mareyse,wan kusalame sowda qali❤❤

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 ปีที่แล้ว +3

    Inkastoo Qiso Xanuun badan aheyd haddana Si qurux badan bey ku dhamatey

  • @meyranrooble3049
    @meyranrooble3049 ปีที่แล้ว +4

    Reeraha mucjisadi mareykan bey ka heleen iyaga dhuuman jiree ma laga dhuuntey dad ka cilmi badan baa heley kkkkk

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +1

      Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟

  • @sucdicadood601
    @sucdicadood601 ปีที่แล้ว +2

    Manash allaah❤❤❤

  • @omarhaashi9990
    @omarhaashi9990 ปีที่แล้ว +3

    Dadku walee masina shukran

  • @maxamedjaamac2665
    @maxamedjaamac2665 ปีที่แล้ว +4

    waxa aan soo xasuustay maah-maahdii somaliiyeed eee ahayd
    cuqubadu halkii lagu galo ayey caw ku hurudaa
    caano baas ninkii dhamma ayey caruurta ka laysaa

  • @hindamohamed6395
    @hindamohamed6395 ปีที่แล้ว +2

    Wsc wll sawodo

  • @user-ex4gn9nt6v
    @user-ex4gn9nt6v ปีที่แล้ว +2

    M.a sowda qisoyin cibro leh ayad sogudbisa allaha ka ajarsiyo

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 ปีที่แล้ว +4

    Sawda gabadhii Bakeylaha la raaciyey soomaahan ee cida luqada eysan aqoon ku hadleysa u tagtey, runtii hal qiso ima dhaafto.

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 ปีที่แล้ว +1

      Maya wlll

    • @A.A.E93
      @A.A.E93 ปีที่แล้ว +1

      @@hamdaismail6155 waxa aan ka hadlaayo ma fahan tey?

    • @user-hl1ok7md9d
      @user-hl1ok7md9d ปีที่แล้ว +1

      Haa waa iyada

    • @A.A.E93
      @A.A.E93 ปีที่แล้ว +1

      @@user-hl1ok7md9d gabadhii Saudi Arabia ka tagtey baan ula jeeda hadda magaceedii ma xasuustee.

    • @user-hl1ok7md9d
      @user-hl1ok7md9d ปีที่แล้ว +1

      Waa shekadas wll tan udanbaysa oo sawda shegayso

  • @somalisareone6198
    @somalisareone6198 ปีที่แล้ว +3

    Qisada gabdha ninka aljeriyaanka raacday waa qisadii yotubkan igu soo xidhay

  • @mychannel-ed5rm
    @mychannel-ed5rm ปีที่แล้ว +2

    كما تدين تدان sunada illahy ayaa dunida kajirto ama kow jog ama kun jog nafsi wa un ki kaso baxo

  • @abdinasirdaud8573
    @abdinasirdaud8573 ปีที่แล้ว +2

    Cajiib

  • @ibrahimguled9961
    @ibrahimguled9961 ปีที่แล้ว

    Mansha Alaahu walalay bal usheeg gabdha soomaaliyed

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sawda uqti hada dhagaystay ti 3ad ano ku radinayo bad iga so hor baxday qeybti 4aad mahadsanid.

  • @kheirahussein8058
    @kheirahussein8058 ปีที่แล้ว

    MashaAllah shukran sis

  • @MaxamuudCabdi-jp2lc
    @MaxamuudCabdi-jp2lc หลายเดือนก่อน

    Qisooyinkaa soobadi❤❤🎉🎉

  • @sacdiyahabargidir6589
    @sacdiyahabargidir6589 ปีที่แล้ว

    Masha alah tabarakalaah alxmdulilaah ❤

  • @abdikadirmohamedmohamud1624
    @abdikadirmohamedmohamud1624 ปีที่แล้ว +2

    SM.

  • @hananali9749
    @hananali9749 11 หลายเดือนก่อน

    Ax wllhi aad io aad baan uga naxay hadana waxan ku farxay noloshi adkeeed sidii rabi ugu badalay nolol farxd leh . Cibra qadasho bay ii noqotay bye shukran sida quruxda bdn aad nola wadagtay . جزاك الله خيرا يا اختي❤️ allaah haku sharfo

  • @zuuhusien8503
    @zuuhusien8503 ปีที่แล้ว +1

    Mhd apyo ❤

  • @hamdaismail6155
    @hamdaismail6155 ปีที่แล้ว +2

    Dhumashada idinka la idinka bartay😹😹

  • @ayanmahadjama6242
    @ayanmahadjama6242 ปีที่แล้ว +2

    Waka 2 ninba wa labo qof oo ilhy umay midna wuxu ka taliyay murug midna farxadeda

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr ปีที่แล้ว +2

    Dad iyo dameeroba ninley u mirtaan

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Walashy🙏🙆 Wax badan ayaan ka faidey Ilahy haka yeelo Abalkaga Jinatul Fardowsa Aamiin Aamiin Aamiin yarabi

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 29 วันที่ผ่านมา

    m.a wilka 2 m.a wye wllhi qiso yinka sida quruxda ku dhamado wan jeclahye😮

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. ปีที่แล้ว +2

    Runti ilahy wax ma moogana 😢😢

  • @yusufyasin7506
    @yusufyasin7506 ปีที่แล้ว +2

    HAdaad.Adigu.waxkasta.sidaa.u.garanaysid.Anigaa.kuu.Baahan.runtiI.ilaa.weligaa

  • @umalkhairmohamedismail4391
    @umalkhairmohamedismail4391 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯

  • @lulunor7284
    @lulunor7284 9 หลายเดือนก่อน

    #anigu macafiyeen #hadan ku farxo #Alle u mahad celin lahaa

  • @hilaalyusuf6453
    @hilaalyusuf6453 5 วันที่ผ่านมา

    Waa qiso xanuun badan lkn ilhayba u hiiliyey gabadhas

  • @mohamedcaydid4404
    @mohamedcaydid4404 ปีที่แล้ว

    سحانك.الله

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 ปีที่แล้ว +2

    waxan maqli jiray gabay odhanaya hadad heerar wali jogto iyo hadad haawd haalo ku racdo aduba ku hanwayno anuba hooyodaya sikasto loga fogeyo bababa waxay dhashe dono hooyada

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +3

      Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @haliimomuse6662
    @haliimomuse6662 ปีที่แล้ว

    Thanks huuno qali

  • @NiciimaMaxamed-lc5lm
    @NiciimaMaxamed-lc5lm 4 หลายเดือนก่อน

    Cajiiip

  • @naciimoabdi2073
    @naciimoabdi2073 ปีที่แล้ว +2

    P❤

  • @mohamedcaydid4404
    @mohamedcaydid4404 ปีที่แล้ว

    يا الله.ياالله

  • @zahrohussein5162
    @zahrohussein5162 ปีที่แล้ว +2

    Nabsi ood afkadhaw

  • @munaismail9847
    @munaismail9847 ปีที่แล้ว

    Shugran wll ❤

  • @WardaMaxamuudMuxumed-tr5vt
    @WardaMaxamuudMuxumed-tr5vt 12 วันที่ผ่านมา

    Wllhi waa xaqiiq😢😢😢

  • @yashfeensuleiman999
    @yashfeensuleiman999 9 หลายเดือนก่อน

    Alla aniga rer ifoo ahan jiray ninkas magacisa yaa ishegoo koley wan garan lahaa ogu danbeyn cunugagi hada heshay wa farxd murugo bdn kadib Alhmdulilah

  • @yusufyasin7506
    @yusufyasin7506 ปีที่แล้ว +2

    Anigu.Adiga.mooyee.Dumar.kale.ma.aqbalidoono

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 ปีที่แล้ว

      War waa Marwo laqabo 😂😂😂ee gabadha iskadhaaf hashaqaysatee

  • @mohamedcaydid4404
    @mohamedcaydid4404 ปีที่แล้ว +1

    سحانك.الله.سحانك.

  • @user-vq8kx6ei9d
    @user-vq8kx6ei9d 7 หลายเดือนก่อน

    Wlshy mcn❤

  • @ayankariye2315
    @ayankariye2315 ปีที่แล้ว

    Mashallah ❤

  • @user-hz1zj6to3o
    @user-hz1zj6to3o 3 วันที่ผ่านมา

    Sheekada gabdha sucuudiga ka tagty algeria la geeyay cinwankeda iishega

  • @abdirashidadan8169
    @abdirashidadan8169 8 หลายเดือนก่อน

    Waaa aDUunYO

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 29 วันที่ผ่านมา

    wllhi alle wax kama qarsano😢 willa 2 ni rak waye wllhi😮

  • @AasiyoSacid-mb8ux
    @AasiyoSacid-mb8ux ปีที่แล้ว

    Mashe ❤ sowdo zxp waayo aragbaa nagadhigtat❤

  • @abdirahmanabdinurabdulahi9722
    @abdirahmanabdinurabdulahi9722 10 หลายเดือนก่อน

    Qisada gabadha ninka algerian kaaa guursatay magaceeda noo sheeg si aan u dhagaysano abaayo

  • @caashoabdullah
    @caashoabdullah หลายเดือนก่อน

    كما تدين تدان😢

  • @mohamedcaydid4404
    @mohamedcaydid4404 ปีที่แล้ว

    ياالسملون.اتقوالله

  • @zaynababdullaahail2747
    @zaynababdullaahail2747 หลายเดือนก่อน

    Walih wa qiso cibra qadasha aah hablow ka wantooba raga beenalaysha aah dumarka qaar ka miida Niinbaa hor cararaay waliidki karaamada iyo sharafda ba ka qaadiin

  • @sabiriinfaysal4290
    @sabiriinfaysal4290 ปีที่แล้ว

    mahadsanid 💯 ❤ 💯

  • @mpsheikhjimcale6986
    @mpsheikhjimcale6986 ปีที่แล้ว

    Abayo sowdo maficantahay malmahan waxba masodiktidhee Maxa kuheli

  • @fatima20031
    @fatima20031 ปีที่แล้ว +1

    sawdo allaha kuu siyadiyo caqligaga numbrkaga whatsappka mano shegi kartaa

  • @faridfarid6561
    @faridfarid6561 ปีที่แล้ว

    Qiso ayaan kuu hayaa ee xaggee kuugusoo diraa?

  • @caashoabdullah
    @caashoabdullah หลายเดือนก่อน

    💖🔐🫂🫂 my sister asc

  • @cmalyuunabdinasir
    @cmalyuunabdinasir 23 วันที่ผ่านมา

    maftuna ilaashada gabdhow hadad nin ubaxsatoe aday ku yala adi ilaahga lee nin lo baxsado adunka ma jogo nimanka wa bahalo marage qaar bahal bu isuma badalay hadu rabo lafihina ilaashada waxa taqana hurdo waxa yaqan is aad dhashide

  • @batuulasaid6921
    @batuulasaid6921 ปีที่แล้ว

    Jaceyl been ah gabdhiii aaamintay waaan helin natiijadeeda

  • @naciimoabdi2073
    @naciimoabdi2073 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @hawahared-xd8pk
    @hawahared-xd8pk ปีที่แล้ว +3

    Mash allha